Waxad ka hadashay wax jira oo reality ah 2023 dhamaadkiisa ila 2024 wuxu ii ahaa sanad an ku jirey xanuun runtii oo la ifuray la ii khiyaamay anigo daacad ah ninkii iqabay uu naag kale guursaday una iga qariyey mudo dheer ka dibna an ogado uuna ifuray alxamdulilah wax walba wa laga gudba insh somali maxamed walalahayga iso duceya inu sanadka cusub 2025 iga dhigo sanad kheyr qaba thanks
Zxp soomalida dadka caanimada u qalma ayaad tahay kuwo badan ayaa jira oo aan u qalmin inay caan noqdaan hore u soco jidkan aad haysana haka leexan zxp
Xaqiq ❤Markey dadka walaltinimo iyo wada jir wax kuqabsanayan oo aay Alle dartisa isku jaclenayan wax kamacan badan malahan wa nolal iyo dhalinyaranimo oo bila qabil laisku fahmey🙏we are all brothers and sisters 🥰
Waxa jirta odhaah English oo tira ( Love all, trust a few, do wrong to none ) Xata hadii aad Af Gaabtahay Dadkena lagama nabad Galo Isago Kula Cunya Oo kula Qoslaya ayuu Halka Dambe Sun Kagag qooshaya Bro keep shining 🎉 2025 Will be ours inchalaah
Ma sha Allah sxb wallahi waayo arag bad noqotay curuurta soo socota wax u sheeg RUclips ka iyo caanimo wax uuga sheeg wan ku salaamay waagii hore 2 wax ka badan kuma dhagyasàn jirin maanta lkn wan dhamaystay guuul ban kuu rajeynayaa
Tnxs sxb waxbadan ayaa ogaa ama si qafledesan aan uga moganaa ayaa ixasuusey. Oo ama ii iftimesey. 2025 i.a inaa kudhaqmo ayaa rajenaya. Oo talaboyinka uguhoreyo an qadayo ayay ka mid noqonenayan tnxs sxb❤one love
Nin noolasha badashay ayaan ujeeda inuu hadda wax badan saxo diyaar u ah welcome back waa muhiim mararka qaar Inaad wax badan lakulanto sababtoo ah cashier ayeey kuu noqonayaan wan ujeeda inaad is badashay hori usoco legged
جزاك الله خيرا جزاء في الدنيا والآخرة That's really Everything,Everywhere, Everyday, Everyone, Everybody And Everything in your life This is a really life Thank you so much 💯 My brother
SOMALI WA SOMALI NIINA NIN MA CARA DHEER Peace and love✌🏾🇸🇴🇩🇯🇪🇹 🇰🇪 all Somali where ever you are 1-Ciise waa Somali kaliya ee maanta nabata ka shaqeynayaa in Somalie 🇸🇴 Ethiopia 🇪🇹 Djibouti 🇩🇯 2- I proud iney UNESCO aqoosatay XEER ka Ciise 3- Ciise Wuxu heshisiyay Somali weeny siday somali awoodeedi uu so noqoto 3- Djibouti oo waadan uku yaar Africa wuxu meel wadaa dajiayay china et america oo is neeceeb 4- Ogaas Ciisu wuxu isku yeedhaa Somali oo dhaan 5- Djibouti malgashii uguu badaa waa from 🇸🇴 Please Somali wa Somali
Bro Aada wlhi ycaqliyaysatay Hada Anu waxa Kugu la Talin Ina Iska Dhaafto Reaction Iyo Wax Yabahas Sababto ah Wa 2025 Waxyabo muhiim ah Dadka uso gudbi video ha uso dhigin Lacag kasame ee ogow waxa soo gudbinayso keep going salaadana Ku dadaadal Ale Ka Cabsigana Badi Nolol waarta kuu Rajeynaaya sxpkay Abdirisaaq Abdi Megaaag ❤❤❤
Intaas oo sano ayan kuxirna waligeyna video uu soo dhiigo aan focus aan galiye amaa aan dhagesanaye xaraf walbo uu shegayo kaan baa uugo hooreye waligeyna comment maana soo qorin videogana wax badan buu igaa cawini doona I.nshallah mida kalena markii horeyba aqliga iyo maaskaxdada aan kuugu taagerijireey thanks diresle love my big brother ❤❤❤❤
Wll ma ana tahay mise maskaxdeefaa akhrisay😮
Maasha allaah awoowga run buu kuu sheegey
Idirisle waxan kugu jeclahay wiil yar oo dhaqan leh batay ❤
Videoga Dhamayso Kadibna COMMENT BAXSO…
Dirisle comment ugu horeyey aya ahay like iska sar ❤
video hada dhamaysto lacagta ada dhamaysanaya 😂😂
Big legend pro horey usoco🫡
Cabdirisaq, talo wanagsan walal, Mahadsanid
Wad ikhiyamtay😂
guuleyso sxb talooyin fiican ayaad nasiisey runtii🙏
Ashqar boy 👦
Ashqar maxaa Videoyasha uga saarty kuwa liveka zxp😢
Ashqaraw live soo gal Chp😢
Am biggest fan of Ashqar Boy RUclips kayga soo booqo adaa arkiye👈
31 bisha baxso anaa ka naxaye
Welcome Back saxip hadalkaga Aad Ban Ufahmay Thanks 🙏
The legend
Lagend Zaki somali
Legend zaki
Welcome back bro, waan kula dareemi karaa xanuunka. Never give up anyway👍
Miyuu Xanuunsadey wll
TUKO
TABCO
TASHO
Waa saddex kelmadood oo aan kaa qoray caawa 👏👏👏
GOAT OF SOCIAL MEDIA DIRISLE ABDI 🐐 GUULAYSO SXP FROM BORAMA SOMALILAND
Waligay mantan wax kaafaiday dirislow❤keep going
Taloowin wacan mise dhirigelin wangsan dirisle abdi waxbadan ka faa ideystey wllhi 😢thinks you pro😊
Thanks You Dirisle Abdi Maygag, You are Always the Best 🎉
Allah isku xidh, tuko, xalaal Quudo,cafi,sadaqeeso, soo Xaaji,soo cimreyso.
