#farxiyotawakal

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 окт 2024

Комментарии • 103

  • @SacdiyoIbrahim-b1r
    @SacdiyoIbrahim-b1r 3 дня назад +1

    Farxiyo abyo mcnto ila taali waxan ahay hooyo 6carur heysato biil dhan waxan uqata 2.5 igumana filno ninkana hadan waxkoso dar saan xalma ahane hadan dhaho waxo ileyahy qaadka iga bax iso celi hadey kugu filnen wana shaqeesta ninka maxan sameya deen ayana leygu leyahy 167 dollr mana kudi karo😢😢😢😢😢😭😭

  • @UmuAbdallah-m4j
    @UmuAbdallah-m4j 6 дней назад +35

    Ilahow waxan dahab kugato isii inta heysatana alle Haa ubarakeeyo

  • @jokar953
    @jokar953 6 дней назад +18

    Aan ku salino nabigeena muxamad SCW❤

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot День назад

    masha alah muqdisho casimadii somslia waxan arkaa shirkadii dhulbahante ee haas petroleum viva muqdisho viva somalia fromBoston new england darwiish

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 6 дней назад +8

    wanba ubahnaa in aan dahabka wax ka ogado shukran farxiyyo

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 5 дней назад +3

    Masha allaah dahabku qurux laakiin lacag meeday waana la shaqeeyyaa waana lasoo qaban la yahay tii lacag ahayd kkk.

  • @CawoMaxamuud-dz6we
    @CawoMaxamuud-dz6we 5 дней назад +1

    M.a habo farxiyo alle Haku barakeeyo habo lanbarkaga aaraba inaa kula soo hadlo habo mcneey Alabo aa xamar uga banay ana hargaysa jooga inan aan kudirsada rab❤❤🎉

  • @SabarinAbdulKadir
    @SabarinAbdulKadir 6 дней назад +3

    Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allha kubrakeyo mashllah jazakallah qer

  • @Samsam-ff9mk
    @Samsam-ff9mk 5 дней назад +3

    War farxiyoy ani go,aan waa qaadan la,ahay ina is caateyo waa rabaa lkn dhunta ma xakamey kari see wax yeela

  • @saynabcisman7794
    @saynabcisman7794 6 дней назад +3

    Muqdisho caday ale nabada haydin siyadiyo intayare idin hadhayna haydin dhamays tiro nabad dhamays tiran haydin siyo qaliya ana alow hay dilin anon iman ❤🎉❤❤❤

  • @sagalhassan4463
    @sagalhassan4463 6 дней назад +3

    Asc team farxiyo tawakal anaa uhoreyo manta ❤❤❤❤

  • @UmasalmanUmasalman
    @UmasalmanUmasalman 3 дня назад

    Masha Allah abaayo ❤❤❤

  • @hawaartanhusein7618
    @hawaartanhusein7618 17 часов назад

    ❤ماشاء الله تبارك الله ❤

  • @SeynabJibriil
    @SeynabJibriil 3 дня назад

    Dahab kagacan takuhesay wakahelay mamo farxiyo😊😊🎉🎉❤❤❤❤

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj 3 дня назад +1

    Hai sheegin dahab sanadki ugu horeyay ee an ayuuto galay is dhahay dahab aruurso uuba cirka galay xaasid sanaa dahabka😅😅

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 5 дней назад +1

    Ader cumar bariyow wu xananun sanyahay rabi ha cafiyo

  • @HalimaHussein-lz3iq
    @HalimaHussein-lz3iq 4 дня назад

    Maansha alaah beautiful ❤❤❤

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 6 дней назад +1

    Wcs abayo farxiyo cadeey mashallah Mashallah Allah h ku xafido amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲

  • @Hafsanor22
    @Hafsanor22 5 дней назад +3

    Hadaaa Shaqo bilaaabay bishaaan lacagta dad kla siiinaaa lkn inta kle waaa aruuursanaaa dahab gadow u soo jeeesanaaa inaaa lacagta aruursado ganacsi sameeesto

    • @najah-muzze
      @najah-muzze 5 дней назад +1

      Ilahy haku rumeyo mcnto❤

    • @zahraxiis3634
      @zahraxiis3634 5 дней назад +1

      Ilahay hakula garab Galo qali

  • @SaynabMaxamed-cb9hi
    @SaynabMaxamed-cb9hi 6 дней назад +1

    Masha allah ❤❤❤farxiyo

  • @HaniAwuukar
    @HaniAwuukar 5 дней назад

    Masha allaha waan dhawahy abaayo mcn farxiyo quruxu badan alle haku xafido il xun kuma aragto xabbti ❤❤❤👑🤤💋💋

  • @AyanHassan-n8n
    @AyanHassan-n8n 5 дней назад

    Mash allah ❤❤❤ indhahaan kudoogsadaa dhulkeenoo nuuraya ilaahay cadawga hakaqabto

