Walac uurka sida aan noqdi leee xitaa cunta ka goahay ilah mudo 🥲🥲🤰🤰

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 окт 2024

Комментарии • 373

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 года назад +34

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤💞

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 2 года назад

      ABAYO HABI HAKASHEKEYNIN WA CEB WAXYABAHA QARKOD WA BAREFAD ABAYO HASHEGIN OK

    • @farhiyayuusuf6815
      @farhiyayuusuf6815 2 года назад +1

      صلى الله عليه وسلم❤️

    • @ibtisambintuosman3922
      @ibtisambintuosman3922 2 года назад +1

      Our beloved prophet Mohamed peace be upon him 😘😘😘😘❤️❤️❤️💓💓💓💓😇😇♥️♥️♥️💝💝🤍🤍🤍💯💯💯💯♥️♥️💖💖💖💖

    • @hafsamohamed5653
      @hafsamohamed5653 2 года назад +1

      Scw

    • @bisharoabdulahihassen6755
      @bisharoabdulahihassen6755 2 года назад +1

      Salallahu Calayhi Wasalam ❤️❤️❤️

  • @khadijaahmed4585
    @khadijaahmed4585 2 года назад +14

    Ragaw dumarka usamra dhibka ay maraan madareemi kartaaan allha nabad kugu kala keeno abaayo

  • @Destinay4lyf
    @Destinay4lyf 2 года назад +46

    Runta aa isku sheegno, qof every single day video so dhigaaye, qaxwo, cake iyo bariis isku daldalaaye- jiko ku jiray every day iyo guri hagaajis , wax walac la dhaho ma arkin ee walac wax u eg waaye😂😂😂 Alxamdulilah dheh abaayo waalici la garanaaye inusan ku so salaamin

    • @maryanjeylani442
      @maryanjeylani442 2 года назад +7

      Saxiix wlhi kas jiko adgasho iskadaye musqusha hadii ad gadida geeyso alxdllh ah

    • @ayaanmohamed3158
      @ayaanmohamed3158 2 года назад +4

      @@maryanjeylani442 xaqiq qof cunto sidas ucunayo mawalaci

    • @zamzamhassanhussein7604
      @zamzamhassanhussein7604 2 года назад +6

      Xasbunnallah walal hadalka qofka walalka dhiba maxa ka faide hadalka hado ku qancinin ma iska ka taktid kher ku hdl ama iska amus qof walalka inta dhawici laheed plz

    • @fartunmohamed1254
      @fartunmohamed1254 2 года назад +5

      Absolutely walac dadka iskusi maaha dadbaa afka waxsaarin dhaqter yaal lkn gabar 90 jiko kujirta waa inay alxamdulillaah dhahado

    • @Haffyy
      @Haffyy 2 года назад +1

      @@maryanjeylani442 walaca saan kuogen malaga badalay 🤣ilahay Ha ufududeyo hooyoo walbo howshas masahlaano 🤲inta heysana alle hasiyo 🤲

  • @farhiaabdullahi4026
    @farhiaabdullahi4026 2 года назад +14

    Hada maxa Ka shegeysa marki gabdhaha Ku weydiin jirenba waa inkiri jirtay

  • @umumohamedumumohamed4167
    @umumohamedumumohamed4167 2 года назад +3

    Fartuneey abay walac adag maka muuqan hawshada qabsanaysey cunta karineyse ani wax maba karin karo cunugeyga cuntada marka sinayo bacaa afka ku qaata ilaahy hano xifdiyo awlaada

  • @Amuun77
    @Amuun77 2 года назад +6

    Abaayoyinow aniga wxan ahay bil iyo isbuuc cml wxana dreema gaas saaid ah mida iidheer markan matagayo qaraar saaid ah o jala ayan mataga mandhicirka xanun ka dreema wana uurkeygi kowaad alx allow intii xanunsan caafi intii owlad la aanana rabiyow awlaad baariya sii kuwii hestana alow ubarakee آمين يارب

    • @fahimafahima9268
      @fahimafahima9268 2 года назад +2

      Abaayo waa caadi morning sickness ala dhahaa ee mushaari cab subaxii baahida iska ilaali waxas cagaaraneh waa caloosha dheecankeda hadeysN wax kujirin cagaar matagee illaahey hagu fududeeyo kaniiniga folic acid qaado ilaa 13 weeks.

