Somali iyo dhapmo maxa kala haysto 10 markii ka dhalaan waa tan lagugu dayacayo marka horane ilmo ilmo lagu hayaa yaa rabi ani waxa kujiro dadka weli alle awlaadsiinin iso duceeya walalaĥa halkaan kumidownay dar alle
Dadka soomaaliyeed qalad aamisanyiihin ma jiraa hadii labada qof ilmo isku dhali waayan cilada gabadha saara hospital wareege nin in caafimad loo balanqaaday mooda Ninka naag guursa la dhaha Hadii naagtaas ilma u dhhaasho gabadha waxay aamine in cilada ayada tahay wa iska ag fadhisane Dad badan waxa jira intay ilmo isku dhaliin waaye kale tagaan oo gabadha nin kale guursatee ilmo badan u dhashay wiilkana gabadha ilmo u dhaashay marka ninka kaliya inuu is jijaaabiyo ma aha gabadha adna ha quusane
dadka dhan a fikir kaaqaban hadana marwalba qaladka gabdha la sara qadarta alle wey ilowaayan dadka marka 9 laga dhalo la dayaco qof garabsina maleh binu adamka cidna kama ed beli karto 😢 gabar wlbo o rer alle ha siyo ubad barakeysan o bariyaal ah😢
Sheeko haday dhamaato hal jafitaaan noogu so xiji kadib sheeko kle bilow waa codsi yaa igu raacsan like ta aan ka daremo
Aniga abyo jiftanka wankahelaaa
Aniga abayo wanjelahay jafitan❤
Aniga ku raxanhy
Sow maha
Waridka hadey timaado shirki in aad ku adeecdo mabanaano allaha ayaaba taa na amray soomahaan marka somaalay waridkeen ayaan qacinaynaa haugalin danbi weyn shirkiga waa danbi weyn waridka iska key habaar kudhaha intaan alle la shariik yeeli lahaa habaar kaagaa ayaa laiiqaatay kudhaha xaqa marnaba hakala baqina waaridka allah ayaa kaaraali noqonayo ayagana karaali noqonayo hadey iska sayaad arintaa allaha nawada asturo dhamaanteen haqana hanagu sugo qeerkana hana waafajiyo aameen yaa allah ❤
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allha kubrakeyo mashllah jazakallah qer
M.a rer garowe hda nhy mnta wa so dhacnay farxiyqy😅
Somali iyo dhapmo maxa kala haysto 10 markii ka dhalaan waa tan lagugu dayacayo marka horane ilmo ilmo lagu hayaa yaa rabi ani waxa kujiro dadka weli alle awlaadsiinin iso duceeya walalaĥa halkaan kumidownay dar alle
Awlad baariya allha ku siyo Abyo❤❤❤
Owlaad saalixaad ah oo Kheyr qabto Allaah ku siiyo oo aan kaa soo daahin Aamiin
@@Duceysan24-io1zt aamiin waad mahadsantihiin
😢😢allha yarabi
Subxanalah 😭😭
Hospitalka shaafi wllshey iga wayn iiga jirto iigu soo duceeeya aydana qaliin kashay dhan xameetida mar iigu soo duceeya asaxaabta
Kkkkk wr yaa Alle yawan yaaa la orosayaa waxasu waaa shirki wlhi
Dhiga inu jinka ka cabay wa run lakin inay shirki samayso o isagi ado wa shirki acudubilahi mina shaydani rajim
Mashlh sabarkaa wa ajibb
Dadka soomaaliyeed qalad aamisanyiihin ma jiraa hadii labada qof ilmo isku dhali waayan cilada gabadha saara hospital wareege nin in caafimad loo balanqaaday mooda
Ninka naag guursa la dhaha
Hadii naagtaas ilma u dhhaasho gabadha waxay aamine in cilada ayada tahay wa iska ag fadhisane
Dad badan waxa jira intay ilmo isku dhaliin waaye kale tagaan oo gabadha nin kale guursatee ilmo badan u dhashay wiilkana gabadha ilmo u dhaashay marka ninka kaliya inuu is jijaaabiyo ma aha gabadha adna ha quusane
