الله أكبر أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم الله أكبر سبحان الله والحمد لله ولا إله إل الله والله أكبر أستغفر الله العظيم الله أكبر 💗🌸
Masha allah 🎉 Haa POP THE BALLOON sidii hore ee #gabar dooro ama #wiil dooro aniga #saqajaanimo ayeyba ila aheeyd saan ayaa #fiicaan waxaan rijayhaa in dadka #youtubers_kaa ee kle iney sidaan sameyn doonan gabar somaliyeed wiil dooro wlhi very #caab waye aniga sidaan sax ah qabaa #asad FIKIRKAADA SALIIMKAA WAAD KU MAHADSAN TAHAY IYO SIDA GABDHAHA SHARAFTOODA U DHOORTID MASHA ALLAH 👍. Video qurux bdn waye Thankz zhp #asad adiga iyo 👸s.
Asc. Game kan waa Fiicanyahay, waxan fikir ahaan kusoo darilahaa in marka La bajinayo buufinta in aanu qofka laga bajinayaa arkin oo xaga danbe mariyo buufinta si xalad uu u yeesho sidii markii barkada lagu tuurayay qofka. Waa Fimirkayga uun ❤
Asadka zhp waxay ku wacnaan lahayd in dadka buufinka haysta ay meel galaan, tusaale daah gadaashiisa ay ka dambeeyan ama isku qariyaan qofka bajinayana ma garan karo qofkan yeah that's adjustable and fantastic game ayy ila tahy intaasi
You are the somali number one youtuber Asad Mohammed Hajjio i like your Vedios And challenges Also you Have best Team ever. Finally i Hope you more success incha alllah ❤
Abaha team 27 wankusalame .qof teamka kamid ah weli codsigisa matixgelisey ...codsi waxan wata channelka sowda qalib linkigisa inad hos sodigto ilen adiga dadbadan kuguxiran si kor ogu qadan wlh way qalbi wanagsantahay sida adiga oo kale .xuman nah somadigto .ilah haku sharfo
Amira iyo koko. Samia iyo Kiki. Waso aragnay.. Iqra iyo bariyey 🎉🎉 kaaga fadhinaa ❤❤happy new year
Ayyy baariyey congrats 🎊 Wllhi koko markey baxday qofta keliya aan guusha la rabay bay ahey ugu dambeyna way guuleysatay 💪🏻❤️congrats 🎉 baariyey ❤️
cudurka macaanka (Diabetes)?!!
Cudurka macaanka ama sokorowga waa cudur leh sababa kala duwan dadka qabaahina ay dhiigoodu ku badantahay sokorta waxaana loo yaqaanaa ‘’hyperglycemia’’.
Cudurka macaaWaa maxay nka waxa uu ku imaan karaa :
In jirku uusan helin insulin ‘hormone’ kufilan
Iyo in jirka uu san ka jawaabin insulinta.
Insulin waxaa sameeya xameetiga oo ah xubin kutaala caloosha gadaasheeda , xameetiga waxaa ku jira unugyo ‘‘islets’’ kuwaasi oo sameeya insulinta kadibna ku dara dhiiga si ay u yareeso sokorta badan eek u jirta dhiiga.
Waqti dheer hadii cudurkan uu sii raago waxa uu keeni karaa caqabado ay kamid yihiin: cudurada wadnaha, sida wadnaha oo istaaga, kilyaha oo shaqa gaba, indha la’an dhibaatooyin dhanka ilkaha ah farxd darro iyo dhibatoyin dhanka uurka ah hadii mamada xaamilada ah uu kudhaco sokorta.
Noocyada cudurka macaanka:
Cudurkan waxa uu leeyahay seddex nooc oo kala ah :
Nooca 1aad: waxaa sababa in jirku uusan helin insulin kufilan taas oo katimid burbur kuyimid unugyadi soo saari lahaa waxa uuna inta badan ku dhacaa caruurta iyo dadka da’da yar.
Sababaha ugu badan ee qofka uu kugu dhici karo cudurka waxa ay noqon karaan kuwa dhaxal ah oo kaga yimid waalidkiisa oo horay uqabay cudurka macaanka, sababa la xiriira degaanka sida cunada uu qofku cunayo iyo in burbur uu kuyimado unugyadii soo saari lahaa insulin.