    • @newlife6410
      @newlife6410 2 года назад +1

      Abyo subixi moos kubilaabo waficnaanee

    • @Amuun77
      @Amuun77 2 года назад +1

      @@fahimafahima9268 abaayo annoo ogeyn inaa uurleyahay ayaan shuban bilaabay ilaa hada wan wada gaasna wan qaba gaas calooled xita wan qaba sas oo ey tahay cunto macuno mataga waa nebcahay wan isku celsha duhurkii maran matagay wax aad uqaraar ah matagay xoga yar nafisay alx alle hano fududeyo xita madax xanuun waan dreema qandho Mar walpaa alle hano fududeeyee

    • @Amuun77
      @Amuun77 2 года назад

      @@newlife6410 insha alah walashey shukran

    • @nasriitaofficial5857
      @nasriitaofficial5857 2 года назад

      Ameen

  • @ilwaadqurux8281
    @ilwaadqurux8281 2 года назад +20

    Wcs fartuney abayo ilmaheygi 2bad waye kii hore 4bila ad uxanunsanay lkn hada ilaa 6bil aa Si maroya walina walajiifaa ilahey hanoo fududeyo🤲🤲

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul 2 года назад +5

    Walaca waa xanuun walahi lkn dadka isku mid ma ahan aniga oohin ayaan la fariista. Waayo waxba ma qaban karo waxba ma urin karo cuntana ma cuni karo walaashayna xabad ma dareento.

  • @tufaahofficial4878
    @tufaahofficial4878 2 года назад +8

    Walc kaan ogaa somahan biyaha cad ayaa I dhibi jiray iska daa cuntee illahy badalkisa hano fududeyo fosha amiiin 🤲

  • @haboondeeqa7099
    @haboondeeqa7099 2 года назад +1

    Alla anaa saas ahaa curadeyda gurega dhan aa nacay cuntada bisha 8daad marka galay leeba cunay biyaha cadiga sida jilac cml igo uri jiren allow hoyo jano abalkaga ka dhig inta aan hesanin alle ha siiyo inta hesatana alle ha u barakeyo

  • @ridwaanridwaanmahad5773
    @ridwaanridwaanmahad5773 2 года назад +2

    Alx anu ma dareemo abayo saddex baa ijoog mida kasta saddex bilood marye is ogaad lkn foosha idhibta

  • @ayaanxaaji1507
    @ayaanxaaji1507 2 года назад +5

    Msha alh xabibti alha kusaqiro aniga alx ilah wa ifududeeyey inta harsanna alha ufududeeyo

  • @kadarba5765
    @kadarba5765 2 года назад +16

    Msha allah abyo ilaah haku barakeyo wllhi xanunkas wxba uma arki laheyn hadu ilah ubad isinayo wllhi yaarabi adinka wllhey isoo duceya 😭🤲

    • @nimcaaliwaceys8484
      @nimcaaliwaceys8484 2 года назад +1

      Ilaahy ubad kheyr qaba oo xalaala haku siiyo

    • @najmoabdullahi6881
      @najmoabdullahi6881 2 года назад +1

      Alle ubad saalix ah haku siiyo wllo

    • @maraamaomar927
      @maraamaomar927 2 года назад +1

      Ilaahey ubad qeyr qabbo haku siiyo walaasheey

    • @aaminahashia9285
      @aaminahashia9285 2 года назад +1

      Allh wukusinaya abaayo niyad khyir usheg ducayso

    • @zeytuunmr7752
      @zeytuunmr7752 2 года назад +1

      Alaha ha ku siiyo ubad kheyr qaba abaayo mcn

  • @rowdoabdirisaq6202
    @rowdoabdirisaq6202 2 года назад +2

    Asc abayo fartuun ale haa ku cafiyo anigan iso duce inu ale igu deqo awlad bariya adar ala ku jcelahay abayo

  • @cafiifa9086
    @cafiifa9086 2 года назад +1

    Isoo duceya wall bishii shanaad baa kujira dhiiga iigu kacsan 160 110 buu maraa alx

