Ninkii Saadaam Xuseen Dartii udilay inkabadan 600 Askari oo Maraykan Ah | Xulashada Dunida

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • Subscribe | Share | Like Comment

Комментарии • 61

  • @lailo8082
    @lailo8082 Год назад +9

    Mansha allah, ilahay waxan uga baryaynaa inuu janadardowsa ku casumo insha allah

    • @safiawarsame7120
      @safiawarsame7120 Год назад +1

      Inshaa Allaah Waa Qiso Cajiiba Dad walba Way leeyihiin Geesiyaal diifaaca Meesha ay ku Nool tihiin Aaminsana Qadiyad hada ka hor waan maqlay waxaas mood Aa markale inay igu Cusubtahay Anoo ka murugaysan Xanuunkii la gaar siiyey Dadka Reer Ciraaq oo ahayd Xanuun Xun Runtiina Ninka Shahiidkaa inshaa Allaah Inshaa Allaah,
      Taariikhda Islaamka maaha Markii koowaad oo Ciraaq Dhibaato loo geeysto, Tataarkii maangooliga Ahaa dhibaato Aad u Xun Ayeey u gerusten Ciraaq iyo Dunida Islaamka Markii danbana Nasrigii Alle Ayaa yimid Tataarkiina waa la kabinet kuwo badana waa Muslimeen Aduunkana waa Taariikh La Soo maray Waan rajaynayaa Xaqii iyo Cadaaladii Islaamka Alle in uu noo Soo Cesho Anaguna Aan noqono kuwo Alle ku kalsoonoo u dhaqmo Sidii uu u dhaqmo jiray Qaytu Qali Allaah Scw❤. IyQ Qulafadiisii ka Soo baxay Madarasadii Nabi Muxamed Scw iyo Asxasbtiisii Allaha kawada Raali noqdee Alloow naga yeel mudlimiinta Qaalisa oo dacwada macaankeeda umada bara oon Ayaga isku Kooning Nicmada Alle Siiyey oo u istaaga Sidii Rasuulkeenii Muhamed scw❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fadumomohammed541
    @fadumomohammed541 Год назад +13

    Ilaahay haw naxariisto marxuunka AAmiin yaa Allah

  • @ReehanAdam-w2k
    @ReehanAdam-w2k 9 месяцев назад

    Raxmatullahi wasica waa shahiid geesigii Reer ciraaq Abuu salax io sadam xusein dad jaajusiina ciraqiyiin Rufiyaanay baa rufiyaanay illahay ha u wada naxariisto 🤲

  • @kamalhussein5603
    @kamalhussein5603 Год назад +1

    Waa sifooyin lagu yaqaano caada qaata yaashay dilay abuu salax markey arkan qof dalka iyo dadka dan u ah cadowgana kasoo horjeeda iney dhabarka kajabiyan laakiin lama ilaawo dadka lamidka ah abuu saalax Allah ha u naxariisto geesi guul gaaray

  • @yuusufsalaad7148
    @yuusufsalaad7148 Год назад +1

    Zadam Hussein Alle ha unaxariizto

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 Год назад +1

    Ilaahay naxariistii Jannatul firdowsa haka waraabsho

  • @khaliifsaeed261
    @khaliifsaeed261 Год назад

    Shiishyahan juba wuxu ahaa ninka aduunka ugu badiya shiishka another level weye juba

  • @maxamedwadani5640
    @maxamedwadani5640 Год назад +6

    Geesi garab waayay

  • @farhiyaibrahim4886
    @farhiyaibrahim4886 Год назад

    Ax Ax Ax in nolol laguqabto Ma
    Aheyn lkn Ilaahey baaqadarey
    Ilaahey Ha unaxariisto🙌

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 Год назад +2

    Masha Allah tabarakalah allah shuhadada macooda ka dhigo

  • @halalpolice23
    @halalpolice23 Год назад +1

    Allah how naxariisto wanka naxay markaan maqlay wuu dhintay.
    Mujaahid buu ahaa Allah yarxamuhaa