Nooca 2aad: noocan waxaa keena sababa ay kamid yihiin jirka oo ka jawaabin insulin ama in uusan helin insulin ku filan ama unugyada beerka oo aan si wanaagsan u isticmaalin insuinta lasoo saaray.
Nooca 2aad ee cudurka macaanka waxa uu ku dhacaa dadka da’ dhaxaadka ah , dadka duqoobay iyo sidoo kae dadka aadka u cayilan, uma badna in uu ku dhaco dadka yar yar haddii aysan ahayn kuwa ciyilkoodu xad dhaaf yahay.
Sababaha ugu badan ee noocan lala xiriiriyo waxaa kamid ah , cayilka saa ‘idka ah , jimicsi la’aanta , jirka oo insulinta si haboon u adeegsan , iyo beerka oo soo saaro sokor aad u badan taa oo keenta in dhiiga ay sokor badan ka buuxsanto.
Dadka halista ugu jira nooca 2aad:
Da’da 45sano iyo wixii kabadan.
Dadka cayilka xad dhaafka ah.
Dadka aan jimicsiga sameyn.
Dadka cadaadiska dhiigoodu uu ka sareeyo 140/90.
Dadka qaba cudurada wadnaha.
Nooca 3aad: noocan waxa uu ku dhacaa haweenka uurka leh oo kaliya (gestational diabetes) waxaana sababa isbadalo kuyimaada hormonada.
Doorka insulintu ay jirka ku leedahay:
Waxa ay caawisaa murqaha beerka iyo xeerta iyada oo soo nuugta sokorta dhiiga ku jirta si ay hoos ugu dhigto heerka sokorta ee dhiiga.
Waxa ay kicisaa murqaha iyo beerka si ay u keediyaan sokorta dheeraadka ah ee uusan jirku u baahnayn.
Waxa ay yareesaa sokorta uu beerka soo saarayo.
Calaamadaha lagu garto kaadi macaanka:
Oon badan.
Kaadi badan.
Gaajo badan.
Daal badan.
Meelaha dhawaca soo gaaro oo aan dhaqsa reysan.
Araga oo daciifo.
Ma tahay qof la xanuunsan xanunka macaan
Hadaba waxaa laguu hayaa daawo kaa suulineyso macaan
Wixii faaf faahin dheeraad ah kala xarir whatsapp number
+252 618725800
Uma Maleynaayo wilashaan iyo Gabdhahaan Quruxda Badaan in ay Dhafaan Saliga Nabigeena Muxamad Scw ❤☀️👍🔥
❤❤❤❤❤
AsxEyo
Scw❤❤
Scw❤❤
Salalaahu calayhi wasalam❤
Masha allh ❤❤❤❤
Dad ixtiraam badan
Gabdhaha cusub wey soo dhaweeyeen oo ciyaarta hore lagama saarin ❤❤
Anuu maanta dhanaa niyada wxn kalahaay bariyey ba cusubee ha u daayaan m.a 🤣💓💓💓
Ani xataa❤😂
Kula mida ahaa wlahi 😂
Anaa kulaid Ahaa ❤
Wlhi isku mid😂
Wlhi kula mid ahay😂❤
Inta baariyey guusha larabtay 😂 ☝☝☝
☝️☝️☝️☝️
Maskiin waye wijigeeda fiiri 🎉
Wan ku farxi lahaa hadii aad love iisari laheyd 😭
❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤
Asad gabdha hada ku gulysty walhi aad ayay ugu so baxaysa janalkaga wlhi zxp asad mr labad keen
Sppto ah aad ayay ugu quruxon tahy masha allha 😍😍
Iska sigeyso wlal😂
Aad iyo aad gabadha Astaan films ayey kaso muuqaan jirtay
Waa quruxdi geyiga Soomaliyeed ❤❤❤
Masha Allaaaah wye
Maskiin she win 🏆 🎉
@@SahalAbdullahi-s3nso mha msha allha 😍
Wllhi baariyey ayaan guusha urajaynayay wayna guuleysatay ana lafarxay m.a❤❤🎉🎉
Aad iyo aad
Kula mid
Side kle 🎉❤
Wlhi sidokle ❤
Wlhi sidoo kle
Samia marka arkayy baa soo cararary wa iska jclhy gabdhas❤💋😂
