WALACA XANUUNKII ANKASOMARAY ADIGA MAKASOMARTAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 окт 2024

Комментарии • 161

  • @maryamaabdi2485
    @maryamaabdi2485 2 года назад +18

    Abayo amal aniga waxaa ley qabaa 3sanno intaas dadka waa idhibayeen markasto waan duceysanaye hooyo illaah ha idhoowro ayaa iduceyn jirtay jamacad ayaan dhigta waan shaqeysta waxba iga ma maqnaa 26 /8 ayaa aheed sannd guradii 3saddaxad waan xanuustay xanuun daran wax kasto ayaan sameyaya mar aan ido cuno mar aan malab cabo mar aan alamiteyo wlhi wax iskuma reban waan kasii daraa waan kici waye cunto karin waye shaqada fasax ayaan ku juray markii danbo uur ayaan iska baray waa leyga helay wlhi malintaas farxada aan farxay waan oyaya alxamdulilaah ayaan dhahay illaah ayaan umahad celiyay wlhi hooyo ayaan ushegay wlhi weey ila oysay farxad darteed weey iga dheertahay waxaan ku juraa bishii labaad dadka waan ka qarinaa waxaan rabaa anoo calosheyda bananka tala in eey arkaan abayo intii awlad kasoo dahday waxaan leyayahay illaah baryadisa badiya waad heleysan waan daremi karaa dhibka owlaad la aanta eyledahay intii oman in uu alle oon tiro adigane illaah haku fududeyo foosha abayo ina soo duceyay in uu alle i adkeyo walacane ifududeyo

  • @fartunali4501
    @fartunali4501 2 года назад +3

    Aniga 25 lo li qabtay xanun yaryar ii qabto hurda laan isi dher subx umbaa hurda an helaa lkin Alhamdulilah ilahey hano saqiro inti xamilaa ah intaa owlat radinesana ilahey haku irsaqaa anagana hano barakeyo

  • @falisabdi2866
    @falisabdi2866 2 года назад +3

    Abaayo ilaaheey haku fududayo fowsha afar indho nabada inshaa allah ❤

  • @najmamahamed4410
    @najmamahamed4410 2 года назад +5

    Abaayo qaali Allah ha ku fududeyo foosha Alle xanuun kuma tuso adigo nabad ah iyo babyga oo nabad ah Insha Allah 🌹🌹🌹❤️❤️❤️

  • @riyaaqmahamuud7978
    @riyaaqmahamuud7978 2 года назад +4

    Caado yaaah walee fool iyo caado Kala dheer ilaahow walidkeena unaxariiso waxa wlhi waxa doorane Nafta in laga qaado 😢😢😢😢

  • @saidamoallim5410
    @saidamoallim5410 2 года назад +2

    Wcs amal qurux alle haku fududeyo foosha abyo haben walbo video nogo gali sister

  • @tufaahofficial4878
    @tufaahofficial4878 2 года назад +4

    Isku mid ayaa nhy hilib dhan ilaa hada ma cunow 9 aya kujiraa illa 5 kaso garayeye xalku ma sahlaneeyn alx hada cuntadeyda waan cunaa lakin kii hilib ahaa kaluun jikin waa is deyney maqan inuu hadhow I furmi dono markaa dhalo iso duceya asxabey illahy hano wada fududeyo 🥰

  • @maryanabdullahi5870
    @maryanabdullahi5870 2 года назад +10

    Walac wax aan kahadli karo maha ilahey iso dhafiyay mahadleh alxamdulilah 5bil iyo bar aan xanunsana hospital xitaa ugalay oo ujifsaday lkn alxamdulilah calaa xaal wana cunigii igu horeyay hada 6months ahay 3months ihartay iso duceya asxabta
    Adine abayoy wan kuso duceya iyo dhamanta inta xamilada ilahey ha fududeyo amiin yaarabi

