Uurka mataanha maxa lagu gartaa?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 окт 2024

Комментарии • 111

  • @إبنةطاهر
    @إبنةطاهر 9 месяцев назад +13

    Ilaahey hanoo fududeeyo intii xamilo ah intan hesan alle haku arzaaqo owlaad baariyaal ah

  • @sacdiaabdirizak756
    @sacdiaabdirizak756 7 месяцев назад +10

    Illhow mataano iga dhig bishaana positive ahy yaa rab isoo duceeya qaliyaat inta ku jiro

    • @hooyadamaanta6220
      @hooyadamaanta6220  7 месяцев назад

      Aamiin yaa Rabb

    • @Umu-amiiro
      @Umu-amiiro 4 месяца назад +3

      Ilahy hakuu adkeeyo aniyo intii ilmo radiska ahbo han siiyo

  • @qamerismail1540
    @qamerismail1540 9 месяцев назад +10

    ani bishii 1 aad bn ahy hdana gaajo iyo kaadi bdan bn leeyahy ilaahayow kheyr igu dhammee oo dhabta isoo saar😢😢😢

    • @hooyadamaanta6220
      @hooyadamaanta6220  9 месяцев назад +1

      Aamiin yaa Rabb 🤲🤲

    • @khadiijacali5268
      @khadiijacali5268 8 месяцев назад +3

      Ani bisha 2 hda I dhaman rabta abyo kaadi iyo baahi sa I’d ah an darena allow no adkey yaa allh oo nogu dhig mataano yaa allh

    • @qamerismail1540
      @qamerismail1540 8 месяцев назад

      aaamin habibatii shokran gaajada zaaidka ah normal miyaa some times cunto dagdag hdan u cuni waayo wan matagayaaa

    • @hooyadamaanta6220
      @hooyadamaanta6220  8 месяцев назад

      Haa baahida ayaa lalabada keenta. Inta aysan gaajo ku qaban cuntada cun wax yar yar na cun oo dharagta na iska ilaali.

    • @qamerismail1540
      @qamerismail1540 7 месяцев назад

      @@hooyadamaanta6220shokran mamo❤

  • @deeqomaxamedcabdi5187
    @deeqomaxamedcabdi5187 3 месяца назад +2

    Ilaahoow mataana qeer qabo i sii oo cafimaad qabaan ii duceeya 3 ilahey i siiyy alxamdo lkn matano jeclahy alloow isii amiin amiin

  • @istarmaxamuud
    @istarmaxamuud Месяц назад

    Abyo aniga kula midaa ahay afar bil anoo ah baa modaa inaan lix ahay culays iyo cayil anan wlaigay arag ma kici karo caajis qofkii i arka wuxuu dhaha san miyaa hal cunug ku wada ilmo hore wa soo dhalay lkn wax yabo cusub baa isku arkay kaadi badan cuno badan hadaa wax yar socdo daal subaxdii inaa kaco ma jeclaysanayo

  • @Ahmed-g2p6i
    @Ahmed-g2p6i День назад

    الحمد لله رب العالمين illahow mataano kheyr qaba iga dhig 6 indhood o is dawanaya allaha naga dhigo intaan haysana allaha siiyo

  • @babaacalicabdi
    @babaacalicabdi Год назад +3

    Thanks Abaayo mcn Allha ku xafido mcnbdn ❤❤❤❤

  • @UmaymaCali-v2k
    @UmaymaCali-v2k 8 месяцев назад +4

    Illaahow mattaano caafimaad qaba igu arsaaq

  • @hoodacali6426
    @hoodacali6426 8 месяцев назад +4

    Intaasoo calaamad waan leeyahay

    • @aishagaaboofficial9921
      @aishagaaboofficial9921 3 месяца назад

      Maxa dhashay abayo ani saas dareemoya wali wan wadaa alle haku barakeeyo

  • @najmoali6045
    @najmoali6045 Год назад +8

    Abyo aniga wado matanaha 7 bil ii socoto dhinaca bidix xnun said ka daremaya marne dhinaca midig xnun la socon garin la farisan garin xnunkas matanaha wala darema maqly run miya iso jwb abyoy