Soodhawoow farxiya ❤❤❤❤❤
Islanta yra waa qalin paapa lagu dhameyeee
Mashalh❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
Wcl sister farxiyo ❤❤❤
Wcs abaayo 😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲🤲
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn
Masha Allah 🎉❤
❤❤❤❤❤love you 🎉🎉
Habarta diin ma aaminsana
Masha alaah ❤🎉🎉
Alah ubad ha siiyo maskinta😢😢😢
Cajaib
😢😢😢😢
Subxanalaah
dadka dhan a fikir kaaqaban hadana marwalba qaladka gabdha la sara qadarta alle wey ilowaayan dadka marka 9 laga dhalo la dayaco qof garabsina maleh binu adamka cidna kama ed beli karto
😢
gabar wlbo o rer alle ha siyo ubad barakeysan o bariyaal ah😢
Wcs ❤❤❤
❤❤❤❤❤❤
Laba qof isku qornen jiiro in ilmo isku dhalaan
Asc farxiyo tawakal suaal rabaa inaad iga jawaabto abyo adoo raali ah suaasha waxa weeye labo qof haday isgursato wax ilmo ah dhalin sababtu maxey tahay ninku ugursada gabadhuna aysan ugursan la amin sanyahay ninka kaliya inuu isbara weyo ilaa gabadha famlikeda kaxanaqan aniga waxaan kamid ahay dadka caafimaadka 🤔
Bacdeen tan carab ayaa iska leh ee maa inaga daysaan Soomaaliyey 😅
Meeri ayu ahaa dhakhtarku
Ma adika qofka qisada so gudbiyay abyo mcn
@@Xamdimaxamad-bh1qm Maya qaali
Soomali waxay u dhaqmaan sidii inay dumarku ilmaha sameeyaan oo kale hada waxaa laga yaaba ciladu inay wiilka tahay. Migis rooxaan umada sharax waxaas oo dhan waa shirki qofii jinka quidiya weligood kama baxaan sababtoo ah jinkii baad heshiis la gelaysaa wal ciyaadu bilaahi
Wa 2 shaydan sida quranka ku jirta wayna ka shalayi malinta qiyame
@@hodanc6255 walaal dad badan baa waxaas sameeya siiba dadka waaweyn qaar baa waxaas aaminsan ilaahay hasoo hanuunsho. Laakiin wiilka iyo sagalba inay ka yeelaan maahayn maamada
Asc
❤❤❤❤❤
Wsc
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Wcs
Gabdha isku magacnahay😂
💍
Farxiyo blz codka ino dherey
Samecad ku dhisadaa ani cadka gaab 😂
@@Kawsar-r9x ma aragtay wan ku shaqeysana inan Mel saranee gaabin codka
Maanta magaaladeyda bay ka shidan tahay
Ayyy so mha mnta Leba nala so qbty😅
Garowe Jano
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Alla grawe😮😂
Siideba isha laso fiqaya marka farxiya ma dolba 😮😢
Indha Marki qofka laga qalo qofkaa maxaaa dhahdaaaan
Wr ilahy lama.hor cararo sapurka padiyaaa Ani naftay igu keenen maa gursatid. Ruxi idhaha kaly igurso paan ku dha haaa
Wad ku sugtay
Mana kudhalay gurso.igu wareriyen❤😂
@@HooyoMacan-y8u wlhi.ilen waa ila yaapantahy
Habo waxey somali sujuu inosheeg plz😮
Somalida kenya dagto ee kenyatiga ah
Qalbiyey somali suju mxawaye
Somalida kenya waye
Hayaay sheekada Ree muqdisho haday so gasho dulmi kama foga
Nayaa dulmiga jooji wasaq yahey wax niiga dulmi badan majiraane
Naa pl.Amusa .somli oo dhan paa wada dulmiyaaa
Rer muqdisho bis wax madul miyan somali gasiman
@@NasraNasra-k9k maxaa Kaa maqan adiga meqo qof aa dulmiday
@@maryanmohammed9927 naa aniga waligey muslin ma dulmin ee adaa dulmiley ah oo dad islaameed aflagaadeynaayo ee aflagaadada iska daa
Ayaan goobdoon
Wsc
Mashalh❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤
Asc
Wca