    • @احمدعلي-ذ4ك1د
      @احمدعلي-ذ4ك1د 2 года назад

      Ani walc dhibkn kasoomry ilaa hda 8bn galy walina igama bi in wana ku dhalyaaa alxamdulilaah

  • @umumohamedumumohamed4167
    @umumohamedumumohamed4167 2 года назад +3

    Ani jababow wan laha lkn mabadnen alxm foshini waxay igu qaadatay 29hrs alxm fool igu so orod mahan ilahy haku fududeyo socodka badi qorfaha iyo xulbadana isku karso inshallah mcnto way ku fududan

  • @hafzaahmet1879
    @hafzaahmet1879 2 года назад +1

    dhafar badn ba wajigaga ka muqda hoyonimo ciyar ciyar mhn ilhy haku fududeyo abyo🥰

  • @maaidaaragsan1197
    @maaidaaragsan1197 2 года назад +1

    Alle igumuu dhipin walac iyo foolba alle haydaayee curadayda adna wll alle hakuu fududeeyo foosha wll

  • @princessheva6099
    @princessheva6099 2 года назад +2

    Masha allah babykaga hadu dhashto 27september isku waqti baa dhalanay markas 😁🙏🏻🙏🏻allah ku fududeeyo abaayo xamilada iyo foosha

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 года назад +2

    Wcs abayo amal masha allha tabarikllha wan rajena in aan arko walac insha allha abayo amaley allha haku fududeyo adigo cafimad qabti iyo boy insha allha abayo amal aamina Yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤

  • @hananmohamed5428
    @hananmohamed5428 2 года назад +3

    Wcs abyo wlhi niyada kaga duceyaa allaha kuu fududeeyo ani wali gabar ahy lkn waxan ahy dadka cadada ku xanuun sado wana dareemi karaa

    • @amalbaqare9872
      @amalbaqare9872  2 года назад

      Aamiin ya ALLAH

    • @muniiroali
      @muniiroali 2 года назад

      Abayo isticmaal malabka iyo zanjabiisha
      Biyo qandac oo cusbo Leh ku dhaqo
      Way ku caawin doonta I.a

  • @nacimohussein8171
    @nacimohussein8171 2 года назад +1

    Asc abaayo ilahay ha ku fududeyo foosha aniga walaca iyo dhalowe waxan ka somaray ilahay ku ma tuso waan ku ducena mare walibo walahi

  • @umuaisha694
    @umuaisha694 2 года назад +1

    Anigoo walac oo waxab cunina ayuu COVID-19 igu Dhacaye Alhmdulilah walah marxalad adigab ahyed waa ilahye mahadii ilahye Haye noo Fudadiyo Dhalmad

  • @jumlotv2756
    @jumlotv2756 2 года назад +1

    M.a abaayo waxaan kaacodsinaa inaad iisameyso linki abaayo ilaahey dartiisa abaayo kheerkaa faafiyaa abaayo hore usoco 🤝💯💯💯💔🙏🤝🙏💯💞

  • @caaishaahmed8255
    @caaishaahmed8255 2 года назад +1

    26:9:2022 dhalee lii dhahay I.a inta ila mida alle ha fududeeyo

  • @AminaMaandeeq
    @AminaMaandeeq 2 года назад +2

    Umushii is xanbaarato alle ha kaa dhigo allaahuma amiin yarabi walaalshey mcn ❤❤❤❤❤💯

  • @haalodagen1691
    @haalodagen1691 Год назад

    Asc abyo anoo ah 12weks iga neefsadeen waxaa noqday 6weeks hada wax walaca madaremayo hada waxan ahy 9weeks maxasababay inana daremin walacii

  • @mankayusuf9906
    @mankayusuf9906 2 года назад +3

    Alx walac ma arag Folna ma arag lakin lakin 6 bil marka garo fol jajabow igu bilowdo foljajabowgaasna wa ku dhala marka waxa ku dhihi foljjabowga fosha ayey fududeesa e ha sugin biyo iney ka dilacan 4 cunug a dhalay biyana igama dilacin foljajabowna waa ku dhalay daqiqadaha le firso fosha saxda ah wa isku xigxigta makala dhera 10 min 15 min u dhexeeso