  • @Samsammaxamed-ds9yy
    @Samsammaxamed-ds9yy 6 дней назад +2

    Mnshalh farxiya wan dhowanhy❤❤❤

  • @Jawhara112
    @Jawhara112 День назад

    Aamiin

  • @HaniAwuukar
    @HaniAwuukar 5 дней назад +1

    Masha allaha ❤❤❤❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 5 дней назад

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 6 дней назад +1

    Mashallah Mashallah Mashallah abayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MiskiLiiban
    @MiskiLiiban 6 дней назад +1

    Masha allh

  • @qalanjoqurux7910
    @qalanjoqurux7910 3 дня назад

    Mansha alah

  • @SahraCadey-f3s
    @SahraCadey-f3s 4 дня назад

    Mnaaaalah saamidaay farxiyo ❤horay usoco inshaaaalah wllshay from sool laascanod bn kaso salamayaa❤

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 6 дней назад

    Masha Allah sister farxiyo ❤❤❤❤

  • @sowdaaadan
    @sowdaaadan 5 дней назад +1

    ماشاء الله ❤

  • @UmasalmanUmasalman
    @UmasalmanUmasalman 3 дня назад

    🤲Insha allah 🤲😢

  • @SaidoHassan-y1m
    @SaidoHassan-y1m 6 дней назад +1

    Mashaallah ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @SeynabJibriil
    @SeynabJibriil 3 дня назад

    ❤Dhab dahab😊😊😊❤❤❤

  • @FardowsaAbdikadirAkhii
    @FardowsaAbdikadirAkhii 6 дней назад

    Alaabta cusub love camal u sameysan Waku heystaa Masha Allah

  • @NimcushNimcush-e8d
    @NimcushNimcush-e8d 5 дней назад

    Feyrusha ❤❤❤❤ farxiyo mcnto kusalmay

  • @AishaLadan-z1j
    @AishaLadan-z1j 3 дня назад

    Hadabka Sucuudiga meeqo waaye wllo

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 6 дней назад +1

    Garaamkii waa boql doollare bismillahi

  • @shamsomaxamed8446
    @shamsomaxamed8446 4 дня назад

    M.a frxiyo ficaney xafdeydaa agmarte❤

  • @NimcoCARABIYO
    @NimcoCARABIYO 4 дня назад

    Routinkii mxd ku dayzy firxiyo quruxy

  • @SahroFarah-fj4bv
    @SahroFarah-fj4bv 3 дня назад

    Hadana waa meeqa

  • @jumlotv2756
    @jumlotv2756 6 дней назад

    Hawar yarey allaha kuxifdiyo

  • @saafiabdalla9448
    @saafiabdalla9448 6 дней назад +4

    Maleyga soo horseeyay reer maana iisho

  • @abdirahmansalan1583
    @abdirahmansalan1583 6 дней назад

    Farxiyo Kenya oo soo dihbi kartaa

  • @NimcushNimcush-e8d
    @NimcushNimcush-e8d 5 дней назад +1

    M.a valug qurxbdn mcnto tnx❤

  • @ruweydiinalaky7541
    @ruweydiinalaky7541 5 дней назад +6

    Habo dacadsanida adi shekoyinkaga madhageysatid miya adileba noso gudbiye nagkasto marke guleysato io dahabke heysato marke kushegayan weyku fanan halhso dahabo ninkeyga igaday amaba an aniga hesta eku dhahane adna dahab adan heysan xta ama adan so gadanin madhahdid waso gatay hda mnta vlogan 20grm so gatay cml ina dhahdide eheyd ani hda ahn laha dahabka mesha yalo dhan ina so arursada marka camerada damiyo ucelin laha😂 fan de iyagaba weyku fanane dacadnimada igada😡😡😂🙈

    • @farxiyo6060
      @farxiyo6060 5 дней назад +3

      Habar yar mcn qof mu'min ah been masheego xadiith nabiga s c w ahaaa suaal ayee saxabbada weydiyeen oo aheyd qofka mu'minka ah oo alle ruumeyay iyo maalinka qiyaamo malaga yaabaa inuu been sheego waxa uu dhahay nabiga s c w maya marba beenta kaftan magasho ugu yaraan iskaba daayee waxa uu lahyn qofka inuu yiraahdo anaa leh abaayo farxiyo tawakal alle hau siyaadiyo iimaanka iyo anagaba shukran gabadhydi

    • @ruweydiinalaky7541
      @ruweydiinalaky7541 5 дней назад +1

      ​@@farxiyo6060Haa sax wye wan ogahy lkn cadowga iska busle kawaday mhne anigaba wan ogahy ine benta xaran thy lkn hda ada iso xasusiyy mhdsanid💯❤🙈🙈🙈