  • @maryanmuse4809
    @maryanmuse4809 2 года назад +2

    Masha allah walashey allah ku fududeeyo walac dhibkiisa mayaaro ani malinta walac noqday xanunka bilaway ilmo 6 biil aya dhalay marka walac ka baxay dhiig igu bilabmay 2 biil aya jifay oo socod iyo istaag lee diiday alxm hada ilmo 6 biil aya dhalay alxm allah aya mahad iska leeh dhalo ayu ku jiira malin walbo aya adaa waxan jooga qurbo alxm wax walbo waa qadir rabi alle aya mahad iska leeh asxbta iso duceeya inu alle ii fududeeyo 3 biil ayu dhalada ku juurana inu alle dhabtee iso saaro aso cafimad qawo

    • @queenaisha8930
      @queenaisha8930 2 года назад

      Ilaahay dhabta haku saaro ilmahoo caafimaad qaba iyo adigoo caafimaad qaba

    • @maryanmuse4809
      @maryanmuse4809 2 года назад +1

      @@queenaisha8930 amin yaa rabi mahad sanid mcnto

    • @najmoabdullahi6881
      @najmoabdullahi6881 2 года назад

      Alle asagoo nabad ah dhabta hakuu saaro

  • @qalbiuroon746
    @qalbiuroon746 2 года назад +2

    Abayo Aniga kula qabo xita cunto ciyaalka uma karikarin xiligas hadii liso karsho xita masinikari jiro matag cunto la,aan

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 года назад +9

    Asc walalahey chanelkeen Soo booqda qeer Aduun Iyo mid Aaqiro Allah Idinsiiyo Inshaa Allah😍💜🙏

  • @nasteexobulsho6712
    @nasteexobulsho6712 2 года назад +1

    Wlhi aniga masoomin walac awgii ilmaha kg wuu yartahay lay dhahay hadana tacban iska 8 bil bn galay hada

  • @SamayosaciidXasan
    @SamayosaciidXasan 6 месяцев назад

    Abayo uurka cusub maxa lagugartaa abayo igasoojawab

  • @nimcoqadar636
    @nimcoqadar636 2 года назад

    Fartuuney walac iyo nuurkan ma ba islehee m.a walacaa shegtee malinaa mel xanunty lisma dhahayo m.a alle hakuusiyaadiyo

  • @maxamedqasim7509
    @maxamedqasim7509 2 года назад +1

    Abaayo allh kufufudeeyo xapiipti allh huma amiin 🤲🤲🤲

  • @gudgudestudio840
    @gudgudestudio840 2 года назад +4

    Wax kale oo aad ka hadasho miyaad wayday dad masuula ayaa kugu xidhane

    • @hudarahma2465
      @hudarahma2465 2 года назад

      Suqa marku kaxidhmay intan kentay hada maxalagafaidaya wanwalacay gabarkasta walacda maxacusub xishod majiro

  • @yusroabduqaadir321
    @yusroabduqaadir321 2 года назад

    M.a xabibti Allah kufududeyo afar indhodo is jecel Allah idin kaso aamiin 🤲 🥰🥰🥰

  • @nimomaalim4207
    @nimomaalim4207 2 года назад

    Asc Abayo,alabta guriga qabka ad uceliyo kaso hadal

  • @umuabdalah4969
    @umuabdalah4969 2 года назад +2

    Ilaahay ugu xamdi walac ilmo ku heshay dad walac ilmo nool ku dhalin aa jiraan

  • @munocali5531
    @munocali5531 2 года назад +5

    Alx dheh abyo wad kaso gudubtay aniga hada tacban la ahay waxan waligey isku arkin ayan isku arkay tacbaaaaaan caaajis wareeer mantg lalabo walhi masahlana allah nooo fuduseeeyo

    • @salmacdy1873
      @salmacdy1873 2 года назад

      😰😢😭😭ilhey hku cfy xbbt

    • @hibaqmahamed7553
      @hibaqmahamed7553 2 года назад

      Foosha ka daran abayo

    • @salmacdy1873
      @salmacdy1873 2 года назад

      @@hibaqmahamed7553 subxnllh hakanixinin please 🙏 😢

    • @munocali5531
      @munocali5531 2 года назад +1

      @@hibaqmahamed7553 alx 5 baan soo dhalay fool alle iguma dhibin hadane allh iguma dhibo dhaman inta dhaleysa allh ufuduseyo

