Dhibka waxuu ka yimid hantida ku dhax jirto neyroobi oo u badan tan Somali oo si sahlan loola soo bixi la,yahey ama loo baqaayo in la dhaco , marka waa in si hoose loo hubeeyaa Somalida ku nool Nayroobi oo hantida ku leh si leysaga celiyo Ciidanka kenyaanka aysan u soo haweysan in ay wax yee leeyaan ,jaadka iyo wax kasta oo badeeco ahna aan laga soo qaadin , Xuduudana la xirto dhanka Hawada & dhulka ,bad. dhanka xadkana laga car qaladeeyo oo Somalida ku dhax nool ay Xabadeyso si qarsoodi ah loona saariyo Alshabaab iwm.
Soomaali saw dal xor ah ma ahan,oo wadankay rabto,saw calaaqaad lama xiran karto. Amxaaraddu saw maalin walba dhaawacayaan midnimada dalkeena. Runtii qalad wayn bay ahayd inay Soomalia Abiye,wadahal la yeelato,ilaa dalkeenna ka saarayo Ciidamdiisa xooga iyo sharci darradaa ku jooga.
Talaabadii xamza ayaa ah in laqaato qaadka in deg deg loo jaro xiriirka hoos loo dhigo,kenya iyadaa iska arki laheyd miisaaniyadisa oo hoos udhicilaheyd in la ciqaabo ayuu gafuur ku fcn yahay in loo naxariisto ma istaahilo
Siyaasada ethiopia waa in uu xasan tagin masar ama uusan ciidamada masar ay marna ka mid noqon ciidamada nabad ilaalinta waa in ay xasan u meerisaa cida uu xiriir la yeelanayo oo macnaheedu yahay xor ma tihid.
Dhibka waxuu ka yimid hantida ku dhax jirto neyroobi oo u badan tan Somali oo si sahlan loola soo bixi la,yahey ama loo baqaayo in la dhaco , marka waa in si hoose loo hubeeyaa Somalida ku nool Nayroobi oo hantida ku leh si leysaga celiyo
Ciidanka kenyaanka aysan u soo haweysan in ay wax yee leeyaan ,jaadka iyo wax kasta oo badeeco ahna aan laga soo qaadin , Xuduudana la xirto dhanka Hawada & dhulka ,bad.
dhanka xadkana laga car qaladeeyo oo Somalida ku dhax nool ay Xabadeyso si qarsoodi ah loona saariyo Alshabaab iwm.
Kenya iyo Ethiopia waxay sugayeen ilaa laga dhaariyo Donald Trump
Keenya ciidamada ka jooga gudaha somaliya iyo jaadka hadii xayiraad lagu soo rogo ayeey wax dareemayaan
Lacagtii somalida dhan waxa lageeyay kiiniyay saroyinka dhadhee waxa iskale madaxda somliyeed waa abalkoda may kadhistan 😢😢😢😢
Adigu maujawabilahayd xasan iyo xamse
Dadka somaliyeed shaqo kuma laha ee waxa noo keney madaxweynaha baahan😂😂😂😂
Hawiye ayaa lacag heysta ee soomaali lacag maheysato,kastee.
Keeynya xoolihi umada soomaaliyeed oo dhan ayaa gacanta ugu jira
Madaxweyn waa wareeray yaa u ah ciidan??
