Somalia 💯 %95 dadka maskixiyaan aye u xanuunsan yihiin baaritaan badan aye u baahan yihiin o waqti lagaliyo qofki xanuunsan kaniini looqoro lkn waqti e wax kubaaran maleh shacabka dhan weey wada xanunsan yihiin naxariisti aya kawada taktay haben iyo maalin qofle ladila qarax aya dhaca dhiig aya iska daadana shacabka naxariisti aya kataktay marka qof walbo wuxu rabo ayu sameeyna dilka waxba uma arkaan ileen waa dad naxariisti kaguurta o qarax ku sowada koray
Somalia 💯 %95 dadka maskixiyaan aye u xanuunsan yihiin baaritaan badan aye u baahan yihiin o waqti lagaliyo qofki xanuunsan kaniini looqoro lkn waqti e wax kubaaran maleh shacabka dhan weey wada xanunsan yihiin naxariisti aya kawada taktay haben iyo maalin qofle ladila qarax aya dhaca dhiig aya iska daadana shacabka naxariisti aya kataktay marka qof walbo wuxu rabo ayu sameeyna dilka waxba uma arkaan ileen waa dad naxariisti kaguurtay o qarax ku sowada koray

Sayid Ali oo tiirka lageen saan bay usoconayaaa raga aan arxanka laheen oo gabdhaha masaakiinta ah dilaya kan iyo Sayid Ali tiirka ha leeslaheeyo hadiikale cadaalad majirto aakhiro allaha cadaaladiisa baan sugaynaa
Xaaskisa oo uur isaga u sido kii guubay oo ay uu geeriyotay baa weli lageeyanin tirka iyo kuwo kale oo badan oo hos kagu xaliyay yaa allahu akabar allah naga qabto kuw dhiga dumarka cadesatay
Dadbaa qabiil ku taageeri doona Hadhoow 😭😭 Dumakr somalida waa kuwa aduunka ugu Nasiibka xun, mid la dili, mid la gubo, la gowraco mid video laga duubo 😭 Subxanallah
Waa bahal dad cun ah. Nasiib ayey lahayd gabadha hadduusan googoynin oo hilibkeeda cunin. Waa waxash, waa in sida uu dilay in loo dilo. Afar jeeblihii u yimaadana waa in la raaciyaa oo iyagana waa in la toogtaa qofkii dambiilahan soo doonto
Bismillahi sida oo afka uga galiyey maxa sas dhan oo xasid ugo noqday xaskesa innallillah 😢😢😢😢😢 si arxan dharo ah ayu u dhilay wlhi wax la firine karo maahan 😢😢😢😢
إنا لله وإنا إليه راجعون Bal gabadhaas miskiinta Ah Maxay galabsatay , Raga qeybtood uma qalmaan in xilo loo noqdo , war dumarooow Raga bahalada ah oo balwada leh ha guursanina guurka ka horna ka istikhaarayta حسبنا الله ونعم الوكيل
Innaa Lillaahi wa Inaa ileyhi raajicuun haddii la fulin lahaa kisaskii ka horreeyay kan ma dhici lahayn kuwa kalena waa laga yaabaa haddaan dileyaasha la dilin wax badanbaa la dili doonaa
Ilaahey gacanta nooma galiyo nin arxan daran oo xanuun San waayo qof alle ka baqaya dad ma dilo
😮war naagaha iska fura inta dhib ugeysan laheydeen
Ala wlhi wll aakhiro ayuu war yaala 😢
Somalia 💯 %95 dadka maskixiyaan aye u xanuunsan yihiin baaritaan badan aye u baahan yihiin o waqti lagaliyo qofki xanuunsan kaniini looqoro lkn waqti e wax kubaaran maleh shacabka dhan weey wada xanunsan yihiin naxariisti aya kawada taktay haben iyo maalin qofle ladila qarax aya dhaca dhiig aya iska daadana shacabka naxariisti aya kataktay marka qof walbo wuxu rabo ayu sameeyna dilka waxba uma arkaan ileen waa dad naxariisti kaguurta o qarax ku sowada koray
Somalia 💯 %95 dadka maskixiyaan aye u xanuunsan yihiin baaritaan badan aye u baahan yihiin o waqti lagaliyo qofki xanuunsan kaniini looqoro lkn waqti e wax kubaaran maleh shacabka dhan weey wada xanunsan yihiin naxariisti aya kawada taktay haben iyo maalin qofle ladila qarax aya dhaca dhiig aya iska daadana shacabka naxariisti aya kataktay marka qof walbo wuxu rabo ayu sameeyna dilka waxba uma arkaan ileen waa dad naxariisti kaguurtay o qarax ku sowada koray
@@Abdelrahimmohamed-jy7lp waa xaqiiq wlhi wll ilahay ha kala badbaadiyo