    • @qisaswacibra
      @qisaswacibra 2 года назад +1

      Masha Allah abaayo qarso walac wax sahlan ma ahan

    • @amalbaqare9872
      @amalbaqare9872  2 года назад

      MashaAllah ❤️

    • @umuaishamaxamedmaxamed2802
      @umuaishamaxamedmaxamed2802 2 года назад

      Ani labo cunugaa dhaley Alxmd curadeyda waa ka xanunsadey cuntaa ka goey tii labaad waxba ma dareemin lkn hada cunto kama goin Alxmd lkn lalabo zaid iyo daal Allha noo fudideeyo dhamaan intii xamilo ah 😢

  • @umuayuub9089
    @umuayuub9089 2 года назад +8

    Walac jiro waye allah nowada fududeyo inti uur leh inta u bahana allah siiyo wax qeer qabo abayo adina foosha allah kuu fududeyo

  • @mariachannel1976
    @mariachannel1976 2 года назад +1

    Ilahey haku fududeeyo foosha abayo adiga iyo baby ga nabad Allah idinku kulmiyo ❤

  • @hanaashafici7231
    @hanaashafici7231 2 года назад +4

    Alxm 2wiil baan dhalay oo ijoogto walacodane mala igu dhibin hurdo aba kadhargay amatetkane markaas uba ifurmay ana karsana ferahana iska sara alxm 6jeer oo kadanbeyday 2wiil oo iga so halabay walacoda waxyar ey ikala badalnayen xoga gaas yar ba idhibay alxm mawalaco waxan arko wan cuna guri iyo maqayadbo abayo fosha wilkeyga curadka 5bari an folanayay kan kuxigayne 2sac alxm lkn waxa qaracma ama naxa marka so xasusto dilan xanunbadana marban istaga kadhacay dhiigbax dartii 2 mar waba la isuxiyay si la iga so xaaqo

  • @sacdiyocabdi1973
    @sacdiyocabdi1973 2 года назад +1

    Aamin yaarabiiiiii 🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️ abayo alle ha Ku fudeydiyo insha Allaha alle ha Ku cafiyo insha allah

  • @hibomuhumed8020
    @hibomuhumed8020 2 года назад

    Wsc WAr matulahi waa barakatu manshalah keep going abyo MCN ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ramlacali9378
    @ramlacali9378 2 года назад

    Amal abyo allah haku nabad keno ado nabaqabo wan ku duceya marwlba aan tukanayo insha.llh abyo wax dhib ah kuma tuso 🥰❤

  • @bintumohamed8886
    @bintumohamed8886 2 года назад +1

    Wlh waa xanun abyo Aniga walaceyga bisinka lagama sheken karo 😭😭😭😭 hda wan ka baxay alxm

  • @shamsamohamud893
    @shamsamohamud893 2 года назад

    Abayo aya sas ah hada inkasto ayada bisha 9 udamate Marka abayo I.a alle hakufududeyo athiga iyo inta kula midka ah bo 🤲🤲🙏🥺

  • @rahmaahmed5672
    @rahmaahmed5672 2 года назад

    Alle ha ku fududeeyo wllo

  • @abdialishuute1750
    @abdialishuute1750 2 года назад +1

    allaha ha kuu fududey abaayo

  • @faadumaliibaan2256
    @faadumaliibaan2256 2 года назад +1

    Allá abayo alx dheh walahi walac sakarad ayan kugaray cuta nocwalba eetahay macunijirin xita biyaha cad hada cabo wasomatakijiray falebo aya cuta iaheed abayo alx dheh allah hakufududeyo