    • @salmacdy1873
      @salmacdy1873 2 года назад

      @@munocali5531 malagugu qalY aby

  • @nimcaaliwaceys8484
    @nimcaaliwaceys8484 2 года назад +3

    Maalintoona gabar wlashey ah booqaney babyga 4bil jirey kadib wexee idhahde naasle maa siinee haa dhahy wah ani markaa dhalo 3 beri kadib naaskey caana maleh idhahdey ani naaskaba ma dhamen karo aa dhahy habenkii hada soo hoydy naaskii caana maleh cunugii oohin niyada iska dhahy xumato igama ahy lkin ilmahaga xita ishaada waa qabane

    • @hibaqmahamed7553
      @hibaqmahamed7553 2 года назад +1

      Abaayo ishu xaq waye
      Dadka Loma sheego

    • @hudarahma2465
      @hudarahma2465 2 года назад

      Subxanalah walahi waa cajib dadka lomashego sbayo mashaalaaha maxasustan dadku quran iskuaqri ilhay canaha hakusoceliyo anigay igudhacday alx hada wanka robahy

  • @nasramohamed2944
    @nasramohamed2944 2 года назад +3

    Walac waakabaxday gulayso abyo waa kutageeraa ilahay hadin xiftiyo dhamanti famalkada waakufarxay markaad isku laabateen adi iyo cabdisalan waadawadaa rotinkada

  • @umuabdullahi4380
    @umuabdullahi4380 2 года назад +2

    الحمدلله daha gabdha adinka cml ayaan heysanin Allah siiyo uwad salixin anaga nala siyeyna Rabi hanoga digo kuwa salixin

    • @sumayaahmed5264
      @sumayaahmed5264 2 года назад

      Amiin abayo ii so ducey aniga inta anigo kale ah

  • @asaldhalad9711
    @asaldhalad9711 2 года назад +2

    Wlhi bilahi aniga cml ayaa noqotey aniga urkii ugu horeyey ayaan ah hadana bishi son xite mSomin subxana Allah wacala haiso shegin hada 6bilod ayan ahay weli waxyar wuu igu danbeyaa walhi falebo ayaa cunto i aheed cadhuuf matag warer ohin iskasocto qof wax igahalesey malahan lkn hada alx 🤲

    • @nawelnalka
      @nawelnalka 2 года назад +1

      Alxm hada allha kuso motiyay isku bil nahay m.a🥰

  • @munaqueenqueeny5202
    @munaqueenqueeny5202 2 года назад

    Abayo lawa ilmot ayan haysta wilkeyga hal sano iyo 2 bil ayu jiraaa gawadeydana 20 hawen ayay dalantahay waxaan rawa inan family planning istiqmalo may ficantahay iwaniiii

  • @zeitunmohamed3462
    @zeitunmohamed3462 2 года назад +3

    Asc fartuney wankusalamayaa abyo aniga isoducey walac lahanunsanhy I.a😘😘🙏🙏

  • @aminamohamed3387
    @aminamohamed3387 2 года назад +5

    Iscate fartun habar habar uekate garbahan nasahan iska jar hada dhasho

    • @fahimafahima9268
      @fahimafahima9268 2 года назад

      Hada maamo tahay ma awala gabar aheyd waa sodohe.

  • @umuaisha694
    @umuaisha694 2 года назад +11

    Ilmahyga 4 ayaan sidee walah walacan Mide IGA xuna maye Arkine Bishaa 9 ayaan ku jire ilayo hadan waan matagaye Waliba COVID-19 igu Dhacaye Alhmdulilah insha Allah waxab imaye Hadhine Allah Haye Ii Dhibe yareeyo is not easy inaad hooyo noqotaa awalaad Allah Haye noo Barkeeyo intan Haysan Allah Haye siyo

    • @queensomali1639
      @queensomali1639 2 года назад

      Wllo Allaha ku fududeeyo wn ku dareemayaa ani wxn ahay dadka aad ugu xanusada walac 4 bil wxn ku dhamaystaa dhakhtarka Alxm malin dhaw ayaan umulay ilmihii labaad Wn ku soo ducaynayaa inu Alle ku fududeeyo si nabad ku soo kala saaro insha Allaha

