@@AslahAbaSafi Baba aba saafi Allah ha u naxariisto, qabrigiisana illaahey ha u waasiciyo. Abu Dhabi isku guri ayaan deganeen xawaaladne waa ka soo qaadi jiray, walaalkaadi ayaa jovialka noogu imaa jiray, lacagta naga qaadayey. Walaalaa nahay reer banaadir. Guul ayaa kuu rajeynaa inshallah
Allah yabarik ❤❤❤❤
Masha Allah
Masha Allah my brother ina aba safi cup gown ♥️
HARAR Ethiopia iyo xamartii hore wa isku mid mansh Allah
SOMALI PEOPLE PLEASE WAKE UP!!!
Allahu akbar.mashaa allah.tabaraka allah
Masha allah muuqaalkaan waan ka helay ❤❤ waan ku salaami 🎉😊
@@nuurcismaan9758 waankaa qaaday salaanta
Masha Allah ⭐
Masha alah ❤
Mash allah
❤❤❤ ماشاء الله ❤❤❤
👍 👍 👍 👍
Asc adeer mcn finaanada karishtan ku sawiran adoona xumaato ii arkenin marka iska fiiri gaaladaan duli waaye
@@kamaalmaxamedshariif7670 jizaakallaah
S C W❤
Walaal aba saafi
Fulaanida aad wadatid waxaa ku sawiran SALIIB ee christianka ee fadlan iska tuur waa calaamada christianka
@@MohamedSharif-bn3rr ok walaalkeeyga jizaakallaah
@@AslahAbaSafi Baba aba saafi Allah ha u naxariisto, qabrigiisana illaahey ha u waasiciyo. Abu Dhabi isku guri ayaan deganeen xawaaladne waa ka soo qaadi jiray, walaalkaadi ayaa jovialka noogu imaa jiray, lacagta naga qaadayey. Walaalaa nahay reer banaadir. Guul ayaa kuu rajeynaa inshallah
@MohamedSharif-bn3rr aamiin adeer maasha Allaah
Asc. Reer shooble ma xasuusataa? Waxaan jeclaan lahaa inaad marwaas muuqaal dheer ka soo duubto iyo sheekh aadan. THANK YOU Walaal.
@@123_a Adaa mudan walaalkeeyga
ma garanaysaa halka uu ku yaal guriga reer shooble? haddii aad xasuusato fadlan ka soo duub muuqaal qaybtaas xamarweyne.
@@123_a makasaayi guriga reer shooble intee kuyaalaa
Xamar weyni lee soo dubee shingaani aawi
@@cabdisifidiin1626 mardhaw aansoo galinaa insha Allaah
Funaanada Aad Wadatid Iska Tuur Please Calaamada Kirishtaanka Aaku Sawiran Christian
@@143-k1d ok mahad sanit
Stop leave the masjid
What is wrong with him he is in the masjid with cross Christian cross
Horta nin weyn oo aqiyaar ah ayaaba tahay surwaalka kugu jiro qof Ka celiyo mala waayay waaba yaaba .
@@anasbinhaashim7189 sarwaalkaan caadi waaye aaleey dhahay wax madhibo waagashan kartaa maxaawaaye waxa adiga sheegoosit
You are right
@@AslahAbaSafi caadi waaye ah waad gashan kartaa ayaa lagu dhahay . Marka wajikadi iyo sarwalka ma isku fiirisi Horta . Farqika u dhaxeyo 🤔
@@anasbinhaashim7189 surwaalka in la gashto diinta diideyso sheeg macawiis baneneyso jaahilsanaa umadaan
aqlaac xumada kala tag mesha raadso meeshad ku caaytami jirtay,adi wax isu sheeg suraawal haduu xiran ma baati muu xiran lahaay,yaab,
👍 👍 👍