Walaca Wiilka iyo gawadha yaa kulul

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 окт 2024

Комментарии • 266

  • @qaayasiman4545
    @qaayasiman4545  3 года назад +15

    Soo booqo Guruubka dumarka
    ruclips.net/video/n_aqZYgcBEo/видео.html

    • @ummohamed359
      @ummohamed359 3 года назад

      Masha allaah abayo ilmaha isku mid mahan adi wiiĺka ku dhib badnaa ana wiilasha ii dhib yaraa walac walaa dhalow marka dadka qaarba si ayay u qabataa xanunada walaca iyo fooshaba hooyo meel walba ay joogto allaha u dhib yareyo

    • @ummohamed359
      @ummohamed359 3 года назад

      Masha allaah abayo ilmaha isku mid mahan adi wiiĺka ku dhib badnaa ana wiilasha ii dhib yaraa walac walaa dhalow marka dadka qaarba si ayay u qabataa xanunada walaca iyo fooshaba hooyo meel walba ay joogto allaha u dhib yareyo

    • @ifraaxmaxamed8270
      @ifraaxmaxamed8270 3 года назад

      Urka isbuca uhoreyo selagu gartay abyo

    • @maryanhassan9018
      @maryanhassan9018 3 года назад

      Masha Allah

    • @hamdiyusuf99
      @hamdiyusuf99 3 года назад

      Wallahi bentada mahan 3wil dhalay walac rafaad tabardaro ziyaadiyo hadana walac ahay saas leen tacbaan u ahan

  • @xalimaqali8565
    @xalimaqali8565 3 года назад +143

    intii walac ah alaha u adkeeyo cafimaad taam ahne alaha siiyo owlad salixina alaha uga dhigo
    anakane rabow nagu deeq ubad baari ah

  • @iqramohamed4282
    @iqramohamed4282 3 месяца назад +8

    Aloow inta walac ah 2024 inoo fududeey😢

    • @maqsuudchannel4888
      @maqsuudchannel4888 2 месяца назад +1

      Amiin hadan tabcaan ahay alow noo adkey😢

    • @ayanahmednur5773
      @ayanahmednur5773 Месяц назад

      amin abayo aniga mel la jifaa allow no fududey

    • @nimcofaysal2676
      @nimcofaysal2676 Месяц назад

      Aamiin abaayo intee bilaad tahay hada

    • @ayanahmednur5773
      @ayanahmednur5773 Месяц назад

      @@nimcofaysal2676 abayo bisha 2 i dhamanoyso bisha 9 sadax i ah

  • @sucadoahmed9262
    @sucadoahmed9262 3 года назад +36

    Abaayo dadka iskumid maha aniga Walaca gabdaha ayaa iidaran🥺

  • @iqrocawil1003
    @iqrocawil1003 3 года назад +8

    Gabdhaha kulul heer waxan gaaray baris cad moye oo qalalan inan waxkale cunin miiyiga ayan u cararaa labadaydi gabdhood hada se Allax waxkaste oo suugo leh wan cunaa wana cabaa Allah noo fududeeyo intan haysana rabi hasiiyo yaa Allah🙏🙏

  • @hafsahusein8475
    @hafsahusein8475 2 года назад +7

    Bini adanka isku mid maha abayo wiil qaboow walicisana wa jira gabar waleceda kulul neh wa jirtaa🥰🥰🥰

    • @xaliimogeenyo1982
      @xaliimogeenyo1982 Год назад +1

      Gabdhaha walacooda aa ila taran aniga wiilisha wacooda aa ila fiican

  • @munamalable9258
    @munamalable9258 Год назад +5

    Ilahow wiil kadhig uurkan sido wa ilmihi uhureyy msha aalh

  • @fathiomar1896
    @fathiomar1896 3 года назад +11

    Asc abaayo Aniga gabadh Iyo wiil waa isugu kaymid dhakhtar Ayaan galaa Allaha noo fududeeyo intii aan haysana Allaha siiyo awlaad baari ah aamiin

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 Год назад +3

    Asc walaliyal iso duceya walca ku rafada mar walbn ur yesho inu rabi isaqiro inta ilamid ah rabi ha usaqiro inta an uwad hesan uwad kher qawo rabh hasiyo inta xamilada aha fusha rabi ha ufududeyo🤲

