Maanta caruurtedii in nolol u helaan ayay kala meel ugu noolyihin bari hadii uur imaado nolon tii hore ka xun ayay gali ee istar wax badan u fiirso maanta wad isku tashatay caruuradana waad u xoogsata huno dhan kaste u fiirso ❤
Mashaa allah qaaliyeey qof aad u wanaagsan ayaa thy noloshaada allaha kuu qurxiyo allaha ku caafiyo routine keenii quruxda badnaa noosoo duub caafimaad aadku so duubto allaha ku siiyo
Hodan wa saxantahay istar ayada tiri ha la ila taliyo talo fiican ayana la siiyay horay u soco Ceeb mahan nin shalay ku bahdilay adi san u qurxan wayeel ka dhigay maxa ka done daawo ma ku heyso
Cideena san la durto iyo af la durto ma ogola hoyadey iyo muniira paranki ku sameyna dhihi jirtay maanta sanki waa so duratay gowsahaaga waxaat u sii siibtay qurux darteet showiisto is nacda tahay
Hodon waa gabar dagan wayo istar markey sida kulul ugu so jwbtay comment ayey uso gashay waxeyna dhahday aniga waligey kuma caayin hadana abyo iga raali noqo ayey dhahday saas ayaa laga rabaa qofka bulshada ku xeran thy maahe far far ku taag kamey dhigin waxan rajeynaa fartuuney hodon inaa wax ka.barato oo hadu qalad kaa dhaco raaali galin ka bixiso maahe inaa qalad kle oo bareera sii gashaa taqaana adi waanada naftaada u baahan
Maanta caruurtedii in nolol u helaan ayay kala meel ugu noolyihin bari hadii uur imaado nolon tii hore ka xun ayay gali ee istar wax badan u fiirso maanta wad isku tashatay caruuradana waad u xoogsata huno dhan kaste u fiirso ❤
Hodan online waa gabar fiican oo caqli badan walahi waana run teeda
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw
Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam
M.a dad badan oo kaa ween ayaad ka aqli badanthy ❤❤❤
Mashaa allah qaaliyeey qof aad u wanaagsan ayaa thy noloshaada allaha kuu qurxiyo allaha ku caafiyo routine keenii quruxda badnaa noosoo duub caafimaad aadku so duubto allaha ku siiyo
I missed your daily routine abayo!
Fartuun dadka routinke waydiinaya Inay qaliin dhawaan gashay ma ilowdeen sidee inay iyadoo shaqaynaysa inay idiin soo duubto urabtaan. Taageero dhaba ma tihidin xaaladeedaba hadaydan ka war qabain.
meqee qalantahay
Hodan wa saxantahay istar ayada tiri ha la ila taliyo talo fiican ayana la siiyay horay u soco Ceeb mahan nin shalay ku bahdilay adi san u qurxan wayeel ka dhigay maxa ka done daawo ma ku heyso
Xabibti ku away luguma arko xagee aaday
Masha alah
Meeshii nin laga sheeko wee dhex taagan thy fartun😅😅 😫 na bal qacdii mawax kuudhibty
Hodan aqli badan mnsh alllh❤
Farduun qof dhalinyaro ayaa tahy dumarka iyo raga ka dhexbax la imoow abayo wax kale xanta naga daa iyo dhaga hadalka xirfad kale kusoo gordhi somalida
Absolutely 💯 point muhiim ah baa u sheegtay
Wax bananka yaala oo la xalinaayo xan ma ahan.
Absolut 😊👍
Adaa waa no ubaahan allaha ku caafiyo fartun
Ina si dad ban u karbashtaa fcn sida fartun happy talo bixina samenaaa cml😅😅
I Istar iilama eka qof talo haku noqon ah rabto ee Tey rabto ha qaadato yey na wareerin
Fartuney waxan kadhexbax wankujeclehe dantaada bas
Wcs quruxey rotinki away❤
Fartuuneey fariideey faraxsaneey ina adeer facaabaad karoontahay
Istar waa qaldanatahaye wlhi hadan waa u geftey si qof weyney kula hadashey hodan ee jooji istar
Routine kii guriga kulabo kaas baad kuwacnede huuno😂
fartun keep off this topic routine keen io waxa kugu baran no wad saxib
Waxaad difaacee hodan wyo hodan jawabfiicanmeysiin istar
Fartuun cirkee ku jirtaa war caawiya😂😂😂😂
😂😂😂
Masha Allah ❤🎉❤🎉
Fartuun wa laga weyn yahay joog😂😂😂😂😂
Hadey qurux noqotay ayu rabaa farax
Gabadha ayadu dadka weydiineysa waa maxey nin key guursaneyso sidey ula dhaqmeyso dadku waa iney sir leyihiin wax walba meeshaan in laga sheego maaha
Thank you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah fartun hore usoco ❤❤❤
Sax ma ahaa wayo hodan uma malenayo ine caysay istar
Fartuney afarhas dadow xakugaliye si aad arinki iyo qacdii samiro isaga indho tirto lema uwalate 😂😂
Na magaca dadeed dhig!! Dad aa wax ka shegee i! Ka dhamaaw gabadha ee orodoo adi isa soo sax! Amiira ma'ahan qof dadka ku digata adigoo kale.
