Somalia waa in laha dhameeya Xoolaha waa waxa u keena Waddanka Abaarta; lacagta ka so gasha Xoolaha waxaa lagu so gadi jiray Qaad Khanriga iyo Dragga ha la joojiyo 😅😮😢😂😢😅😮😢😂😂
😂xasan baa ugu taajirsan somali maanta, waa No. 1 xasan hada, waxyaalo haduu lawareego sida xoolo kaganacsiga na wuxuu noqon in ka yar hal sano Bilionair ka adduunka ,sirta bangiyada ee ah magazine (The fast growing persons to be weathier in the world ) ayuu ku jiraa xaabsade hadda,😅.
DOORASHO WAA MAAWELO, DADKA LAGU MASHQUULINAYO, XASSAN IYO QOYSKIISA HANTIDA DIBADDA AY DHIGTEEN, AYEY CAALAMKI LA YAABAN YIHIIN, SIYASIIN KU SHEEGI MUCAARADKA AHA JEEBABKA AYA LOO BUXSHAY, WAR DALKU WA LA IIBIYAY, EE HURDADA KA TOOSA SOMALIYEY AMA QABIIL KA SHEKEYA.
Nin kaan Uma bogin Erdogan Waa Nin Liiska Celiyo Ubaahan Danta Ethiopia 🇪🇹 Oo Kaliya Ayuu Ka Shaqee Nayaa Somali 🇸🇴 Dan Kamalahan Dowlada Talaabada Ey Qaadeyso Haka Fiirsato %500
Erdagon ha yimaado Soomaaliya. But ha naga xishoodo inuu badda Soomaaliya siiyo Ethiopia, asagoo ka saxiixaya wax magarato sheeganaya iney Soomaaliya u yihiin Masuuliyiin Soomaaliyeed. Cid badda Soomaaliya siin karta Ethiopia ma jirto.
Walaahi. Inaanay reer xamarku. Damiirba. Lahayn. Ninkii. Batroolkooda. Loo saxeexay. Ee abaalmarintoodii. Uga dhigay inuu. Si khiyaamo ku jirto. Ithopia. Uu ku soo. Hogaamiyo. Ayay. Soo. Dhoweynayaan.
Xasan wa asaga bobayo hantida qaranka waxuu u boobayaa kolay waa lagu nacayee wixii aad boobi karto boob marka ganacsatda aan damiirka laheyn lacagtiina ha iska luminina xasan dhul aabii leyhay ma aho dhulka uu idika ibinayo waa dhul qaran marka waxaad ogaataan lacagtiina meesh aad gelineysaan u fiirsada
Madaxweyne xasan shiekh waa aabaha weer,weer isaga sameyey oo ay u shaqeysaa,waan soo dhaaweynayaa xil ka qaadista ama ka xayuubinta xilka oo laga badbaadiyo dalka magafaha xasan weer.
Xasan magafe waxba ma dhaaf aan arxan laawe waaye dhulka noo ka xaraashka la heshiinta qawaariijta everything iib waaye wasaq maad xilka ka xayuubisaan maxaa sugeysaan af gambiya xaraash xoole dad weyne xoolaha isagu xirtay unuu carab xun ka shirkiobo hor istaaga hadaa niman raga tihiin bada hor istaaga canshuurta, boobka dhulka hor istaaga barihiina bar ka tusa wayoo way oo way xasan tuig baahane maba dhargayo waxaa la yiri bili liqo lagama dhargo alaha ku qabto
Subax wanaagsan Suldaanka TV Hambalyo 500k ayaad gaarteen Masha allh guuleesta
Islaankadiinta ayuu udhaqanaa oo illaahaye ayuu masaajidyada oo ahbayedka illaahayekubarijirtaye ooalle kuxusijirtaye xasatuugwaxa kaleoo udhiman majoring masaajidyadi
I oodhan wuu burburiyae😢😢😢😢😢
WAR BADDA SOMALIA, XASSAN ITOOBIYA AYU KA IIBINAYA EE KA GAARA, ORDAGAN KA HOR.
BAARLAMANKA, HADDEY DAACAD YIHIIN, ORDOGAN INTUSAN XASSAN SHEKH BADDA KA SAXIIXIN DEG DEG XILKA HA KA QAADAN, ARRIMAHA BADDANA HALA HORJOOGSADO, ILEEN XASSAN WAA NIN ITOOBIYA DALKA IYO BADDA U GACAN GALINAYO.