    • @Hodanmoh15
      @Hodanmoh15 Год назад

      Amiin wllo Aniga hada 3 wiigbaan ahay walhi durba tacban baan ahay 😢ilhay bariiyal hanoga dhiigo

    • @caishadaahir8608
      @caishadaahir8608 Год назад

      abaayo alle hano dhib dhaamo anine 3 week ahy manta isa baray ibilaawmay

  • @dhaymanluul4649
    @dhaymanluul4649 3 года назад +11

    Aniga walac wanso marey dhib sas ahna kuma arkin waxeyguna waan cunaa bishii 8aaad ahy alle ayaa og waxa aan wado allow ino fududeey dhamaaan intii uur leh intii aan heysana alle ha siyo

  • @rihaamhassan6011
    @rihaamhassan6011 3 года назад +11

    Adiga ayaa ilah kufududeyi gabadha ee masha allah waye wixii illah nasiyay inta an haysanina allah siyo

  • @keyfiincadey72
    @keyfiincadey72 2 года назад +1

    Abayo iso duceee na hada dhibane saaa u matagaaaye waaa daaalay wax ima macaaano talaaap xitaa ma qaadi kari iso duceey ki ugu horeeya saan ku noqdee kuwa kadambeeyana se waaye ilahayw isahal

  • @umuayman509
    @umuayman509 3 года назад +25

    wll qofba waa si ee inamada ayaa fudud sikasta culays iyo xanun badan ma laha dadka hablaha dhalay aad bay udhibtodan
    ale ha ino fududeeyo waxn sida uurki koowad waxn rajaynaya inu wiil ii noqdo saalixa 🤲🤲

  • @BisharoAden-q1m
    @BisharoAden-q1m 25 дней назад

    aamiin yaarabi

  • @umuilhan3794
    @umuilhan3794 3 года назад +9

    Manshaallah Abayo xaladas aniga hada kujiro waxan cuno wan somataga hadey Barafun isocarfo ciyalka saxarada kamadaqani karo wan kukormataga qolki nacay jikada ayan iskafarisana dulqad maqawo xanaga lee sarirta kamakici karo cajis lee gows aya isixanunay 3 hawen masaxanin ilahow nacafi awlada bari ah Allah nogodiyo runtii walaca masahlano wixi an cuno wansomataga ilahow inta haysanin owlad bari ah sii alahu ma Amiiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @najahalihirsi116
    @najahalihirsi116 3 года назад +5

    Gabadha kaliya qurbaha ku nol asturan ad aya ku tagera abyo mcnto ilahay haku xifdiyo

  • @cabdicasiisxuseen5967
    @cabdicasiisxuseen5967 3 года назад +2

    Thanks abayo sida aad talada macan iyo figrada wacan aad Nala wadagtay ajar iyo xasanad allaha ka siyo inta urka leh allha ufidudeyo iso duceya dhaman musliminta ku nol dunida melwalba ay jogan i.a aniganah idin so duceynayo hoyo walba uur leh allha ufidudeyo

    • @minoabdirahman8352
      @minoabdirahman8352 2 года назад

      Allaah kugu irzaaqo awoolda salixiin ah 🤲🤲🤲

  • @nacimohussein8171
    @nacimohussein8171 Год назад +1

    Asc abaayo aniga gabdhaha aya ku xanunsada wiilasha ifican

  • @axmedtrfaarax5021
    @axmedtrfaarax5021 3 года назад +5

    Ani hada uur qaday afarsano la iqabay madhalin had a ilahay uur isiyay hadana 2bil ahay marka ma aqaan will it gabadh wixi aleh isiiyo alx wlhi

  • @hooyosoomaliyeed6540
    @hooyosoomaliyeed6540 3 года назад +11

    Allah hbbt anga hada walaca ku jiro wlhi matag waxaan cuno markiiba suuligaan geeyaa afkaygana Dacar qararku kama ba o jir xanuun qandho aaan kala joogsi lahayn alxm allaw intaan haysan awlaad baariya sii yaa allah aamin u dhaha wllheen angna allaha no sakhiro hana adkeeyo oo nabad hysku kaaya tuso ichallah walac aaan arkay hawl yar ma aheee weliba ugubaan ahay alxm