Ani waanba ka naxey markii samia laga bilaabey heedhe 😭sababtana hai weydiin 😅
😂😂😂😂😂@@MohanAbdi-e6f
Yaaa allaah adoontaada baan ahee halmar asad ila kulansii😢😢😢
Aamiin dhamanten ❤🤲
Ameen damanteena 13:01
Bariyey saan ulaa raby wlhi mash allh hamplyo ❤
Caawa waa habeen jimco ah aan ku wada salino nabiga scw scw 🥰🥰
Scw scw ❤
Scw scw
Scw scw
Scw❤
Scw scw scw scw
Melay koko kujirto 😮cabsi cabsi
Wah😂
Ayy bariyeey guusha la jeclaa hamplyo🎉❤❤
Asad geamka hebel boskisa wuu xeran yahy soo samey lps asxapya adinkana igu raaca ❤
Kan xeebta mho wlhi ani xta mara niyada iska dhhy😂
@@FatuushAbdullahi haa
Ha kaasi ane xita wa jclhy wlhi😂
Igula sali xabiibkeena muxamad ibnu cabdulaaH❤scw scw scw
Ala maxuu asad RUclips ku bashaalay😂
😂😂😂
😂😂😂😂
Samia suhuur ka bajisey suhuurna sxipted koko le ka ar gudatyyy omg😂😂😂
Wlhi bariyeyy wey nasiib badan thy waxa is dhahaaye ilhow guleystaa wey cusub tahee masha Allah hambalyo bariyeyy🎉🎉
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍
Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤
koko adiga iyo teamk wan idin slamay
Scw صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
الله أكبر أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم الله أكبر سبحان الله والحمد لله ولا إله إل الله والله أكبر أستغفر الله العظيم الله أكبر 💗🌸
Samia koko hadey ku jiraan wu naga socda samk0o for ever❤❤
Ku Sali nabigan Mohamad scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Congratulations bariyeeey guusha wan kula rabay❤❤❤
Masha allah 🎉
Haa POP THE BALLOON sidii hore ee #gabar dooro ama #wiil dooro aniga #saqajaanimo ayeyba ila aheeyd saan ayaa #fiicaan waxaan rijayhaa in dadka #youtubers_kaa ee kle iney sidaan sameyn doonan gabar somaliyeed wiil dooro wlhi very #caab waye aniga sidaan sax ah qabaa #asad FIKIRKAADA SALIIMKAA WAAD KU MAHADSAN TAHAY IYO SIDA GABDHAHA SHARAFTOODA U DHOORTID MASHA ALLAH 👍.
Video qurux bdn waye Thankz zhp #asad adiga iyo 👸s.
Bariyeey maskiin waye wallhi guusha waa laraway❤💯
Baariye So cute girl😂❤🔥
Waba ogaa inay koko samia iyo kiki midna guulaysanayn😂😂😂😂
Aniguba wlhi😅😅😅
Bariye aad bay ugu faraxday ciyaarteeda koobaad iney ku guuleysatay 😂 😊congratulations abayo guul wanaagsan, waa gabar qalbi wanaagsan
Wlhi koko waanka naxy koko guusha waan la jeclhy lkn baariyay hanplyo❤
Caawa waa jimco an kusalino nabigena scw
Fadlan hadafin saliga nabiga scw❤
Asadow sundus ayanle hakasotagin marwalba 😊
Hada nahay team asad dhaxalka kaliyeh kugu leeyhy waa like 👍 faqiired 😂❤
Inta sugeese koko ine gemkn ku jirto 😭💕
Asad hajio hormar badan kuu rajeynaya Waxan kaa daawanaya Guriceel Galmudug❤❤
ya ku wediye 😮
Adi yaa kulahdly@@muhia10
Asc.
Game kan waa Fiicanyahay, waxan fikir ahaan kusoo darilahaa in marka La bajinayo buufinta in aanu qofka laga bajinayaa arkin oo xaga danbe mariyo buufinta si xalad uu u yeesho sidii markii barkada lagu tuurayay qofka.