Ordegaan wuxuu dulaalayaa badda Soomaaliya waa khaa'in ha lagu mydahaarado
Waxba kuma Samayn karaan Xataa Haday 200 Noqdaan Dhamaan Xildhibaanadaa kasoo Hor Jeeda MD Xasan Shiikh Waa Jawaasiis Etoopia Soo Dirsatay Guul MD Xasan Shiikh ❤
WAR BADDA....BADDA ....ORDOGAN KA GAARA.
BU YASEER IYO XASSAN SHEKH, 50% AYA LAGU HESHIIYAY.
Somaliyeey dhul danta guud ah ha isku gadanina suurtagalna maahan in aad nabad ku noolaataan
Suldaanka TV Qodoba qaraar wali waa lahay qaarkas
Reer xamar xornimo iyo dawladnimo waxay kubadasheen rooti
Ganacsadaha acjanibka iska ceeliya oo hawl dhan ka gabta
Xildhiabaano Malaha soomalia
Xasan shiiq waxaan Dagaal aheyn marabo inlaguqaado
Somalia waa in laha dhameeya Xoolaha waa waxa u keena Waddanka Abaarta; lacagta ka so gasha Xoolaha waxaa lagu so gadi jiray Qaad Khanriga iyo Dragga ha la joojiyo 😅😮😢😂😢😅😮😢😂😂
MADAXWEYNE XASSAN SHEKH, OO QORSHEYSTAY, IN UU DALKA KA GUURO, AYU BAD, BARRI IYO QARANIMADADUBA IIBINAYA.
Shirka xasan shiikh waxaa kasoobixikara sidii loogadan lahaa guryaha hooyooyinka
Wadankeenii waxaa lawareegaye urtugaan oohosta kuwataitobiya yuhuud masar waxaana looxiraye mugdisho meelihii ladudumiyecshacabkaiyomasajidyadii laburburiyae suuqyadii sidbakasrah sida isbahaeyesigaoohadaugudanbeeyowaxalaburburinayo😢😢😢
WCS WRB
Waa. Wixii. Uu suldaan. Dube sheegayaye. Show. Haye. Tuugo mooyee. Wax kale ma yaqaanaan
😂xasan baa ugu taajirsan somali maanta, waa No. 1 xasan hada, waxyaalo haduu lawareego sida xoolo kaganacsiga na wuxuu noqon in ka yar hal sano Bilionair ka adduunka ,sirta bangiyada ee ah magazine (The fast growing persons to be weathier in the world ) ayuu ku jiraa xaabsade hadda,😅.
DOORASHO WAA MAAWELO, DADKA LAGU MASHQUULINAYO, XASSAN IYO QOYSKIISA HANTIDA DIBADDA AY DHIGTEEN, AYEY CAALAMKI LA YAABAN YIHIIN, SIYASIIN KU SHEEGI MUCAARADKA AHA JEEBABKA AYA LOO BUXSHAY, WAR DALKU WA LA IIBIYAY, EE HURDADA KA TOOSA SOMALIYEY AMA QABIIL KA SHEKEYA.
Ninkaan urduqaan kaah hayesaka celiyo waatuug xasana waa tuug waa labo naheshiiyae isbahayesigiiislaankulahaa ee bayedka alle lagu caabudijiraye ayuu burburinayaa xasan dhiiqo😢😢😢
Welcome to Mogadishu, Mr. President Erdogan.
Vusheeg xildh aad dheegtay inaan ugu galayno guryaha waa ka ilbaxnay xiliigii danaystahayaasha baarlamaanka fadhiya
Nin kaan Uma bogin Erdogan
Waa Nin Liiska Celiyo Ubaahan
Danta Ethiopia 🇪🇹 Oo Kaliya Ayuu Ka Shaqee Nayaa
Somali 🇸🇴 Dan Kamalahan
Dowlada Talaabada Ey Qaadeyso Haka Fiirsato %500
Erdagon ha yimaado Soomaaliya.