    • @munaomar3746
      @munaomar3746 3 года назад

      Isku mid ayaan nahaya alle ha no fududeyo

    • @marworaaliyo4496
      @marworaaliyo4496 3 года назад

      Wll ana walac hada bilow ahay imisa bilood tahay ilaahay haynoo adkeeyo🤲🤲ilaahay intaan hayzanina haziiyo🤲

    • @munaomar3746
      @munaomar3746 3 года назад

      Abayo hada waxa ii dhamadaya sadex bil waxan dareemaya nafisa adiga see tahay

    • @marworaaliyo4496
      @marworaaliyo4496 3 года назад

      @@munaomar3746 Alx mcnto 2 bil ahay hada😋🤲 ilaahay haynoo adkeeyo

    • @ifraaxosman6563
      @ifraaxosman6563 2 года назад

      Nasteha said abyo mxaa dhashayanaa sidado kle ehe

  • @SumayoMaxamuud-r8q
    @SumayoMaxamuud-r8q 8 дней назад

    Aamiin yaa allh

  • @QABUULAhmedafrax
    @QABUULAhmedafrax 9 месяцев назад

    Shuwaaarmadii baranbaro cml igu soo uree gbdhayda 9 biljirta waxana kujira 2 Labad ee walaca gbadhaydane madaremin xta marka walaceeda aha hda waxuu noqdo wasugena insha allah wax khyr leh allah nogodhigo inta heysane allaah siyo

  • @XamdiWali-un8md
    @XamdiWali-un8md Год назад

    Asc abyaayo ani walac Si xun ula dhibanahy waa ilma hi koowaad weye alx huqaaco idhibty idu ceeya in ale icaafiyo inta owlaad hysan ale ha siiyo inta hysata ale ha usiyaadiyo

  • @bintumohamed8886
    @bintumohamed8886 2 года назад +3

    Aniga uurka gabdhaha aad ugu bahdilma lkn wiilasha ii fcn walac ahaan lkn foool gabadha fool fcn alxm 🤲

  • @umusidra3776
    @umusidra3776 3 года назад +5

    Wlhi waxaqiq qali dabecad xuma iyo matag zaid ah xanun wayo wlhi 😭😭😭

  • @fatxifatuush
    @fatxifatuush 7 месяцев назад

    Aamiin yaarabi xabiibti🤲❤

  • @bemzema1880
    @bemzema1880 3 года назад +3

    Hada aniga qofteydi walac waalanaa ku dhacay waana sidaad sheegtay caraf ma ogola raashiin ma cunto gabadhayda roon iyo uurkana dhowr sano ayey kala weyn yihiin sidi lay bubursanayey warqadeyda isii laygu lahaa soo anigi siiyeyba last week

  • @kimsahyoung8738
    @kimsahyoung8738 3 года назад +4

    Asc abaayooy laba isbuuc kadib aan suaal kuu soo diray ma arkin miyaa😢

  • @suleeqoabdulkadir6455
    @suleeqoabdulkadir6455 2 года назад +5

    Ani xatah matano add u jeclahay ilmahayga ugu horeyo waxa rajeynayah inay matano I noqdan Insha allah inta haysato Allaha u barakeeyo intena haysan matano cafimad qaban oo salixina Allaha na nagu Arsaqo Allahuma Aamin ya rabi

  • @rihaamhassan6011
    @rihaamhassan6011 3 года назад +2

    Asc abaayo aniga iskukey mid waye gabar iyo wiil labadaba dhaqtar ayan galaa

  • @ciiseabshir8086
    @ciiseabshir8086 2 года назад

    *FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
    1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
    2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
    4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
    5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
    Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
    6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
    8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
    *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
    1. AQOON AMA SHAHAADO
    2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
    3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
    Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252619345621

  • @calixasan1721
    @calixasan1721 3 года назад +3

    Abaayo qayo wa 4 bilood dhiiga iguma dhicin uurna malihi maxan samenkra

  • @hassancadde8297
    @hassancadde8297 2 года назад +1

    Asc abayo waxa ika qaldan Cad ada waxana kuarkay in hal bari oqafifh dharkeka idhafeyni maxa keno karo qer alahusiyo