Masha Allah guuleeso waligaa qof adigoo kale ah oo badan ayaa u baahanahay hori u soco ❤❤❤
Waxad ka hadashay wax jira oo reality ah 2023 dhamaadkiisa ila 2024 wuxu ii ahaa sanad an ku jirey xanuun runtii oo la ifuray la ii khiyaamay anigo daacad ah ninkii iqabay uu naag kale guursaday una iga qariyey mudo dheer ka dibna an ogado uuna ifuray alxamdulilah wax walba wa laga gudba insh somali maxamed walalahayga iso duceya inu sanadka cusub 2025 iga dhigo sanad kheyr qaba thanks
Allah walaal Sannad khayr qaba ha inoogawada dhigo dhamaanteen
Ilhay Sanadkann Sosocdo Mid kheyr ku ahh Haa kagadhigo Wixii Ku Somarayna mid Aad Ka sheekeeso ha kadhigo❤Samirkana badi Walall
Amiin walal❤
Amiin abaayo dadaal allena talo saaro waxaad rabto waad heleysaaye
Qiimahaaga marka aad ogaato ayeey dadku ku ixtiraamayaan lkn marka aad isweysantahay dadku meel Cidlo ah ayeey kaaga tagayaan naftaada ku kalsoonoow waxii dhacayna ineey kheyr kuu aheyd kasoo qaad wax tagay ha'udhibaatoonin ilaahey baa ku karaameeyay qiimahaaga garo madaxa kor utaag hoos hafiirinin sanad wanaagsan ayaan kuu rajeynayaa 2025 guuleyso abaayo
Masha Allah Dirisle ilaa 2018-2024 ayaan ku xidhanahay, markii horeba wiil yar oo fariid ah ayaad ahayd iminkana caqli ahaan iyo de ahahaanba waad kortay 💯
You're smart bro life sometimes hurts you but life's gives you lessons 💯 ❤
Legend Abdirisaq abdi ilaa bilawgii 2020 waan kula socdayy geed adeyg ayaa tahay ragga kiisa adag ee meel kula maraya ayad tahay nasiib wanagsan ayaan kuu rajeynayaa noloshu isbadal way ubaahanthy waanan kuugu hanbalyaynayaa keep going bro ❤🎉
bruh also my name is abdishakour adam
Mashlh wllo dirisle wa sabbtan kutagero waxandarema inatey qof waxbadan fahansan o aragtifog dhaqanaleh❤
Inta Vedioga dhamaysatay iyadoon 10s is dhaafin😁🔥
Thnx Chp Talooyin fiican na siisay👏😍
Zxp soomalida dadka caanimada u qalma ayaad tahay kuwo badan ayaa jira oo aan u qalmin inay caan noqdaan hore u soco jidkan aad haysana haka leexan zxp
Masha Allah tabarakallah
It's the best advice a young man gives to his people, thanks abti may Allah bless you
Xaqiq ❤Markey dadka walaltinimo iyo wada jir wax kuqabsanayan oo aay Alle dartisa isku jaclenayan wax kamacan badan malahan wa nolal iyo dhalinyaranimo oo bila qabil laisku fahmey🙏we are all brothers and sisters 🥰
Ni ka kliya ee aan LEGEND u aqaano wa Derisle cabdi GUULAYSO pro❤❤❤❤
Walhi zxp 7 years baan ku dawanayay you are smart boy
Ilahay cimri dharar iyo cafimaad baan ku waydiiyay
Akhirana jano
Wlhi Videogii Dirisle Ee Abid Ugu Fiiicnaa Thanks Bro Waa Video aad U Qiimo Weyn 💯💯👌🔥
masha allah inaa adeer dirisle guulayso waad noqon kartaa dhiiiri galiye
2025 alle haynaga dhigo sanad kheyr badan somalia nabad noqoto iyo dhaman wdamada muslimka ah ee dhibataysan inu alle dhipatada ka qaado amiin ugu danbeyn ana inan taajir noqdo aamin iidhaha ❤
welcome back walal RUclipskaaga vidio sogali jirtay waa uxiisnay taaloyonkaaga waa wax loobaahanyahay inlaqaato❤❤❤
Dhalinta jigjiga way ku jecshahay gulayso wllo ❤❤❤ geeesi
Mansha Allah darisle you become better speaker wlhi God bless you brother ❤
