Waa in la soo xiraa, 2daan nin, waayoo FIQI, Wuxuu yiri, iinYoow, waxaasi hadal diplomacy maahan, waxaan u baahanahay in la qeexo, Ethiopia waxa lagula heshiiyey.
MADAXWEYNE XASSAN SHEKH OO DIYAAR U AH IN U ITOOBIYA BADDENA U SAXIIXO, WASIIR FIQI MA OGOLA IN BADDA SOMALIA XABASHI LA SIYO, SIDAAS AWGEED AYU XASSAN SHESHEKH NINKA CALI BALCAD OO JAAHIL AH, LAKIN KU SHAQEYNAYO FIKRADDA XASSAN SHEKH OO AH IN ITOOBIYA BADDENNA LA SIYO.
MADAXWEYNE ORDOGAN, AYA MUQDISHO U IMANAYO, IN UU BADDENNA ITOOBIYA U XASSAN SHEKH QASAB KU SAXIIXO, SOMALIA MA LAHA RAG DALKA KA QABTO XASSAN NACAS IYO BURCAD ORDOGAN, OO SOMALIA DONAYA IN UU QAZA N0:2 KA DHIGO RABO.
Ali Balcad Sanbalolshe iyo kankle hebal Abdiqadir ladhahayo waxay u shaqeyan rabitanka Abiya Ahmed 3 nin ee Dowlad kasto timado kijira Ethiopia u jogan meshas. adiga ba baritan sameya umadana ushega hala iska wabto!
Subxaanallaah, Xasan sheekh, calibalcad, fiqi iyo intii lamid ahiba waa Ariyullaahu Baraar!!
Wasiir dawliyuhu waa jaajuuskii Amxaaradda
CALI BALCAD IYI FIQI 2BADUBA WAA BASAASIIN ETOOBIYA
Anagu waxaan kugulatalinayaa inaad joojiso iskudirka wasaarada soomaaliyeed from awdal
Qaranka soomaaliyeed yaan laga dhihin Xero dameero Ku hoydaan
SUBXANAALLAH.WAR KUWANY HALLA ISDHAAFIYO DOWLAADNIMO MA AHIIN.
Hada sxb fiqi waa wadani kuwaana dalkeey gadanayaan marka howshu waa sidaa.fiqi guul sxb shacabkaa ku garab taagan
Meel dhimaday
Qasaare u joog.
Xasan Sheekh ma jecla qof manag le.
Fiqi waxa jecel Somalida.
Sumcad ayuu ku yeeshay arinta dufaaca Badda.
Xasan Sheekh waaa gudaafad.
Xan xoolo cli balcad waa xabashi
S.tive fadlan taariikhda soo qor markaad warka ama news ka sheegayso
danaha turkiga iyo Ethiopia ayuu ka hor yimid fiqi
Xassan wa qasaaye Ethiopia aad u jecel fulayna ah, Cali balcad Xassan ba uga rali ah
Waa in la soo xiraa, 2daan nin, waayoo FIQI, Wuxuu yiri, iinYoow, waxaasi hadal diplomacy maahan, waxaan u baahanahay in la qeexo, Ethiopia waxa lagula heshiiyey.
MADAXWEYNE XASSAN SHEKH OO DIYAAR U AH IN U ITOOBIYA BADDENA U SAXIIXO, WASIIR FIQI MA OGOLA IN BADDA SOMALIA XABASHI LA SIYO, SIDAAS AWGEED AYU XASSAN SHESHEKH NINKA CALI BALCAD OO JAAHIL AH, LAKIN KU SHAQEYNAYO FIKRADDA XASSAN SHEKH OO AH IN ITOOBIYA BADDENNA LA SIYO.
MADAXWEYNE ORDOGAN, AYA MUQDISHO U IMANAYO, IN UU BADDENNA ITOOBIYA U XASSAN SHEKH QASAB KU SAXIIXO, SOMALIA MA LAHA RAG DALKA KA QABTO XASSAN NACAS IYO BURCAD ORDOGAN, OO SOMALIA DONAYA IN UU QAZA N0:2 KA DHIGO RABO.
Labadaan nin mid wuxuu doonayaa gumaysiga Ethiopia midka kalena gumeysiguu kasoo horjeedaa
Fadlan kasoohadal qoxootiga qoloji ee oromo caruurta soomaaliyeed kulaynaso iyo gaahada haysa caruurtaas
FIQI LAWASEEN OO SOMALILAND
AYAA WASTA NEDEL
Balcada mal hubaa inuu somali yahay???
MW HASSAN SHEIKH MADAXWEYNE MA AHIIN EE WAA CIYAALO SUUQ BEENAALEH UMMADA SOMALIYED UKU BAABINAYO.
Somaliyeey iska qabta madaxweynaha turkiga wuxuu. U soo socdaa in bada somaliya itoobiy qaadato
balcad waa adeege abiye
Balcad waa wakiil wadan shisheeya haystana baasaboor itoobiyaan ah.fiqi taariikh ayaa xusi doonta sida codawga itoobiya uu wadanka somaliya ugu difaacey intuu wasiirka u ahaa...waxaa u wanaagsan inuu xilka isaga tago.
Ilma aay hooyadood tuugo tahay caano kama dhergaan!! Culusoow, Balcad iyo Sanbaloolshe waa jawaasiis is og oo Itoobiya u shaqeeya! From Gedo /Jubaland
Fiqi maaha jaajuus laakiin cali balcad?
Cali Balcad, waxaa leysku raacsan yahay. Inuu jaajuus yahay. Waana nin caan ah. Kolley haduu xasan scek xiri waayo, ninkii xasan bedela uu xiri doono
Laakiin, FIQI, waxaa laga rabaa in uu caddeyo waxa lagula heshiiyey, xataa xasan sh hadduu wado in uu diyaar u yahay, waa in la ogaadaa
Waxa layiri lug hore oo lugdanbe dhaafta waajabtaa
Balcaad waxuu u shaqaya waa. ITOBIYA.
Fiqi waanin muwaadina oowarkiisu cadyay qabnale waxakukacay waadabadhilifyadii itobiya ushaqaynayay
Waar ninkan xasan sheekh maxaa lagadhawrayaa waakhaa inulwadane shacabku may aayahooda katashadaan oomudaaharaad kumuujiyaan dareenkooda
Ali Balcad Sanbalolshe iyo kankle hebal Abdiqadir ladhahayo waxay u shaqeyan rabitanka Abiya Ahmed 3 nin ee Dowlad kasto timado kijira Ethiopia u jogan meshas. adiga ba baritan sameya umadana ushega hala iska wabto!
Wan,sud
Dhaqankaan xitaa hogaan jabhad xitaa looma maamulo saan
BEEN AYAAD SHEEGTAY DULI FOQOL DULI
Haawiya Uf + Uf + Ufuuf
Habar gidir xaqii farmaajaa haysto
Ilaa farmaajo cafis weydistaane hoosbay u sii dagaysaa