  • @fatumaosman2410
    @fatumaosman2410 2 года назад +4

    Alle haku fududeyo afar indhood oo nabad ah inshaa allaah

  • @maryankkhaliifurur3504
    @maryankkhaliifurur3504 2 года назад

    Abyo mcn foosha Allah kuu fududeeyo

  • @ilwaadqurux8281
    @ilwaadqurux8281 2 года назад +1

    Walac Iyo ani tan aa Kala marnay 2 Bila ii dhiman Ila hada wala xanuunsanhy Ur aa nafta ii kenay wax walbo wa ii urayan meel I Ron malaha hilib aduunka unacay ilaahow no fududey

  • @FartunAbdirisak
    @FartunAbdirisak 11 месяцев назад

    Asc abaayo walahi anaa sas ah ilaa falembo laiga siyo walahi ❤

  • @mdoman3373
    @mdoman3373 2 года назад

    Asc abaayo Allah kucafiyo

  • @ISLAM-MEDIA_1
    @ISLAM-MEDIA_1 8 месяцев назад +1

    My wife she loves me wacala time😂😂😂😂

  • @hariza9384
    @hariza9384 2 года назад

    Wllo alle hakuu dhib yareeyo waligyna kuma ilaawi doono Abalkaad iigashay mahdsnid wllo

    • @amalbaqare9872
      @amalbaqare9872  2 года назад

      Waiskulenahay xbbti Aamiin ducada ❤️❤️❤️🥰

  • @canab284
    @canab284 2 года назад

    Wcs alle haku fududeeyo
    Idinkoo nabadqabo
    Insha allah

  • @asaldhalad9711
    @asaldhalad9711 2 года назад +1

    Masha Allah alx dheh walacaga sas hadu alla sidaas kaga dhigey aniga to an marey lee ,3 bel falenbo cunto i ah eed cunto iskadaye Mel lagukariyo xite majogsankarin allah ku fudeyo inshallah anigana waqtigega marka lagaro allah i fudeeyo afar indhod isjecl allah nawada dhigo inshallah 🤲

    • @DumarBilla
      @DumarBilla 6 месяцев назад

      Ilhy hku fududeyo byo

  • @berity8173
    @berity8173 2 года назад +2

    Alle haa ku fududeeyo

  • @umuabdi3450
    @umuabdi3450 2 года назад +3

    Ala foosha hadee ku qabato ma fadhiisan karto mana istagi kartid ducada badso abayo ilahay haku fududeeyo

  • @jiijuu7873
    @jiijuu7873 2 года назад

    ilhaya haku cafiyo mcnto ilhaya haku fudodayo fosha mcnto

  • @rifalalsharif2884
    @rifalalsharif2884 2 года назад

    Allah hakuu caafiyo wll foosha anigu waxa ahay dadka walaca aadka uguxanusada hadakahor bildhan ayan isbitalka walac ugujiray lkn alxmdulillah foosha Allah waa iidhibyareya

  • @ubahawil7051
    @ubahawil7051 2 года назад

    Allah kuu fududeyo apyo cabsi hanagalin anaga allah noofududeyo

  • @amiirabilan8584
    @amiirabilan8584 2 года назад +1

    Walac ha, igu shegin, matagi an bilabay waa ku dhalay lee illahey hooyoyinka ha,u naxariisto dhamantod

  • @اللالل-ذ1س
    @اللالل-ذ1س 2 года назад

    الوحام صعب لاكن الحمد لله على كل حال الله يهون علينا يارب

  • @umuabdi3450
    @umuabdi3450 2 года назад +1

    Xanuunka foosha wa lagu qabana waa lagu deenaa ilahay haku fududeeyo waxba haka cabsan inshaalah sifududa kudhaleesaa

    • @umumohamedumumohamed4167
      @umumohamedumumohamed4167 2 года назад

      Nafis yar mahelin aniga dhowr iyo toban sacadood tagniya kudhameystey alxm ilahy wuu ii fududeyey marki danbo