Waxa jirta odhaah English oo tira ( Love all, trust a few, do wrong to none )
Xata hadii aad Af Gaabtahay Dadkena lagama nabad Galo Isago Kula Cunya Oo kula Qoslaya ayuu Halka Dambe Sun Kagag qooshaya
Bro keep shining 🎉
2025 Will be ours inchalaah
Ma sha Allah sxb wallahi waayo arag bad noqotay curuurta soo socota wax u sheeg RUclips ka iyo caanimo wax uuga sheeg wan ku salaamay waagii hore 2 wax ka badan kuma dhagyasàn jirin maanta lkn wan dhamaystay guuul ban kuu rajeynayaa
Masha Allah Wllo Abdirizaq Horumar wacan Allah SWT haku shrfo
Dirisle walalkay ilaa maalintaad bilowday ilaa maanta waan kula socda marna kaman aamin bixin
Caqligaaga iyo wanaagaaga dadku ma jecla qofka toosan ee ilaahay mar walba garabkaaga ha ahaado iyo anagaba keep going legend, best RUclipsr.
The most brilliant and intelligent Somali RUclipsr, goat drisle abdi 🎉
Welcome back ABDIRIZAK ABDI MAYGAG
Masha Allah What a Beautiful Advice!! Hats off to you Bro!! Keep it up!!!❤️🫡✊✌️🇸🇴💯✅
Waa run ilaahi ku xidhnaw
Tnxs sxb waxbadan ayaa ogaa ama si qafledesan aan uga moganaa ayaa ixasuusey. Oo ama ii iftimesey. 2025 i.a inaa kudhaqmo ayaa rajenaya. Oo talaboyinka uguhoreyo an qadayo ayay ka mid noqonenayan tnxs sxb❤one love
Nin noolasha badashay ayaan ujeeda inuu hadda wax badan saxo diyaar u ah welcome back waa muhiim mararka qaar
Inaad wax badan lakulanto sababtoo ah cashier ayeey kuu noqonayaan wan ujeeda inaad is badashay hori usoco legged
Vedio-gan oo kale 1Million oo views ayuu u qalma well said bro.❤
Mahadsanid wax badan kaa faa'iideysti🫡
Wooow that's wy i support you since 2017 bro just keep forward 💯
جزاك الله خيرا جزاء في الدنيا والآخرة
That's really Everything,Everywhere, Everyday, Everyone, Everybody And Everything in your life
This is a really life
Thank you so much 💯 My brother
Woow Waa Dirisle Cusub! Sxb waayo aragnimo iyo khibrad wayn bay noloshu ku bartay guulayso wll
Maashaa Allah new Darisle baan u jeeda baraka Allah waa runtaa nolol aan ilaahay ku xirnayn macaan ma leh
Zxp aad ayan ula dhacay sidaad wax noogu sheegtay waxan ka dareemaya inaad si xeel dheer u eegtay wax badana aad darasaysay guul insha allh zxp🎉🎉😊
WELL SPOKEN and SENSATIONAL ADVICE. I hope our youth take your advice and change for the better
Welcome bks bro
The best RUclipsr
SOMALI WA SOMALI NIINA NIN MA CARA DHEER
Peace and love✌🏾🇸🇴🇩🇯🇪🇹 🇰🇪 all Somali where ever you are
1-Ciise waa Somali kaliya ee maanta nabata ka shaqeynayaa in Somalie 🇸🇴 Ethiopia 🇪🇹 Djibouti 🇩🇯
2- I proud iney UNESCO aqoosatay XEER ka Ciise
3- Ciise Wuxu heshisiyay Somali weeny siday somali awoodeedi uu so noqoto
3- Djibouti oo waadan uku yaar Africa wuxu meel wadaa dajiayay china et america oo is neeceeb
4- Ogaas Ciisu wuxu isku yeedhaa Somali oo dhaan
5- Djibouti malgashii uguu badaa waa from 🇸🇴
Please Somali wa Somali
Caqligaagu ciise ma dhaafsano miyaa🤔
Guuleyso dirisle ❤❤❤and please come to Djibouti 🇩🇯 ❤
Masha Allah afkaga caano lagu qabay, horay u soco inader
Best video aan ka dawado RUclips kaaga waye wllhi ❤😅😅 5:50
Masha Allah farid
Welcome back darisle abdi