But ha naga xishoodo inuu badda Soomaaliya siiyo Ethiopia, asagoo ka saxiixaya wax magarato sheeganaya iney Soomaaliya u yihiin Masuuliyiin Soomaaliyeed.
Cid badda Soomaaliya siin karta Ethiopia ma jirto.
Xasan shiikh waxuu ku waashay dhulka danta Guud oo ku yaal gobaha magaalada
ugu fiican !!!!
Xasan Shekh Waxaa iiga Daran
Ka Erdogan Layiraado oo Wadanka ugalinayo Ethiopia 🇪🇹 Si Farsama Ah Bada
Wa in Laga fiirsadaa Socdal kiisa
ISRAEL 🇮🇱
USA 🇺🇸
EUROPE
UAE 🇦🇪/ 🇹🇷
Ethiopia 🇪🇹
Maxad kahadleysa qabilmiyad kudifaci xasan tuug asagaba ushaqeya itopia sumacadna lahen gaal nijaas ah ayu dhunkae baqtina usajuday subxanallah alla umada soomaaliyed hakaqabto asaga iyo wixitagersan
Xasan xaraash iska qabta ma gafuu noqday odeyga shaqo ka qabta
2025 happy New year Maxa ka micna ah marka so adiga muslin Ah haddane Mesha Happy New Year kugu qoran
Hooyadaa ayaa dhulboob wadato
Barlamaanku waa kuwii ansixiyay dastuurka dalka kalgoogaynaya ee fedraalka iyo four point five waxayna u taaganyihiin oo kaliya illaalinta danaha maraykanka madaxwaynuhu haduuqaado talabo dan u ah dadka somaliyed.
madaxwaynaha ayay mooshin kakeenayaan oo ay ridayaan somali waxba umataraan meeshna kamatagaan
Walaahi. Inaanay reer xamarku. Damiirba. Lahayn. Ninkii. Batroolkooda. Loo saxeexay. Ee abaalmarintoodii. Uga dhigay inuu. Si khiyaamo ku jirto. Ithopia. Uu ku soo. Hogaamiyo. Ayay. Soo. Dhoweynayaan.
Xasan wa asaga bobayo hantida qaranka waxuu u boobayaa kolay waa lagu nacayee wixii aad boobi karto boob marka ganacsatda aan damiirka laheyn lacagtiina ha iska luminina xasan dhul aabii leyhay ma aho dhulka uu idika ibinayo waa dhul qaran marka waxaad ogaataan lacagtiina meesh aad gelineysaan u fiirsada
Nacdal baa ku dhacday xasan tuug madax Wayne ma aha
Waxan dowlad maha waa toogo
Madaxweyne xasan shiekh waa aabaha weer,weer isaga sameyey oo ay u shaqeysaa,waan soo dhaaweynayaa xil ka qaadista ama ka xayuubinta xilka oo laga badbaadiyo dalka magafaha xasan weer.
XASAN WEERO MAGAFEE.
Xasan magafe waxba ma dhaaf aan arxan laawe waaye dhulka noo ka xaraashka la heshiinta qawaariijta everything iib waaye wasaq maad xilka ka xayuubisaan maxaa sugeysaan af gambiya xaraash xoole dad weyne xoolaha isagu xirtay unuu carab xun ka shirkiobo hor istaaga hadaa niman raga tihiin bada hor istaaga canshuurta, boobka dhulka hor istaaga barihiina bar ka tusa wayoo way oo way xasan tuig baahane maba dhargayo waxaa la yiri bili liqo lagama dhargo alaha ku qabto
Erdogan wuxuu rabaa innu somalia odhan kuwereejiyo Ethiopia waayo shidaalka somalia laga qodaayo Ethiopia ayaa qandaraas kuqaadatey.waxaa lagusafeeyniya Addis o u iibgeeyneyso kenya tanzani iyo mozambique Tubooyinka iyo tareenka iyo laamiga illaa Addi waxaa disaayo Turkiga. Somalia waa udamaatey bye bye
Kusoo dhawow madaxweynaha labaad itobiya Erdoğan kan maaba idinkusosocdo hhhh shidaalkiina mar hore ayuu labaxey kkkkk
Suldanka TV FITNADA JOOJIYA, Shacbka ka daaya BEEN ABUURKA iyo isku DIRKA, iLaahey ka cabsooda oo ka baqda.