  • @ahmedjibril5218
    @ahmedjibril5218 Год назад

    Ilaahey ha u naxariisto Abu Saalax Wuxuu ahaa Geesi Qaran iyo Xaq u dirir

  • @abdullahijama4744
    @abdullahijama4744 Год назад +1

    Ilaah ha u naxariista geesigaas reer Baqdaad

  • @maryananshur5732
    @maryananshur5732 Год назад +3

    Ilaahay haw naxariisto

  • @isseabdirahman1915
    @isseabdirahman1915 Год назад +1

    Alcaansi Allah jannatul firdowsa haka warabiyo ❤❤❤❤❤ halyay

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment Год назад

      Allaha Unaxariisto Geesigaa Ciraaqiga ah ee cadowgiisa gacantiisa kaga ciil baxay Mashallah 🥰 Ilaahayna Hauxariisto Geesiyadii Ciidankii SomaliGalbeed ee Kaaraabidhdha Cadowgii Somaliyeed Shiishka iyo madaafiicda kuwada dilay buuraha dhexdooda qiyaas toban kun oo huwantii ahaa Allahu Akbar ❤❤❤❤❤❤Wariye kuwaa tasriikhdooda soo tabi gresiyadeena mise Isaaq ahaan ay ahaayeen ayaad uduugaysaa taariikhdaa subhannallah qalbiyadeenuu ku yaalaa Somali oo idil inta caqliga fayow ee cuqdad ku jirin ayaana uducayn allaha u wada naxariisto geesiyada Somaliyeed qabiil walba intii xaqqa ka aheed Somalinimada intii burburisayna ilaahay naarta haku wada kulansiiyo iyo kuwa maanta Shanta Somaliyeed madax u ah ilaahay silic ha’udilo yarab ilaahay Somaliya ha mideeyo aamiin yarab ❤❤ 🇸🇴 ❤❤

  • @fadumomohammed541
    @fadumomohammed541 Год назад +2

    Maashallaah xaqudirirkoow AAMIIN

  • @faahiyeelectronic5503
    @faahiyeelectronic5503 Год назад +2

    Allah naxaristi jano haka warabsho

  • @FaadumoMaxamed-gn5og
    @FaadumoMaxamed-gn5og Год назад +1

    ilaahay haw naxariisto mujaahid waa kaas

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 Год назад +1

    Allaha u naxariisto.

  • @alcowdafarah307
    @alcowdafarah307 Год назад +1

    Wllhi Geesi Buu ahay ragu waki Go,aan Qaata

  • @shindonunowhussein9312
    @shindonunowhussein9312 Год назад

    Allah unaxaristo qabriga Allah uwasiciyo 😢

  • @alphaalpha3507
    @alphaalpha3507 Год назад +1

    3:37 100/1 no money percenget 😅brother more people watching you 😂😂😂

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 Год назад

    Halyey garabwayy hada maqasha waka Allah jannahdisa hageya🤲

  • @liibancartan8591
    @liibancartan8591 Год назад +1

    Keep going

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 Год назад

    Waa nin Geesi Ah ma sha Allah 👏🤲👏👍🙌

  • @shaaficicali-he2ig
    @shaaficicali-he2ig Год назад

    Asc inji: yaasiin iyo team horufadhi tv iyo barnaamijka xulashada dunida geesigan reer ciraaq waxan dhihikaraa waa geesi gumeystihii dalkiisa kusoo duulay wuxuna kagutay wajibkii eey lahayeen gumeystihii marenkanka wuxuna gutay waajibkii dalkiisa kasaarnaa

  • @ibrahimhajibare4308
    @ibrahimhajibare4308 Год назад

    Alah unaxaristo waxo aha gesi gesi dali o ani cml 😂

  • @hamzejama8594
    @hamzejama8594 Год назад

    Qanaas baqdaad mustafe la odhan jiray film ayaa laga matalay

  • @muzamilabdaraxman4683
    @muzamilabdaraxman4683 Год назад

    Allah u naxariisto

  • @YusufMohamed-s3q
    @YusufMohamed-s3q Год назад

    Libaax libaax dhalay wlhi waa geesi wadani ah

  • @fadumomohammed541
    @fadumomohammed541 Год назад

    Raximullaah raxmatan waasican dhamaan shuhadadii ushihiiday inay suuliyaan dulmiga daalimiinta