Waa Fimirkayga uun ❤
Mansha allah bariyey udheeer mesha waa quruxlay yar 🥰🥰 hambalyo 🥰
Walalo nagula sali nabigeeni muhamed scw scw❤❤❤
Abaal nin galaa ciseysan 🥰
Ninkii galaa hanuunsan💚
Lixaad cararaad ahayde 😔
Curuuqdisuna dhamayde 🙂
Culayska hadeer ku fuulay ❤️
Casiisku hakaa kor qaado 🤲
Dhamaan cod karkii burciyo 🙋🏻♀️
Cuqaashi joogtay manta🎅🏻
Sidaad noo wada ciseysay 🗣️
Ayaan kaga mahad celinay🙏❤️
Asad Mohamed hjji ali mgca iyo muqaba
M.a🎉
Hampaliyo ina Adeertey bariye wlhi saa ugu farxay ina guleystay ado ku cusub gemka masha Alah Hampaliyo my sister
Omg omg wan ku farxayyy bariyy😮❤❤
Cawa wa habeen jumcooo ankuwatha salina nabigena moxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Zahuuur koko ka maseersanthy yaan lagaa dareemin qufka ugu sameynta badan mesha laga fiirsana iney tahya ogtahy😂😂😂😂😂😂😂😂
Cuqdada iyo xanuunka meesha kla tag nio yga isku faraxsane😂
Kaarka adi ku haya waxaay ma koko ayaad tahay meesha cuqdada iyo xanuunka kala tag 😂😂
Ciile igu dishay 😊
Suhuur waa shuubo aabaheed wastada qaxootinimo mesha kujoogta 😂😂
Adiga yaan laga dareemin waxan waa game suuraha meesha kale tag
Asadka zhp waxay ku wacnaan lahayd in dadka buufinka haysta ay meel galaan, tusaale daah gadaashiisa ay ka dambeeyan ama isku qariyaan qofka bajinayana ma garan karo qofkan yeah that's adjustable and fantastic game ayy ila tahy intaasi
Waan kula qabaa fikirkas 😂😂
Wwww baariyeey iyo iqra banla rabay guuusha ❤❤❤
Ax koko iyo samiya wn kaa xumahay😮😮😮❤
Asadaw ha idhafin lphonka tagerahaga nambar one ahyy wllhi 😢😢🎉😢😢😢😢😢
Asad keep going brother, your heart is clean from hatred,you respect people that is why you are respected by many.....
Alaa aniga ugu horeyo mnta 😂❤
Hamplyo pariyeyy habenkedi uhoreyey way gulesaty 🎉❤
Wow🎉🎉🎉🎉🎉 baariyey inay badiso waa rabay wllhi🎉🎉🎉🎉🎉
All asadkoo koko markaad kusodrtoo kujecliyaaaa😭🫶🏻🫂
Asad abwe mcn habeen waxa ku riyooday adigoo lugahaaga ku istaagay allh rumeeyo riyadeyda abwe wiil fcn thy wa kuu soo ducaynaa insha allh wll 😊❤
Wow video aan sugeyne😊 I liked camera best quality mnsha allah 🎉
Ayy iqrooos thank u bariyey saa ubadbaadisey❤❤😂
Wllhi waa umaleynaaye inee badineyso Baariyey🎉❤
Sann urawe lee bariyeyy iney badisooo❤❤❤
Ku saliya Nabigeena Muhammad Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hanbalyo❤ Hanbalyo baariyeey guul wcn marwalba🎉❤I like vedio asad hajio
Walhi cawa guusha baariyey Ayana LA rabay Finlay way guulysaty ❤🎉
asad ciyaartan waa waali ❤❤❤❤❤❤
The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (Sallallahu caleyhi wasallam)❤
Ma jecli Samia inay baxdo iyo kooko 2daas waan ka xumaadaa❤❤❤❤
Baariyey guusha la rabey weyna heshey congratulations ❤🎉
Inay bariyeey guulaysanayso wn ogaa 🎉🎉🎉
Bariyeyy ayaan la rabayyy wayna guuleysaTayy Hamplyo HupiH💋😂🫶
Wa larabay bariyey hampalyo sis❤🎉👸🏾
Anaa u horeeyo maanta😂🎉❤
Koko is the best
How dare zuhuur😢😢😢
Wlhi gabarda badisay niyada ka dhahay iyada badineyso wayna badisay❤❤❤