    • @Umuahlaam2020
      @Umuahlaam2020 2 года назад

      Ii fafahi abayo malagu qaba hadi lagu qaba haku dag dagin kanin wayo dhig qalfif ah oo ur shegaya jiraye

  • @naciimoaweis6004
    @naciimoaweis6004 3 года назад +3

    Aamiin Aamiin yaa Rabin

  • @umumubashircade4946
    @umumubashircade4946 Год назад +1

    Ilh ha ku siiyo mataano lkn isku dhib maaha abaayo ana dhalee maskaxda ka walee lkn markay kuu koraan farxad waye tankake wilasha maba walaco waxa arka cuna carem ima dhibo caraf ima dhibto qurux iyo fudeed lkn gabar bisinka Duke baan u ekada rafaad caajis matag dabecad xumo foshana wiilasha kulul

  • @AsmaMAXAMED-i2zo
    @AsmaMAXAMED-i2zo 2 месяца назад +1

    Mash Allah illahey ku aamin sido

  • @fatxicarab7752
    @fatxicarab7752 2 года назад +1

    Isku mid mahan alx 3wiil allha isiiyay iyo 1gabar wiilasha alx allh wuu ifududeeyay lkn gbdha xitaa foosheedii wa xasuustaa qalbiga kama baxyso

  • @umuaishamaxamedmaxamed2802
    @umuaishamaxamedmaxamed2802 3 года назад +4

    Ani markii koowaad ayaa xanuun sadey ilaa aan isbitaal la igeeyo gabar ayaa dhaley Alxmd
    Hada wax ba ma dareemin cuntadey waa cunayey bishii 5aad ayaa galooyaa ma ogi wixii igu jiro
    Allha isiiyo ubad caafimaad qabo oo barakeysan Aamin Aamin yaa rabbi

    • @takkadeka5057
      @takkadeka5057 3 года назад

      @@ramaas5896 adi mxaa wadaa byi

    • @takkadeka5057
      @takkadeka5057 3 года назад

      @@ramaas5896 insha allh wax Kyr oo ad ku farxdo allaha kaaga dhigo. Oo caafimaad qaba. Calaamadaha calaamadee isku aragty

    • @takkadeka5057
      @takkadeka5057 3 года назад

      @@ramaas5896 wiilasha xata dadba saa noqda marka illaahba og

    • @takkadeka5057
      @takkadeka5057 3 года назад

      @@ramaas5896 amiin mxaa jeceshahy adi?

    • @takkadeka5057
      @takkadeka5057 3 года назад

      @@ramaas5896 ani 38 iyo 3 maalin ba ahy mana ogi waxaa sido wlhi .

  • @aliaahmed6211
    @aliaahmed6211 3 года назад +3

    Ani wiikaa dhalay mana matagi jirin hadana uur wiilaa leeyahay mana matago madaalo ma hurdoodo cunto lee xooga i dhibta alxm

    • @NaciimoAbdiasiis-nj4mx
      @NaciimoAbdiasiis-nj4mx 5 месяцев назад

      Abayo ana calamahas hada leh mantag io walac midna ma arag alxm

  • @nasroshiine9017
    @nasroshiine9017 2 года назад

    Abaayo aniga gabdhah ayaa iidaran walac waxaan ku duceystaa inta iidhiman wiil in uu ilaah iiga dhigo

  • @fardawsoabdirahman7158
    @fardawsoabdirahman7158 3 года назад +6

    Bisinka wlahi ani walca wilaka ayaan kilo fiicn ahaa matag moyen dhibkuma qabin lkn walaca badhaha ayba oogu daran

    • @yasminbille3685
      @yasminbille3685 Год назад

      Saxiiix Wlhi gabdhaha daran walac iyo dhalowba

  • @FilsanAdey
    @FilsanAdey Год назад

    Amin

  • @sagalyusuf7192
    @sagalyusuf7192 3 года назад +2

    Walac wiil haigusooqadin waxaan xasuustaa anigoo 24sacaaan koob boorasha caba koobkiimarkaan cabana meeshii anigoofadhiya sooceliya

  • @kimsahyoung8738
    @kimsahyoung8738 3 года назад +3

    Wxn ku weydiiyay waxa i haayo dhabar xanuun,kaadi baxsi,qoyaan farabadan iyo lugu hur,cadiidi oo yar, 7 sano neh madhalin
    Maxa u roon qaaliyeey
    Degdeg iga soo jawaaab