Hooy jikadaadaa kuu roon dadka kahadalkooda iska daa adaabo faro wax kuhayninee
Naa bayo beryahan war ba ka so hadhaye rotin kena ku heysanaye no so gali anagu😂😂😂
Gabadha way qalantahay ha bogsato ee sug
Masha allah🎉
View baa meel kasta galay haddii gabadhu talo siisay mxaa jawab kle keeni
Naa adi ayaan tan xagee ku xanunyso maxa dadka u dhex ordaysaa😂😂😂
Maxa kagalay adi MEEL Walba cay iyo oohin la tagantaha 😂
Na waxba ciwan kale hasoo qadane umada amaan sii wad warertee💔😂@@qadrishmohamed9537
Hodan ba saxan talo fcn siisay mamada weyna walan
Fartuun routine wn u xiisnay walhi mcntto
Dadka routinke waydiinaya Inay qaliin dhawaan gashay ma ilowdeen sidee inay iyadoo shaqaynaysa inay idiin soo duubto urabtaan. Taageero dhaba ma tihidin xaaladeedaba hadaydan ka war qabain
Wa runta nin marki ad jelicsan tahy ka tag hada harsan manta malin ad ka jelyacsan tahy bu hadan ka tahy
Asc fadrtuun Habo. Subax wanaagsan
Fartuun maan ku nacaa hadaba nolashan waalan Waa Maxay ku ma qabsan karno miyaa
Gabadhu waa qalantahay waa dhaawac
S c
CINWAANKA Afsoomaliga iska sax
Asc abaayo
Tuuney malmahan wa weynka iska dhigosaaa hdana dhiiqa le dhex gashaaa first naftaada hormari nloshaada ku mashquul dadka afarahooda ka bax
Hodan weyba uhilisay
Tuuny qof nolasheda ku mushqulan aad ahed xa ku badlay san kugu barany ku so labo sasan kugu jaclen 😢
Abayo fartuun waa qalantahay rotin maso galin karto
Fartuuney ani sax iyo qaladba waa ku wataa hadii comontiga qof wax kaa sheego anoo xanaaqsanaa is arkaa haduu ila joogi lahaa waa rifi lahaa hhhh rootinadii nosoo celi xbbti cabiir iyo cumeymirna ii dhunko
Idinka talo maba idin weydisan istar dadka ku xiran ayey weydisatay dadkasne rer comanti aya la dhaha inta kale waa iska daba riix
Oo qofka caanki qofkaloo caana kuma xidhna yaa ku dhahay
@@hasmah8018 weyku xiran yihin lkn dadka caanka jwb isiiya ma dhihin sow mahan
Waw
Naaga dad ma ah
Adaa wax kuwaaniyo ubahan abayo
Afdheer ilyreey beryhn waad fududaaty qafiifow baa kaaga dhcy furniinkii sawtaa dhahsey anaa dalbdy 😂😂😊
Sidaada horaad kurooneeed
Fartuun rotinkiii Aaway ?
Asc fartun waxa ishekta ciwanka my hami RUclips wey kamaqantahay maxakudhacay jawab
Sax
Adi maxaa kaa galay
Hodon is rati❤❤
Hodan ayaa qaldan
Hodan ba saxan boqolkiiba sax ah
Cideena san la durto iyo af la durto ma ogola hoyadey iyo muniira paranki ku sameyna dhihi jirtay maanta sanki waa so duratay gowsahaaga waxaat u sii siibtay qurux darteet showiisto is nacda tahay
Hhhhhh