    • @umuabdi3450
      @umuabdi3450 2 года назад

      @@umumohamedumumohamed4167 alxamdulilah Alxamdulilah aniga nafisa udhaxeesay ilahay haufududeeyo inta foolanoso hooyo nimo dheedheel maahin inta heesanina ilahay hasiiyo awlaad saalixiin oo baariyaal ah oo caafimad taam ah qabaan

  • @KhayriaAbdulhakim
    @KhayriaAbdulhakim Год назад

    ilhay ha ku fududeeyo hno

  • @zamiiroholand9410
    @zamiiroholand9410 2 года назад

    Wlshen ilah ha kuu fududeeyo

  • @asmaabdi6032
    @asmaabdi6032 2 года назад

    Abayo adi iyo baybiga adinkoo nabad ah allah idin kala keeno insha allah

  • @اللالل-ذ1س
    @اللالل-ذ1س 2 года назад

    بسلامه يارب امال ان شاءالله

  • @araweeloibrahim3971
    @araweeloibrahim3971 2 года назад +4

    guur marka laygu soo qaado fool ba xasuusta foosha waan ka baqaa 😂
    ilahy haku fudaydiyo wll adiga iyo inta kula midkaaba afar indhood oo is eegaya inshllah 🤲🏻

    • @nasroxasan6876
      @nasroxasan6876 2 года назад

      Fool maso aragty adi qofkii arky baa kabaqee

    • @araweeloibrahim3971
      @araweeloibrahim3971 2 года назад

      @@nasroxasan6876 maya wll lkn walalady ba arkay

    • @nasroxasan6876
      @nasroxasan6876 2 года назад

      @@araweeloibrahim3971hada arag tida gabdhahas folanaya kaa cabsiisaye wali hadadan adi folan kama adan baqi lahayn takale marka u horysa foshu waa iisi mar labadka weye marky fulynimadu kugu bilbanyso

    • @araweeloibrahim3971
      @araweeloibrahim3971 2 года назад

      @@nasroxasan6876 ka horeye waayo wll
      kaasaba aanad garanayn waxad la kulmay side
      gabadh aanu ehel nahnay kii curad bay fool kululi haysay oo waliba madaxisu dhawa
      malin dhan bay foolanaysay subixii danbay umushay

    • @nasroxasan6876
      @nasroxasan6876 2 года назад

      @@araweeloibrahim3971 abayo waa sax waxad la kul mysid ma ogid lkn ilmaha u horeya sad u ledahy foshi lashegyy way kudhimanthy baad kudhali lkn ilmaha dame wabad so aragty xanuunkeda soma ahan caloshadaba hadu ilma galo walwalkii fosha kubilabanaya

  • @tuumaamiin6212
    @tuumaamiin6212 2 года назад

    Amin Abayo

  • @hamdimohamudahmed
    @hamdimohamudahmed 2 года назад

    Illahay hakuu fududeeyo abayo amal

  • @salmayussuf6921
    @salmayussuf6921 2 года назад

    Hada billaw ahay aniga abayo ee isoducay in uu illah iifudhudheya i.a marki igu horaysay mahan marki labaad waa

  • @nastexoshineabdishine3880
    @nastexoshineabdishine3880 2 года назад +1

    Abayo alehakùufududeyo adoonabadah iyo in mahaagoonabadah ale ifkahaidikukulmiyo

  • @abdullahiyusuf9244
    @abdullahiyusuf9244 2 года назад

    Wcs abaayo mcn ilaahay haku dhib yareeyo wllhi waxaa thy qof qalbi wngsn ilaahay haku sharfo

  • @naimaibraim1164
    @naimaibraim1164 2 года назад +1

    Allha kufududeyo adoo nabad ah

  • @umuamiira113
    @umuamiira113 2 года назад

    Ani alx afar bil cuno ma cuni jirin cunta dhan nacay malawax iyo baamiye yar isku dirqin jiray malintii 5 bil idhamatay cunada bilay xata ilmhayga kilo yar kudhalay alxamdullah gabadh ayaan hada haysta afar bil ah alxamdullah