    • @anisokhaliif6044
      @anisokhaliif6044 3 года назад

      Abyo ekfagshin ku hayo

    • @qabdulkadir8505
      @qabdulkadir8505 3 года назад

      Dhaqtar la xiriir abaayo sifiicana isku baar Allaha kucaafiyo

    • @dahabomohamudabubakar4953
      @dahabomohamudabubakar4953 3 года назад

      Abaayo inafaction ayan qabata ana sas ahaa alx dhqatarka aya iga daaweyay e plz iska dawey infaction uur xita laguma qaado abaayo

  • @NH-iu9qh
    @NH-iu9qh 3 года назад +5

    Waa runteed wiilasheeyda waan ku baaba'ay waana ku madoobaaday uurkooda lakin gabadheyda qurux ayaan ahaa waxaa intaas dheer gabadha nuuxsigeeda ma badneyn wiilashana haraateey iga badiyeen kkkkk

    • @xamdacandocigaal9687
      @xamdacandocigaal9687 3 года назад

      Abayo ani wali gabar madhalin sadi x wil ba iy joga hada aya lix bil maraya waxa layaba arinta ilaha y isobarya gabadh khayr qabta

    • @hibaqmahamed7553
      @hibaqmahamed7553 Год назад

      @@xamdacandocigaal9687 maxa dhashy abayo

  • @nasteexoibrahim833
    @nasteexoibrahim833 3 года назад +1

    Asc walashe waxan Ku wedin rabaa Adoo mhd San iga so jwb wan Ku baryaa qaaliye calol ayaa idhiptay perfect star trading muxu taraa

  • @XamdiXiis-ib2cw
    @XamdiXiis-ib2cw 2 года назад +2

    ani mugoo wiilaa dhaly walaceyga fudeed dhinca midiguu iga jirey alx hdane xaamilo ahy allah iifududeeyo

  • @ceynicabdulahi5100
    @ceynicabdulahi5100 3 года назад +3

    2gabdhod aya hesta axlm waxba dhiba iskuma arag lkn hada uur kale aya leyahe 4bil aya ahe wlhi malmahn aya roonahy balse 3dii bil e hore waan yaabe waxanba is dhahay waxan ilma.maahne armad xanun kale ku haaya hadasa alxm wa ronahy

  • @SidraMaxamuud
    @SidraMaxamuud 9 месяцев назад

    Asc qaaya iwrn abayo suaal ayn qbaa

  • @amaalcabdi9637
    @amaalcabdi9637 3 года назад

    Wllshey qaaya siman aniga caato ayaan ahay balse calool ween ayan yeeyahay wax aan caloosha kaliya kujaro ayaan karabaa wey idhibtay caloosha execises masameynkaro codsi

  • @sacdasacda1882
    @sacdasacda1882 3 года назад +2

    Aniga wilasha iyo gabdaha wax irooon maarkin waa naar aduuun lkn foosha hadaa Idahdo wiiilsha irooon aad ayeey uxanuuun badantahay foshoda lkn dakhsi ayaan dalaayay

  • @sahrakiin1586
    @sahrakiin1586 Год назад

    Ani gabar ban so dhaly walac na ma dareemin hadana uur leeyahy said baan ugu xanuun saday

  • @naciimoabdullahi5765
    @naciimoabdullahi5765 3 года назад

    Wllh abaayo inkasdon ogayn hada wixii ale igu beeray hada gabadh ijogta iska rona hada qandho caajis khalaas aanku noqday hadana afar bil ahy welina igama bi in ale haku xifdiyo

  • @ramlinaabddalla7851
    @ramlinaabddalla7851 3 года назад +3

    Shukran xbbtii qaaya simany allah hnoo fududeeyo insha alh wlh walaca ma sahlno xbbtii bilahisi ugu horreyey bn ku jiraa waana la ildarnhy lalabo matag wareer qandho cunadii nacyb caajis fra bdan sladihi xtaa fadhi bn ku tukn gclo inan iska jiifo bsn rabaa wax qbd dhan waa isnacnacnay gclo