Teamka Dhan Baariyay Wee ka Wada Dhacayeen Maadama ku Cusub tahay Gameyada Asad Hagio Finalka Waaba la iska Ogaa Hambalyo Baariyay
M.a bariyey guusha urabe wena badise😂❤ wllhi shaxda hore ka fhnty boodboodke gishate😂🎉
Koko gabadha ka bajisay ciiley igu dishay koko hadey baxday bariyay u rajeynayay iney gulesato koko iyo bariyay waa saxibo
Kooko bulle iyo bariyeey gusha larabay lkn hampalyoo bariyeey wa uqlntaaa gushaa qalbi koko duceysaney frxsnow❤❤❤❤
Samia meley ku jirta laygam ba waayo waan is jecelyhy ❤
The best RUclipsrs of somali honey usocda wllyaal
M.a hambalyo hambalyo bariyey saadaalin waan ku fiican m.a
Asad wllhi taalanti wuu dhameyay m.a🎉🎉❤❤❤
Mnshlaah baariyey la rabay walahi inay last one noqoto wayn noqotay hanbalyo quruxeey ❤
Wwww best 👌 game 🎮 wlhi. Pop the balloon waaa kaaa hynaaaa ❤
Gabadha ugu dambaysay iyo asad way isku soo baxayan yaa arkay
Asad maalmahan wuu Caatoobay 😢 ilaahow Muraadkiisa u sahal adduun iyo Aakhiroba Aameen
Ayy wllhi ilaahay dartiiban idin jecalhay my tema I.a guul❤❤❤
Welcoom❤back iqro jeylaani ❤❤
❤allaahu ❤akbar ❤allaahu ❤akbar ❤allaahu ❤akbar ❤allaahu ❤salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤
Asad ASC Habaryar wax cusub ayaad keentay ❤❤❤❤
You are the somali number one youtuber Asad Mohammed Hajjio i like your Vedios And challenges Also you Have best Team ever.
Finally i Hope you more success incha alllah ❤
Barii waan larabay inay guulesato 🎉❤ lakiin Adi bariyeeey Saad uqsoshay yadana say kuqushay marka lacgata 5 dooller sinaysay😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Ma argty waa furay labo qalbi furan weye bariyey qof frxd bdan weyeee ❤
@canabcismaanhappy5328 saan uqosaley xafta xitaa hordada waan kakiceye🤣🤣🤣
Asad Qofkasto Varaxsan Ayaa Ka Taga Lana Jooga Legend Mid KamiDaa LegendarYsga YoU Tupe 🎉
Bariyeyy welcome to asad channel ❤
Aan kuwada salino xabiibkena mohamed scw 😢❤
MAsha allah baariyey game ka waa lugu soo dhoweyey waa qof qalbi furan
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
1 million finally wangasiina ❤❤😂
Baariyeey Guusha waan kula Rabay waanad Guulysatay Hambalyo ❤❤
Walahi san uxanaqay marki ayka bujisay koko suhur hada teamka waa tan ugu necebahay suhur ish
Cadi waye byo kadhac game waye anba majecli sahurtee
Nayaa caadi iska dhig waxa waa game ani waaba raby koko in laga bujiyo😂😂aydna qofke ka bujineeso aa rby ina arko
This is a game 🎯🎯🎉🎉
Suhuur waa shuubo aabaheed wastada qaxootinimo mesha kujoogta 😂😂
@@Hanad-e9hkuli wa qaxoti😂
Abaha team 27 wankusalame .qof teamka kamid ah weli codsigisa matixgelisey ...codsi waxan wata channelka sowda qalib linkigisa inad hos sodigto ilen adiga dadbadan kuguxiran si kor ogu qadan wlh way qalbi wanagsantahay sida adiga oo kale .xuman nah somadigto .ilah haku sharfo
Kusaleya Babila scw scw scw scw scw scw
Asad hagio only RUclips I watching every time enjoy taliye
Ani wanyaabanahay qofka asaalaga bajinaa markan isdhoho isla qofkas leelaga bajinaa yey😂😂😂wllka fiidiyowgaa hada kahor kuusheegaayey manoosoosameysay mise wadsameyn weyday😊😊horay usoco wll😊😊❤❤