    • @nimcaaliwaceys8484
      @nimcaaliwaceys8484 2 года назад

      Ilaahy hakuu fududeyo abyo

    • @Haffyy
      @Haffyy 2 года назад +2

      Ilahay awlada hakubarakeyo abayo 🤲ane isoducey inu ilahay ilmaheygo cafimad qabo ituso 6month kujira my first born child 🤲♥️

    • @umuilyas97
      @umuilyas97 2 года назад

      Ani hada cunigii afarad ayaa wada cunto dhan waa nacay urkiisa xata waa idhibay misanks ma kordhayo xanuunka aduun ayaa ka maray xanaq aduun ilmaha waa dhibaadan qeylado guriga dhan ilmaha kuma hayo malin walbe bananka ayaa jogaa guriga dhan waa nacay ilmaha xananda ayaa keyaa ana bananka ayaa adaaa

    • @indhouronindhouron7992
      @indhouronindhouron7992 2 года назад

      @@umuilyas97 maskiin

  • @faadumahassan4241
    @faadumahassan4241 2 года назад +12

    Malinta urka yeshay matagta bilaway wan ku dhalay lee 😭😭 faleembo le quudan jiray isbitaal jifay Ha Iso xasusin Alx dhaha dadka ilaa 4bil ama ilaa 6bil walaca ah

    • @queensomali1639
      @queensomali1639 2 года назад +1

      Allaha ku fududeeyo isman lahay qof kada xun walaca ayaa jira lkn hadaba 9 walaca Wllo wn ku soo ducaynayaa Allaha ku fududeeyo

  • @aaminahashia9285
    @aaminahashia9285 2 года назад +2

    Allh hku barakeyo abayo masha allah lkn xbbti se 62 utahay waba culusthye camilo cml aniga wliba ka catysan aa 86 ah

    • @fatimadagan8541
      @fatimadagan8541 2 года назад

      Way gaabantahay umalena 62 qof gaaban wu ku buranyahy

  • @amnamohammed3452
    @amnamohammed3452 2 года назад

    Aniga Walaca ahay wan ku rafaadey 24 saac faleebo doctor ka oyo derbiyada xita la dagaala biyo iyo cunto leyma tusin karo Guriga wan ka cararaa jaarka cunyo marki laga so kariyo iiso duceeya

  • @faadumonuure3752
    @faadumonuure3752 2 года назад

    Wllhi abyo isku mid nhy wana canugeyga labad waline uur leyahy 8 ahay iso ducey

  • @shire1658
    @shire1658 2 года назад

    M.a Abyo ilahay haku cafiyo walaca aniga xita wan kula arkay xanunkisa

  • @umaabdirahmaan312
    @umaabdirahmaan312 Год назад

    Walca waa ku dhibtooday alx yaa allh foosha ii fududee

  • @rosemarie6347
    @rosemarie6347 2 года назад +14

    Qoftaan markay walaca ahayd waxay dhahaysay ma walaco maalin walbana ayado guriga ka shaqaynaysa by so duubi jirtay, hada ooy dhali rabto ayay come back so samaysay oo ay is tiri dadka musalsal cusub u bilow.

    • @maryannuurmohamed114qk2
      @maryannuurmohamed114qk2 2 года назад

      Walac waaxanuun lkn waamaxàay dayma quuriwaaygo say m,a guri ayey hooyo utahay yeey ujiifee allow kuu ifi howshaada my dear

    • @nasmaandirahim8199
      @nasmaandirahim8199 2 года назад

      Run badanaaa

    • @hodan0092
      @hodan0092 2 года назад

      Video ay dubta ayey waysay so she has to make up some fake stories beenta number one 😛