  • @umaramadaanchannel3871
    @umaramadaanchannel3871 6 дней назад

    Masha Allah Farxiya wll
    Xamar dhal malaha badan habenki miya wll

  • @JAPHETKIVUYO
    @JAPHETKIVUYO 6 дней назад +1

    Magala madaxda tugtug badana bisinke

  • @MaryenYusufabdi
    @MaryenYusufabdi 6 дней назад +1

    Wcs farxiyo 🎉🎉

  • @MaryamHassan-i2h
    @MaryamHassan-i2h 6 дней назад

    Eya habo farxiya sheko rapnaaaa

  • @JAPHETKIVUYO
    @JAPHETKIVUYO 6 дней назад +1

    Wcs Abayo

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 4 дня назад

    A S C ABAAYO BULAAKATII MAA II SOO DIIRII KAARTA

  • @HoodoMaxamed-i1b
    @HoodoMaxamed-i1b 6 дней назад

    Alaxamar ilahaw nabad ka dhig anigana nabad igu tus aan farxiyo mar uun arkee

  • @LadanMaxamed-o4m
    @LadanMaxamed-o4m 5 дней назад +1

    Habo rotiinkii maxa noga jojisay

  • @hamdibashirmohamud5961
    @hamdibashirmohamud5961 4 дня назад

    ala wan u xiisay bakaro iyo batigeda

  • @fartuncadey6945
    @fartuncadey6945 5 дней назад

    buramburka ya qadaay

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 6 дней назад +3

    Maana iisha ninka heesoyo heesta ninki dhoofiyo ninki degan dhulki hooyo muriidi miya

  • @MaryamHassan-i2h
    @MaryamHassan-i2h 6 дней назад

    Eeya hbo deee saka wa ku side wakhtigipa puranpur paaa nagu dhafise maxan dhagysanaaa

  • @naimaibraim1164
    @naimaibraim1164 6 дней назад

    Routine maxaa noga dhaftay

  • @MaxamuudGurey-h5f
    @MaxamuudGurey-h5f 6 дней назад

    Wlhi wan uxisey

  • @ZuuRuja
    @ZuuRuja 6 дней назад +1

    Waw

  • @MahamudSayid
    @MahamudSayid 6 дней назад +1

    Asc huno

  • @MaryanCabdullaahi-y3c
    @MaryanCabdullaahi-y3c 6 дней назад

    Wcs abayo❤❤🎉🎉🎉

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 4 дня назад

    FARXIYO MAMADA MAA WEEDIISEY IN AAD DUBANEESO

    • @FarxiyoTawakal
      @FarxiyoTawakal  4 дня назад

      Haa waan u sheegay

    • @zamzam5255
      @zamzam5255 4 дня назад

      @@FarxiyoTawakal MAASHAA ALLAAH waayee mahadsaniid

  • @SabirinMaxmuudcabdi
    @SabirinMaxmuudcabdi 18 часов назад

    😊❤❤❤❤❤

  • @QalbiMohammed-e1c
    @QalbiMohammed-e1c 6 дней назад

    Nabad warta ilaahy hakadhigo wll

  • @deeqa8896
    @deeqa8896 6 дней назад

    Shekadi away

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 6 дней назад

    Suuqa dahab ee bakaara Muqdisha cadey

  • @jumlotv2756
    @jumlotv2756 6 дней назад

    M,a❤❤❤

  • @زهرحسن-غ7ق
    @زهرحسن-غ7ق 6 дней назад +1

    Habo farxiyoy ilatali nin xasleh aya guur iso bandhiga ana ninka wan ka helay😢

    • @abdirahmansalan1583
      @abdirahmansalan1583 6 дней назад +2

      Abaayo aniga waxaan ku dhi la iska daaf aniga arkay xisah lee hayo

    • @CaishoAli-b5v
      @CaishoAli-b5v 6 дней назад

      Abaayo shanta farood ilhy ma sin salaato istaqaaro u tuko in ilhy qeer kaaga dhigo oo nin wanagsn ku noqdo xabbti

    • @dheemandegan4603
      @dheemandegan4603 5 дней назад +2

      Haduu naagtiisa kuu faaniyo oo waan jeclahay kudhaho guurso hadii aad ka aragtid inuu xaqirayo kacarar nin naagtiisa waxkasheegayo waligaa ha udhawaan

  • @hanadqasal7329
    @hanadqasal7329 6 дней назад

    ❤❤❤❤

  • @Farta-tu2je
    @Farta-tu2je 6 дней назад +5

    Maasha Allah ❤❤❤❤❤❤

    • @JdndHdjdjsn
      @JdndHdjdjsn 6 дней назад

      ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @SahromacalinNasir
    @SahromacalinNasir 6 дней назад +1

    ❤❤❤❤🎉🎉

  • @FurtunMuketar
    @FurtunMuketar 6 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ifrahmohamed5854
    @ifrahmohamed5854 6 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fadmaqaali4373
    @fadmaqaali4373 6 дней назад +1

    Scw ❤❤❤❤scw ❤❤❤scw

  • @Simraneyr
    @Simraneyr 6 дней назад

    Codkga lee no saar hbo

  • @maryankeyf4017
    @maryankeyf4017 6 дней назад

    Celiska meeqo maraya

  • @Ilmia-c5b
    @Ilmia-c5b 5 дней назад +1

    Aamiin