  • @ishwaakahmed2667
    @ishwaakahmed2667 3 года назад +6

    Gabadha kulul

  • @umuilhan3794
    @umuilhan3794 3 года назад +1

    Asc Abayo qaaya senoqote wad xanunsanete cafimad allah kusiyo inshaallah 😘😘❤❤❤

  • @ifraaxcabdi9009
    @ifraaxcabdi9009 10 месяцев назад

    Waan ku rafaadsanahay walaca illahi foosha xiligeeda ha ii fududeeyo gabdhaha dhana allaha u fududeeyo

    • @layloibrahim6479
      @layloibrahim6479 9 месяцев назад

      Aamiin walaal Hada maka baxday walaca meeqo week ayaa tahay

  • @luulomar1467
    @luulomar1467 3 года назад +1

    Owlad baariya iigu soducee qaali siman anaiga iyo dhaman gabdhaha somaliyeed

  • @abdijabarmohamed
    @abdijabarmohamed Год назад

    M.a shukran

  • @habibomohamed3236
    @habibomohamed3236 3 года назад +1

    Amiin yaa uqtii

  • @luulomar1467
    @luulomar1467 3 года назад +2

    Anaigaa habenkasta matano gadho ah ku riyoida iaoduceeya asxaabey

  • @xaliimocabdi5238
    @xaliimocabdi5238 2 года назад +3

    Allah abayo aniga afar gawar ayan dhalay labo cadi ahay laban sarir sa usarna iyo matag wa ku dhalay walahi

    • @xaliimocabdi5238
      @xaliimocabdi5238 2 года назад

      @@Nuurahassan7 abayo allah ku sakhiro macanto

  • @xayaxlamqueen8225
    @xayaxlamqueen8225 3 года назад +3

    Asc macalin qaya kharbada ilahay haku siyo wa ardada

  • @abdifatahsaciid6143
    @abdifatahsaciid6143 3 года назад

    Asc abaayo qaaya siman waxaan ku weey diina aniga waxaa lidhahà uur ayaa ledahay maraka aan faramashiga tago hadaa aniga aan is baaro ne waxa uur ah malihi ayuu iisoosheg abaayo aniga dareen uur neh waan dareema ku dhawaat waa 2bili mara waliba ne dhiiga ayaa igu dhacaaa

    • @SuradCadey
      @SuradCadey 6 месяцев назад

      Abayo see naqote muxu ku naqdo

  • @Xafsayaasiin-r9f
    @Xafsayaasiin-r9f Год назад

    Huuno mcn an bishi 5 ban ku jira dhanka bidxid ayuu mar walab ka dhaqaaq ma gabra ba mise wiil ❤😊

  • @salmamushtaaq4503
    @salmamushtaaq4503 2 года назад

    Asc abayo urka maderimi minicirka okuxanuno iyo dhabarka

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 Год назад

    Cunug walbo su alle kaga dhigay waye ani wiil iyo gabdho wan dhalay wiilasha ad ukululayen gabdhaha hal bes rnet tankale ad ugu xanun saday

  • @riyaaduljannah7347
    @riyaaduljannah7347 Год назад

    allaahuma aamiin

  • @fatximaxamed7426
    @fatximaxamed7426 3 года назад

    Thnks queen noso badi insha allaha

  • @hafsaahmed4184
    @hafsaahmed4184 3 года назад +2

    Masha allah tarbiyadodane sas eeukala adagtahay

  • @nasrobare4030
    @nasrobare4030 2 года назад +1

    Amiin xppti

  • @malyunabdikarin2472
    @malyunabdikarin2472 3 года назад

    Asc abaayo waxaan rabaa lamrkaaga qli

  • @fardowsoadan9721
    @fardowsoadan9721 3 года назад +1

    Adi aya Allah ku siqiray alxamdulilah afar ayan dhalay wanku xanusaday

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 2 года назад +1

    Qaaya siman alle dar tii kuu jeclahy mash allaah

  • @zaharaabdi9048
    @zaharaabdi9048 3 года назад +1

    Amiinyarabi

  • @SamiyaCdy
    @SamiyaCdy 11 месяцев назад

    Abyo ilma cad cad sedee kuhelaa isheeg plz😊

  • @asmamohamed4035
    @asmamohamed4035 2 года назад

    Asc wll waxn dhaly gabadh yar waxy jirta laba sano Ayay jirta Wali waxaba man dhalin