Xasan munafaq into xilka haayo somalia bahdil maweyneso😢😢😢😢😢
Doolada Hassan Sheikh Maxaa dabadhigay Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 iyo Emarates 🇦🇪 dhammaantooda Somalia 🇸🇴 marabaan inee ciidan milatari oo awoodleh Somalia 🇸🇴 marka maamulgobeed inteekajirto Somalia 🇸🇴 3daanwadan Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 iyo Emarates 🇦🇪 waligooda kamadabaharayaan faragalinta Aykuhayaan Somalia 🇸🇴
Dowlada Hassan Sheikh iyo wasiir Ali Balcad ayagaabarabo Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 iyo Emarates 🇦🇪 doolada Somalia 🇸🇴 lacag ookaliya Ayaa udaran dadaa waxeleyihiin dalxureeye maxaa dalxureeye Ah marka hore Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 iyo Emarates 🇦🇪 iskaxureeya Hadana kaaga siidaran Badii Somalia 🇸🇴 Ayaan Turkiga 🇹🇷 kuwareejiyay Ethiopia 🇪🇹 marka aaway doolada Somalia 🇸🇴 aad leedihiin dalxureeye Aniga waxaan idinleyahay Ethiopia 🇪🇹 Balan mataqaano iyo Hishiis danheeda ayeekafikirtaa Somalia 🇸🇴 ficilkaas ookale Ayaa looga Baahanyahay inee sameeso Somalia 🇸🇴
Kenya waxaa laguxanuujinkaraa qaadka oo laga joojiyo.taasina marabo inoow kudhaqaaqo maxadweynaha.
Qaadka kenya kayimaado waxoow uxeranyahay madaxweynaha.
Dhaqaalo ayaa kasogalo.
Marabo madaxweynaha inoow is cunaqabateeyo.
Xaan.wax.amini.majirtto
Siyaasadi wax ka aqoon oo saaxiib aan jirin bu is tusa kadibna waji kale bu arka.
Soomaali saw dal xor ah ma ahan,oo wadankay rabto,saw calaaqaad lama xiran karto.
Amxaaraddu saw maalin walba dhaawacayaan midnimada dalkeena.
Runtii qalad wayn bay ahayd inay Soomalia Abiye,wadahal la yeelato,ilaa dalkeenna ka saarayo
Ciidamdiisa xooga iyo sharci darradaa ku jooga.
SAXIIB INTA U XASSAN SHIIKH JOOGO BAH DIL JOOGTA AH FILO SABTO AH XASSAN SHIIKH WAXAA U DARAN $ & €
Hassan Munaafaq waa tuu na dhihi jiray kenya ayaan u tanaasulay arintii godomiyaha midowga afrika e fowsiya xaaji u kaga hiiliye gabdhaas somalida aheyd caku nabsiguu galay badnaaya Hassan Munaafaq 😡😡😡😡
4:46
SOOMALI HADAY CAROTO IYO HADAY QOSASHO MIDNA KENYA DAN KAMA LEH😂😂😂
Talaabadii xamza ayaa ah in laqaato qaadka in deg deg loo jaro xiriirka hoos loo dhigo,kenya iyadaa iska arki laheyd miisaaniyadisa oo hoos udhicilaheyd in la ciqaabo ayuu gafuur ku fcn yahay in loo naxariisto ma istaahilo
Hassan DHOQO Wa Moryan bililiqo bartay
Xasan dalxaraashe
Hassen shiikh sharci iyo hishiis midna ma xeeriyo hhhhhh😂😂
Siyaasada ethiopia waa in uu xasan tagin masar ama uusan ciidamada masar ay marna ka mid noqon ciidamada nabad ilaalinta waa in ay xasan u meerisaa cida uu xiriir la yeelanayo oo macnaheedu yahay xor ma tihid.
Waxa kaliya ee ay dawlada Somalia samayn karto oo sharafta iyo sumcada dalkena iyo dadkenana soo celin kara waa inay dagaal lagasho AS oo ah barta kaliya ee inagu taala wadan walbana inagu shabadeyay.
Dalkeena oo aysan argagixiso joogin baa ka wanagsan afrikoo idil
Kamana xanaqin kenya dawalad miya ka jirto somaliya adeer idka dalxiis dad iyo dalba doni meside xasan shiiq kusoco adeer halkad ka gashan kakalenaye
Hawiye aya xanaqsan soomali xanaqsan majirto
Allaha ku caafiyo
Horta dadka somaaliyeed iyo doowlada soomaaliyeed sidee beey isu arkaan ?