Illahey ha unxristo yrabbii aamiin illheyow dhibatada inagareb yrabbii😢
انا لله وانا اليه راجعون 😢
Somalia 💯 %95 dadka maskixiyaan aye u xanuunsan yihiin baaritaan badan aye u baahan yihiin o waqti lagaliyo qofki xanuunsan kaniini looqoro lkn waqti e wax kubaaran maleh shacabka dhan weey wada xanunsan yihiin naxariisti aya kawada taktay haben iyo maalin qofle ladila qarax aya dhaca dhiig aya iska daadana shacabka naxariisti aya kataktay marka qof walbo wuxu rabo ayu sameeyna dilka waxba uma arkaan ileen waa dad naxariisti kaguurta o qarax ku sowada koray
Hada caruuurtii ay u dhashy xaldood ilhy ayaa og qalbigooga💔😭😭
Inaalilaahi waina ilayhi rajicun 😢
Inaalilaahi wainaa ilayhi raajicun😢😢😢😢😢😢😢😢
Alloow u naxriiso qabrigana u waasici ugana dhig beer ka mid ah beeraha jannada innsha Allah Aamiin yaarabbi 😭
Sayid Ali oo tiirka lageen saan bay usoconayaaa raga aan arxanka laheen oo gabdhaha masaakiinta ah dilaya kan iyo Sayid Ali tiirka ha leeslaheeyo hadiikale cadaalad majirto aakhiro allaha cadaaladiisa baan sugaynaa
Xaaskisa oo uur isaga u sido kii guubay oo ay uu geeriyotay baa weli lageeyanin tirka iyo kuwo kale oo badan oo hos kagu xaliyay yaa allahu akabar allah naga qabto kuw dhiga dumarka cadesatay
Naaa us wasaqad yahay cudur salebaan Baa kuhayee said cali kohortisa io kadhibkis meqa disheyyyy hada wax udodeso dadkaa Dhaan so qadho eee wilkaa inoga fuuq 😂😂
Subxanalah allh iyda jndii hka waraabiyo
Dadbaa qabiil ku taageeri doona Hadhoow 😭😭
Dumakr somalida waa kuwa aduunka ugu Nasiibka xun, mid la dili, mid la gubo, la gowraco mid video laga duubo 😭
Subxanallah
إنا لله وإنا اليه رآجعون اللهم إغفرها وإرحمها ووسع مد خلها
Subxanallah allah ha unaxriisto🤲😢
Waa murugo Runtii Allaha u naxriisto walaasheeena innsha Allah Aamiin 😭😭😭
Xasbunallah Wlhi Sanadkaan DhamanaYa Musiibo Buu wataY Allah Unaxriisto Miskiinta Nin Xun ba helaY 😢
Said wllhi allaha u naxariisto intii dhimatay iyo inta noolba
Inaa lilaah wa inaa Ileeyhi rajicuun
Ina lilaahi waina ilayhi raajicuun Allah unaxariisto marti la jecelyahay Allah ka dhigo Ameen ya Allah waa dhacdo xanuun badan subxana Allah
innaa lillahi wa innaa ilayhi rajicuun 😢sanadkaan waa sanadkii noogu darnaa ka dumar ahaan😢mid gubo qaar la jarjaro qaar laqalo🥲ilaahy 2025 sanad fican noga dhig
Allha unaxariisto aamiin yaa rabi
Inaalilaahi waa ina ilayhi raajicuun 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Nin naag dilaya waa nacas
Dee leeys fahmi waayay ha la Kala tago deee
Ragoow hadaasan aheyn nin buuxa ha guursan
Alle haw naxariisto ya rabbi 🤲🤲
Xaasid Sanaa balaayo haku dhacdee
Fowsiya Cali x shirwac gabshii abtigeey. ILAAHIW U NAXARIISO
Ilahay ha unaxaristo 😢😢
Ilaahay ha u naxariisto
Allah U naxariisto aamiin aamiin aamiin
inaaliiaahi waina ilayhi rajicun subaxan Allah 😢😢😢😢😢😢😢 Allah unaxariisto walasheyn fooziyo Ali 😢😢😢😢😢😢
Ale ha unaxaristo adunkan waka qustay
allaha u naxariisto aamiin🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭💔
Allah unaxariisto
Allah ha unaxariisto 😭
Subxanallah allaha u naxariisto
Illhy imakeno ❤ qof naftisa ina nafiyo
Ilaahey haunaxariista😢😢
حسبنا الله ونعم الوكيل 😭😭😭😭😭😭
Inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun Illahey ha unaxariisto 😢😢😢😢
Subxanallaah Ilaahayow u naxariiso😭😭😭Habaar qabe dheh.Wa in la dila Asagana.Sababtu u dilay tolow mxy thy? Bisinka wu qasaarey Aduun iyo Aaqiro.
Alla gawadhaan ii ekaaa illhy ha unaxariisto
Allaha u naxariisto
Allaha unaxaristo😢😢
😢😢😢😢😢maskin muxu nu dilay
run ba wacane bahal ba helay gabadha
Waan.arkey...sixunu.udiley.alha.unaxaristo.