  • @thelovelymom2377
    @thelovelymom2377 3 года назад

    Aamiin aamiin

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 Год назад

    Amiin

  • @daganabdullaahi1668
    @daganabdullaahi1668 Год назад

    Aniga wiil ayaan hore u dhalay waan ku xanuunsaday lkn saaid uma xanuunsan hada walac ayaan ahay waxaan dareemayaa inaan saaid ahay doorkaan allaah ayaa og wuxuu noqon doono hada lkn waa ka xanuun badan yahay

  • @queensucado1931
    @queensucado1931 3 года назад +1

    Abayo wan ku xisey dhabtii

  • @AliHassan-lb8ze
    @AliHassan-lb8ze 3 года назад

    Aamiin aamiin abayo

  • @FilsanOlad
    @FilsanOlad 8 месяцев назад

    Intaasba waa daremay aad wiilka ku sheegtay hadana gabar bd sida ba lay dhahay

  • @NasteexocaamirCalijiin-md7vf
    @NasteexocaamirCalijiin-md7vf Год назад +1

    Gabar ayan soo dhalay wa 4sano iyo 6 bil ayey jirta 1malin ma mantagin wallhi baar xanuun iyo waxas dhan ma arkin meeshi an rabo wan aadi jiray anaa iska shaki jiray amadaba uun lehen aaway wallci ayan is lahay alx fuushiina anoo is dhahaayo xanuunki dadku ku shekaya dhiman ee sug ayan dhalay alx wallacna iyo foolba alle iguma dhibin hadda bishi 3xad ku jira 2daqiiqo ma tagna karo fadhina iska wanba wareera xita hadan fadhiyo mantagna nafta xita biyo hadan cabo wan mantaga cuntana qamadi ama tumin basto ayan 24 saac isku qasbaa alx wallhi noloshiiba nacay mar mar wan iska ooya alx

  • @riyaaduljannah7347
    @riyaaduljannah7347 Год назад

    allaahuma

  • @muxuboxusen1983
    @muxuboxusen1983 Год назад

    Waligay ma matagin wll

  • @zeytuninaabdullahi7226
    @zeytuninaabdullahi7226 3 года назад

    Amiiiin thuma amiiiin

  • @abdifatahsaciid6143
    @abdifatahsaciid6143 3 года назад

    Abaayo jawaab iga sii magaceeya ne waa yusara abdi Fatax

  • @AminoSahro-dm8cx
    @AminoSahro-dm8cx 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤

  • @Sadia-35
    @Sadia-35 5 месяцев назад

    Wil iyo gabar wax irooon malhan wanku silcay walaca wilasheyda iyo gabdeheygeba

  • @habiboahmed1671
    @habiboahmed1671 3 года назад

    Adu ilahy kufududeyy aniga gabadha ayan ku xanun sady

  • @nuurtoxasan5788
    @nuurtoxasan5788 3 года назад

    Allaha amiin

  • @bishaarohaaji8129
    @bishaarohaaji8129 3 года назад

    wcs abayo aamiin xabiibty

  • @akiilahamiira815
    @akiilahamiira815 2 года назад

    Abayo gawar ayan kucurtay walaca anmarayna naag mamarin ban isdhaha

  • @yusramohamed3323
    @yusramohamed3323 3 года назад

    Qaaya Quruxeey aad baan ku raadinaayey ee bal telkaaga inbox me Abaayo thanks 😍

  • @xafsaahmed5083
    @xafsaahmed5083 Год назад

    Uur 6bil ah xanaq dabecad xumo yaa ila mid ah sanadkan bismlah allow no fuduey o owlad cafimad qabo bariyala nasi

  • @hawobashir9231
    @hawobashir9231 3 года назад

    Foosha wilka kuulel ah gabadha fasheda qabow inta le garan

  • @sacdiyocabaas1437
    @sacdiyocabaas1437 3 года назад

    Aaamin

  • @fardowsaali7367
    @fardowsaali7367 3 года назад +1

    Illahey adkey adaa isaye

  • @nasteharageh6275
    @nasteharageh6275 2 года назад +1

    Amiin ya allah