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 2 года назад

    Keep going My syster 👍👍👍👍

  • @tafsiirainaaxmeddige7694
    @tafsiirainaaxmeddige7694 2 года назад

    Alle ha dhib yareyo wll

  • @misskeyfmohaabdi8160
    @misskeyfmohaabdi8160 2 года назад +2

    Maya walac ma.arag wax uunba jeclaadaa o niyadeyda kuso dhacdo alxm

  • @adanfaiza756
    @adanfaiza756 2 года назад

    Aniga kula mid ah abayo isku bila nhy ilahow noo fudadeey yaarabi 🤲🤲

  • @faaisodaahir3195
    @faaisodaahir3195 2 года назад +1

    Foosha allha kuu fududeeyo baayo amaaleey🥰

  • @nasronasro9418
    @nasronasro9418 2 года назад

    Wcs abaayo illey hagu fududeyo 🤱🤱

  • @rumanibrahim4872
    @rumanibrahim4872 2 года назад

    Cafimad Alaha kugakalkeno Amaley

  • @xananmusemaxamud6917
    @xananmusemaxamud6917 2 года назад +2

    Abaayo amaleey waa dhib looo baahanyahay lkn waaa nolol adag walacu

  • @manaalapdi1464
    @manaalapdi1464 2 года назад

    Alle haku fududeyo amaal ❤️🥰

  • @nafisosaid6502
    @nafisosaid6502 2 года назад

    Alle hakufududeyo adigonabada iyo asigonabada alle haidinkalakeno insha allah

  • @africansomaliqueen9432
    @africansomaliqueen9432 2 года назад

    Walaca wa marxalad aad u adag dadka qaarne ilahey baa ufududeeya aniga 3bilbaan ku rafaaday weyna iga soo dhiciseen 😢😢😢iiduceeya in markale ilahey iikaso xanunkas dhan wad hilmaamee

  • @nasroxasan6876
    @nasroxasan6876 2 года назад

    Abayo fool iyo cado xanunked iskuma dhawe ilahy haku yasiro fol jajabowgad ku qiyasty cadade tan runta ah haday kuqabato wlhy wax ad garab dhigtid majiri donto

  • @mumtazabdiqadir1400
    @mumtazabdiqadir1400 2 года назад +1

    Abaayo way jirtaa fool jajabaw hadhaw kuu fududaan doono insha Allh Aniga saas noqdaa

  • @khaaliali1290
    @khaaliali1290 2 года назад

    Mash Allah Allah ha ku fudeeyo abaayo insh Allah

  • @ismahandaudi4167
    @ismahandaudi4167 2 года назад +5

    Abyo aniga sas cml malmahan xanunka shegii waan daremi hya waxn joga 34weeks 6 days waxay iqabten actober 9 inaa kaso hormara lagayaba 😭😭wan cabsani hya wlh Allah nofudeyo damanten

    • @amalbaqare9872
      @amalbaqare9872  2 года назад +1

      Aamiin ya ALLAH
      InshaAllah kheer
      ILLAHAY wuinofududena❤️🥰

    • @ismahandaudi4167
      @ismahandaudi4167 2 года назад

      @@amalbaqare9872 inshllah abyo Allah nofudeyo waa cafimad qabo Allah dabta haa nosaro