Allow naxariista jano kawaraabi😢🤲😭
Allah u naxariisto 😢😢😢
Xasbiyallah wanicmal wakiil
Allaha unaxariisto waa baastar
Wxuuna mudanyahy in toorey lagu dilo
Alle ha u naxriisto janatul fardowza Alle haka waarabiyo
allah unaxariisto😢😢
AALLAHU HA U NAXARIISTO AAMIIN WLLSHE
Alle ha u naxriisto
Ilaahey ha.unaxariisto
illaah ha u naxriisto
Subxanalaah😢
Wale waayaab 😢Allah ha unaxariisto
Xasbuna allah Xasbuna allah Xasbuna allah
Cadow aan nin aheyn ma lihin 💔😭
Ilaahay naarta xaq uu u abuuray wlh
Ilaahoow adaa kaa magangalay.
Inaalillaah wa inaa ileeyhiraajicuun 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Xasbunallah alle aya ka magan galnay alle haw naxriisto
Wacal waa nin hawen dilaaya ama dhibayo qof xalal ah ma dhibo umad taa ogaada
Ilhay haunaxaristo Maskinta😭asne hala dilo
Inalilahu waa inayli rajacuuun😭😭
قال الله تعالى..ما أصاب من مصيبة فبما كسبت أيديكم ويعفو عن كثير..صدق الله العظيم
يا الله.
Rago dhan cabsi ayan ka qaba wllhi 🥹💔
😢😢😢😢😢😢
Inaalinaahi wainaailahi rajicuun allaaha u naxriisato
😢😢😢😢 gabnaha maanta 😢😢😢 luul 😢😢
Waa ilmo adeer xl wa la xaliyay.
انا لله إنا إليه راجعون 😢
Waa bahal dad cun ah. Nasiib ayey lahayd gabadha hadduusan googoynin oo hilibkeeda cunin. Waa waxash, waa in sida uu dilay in loo dilo. Afar jeeblihii u yimaadana waa in la raaciyaa oo iyagana waa in la toogtaa qofkii dambiilahan soo doonto
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Wlhi ninkan midi hala ku dilo wx kale yaa lagu dilin 😢😢😢
Jaximada Aduunka lagu tuso ayaa rabi lahaa
inaalillaahi wa inna ilayhi rajieoon may Allah grant him jannah ferdows Ameen yarabi 🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Inaa lilaaali wa inaa ilayhi rajucuuun 😢😢😢
Illahay ha unaxristo
Bismillahi sida oo afka uga galiyey maxa sas dhan oo xasid ugo noqday xaskesa innallillah 😢😢😢😢😢 si arxan dharo ah ayu u dhilay wlhi wax la firine karo maahan 😢😢😢😢
Alaha una xariisto gabadha 😢
Inaalilaah wa inalilaahi raajucuun
Alle hau naxriisto
ALLAHA UNAXARIISTO JANATUL FIRDOWSA ALLAHA KAWARABIYO GACAN KAXAQDARAN AYAA DISHAY
Alla hoyoy😢😢😢
Wallhi waa naxdi iyo dhib iyo xanuun
حسبنا الله ونعم الوكيل
انا لله وانا إليه راجعون
Allaha Janatul firdows ha ku martiqaado.
Allah qalbiga wllhi gabigayguba si kle Ayaan noqday maxa ii geeyay😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Masoo aragtay adiga
إنا لله وإنا إليه راجعون
Bal gabadhaas miskiinta Ah Maxay galabsatay , Raga qeybtood uma qalmaan in xilo loo noqdo , war dumarooow Raga bahalada ah oo balwada leh ha guursanina guurka ka horna ka istikhaarayta حسبنا الله ونعم الوكيل
Subxanallah 😭 😢😢
Subxanallah inalilah waina ilayhi raajicuun, Allaha unaxariisto😭 Nimankii ayaantaan maxaa helay
War hadad is Kari waysan qofta ad wada jogta iska fur ama guriga oo tagan ado firinayo ciyalka ad dhashey
Manta waxa dhishey cilkada hoyadod siday agtada kujogan waxy Ku arkayan inaad tahy baxal dhiig qab ah
Gawada dhimatey Allah haunaxaristo gacan kaxaq dharan baa dhishey ciyalka iyo dmn familiga sabr iyo imaan Allah haka siiyo iyo somaliweynti udhanqatey arintan argagaleh 🤲
NAFTA ALLAH KUDIBO ASAGANE NACALAD HAKU DACDEE😭😭
Walaahi wan arkay sawirad telgaraamka
Hala dilo eeygu eeygu dhaley😫
Innaa Lillaahi wa Inaa ileyhi raajicuun haddii la fulin lahaa kisaskii ka horreeyay kan ma dhici lahayn kuwa kalena waa laga yaabaa haddaan dileyaasha la dilin wax badanbaa la dili doonaa
Ragbey ladhalatay wona maraaa insha allah
Dumarka somaliyed ilaahay baa umaqan 😭
Subxanallah😢