  • @a_shaafici_nor8842
    @a_shaafici_nor8842 Год назад

    Mujaahid wayn buu ahaa

  • @sundusmohammed8030
    @sundusmohammed8030 Год назад

    Maasha allaah

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 Год назад

    RABBI HA UNAXARISTO GEESIGAAA ❤

  • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
    @ZakariyeMaxamed-vj5ot Год назад

    Aniga dhig iraqiyan inu rerahena ku juro wa maqla lkn dulanka marwalbo dhagaheygi garo wan ilmeya

    • @2daysago_
      @2daysago_ Год назад

      Iraqiyiinta ilaa xiligii saxaabada munaafiqiin dhagar badan ayey ahaayeen. Dadka aduunka joogo dadka ogu xun waye

  • @Dayr12
    @Dayr12 Год назад

    Jubba geesi ayuu ahaa

  • @xuseenibrahim4070
    @xuseenibrahim4070 Год назад

    Ayaa labaryaa. Hee Australia 🇦🇺 ama USA imiika kadib Fiir shasho U SA iyo enkriis Shook

  • @MOW_YARE
    @MOW_YARE Год назад

    Juba hero

  • @mozaakoofficial6801
    @mozaakoofficial6801 Год назад +2

    taliye video gaan wa hore ayan Dawaday mahad sanid wa nogu so celi say i hope wax cusub inaa nala wadagtid mahad sanid codkar aaan jecelahay ba Tahay

  • @aamirmatiasofficial5353
    @aamirmatiasofficial5353 Год назад

    Ma aysan qaban wuu qarsoomay aakhirkii jubba

  • @cademarwaan1621
    @cademarwaan1621 Год назад

    NINKAAS CAMAL MUJAHID AH MID SHACAB HOTELDA UGU GALO MAHAN MUJAHID ALHA UNAXRISTO

  • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
    @ZakariyeMaxamed-vj5ot Год назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdirshiidmaxamed6730
    @abdirshiidmaxamed6730 Год назад

    Ninkaas isagoi Jeelka kujira Ayaa Niman ciraaqiyiin jeelka kudileen Dadkiisii uu Wax kadhicinaayey baa diley

    • @2daysago_
      @2daysago_ Год назад

      Ciraaqiyiinta waligood munaafiqiin ayey ahaayeen ilaa xiligii saxaabada... taarikhdooda soo baar. Dadkaas waa dadka aduunka ogu xun.

  • @Dalxiis490
    @Dalxiis490 Год назад

    Geesibuu ahaa nini qudhatee carab ahaa ee isreal gantalo ugu jawaaba

  • @adansuleyman7495
    @adansuleyman7495 Год назад

    IGA GAARSII

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi Год назад

    ❤❤

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Год назад

    Halyeey waligiis
    waax dilo ama Gacan cadow galiyo Daba dhilif Munaafaq ah

  • @aminaali5816
    @aminaali5816 Год назад

    Ninkaa taalo Halloo sameeyo

  • @aminaali5816
    @aminaali5816 Год назад

    Cadawgiina xasuuq abahood was ooyina kuwa dilayna duli ala habado kolay nolol fiican kuwaarimaayaan

  • @MohamedAli-xh8vt
    @MohamedAli-xh8vt Год назад

    Juba

  • @AhmedHassan-di6vb
    @AhmedHassan-di6vb Год назад

    Saddam
    Wuxuu ahaa keigii taliye maangaab ah oo kibir iyo qab gees martey oo ay reer galbeedka islaamka u adeegsadaan,aakhirkiina isagey kawaanka saareen,
    Inkastoo si geesinimo leh uu Ku dhintey hadana cid isaga awgii u dagaalameysey may jirin ee waxa loo dagaalamayey dalka sidii cadowgii uu keeney looga saaro,
    Ciraaq
    Hanoolaato,

    • @kamalhussein5603
      @kamalhussein5603 Год назад

      Siwalbaba geesi buu haa aan dhag udhigin digdigta reer galbeed

    • @khaaliddayib3354
      @khaaliddayib3354 Год назад

      Waan gartay inaad reer galbeedka iska dhaadhiciso munaafaq🇮🇱❌

  • @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
    @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er Год назад

    Been baad noo sheegaysaa sadex oo kale duwan ayaad noosheegaysaa niyaw beenta iska daa ninkan lama hayobah lamana helin wax kale noo sheeg nin wayn ayaad tahee Waxaad dadka u sheegayso iska sax