    • @zahramoalim8933
      @zahramoalim8933 2 года назад

      😂😂😂😂😂

  • @SamayosaciidXasan
    @SamayosaciidXasan 6 месяцев назад

    Asc

  • @polltable82
    @polltable82 2 года назад +30

    Inti ubahan Ina labaro quranka online ahan ila sohadlo inshallah

    • @naimaqurux8709
      @naimaqurux8709 2 года назад +2

      Aniga ayaa rabo maclin ee ila sohadal

    • @rushadamaxamed8601
      @rushadamaxamed8601 2 года назад

      Abayo anaa rabo intee kaala soo xariiraa

    • @polltable82
      @polltable82 2 года назад

      Noberka kuso qoroya hadane ma arkoyo adinka ma arakten

    • @rushadamaxamed8601
      @rushadamaxamed8601 2 года назад

      @@polltable82 maya number uma jeedo xabiibti

    • @polltable82
      @polltable82 2 года назад

      @@rushadamaxamed8601 hadane

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 года назад +6

    Manshallah 😍 fartun dad walacin markasa cunow bilaban ilaa ay ka dhalan 😅🤣😂❤👌

  • @asiyomire3875
    @asiyomire3875 2 года назад +1

    Naa xisho oo ilaau ka baaq mxa ka sheekeynaysaa

  • @fardosagaab6895
    @fardosagaab6895 2 года назад

    Amiin abayo mcnto adhiga Allah hakufuthutheyo

  • @zahramoalim8933
    @zahramoalim8933 2 года назад

    Hal maalin routine ma deynine goormee xanunsaneed
    Naagaha difoosayasha ah ha i goosanina yaah adinka idinlama hadline

  • @maryamamacquul3691
    @maryamamacquul3691 2 года назад

    Walac ha ii sheegin siduu iigalay bishiii 8 aad ii dhamaanowso ilaaa hada waan xanuunsanahay cunto ma qaadan karo wax aan cuni karo ayaan waayay dhaxana waa iheysaa 90kan Alle ha inoo fududeeyo intii isku buxdo intaaaan heysana allaha siiiyo
    Hooyo mcn allow dambigeeda dhaaaf

  • @amaliinaabukar7228
    @amaliinaabukar7228 2 года назад

    Abaayoy anaa walac rafaad ah arkay kas alle kuma tuso halmar ma ahan weliba 4 jeer jiko iska daaye baaldi hoostayda yaalo cuno iskadgaafe kalxantayda so baxeyso adigana inaa cayishay waaka muqataa alxmd dheh

  • @nimcaaliwaceys8484
    @nimcaaliwaceys8484 2 года назад +4

    Alla anoo gabar ah yaa marka guursadey aroos uurleh noqdey anina xanuun inaa walac ahy ma u maleyneynin ninkeyga afkiisa waa iisoo uraa ilmaha guriga saas cml qolkeyga jiifka magali karo wareer markasa hospital aadney tiifow laygu sheegey anagoo daawada soo gadan rabna yaa dr na dhahy uur iskasoo baar saa waakaa alxm farxad daawadiina halkiiya ugaso tagnay dr kii maxaa idin daarey laba qof aan is dhaamina tihiin ka dhacdey🤣alxm hada waa dhaly 4 bil iyo baryo dhalanhy

    • @queenaisha8930
      @queenaisha8930 2 года назад +1

      😁😁😁😁😁😁mabruuk abayo

  • @mohammedyusuph2374
    @mohammedyusuph2374 2 года назад +1

    Uur kale allah hadoow isinaayo ayan raba aby mx sameeya

  • @nawelnalka
    @nawelnalka 2 года назад +1

    walac hada maqlo wadnaha ixanunayo 😩😩soonkii hada walac iyi son iyo xanun labjeex xun cunto xumo alxm allha iso motiyay 6bil ahy hada inta walac ah allha ufududeyo

  • @shugrimohammed9499
    @shugrimohammed9499 2 года назад

    Masha Allah illahay ha ku fuduyo amina yarabi abayo 👩‍🍼

  • @wiilomaxamedcartan3195
    @wiilomaxamedcartan3195 2 года назад +1

    Wcs abaayo fartun adi iyo asaxbada isoducey inu allha ubada isiyo

  • @nimcomohamed776
    @nimcomohamed776 2 года назад +1

    Fartuuney
    Axl
    Mawalco❤

  • @nasiibcudoon8214
    @nasiibcudoon8214 2 года назад

    Fartuun weli waa roonthy alx wax baa nala tusee

  • @naimamohamed4402
    @naimamohamed4402 2 года назад

    Abaayo anig Ku jiro walc ha igu shegin

  • @ubaxeyabdi9461
    @ubaxeyabdi9461 2 года назад

    Abaayo isbadalka uurka waaye gawar ayad uurkeda ledahay aniga sidan daremayo

  • @anishaa1438
    @anishaa1438 2 года назад +1

    Mnsha allah fartuun gabadh ayaa dhaleysaaaa

  • @fahiimaali1801
    @fahiimaali1801 2 года назад +1

    Wllo lab cunyo Ayaan dhalya kiihor ayaa xanuun badnaa

  • @سهامفارع-ث6م
    @سهامفارع-ث6م 2 года назад +1

    صح كلامك الحمدلله

  • @hibaaqhappy5976
    @hibaaqhappy5976 2 года назад

    Walac ha igu sheegin bishii 5aad iisocoto ilia hada cunto macuni karo hdaa isku dhibana matag iyo lalabo aan dhamaaneyn yaa rabi noo gargaar