GuulaYso pro talooyin wax ku ool aH NaftaYdana aan ku HormariYo aYaad nasiisaY
Waa marki ugu horesey Noloshayda video gaga dhamestiran dawado. mahadsanid
Thank You waa talo wanagsan sxb❤❤❤
Welcome back my mentor bro❤
Bro Aada wlhi ycaqliyaysatay Hada Anu waxa Kugu la Talin Ina Iska Dhaafto Reaction Iyo Wax Yabahas Sababto ah Wa 2025 Waxyabo muhiim ah Dadka uso gudbi video ha uso dhigin Lacag kasame ee ogow waxa soo gudbinayso keep going salaadana Ku dadaadal Ale Ka Cabsigana Badi Nolol waarta kuu Rajeynaaya sxpkay Abdirisaaq Abdi Megaaag ❤❤❤
Dirisleh come to 🇩🇯 please
Ka dib ne maxa rabta 😢😢😢
😂😂😂😂😂😂😂
Wale.malinkaaad dhalatay mantaaaad Dhantaa lajan
Masha'allah allaha ku barakeeyo walaal qaali ina adeerkey guuleyso waligaa🎉
Maansha allah wll dirisla apdi sanado badan ayad social media ku jirtay oo aad hadalo bila macni iyo wakhti lumis ah ah dhalin yarada usoo bandhigtay lkn 2025 wax waynbaa iska kaa badalay waxan inoo rajayna dhamaanteen hor usocod 🚶♂️
Good advice broh keep going 2025 will be year very fine I.a
Woooow mashallah ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉, keep going my dear brother
Thanks wll darisle
Mashallah legend 🎉🎉🎉🎉🎉
Intaas oo sano ayan kuxirna waligeyna video uu soo dhiigo aan focus aan galiye amaa aan dhagesanaye xaraf walbo uu shegayo kaan baa uugo hooreye waligeyna comment maana soo qorin videogana wax badan buu igaa cawini doona I.nshallah mida kalena markii horeyba aqliga iyo maaskaxdada aan kuugu taagerijireey thanks diresle love my big brother ❤❤❤❤
Welcome back sxb
masha allaah wax ka qeyr badan allaha kusiiyo
Legend big respect
You deserve my comment my somali bro waxad ka hadashay Muhiimada 👍
Hore u soco walal Fakarku waa muhiim
*Cabdirisaaq Saxiib hore u soco Wllkayoow, noqo qof dadka arimo wanaagsan oo macne leh usoo gudbiya Mahadsanid*
Mashllah best video so farrr
The best of all the time the true legend Dirisle 🎉🎉
Advice of the year 🎉
Dirisle abdi horuu soco wll
Young legend ❤ my brother nin wax baden og ayaad tahay.
Maschallah abti
Masha,Allah hooyo you are the best 👌
Wlhi bilahi talahi waa wax muhiima waxad nosheegtay keep going pro 💪 👏
Mashaa Allah illaahoow garabkaaga gal guul insha Allah geesi wadani 🌺🌸💙🌺🌸💙🌺👋👋💪🫶✌️
Wlhi bilaash kuuma tageerin
Wax yaalo badan ayaan ka fa iiiday thank brother ❤❤
ilahaY Tala Saaro, Tabco oo Tasho
waan kaa qoray zhp ❤
Masha allaah dirisle cusub waayo aragnimo soo dhaxlay sidasaa la rabaa waxbaa kaa faiday kolay aniga
welcome pro
Information overload...
My brother.
Allah aqligaga kama qaado mansha Allah
Legend dirisle big fun bro
Manshalh 🎉🎉🎉 horey u soco
Dhalinyaradu hadey sidaas u wada fikiri lahaayeen somalidu horumar ayey wada gaadhi laheyd wlhi tani waa xeer loobaahanyahay ineynu kudhaqano keep going bro dirisle 🔥
Lagend Dirisle Abdi thanks for all your Advices
I'm proud of you wallahi abdirizaq Abdi
Welcome your home bro ❤ Djibouti
Mahadsanid wll
Dirisle naftiisu barty
Sanadkas ta oo kusomaro kiikale hagaduwanado we love you 🥰 horay usoco walalo
Hadal nin weyn,
Keep going bro
Masha Allah u the best
Thank you ustaad
Asc edo masha allahaa ❤