DEG DEG Mucjiso Ka dilaacday Itobiya & Foolkanadii oo Laba qaraxday, Hakan Fidan oo Moqdisho kasoo D

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 янв 2025

Комментарии • 22

  • @MohamedShiekali
    @MohamedShiekali День назад

    اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته ❤❤❤

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 День назад +3

    SOMALIYEEY ODIGAN IYO DOWLADDISA WAXAY MUQDISHO UGU SOO QULQULAYAAN, IN ITOOBIYA BADDENA AY SIYAN , XASSAN SHEKH NAGA QABTA, INTA AYSAN BADDENA FARAHENNA KA BIXIN, XASSAN WAA CALOOSHI U SHAQEYSTE, MADAXDA CAALAMKANA AY WADA OG YIHIIN.

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 День назад +3

    Turkiga shacabka Somalida oo kacareysiiyay , Axmaaro marabno waa cadowga

  • @Nia2tt1
    @Nia2tt1 День назад +2

    Turki😮😊 lama Amini karo oo waa daneste hun weeye oo Adowga uu shaqeya

  • @AbdirahmankalifBurgal
    @AbdirahmankalifBurgal День назад +2

    waa in laga ducaysto soomaalida lagu gumaaaday galbeedka sitti

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 День назад

    Turkey 🇹🇷 with Ethiopia 🇪🇹
    Somalia 🇸🇴 belong Somalialy peoples
    And Turkey 🇹🇷 can not force Somalia !!!

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 День назад +1

    DULMIGA ITHOPIA XIRGAHA AYUU KU GOOSTAY DERISKEEDA ILLAA HEER AAY GAARTO WAAN XOOGAYAA HADII KALE HALEEY SIIYO KAGURO DHEH ABAALMARIN HEERSARO AH AYAA ALLAAH UGU YIMID KIBIRKA WAA LAGU KUFAA

  • @SahraHassan-p1o
    @SahraHassan-p1o День назад +1

    Turkiga.shacaba.somaliya.way.jeclayen.lakii.hadi.itobiya.nowado.wanu.nacayna

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 День назад

    Masar❤❤❤❤❤

  • @HiboXasan-ni7em
    @HiboXasan-ni7em День назад +1

    Pourquoi le ministre Turquie il va le capital de Somalie et le capital Éthiopie ❓️il parle de Somalie pour partager notre avec Éthiopie ❓️c'est non non non

  • @Mr24may1991
    @Mr24may1991 День назад

    Vulcano ha oran, Burkaano dheh

  • @kaafiartan7788
    @kaafiartan7788 21 час назад

    Sxb adoo raaliye iska jooji erayga ah iyo sidoo kale iyo sidookale iyo sidookale xitaa warkii ayuu kaa fool xumaynaya erayga tirabadnidiisa

  • @xasansalaad7947
    @xasansalaad7947 День назад

    KuLaabo ereyga cadow

  • @XusenXasan-e7m
    @XusenXasan-e7m День назад

    No atoobi marabno

  • @G4STV2858
    @G4STV2858 День назад

    Cafar habaarka somalidii Gobolka Sitti ayaa kudhacay ugu yaraan 500 oo ruux oo muslimiin oo wax walbo leh dad waaweyn & ilmo yar yar saqiiri ah ayeey xabad iyo birta ka asleen Cafar Islaam bey afka kasheegtaan lkn dadka muslimka ahe bilaa sabab bey birta ka aslaan

  • @kadrahadji9734
    @kadrahadji9734 20 часов назад

    Waxay uu geeystay Aabie Ah iyaa keenay burburka holaca hada haysta dhulkiisa wa dhagarki uu ka galay gobalka Sitti ee somaalida isaga iya hoosta ugu jiray oo laqabtay waa ciqaabta Alleh.hada waxa gacanta siinaya Xassan Shekh oo laqaybsan doona balada haysata Aabie oo ah gaal ismooday caqli badaneh kaaso ah nin dhig badan gacanta ku leh Xassanow ka dheerow ninka

  • @CosobleDiiriye
    @CosobleDiiriye День назад

    Maxay dalkeenna ka soo doonayaan,khaaimiintaan raba inay dalkeena Amxaaro u siisyaan.
    Sidee baad dalkeenna logu qaabili karaa,nin raba ama doonaya inuu
    Dalkeenna kala jar jaro,ama kala gooyo.
    Ankara waa Soomaali cadawgeeda,iyo saaxiibka cadawgeenna.