  • @nimcaaliwaceys8484
    @nimcaaliwaceys8484 2 года назад

    Abyo wlhi isha xaq wye wiilkeyga umushii siduu naaska unuugi jirey masha allah kan maxaa daarey tuba maa ahy saa ulahaa naaskii wuu nacay maba ogolo hada

  • @Farxiyo-p4z
    @Farxiyo-p4z 4 месяца назад

    Fartun waxaa firsanowa 2024 fartuun balbaraalke u egtahay markan

  • @bilanahmed5142
    @bilanahmed5142 2 года назад

    Amiin amiin abayo

  • @yaasmiinjamac9446
    @yaasmiinjamac9446 2 года назад

    Fartuun jooji hooyadaa inaa tiraahdo habartey waa ceeb ..hooyada ugu wac hooyo macaan

  • @farxiyaAhmed-g3k
    @farxiyaAhmed-g3k 12 дней назад

    Allahuma aamiin

  • @samiiraabdalla3154
    @samiiraabdalla3154 2 года назад

    Snapchat ka soo booqdaa nadhahdee adina noso jwb

  • @hiboabdishakur1547
    @hiboabdishakur1547 2 года назад

    Fartuun ani xita mawalacin 3carur gabdheyda curada an ku sil cay

  • @احمدعلي-ذ4ك1د
    @احمدعلي-ذ4ك1د 2 года назад

    Byo Ani ilmihi igu horeye weye dadka iga ag dhow waxy idhihi jireen tan ma noolanyso wlhi lafeenbo bas bn qadanjiry hda 7 kujira walina Wan matagaaa Wan iska jeefaa

  • @ilwadali4845
    @ilwadali4845 2 года назад

    aniga hada kuujuro nooso dhoocoyaaa I.a

  • @naimaabdikadir9887
    @naimaabdikadir9887 2 года назад +5

    Xaaladaas ayaan hada kusuganahy sister runtii dhiirogelinbaan kaqaaday ismalahayn qof dhibkaas kula qabaa jira inta harsan allaha noosaqiro

  • @bushraachanal6182
    @bushraachanal6182 2 года назад +3

    lkn tuuney adoo sas dhan u walacday maadan caatoobin ee mxa dhacay

    • @Reem-abdullahi
      @Reem-abdullahi 2 года назад

      Hhhhhh qof an wax cunayni hadan matagay oo an faleenbo qadanay ma jiro hadan an dhuuban wax caqliga gale la rabe

  • @fatimahashim1353
    @fatimahashim1353 2 года назад +2

    Ani maiga darantahay Ila 5 bil wax macuno

  • @mariamabdicise2193
    @mariamabdicise2193 Год назад

    Mansha allh

  • @samiiraabdisaalah4339
    @samiiraabdisaalah4339 2 года назад +2

    Abayo foosha Allah hakuu fududeeyo🥺 gabadh hada dhashid amiira ubixi🤥👸🥰

  • @waane_walalhaa8852
    @waane_walalhaa8852 2 года назад

    Masha allah

  • @aminoibrahim8991
    @aminoibrahim8991 2 года назад

    allha haku fududeeyo aamin yaarbi🤲🤲🤲🙏 insha allha mcnto ❤❤❤❤🌹🥀

  • @aaminasalebaancige1119
    @aaminasalebaancige1119 Год назад

    Wlhi qof qalbi wangsan baad tahy

  • @samaronchenal7198
    @samaronchenal7198 2 года назад

    Abaayo wlaahi kulamidbaa ahay alle hanoo wada fududeeyo

  • @zariinaabdullahi2291
    @zariinaabdullahi2291 2 года назад

    Sxpy walac waaba naga qarsatee marka dhali rabtid maa nogosheekeyne mise view’s raadis kaathy