    • @amalbaqare9872
      @amalbaqare9872  2 года назад

      @@ismahandaudi4167 Aamiin ya ALLAH

  • @yaxyeshcali1718
    @yaxyeshcali1718 2 года назад

    Asc abayo

  • @xafsocabduqaadir4481
    @xafsocabduqaadir4481 2 года назад

    Allah ku fududeyo abyo

  • @ridwaancadey7324
    @ridwaancadey7324 2 года назад

    Abyo wlhi wxba na sugaayo 🥺😁
    Ilhy hgu fududeyo abyo❤🤲

  • @khadijoabdi7373
    @khadijoabdi7373 2 года назад

    Illaahey ha ku fududeyo

  • @zamzammohamedzmuu4226
    @zamzammohamedzmuu4226 2 года назад

    Allha kuu fududeyo abyo

  • @khadraabdullahi6709
    @khadraabdullahi6709 2 года назад

    First comment

  • @FNAFGACHA69
    @FNAFGACHA69 2 года назад

    👍

  • @africansomaliqueen9432
    @africansomaliqueen9432 2 года назад

    Cunadii oo dhan hamigeeda baa ilahey iga qaady 😢😢xataa qubeyskii baan nacay 😂😂😂hoyonimadu ma aha wax sahlan

  • @nasrakiin4187
    @nasrakiin4187 2 года назад

    qarba waasi❤❤❤❤

  • @faadumoaliadow3602
    @faadumoaliadow3602 Год назад

    Ani walac ahy 😢🥺

  • @Aalaamaxamed
    @Aalaamaxamed 2 года назад

    Haa wlh ilmo dhan walac u nacay sbxnllah

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 7 месяцев назад

    Abayo walac dhabar Ku xanunayo miyaa jira cunugiii 3 aad wadaa Dhabar xanuun

    • @ifrahaddow6113
      @ifrahaddow6113 7 месяцев назад

      Abyo isku mid nahy meqo bila thy

    • @qadrishmohamed9537
      @qadrishmohamed9537 7 месяцев назад

      @@ifrahaddow6113 Abayo 2 labaad hada gala

    • @DumarBilla
      @DumarBilla 6 месяцев назад

      ​@@ifrahaddow6113 byo adi meqe thy ilhy hku dhb yareye

  • @ifarhhashi2138
    @ifarhhashi2138 2 года назад

    Allaha ku fududeyo abyo

  • @faizamaracade9729
    @faizamaracade9729 2 года назад +1

    Isku bilaa nahay alle hano fududeeyo

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 года назад +3

    Maasha allaha ❤❤❤🤲🤲🤲

  • @fathaomarabdullahi4242
    @fathaomarabdullahi4242 2 года назад

    Alle adigoo Nabad ah Haku kalakeeno🤲🏻

  • @fariihaofficial5632
    @fariihaofficial5632 2 года назад

    Anigo wali fool xanuunkeda arkin aaba xanuun saday marka noo sheegtay 😂illahay haku fududeyo abayo🥰

    • @amalbaqare9872
      @amalbaqare9872  2 года назад +1

      Waa xanuun loo bahanyahay inshaAllah ILLAHAY Hakugusimo
      Aamiin 🥰❤️

  • @nadiiracabdulahi2248
    @nadiiracabdulahi2248 2 года назад

    Lakin

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 года назад +5

    Manshallah 😍 amaal hilibka walaca ka hor waa jecled waa nace hada ma neceb tahay alah ku fududeyo afar indho is dayayo inshallah 💖❤ ✌

  • @nimcomaxamad3814
    @nimcomaxamad3814 2 года назад

    Wcs

  • @amiiraqueen4759
    @amiiraqueen4759 2 года назад

    😢

  • @zamiramohamed7045
    @zamiramohamed7045 3 месяца назад

    Hadu qofku gastric leeyahay liin macan iyo liin dhanan Uma wacne

  • @sawdoabdulqaadir2837
    @sawdoabdulqaadir2837 2 года назад

    Nune ado cfmd qabo no so dhalo adna ilhy ha ku fududiyo mcnto abyo wan kga shekeyn lhye gbdh bn ahy🤣

  • @jowharcalixuseen2571
    @jowharcalixuseen2571 2 года назад

    Sanadkaan walacan maray ilaah baaog wlhi