XUKUUMADA XASAN AYAX, IYADAA CAALAMKII OO DHAN NAGA SOO XIRTAY😂. TUUG CORRUPTION KU SHAQEEYA BAA LA OGAADAY😂
xasan jileec tuugsi ayuu yaqaan lkn marka ay timaad gacan adag wejiga ayuu qarsan abgaal aan busta hulaabnayn halkeed ku aragtey?
Xasan tuug waqtigiisa wuxuu ku dhameystay eriteria ithiopia iyo masar ayuu marba wadan u ordayaa xasan tuug waa wareeray
Datka somalieed kama cadhon waxba wayo somaliya dawlad mazha
Qaahiro muxuu karaadin jihowareer iyo maskax garaad baaku dhacay kinyo meelmasaarikaro muxuu kadoonaa muqdisho baa xalubaahane jawofar buukawadaa
Wareer 70jir
Islii mahooyadaabale Kenya. Waxaale daarrod itoobiya waxaale daaroor ruufyaanbaatttahay
Darood waa Somali
DAMULJADIID KOLBA DAL HANAGASOO DUL DEJIYAAN😂. TUUGSI DARTIIS BAY 1000 HESHIISYO AH DAWLADO UGU YEERANAYAAN😡. DAL IYO DUUNYABA CADOW BAY U LOOGEEN😢
Hooyada weydi su'aasha
Ahmed Madoobe waa landheere aan u sujuudin Oromo iyo Kuukuuyo.
Sida garaad tv u waran Hadid ksle iska daa warka waad ku ceceli saa warka
Kkkkkkkkkkkk saaxiib ilaah ah noo keeno dad wax iska cilin karo dad damiir leh
Maxamed siyaad bare ayaa noogu danbeysa cid wadani ah
Sidaan ahadii ku socoto dhaqaalaha somalida waa lala wareegayaa hantida taalo islii
Xasan tuug oo caqligiisu yahay caqliga dameeraha iyo muufada muxuu ka qaadi karaa axmed madobe oo nin daarood ah oo laan dheere banaan dagay ah xasan tuug markuu muufo iyo moxog ka dhargo ayuu iska riyoodaa axmed madobe Kenya iyo ithiopia asaga ayaa dagan xasan tuug caqli dameer ma is weydiiyay axmed madobe yuu yahay axmed madobe Kenya ayaa soo xireysa waa caqliga moxoga Kenya iyo ithiopia axmed madobe ayaa maamula Kenya iyo ithiopia Somalia inay dowlad ka jirto maba aaminsana xasan tuug waa gudoomiyaha gobolka banadir waa xaqiiqda xasan tuug meel uu sharaf iyo qiimo ka leeyahay ma jirto waa xaqiiqda
Go'aanku waxa u bahanyahay geesinimo,taasna laga filimayo dawlada.
Waar haayay ninki xassan sheikh waa wererey maar Abiiy buu dunkanaaya maarna masar buu kucararaaya hawiyow xassan sheikh waa washeey ee dakhtarka dimirka hageyeen tool laan baa haysa ninka
Umad la dumiya umad la dumiyay leeday XXX ayan ka saaray in lawada naco
Islii mahooyadaabale Kenya. Waxaale daarrod itoobiya waxaale daaroor ruufyaanbaatttahay
Xasan tuug oo caqligiisu yahay caqliga dameeraha iyo muufada muxuu ka qaadi karaa axmed madobe oo nin daarood ah oo laan dheere banaan dagay ah xasan tuug markuu muufo iyo moxog ka dhargo ayuu iska riyoodaa axmed madobe Kenya iyo ithiopia asaga ayaa dagan xasan tuug caqli dameer ma is weydiiyay axmed madobe yuu yahay axmed madobe Kenya ayaa soo xireysa waa caqliga moxoga Kenya iyo ithiopia axmed madobe ayaa maamula Kenya iyo ithiopia Somalia inay dowlad ka jirto maba aaminsana xasan tuug waa gudoomiyaha gobolka banadir waa xaqiiqda xasan tuug meel uu sharaf iyo qiimo ka leeyahay ma jirto waa xaqiiqda