  • @umusafabeuty8358
    @umusafabeuty8358 2 года назад

    Congratulations 🎊 200 subscribed

  • @FarxiyaBashiir-tc1rr
    @FarxiyaBashiir-tc1rr 8 месяцев назад

    Walale fartuuney lanbarkaaga away

  • @shukriyaabdi3173
    @shukriyaabdi3173 2 года назад

    Abayo sithe wax kayihin ilma so masodalin

  • @fathumo7858
    @fathumo7858 2 года назад +1

    Waxad kahadasho ma wydy abayoy

  • @FartunMohamed-r8k
    @FartunMohamed-r8k Год назад

    Maxa u amusine nunaha

  • @maxamedxasanmaxamed6719
    @maxamedxasanmaxamed6719 2 года назад

    Abaayo
    Manshallah snaapkaagamaxaa

  • @amranissedahir
    @amranissedahir 2 года назад

    Walac ha ixasuusin 6 cunuga dhale malinka uur yesto illaa kadhalayo walac aya noqda alx wlhi walc wa xanuun wlhi foosha iiruun

  • @zamiabeautyandcooking6632
    @zamiabeautyandcooking6632 2 года назад

    Allaha ku fududeeyo xabibti afar indhod nabad ah inshaa allh

  • @nastexosurey1924
    @nastexosurey1924 2 года назад

    Mashalaah kaana macnaheeduna tahay ( Alle waxa uu doono Ayaa ahaada)

  • @fatimamaxamed663
    @fatimamaxamed663 2 года назад

    Abyo alha kuu fududeyo ani
    Waligey magurasan hadana wadremaa dhibatada walca

  • @bintufaiza8941
    @bintufaiza8941 2 года назад

    M.a xpipti cfmd allh idinku kla keeno insh allh

  • @xamdidaaudcali5451
    @xamdidaaudcali5451 2 года назад

    Alla walac alx wlh Ani walac waxaa udhigaaa wye

  • @zainababdi7956
    @zainababdi7956 2 года назад

    Abaayo walac xanuun waaye

  • @queninacali8994
    @queninacali8994 2 года назад +1

    Abaayoyinka uurka leh hadey idinku jirto gabar xulbada cutey ha iiga faa,iideyso bishii 9 kujiraa foshey fududeydaaa ayan maqley qofkii wax igu dhaamo ha iisoo sheego

    • @maryamnasir537
      @maryamnasir537 2 года назад +1

      Xuobada ma isticmalin lkn salatul ley a ku dadalaa ilaa an ka dhalo alx ilahey wa o ifududeya marwalbo

    • @baabiigboolouayaf4657
      @baabiigboolouayaf4657 2 года назад +1

      Abayo alle haku fududeyo lakin waxan kugula talinaya inaad badiso socodka xulbad iyo waxa wan maqle lkin socodka ayaa muhimsan
      Aniga o ugub ah sidi la i laha waxs same kan cab hebelow wan ku wareray kadib maamo aya igula talisay inan socodka badiyo wlibo melo jaranjaro ah aan fuulo
      Alxm alle wa i fududeeyay si dag dag ayan ku dhalay duhur aya la i qabte galbne wan dhalay
      E sister ku dadaal socodka badan iyo ducada

    • @queninacali8994
      @queninacali8994 2 года назад

      @@baabiigboolouayaf4657 I.n xppti

    • @queninacali8994
      @queninacali8994 2 года назад

      @@maryamnasir537 m.a abyo anaga dhan alle hanoo wada fududeeyo

    • @queenaisha8930
      @queenaisha8930 2 года назад +2

      Guriga ka dhax shaqeey soc soco markay foosha ku haydo dheh laxawla walaa quwata illa billH

  • @queeninaahmed4019
    @queeninaahmed4019 2 года назад +1

    Illahow hunguri meel xun hanagagalin

  • @amuun_xoxo
    @amuun_xoxo 2 года назад +3

    asxabey iso duceya muraad leyahay ilahay dartiisa🙏❤️😢

  • @amirabeauty345
    @amirabeauty345 2 года назад

    Allaha kufududeeyo abayo

  • @hodanhashi7168
    @hodanhashi7168 2 года назад

    Asc fartun wan ku salamay ilaa so tali