    • @hooyadamaanta6220
      @hooyadamaanta6220  Год назад +4

      Abayo xanuunka mar walbo mu ku qabta? Dhaqtar kaga ma weydiisay. Ilmaha mar mar riixitaankooda ama haraantida xanuun wey tahy lakin wax an la faariisan waye ma arkin. Ilaahey haku fududeeyo, nabad iyo caafimaad na Allaah idinku kala keeno🤲

    • @DeeqaGedi-i6g
      @DeeqaGedi-i6g 3 месяца назад

      Abyo madshe

  • @queen_luusha
    @queen_luusha Месяц назад

    Hoyade ayaa 4 mar isku xigto matano dhashey ane 6 daa single dhaley sanankan waa dadi 7 aad ah alle mantano ha isiyo amiin idhahaa

  • @AsmajamalahmedAsmajamal-bx5zg
    @AsmajamalahmedAsmajamal-bx5zg Год назад +7

    Hooyadeyda dhashe matano❤ elahow matano ega dhig🎉

  • @MaymuunAbdikadir-yb3bd
    @MaymuunAbdikadir-yb3bd 11 дней назад

    abyoh waxan ku jiraa bishii 6aad hadan waxa iga tagi laa walcii xalooshan waa i xanuunaysa

  • @Umalkhyr-i9f
    @Umalkhyr-i9f 10 месяцев назад +3

    Abayo kadida 2 bil camal kugu bilamata maxa waye biyo yar hada afka saaro habenkii dhan wa so kacayaa aniga horey wa uso dhalay lkn 7 bil melaha bay igu bilaman jirtay hada wa fahmi la ahay

    • @hooyadamaanta6220
      @hooyadamaanta6220  10 месяцев назад

      Haa abayo wey dhacdaa dadka isku mid maaha. Lakin bilowga ba hooyooyin qaar ayaa dareema kaadi badan. Waana wax caadi ah. Culeeska kaadiheesta kor saaran waaye.

  • @HayaatQurux-io5qx
    @HayaatQurux-io5qx 10 месяцев назад +4

    Allah matano qer qabo isii adiga waxkasta bixiye yarabi raxman🤲🤲

  • @HiboGedi-un3kc
    @HiboGedi-un3kc 8 месяцев назад

    Abayoo anaa iddentical twins wadee wiiil iyo gawar 7month igasaqireen...alxamdulilah

    • @hooyadamaanta6220
      @hooyadamaanta6220  8 месяцев назад

      Mataano hore miya ka saqiireen abay?

    • @HiboGedi-un3kc
      @HiboGedi-un3kc 8 месяцев назад

      @@hooyadamaanta6220 mayaa kuwan iguhoreyeen

  • @rifalalsharif2884
    @rifalalsharif2884 7 месяцев назад

    Allah inta haysata hawbarakeyo intan haysana hasiiyo oo anigu kamidahay aadban ujcly family gayguwaa dhalaa matanaha lkn waa xaga aabha edoyinkay iyo aderadayba waydhlen wll gabadh saxbtyah lama organ inaymatano sido hadana bilwalba dhkhtarka waa lasocnjirty kubbitarna waa lasari jiry matkay 6 bil dhafena laogaday marka matanaha maqara isqariya oon larkikarin

  • @KhatromohamedahmedKhKhatromoha
    @KhatromohamedahmedKhKhatromoha 5 месяцев назад +1

    ilaahy matano ha iga dhigo 4 bil ahay calosha zaid bey uwentahay isbadal badan dareemaya😢

  • @FatyyzhYare
    @FatyyzhYare 2 месяца назад

    Ilahayow mataano cafjmadka ee sii yaa rabi

  • @Umuibtisam-m9f
    @Umuibtisam-m9f 9 месяцев назад

    Abayo ani sadax bil i dhamaneyso nuxnuxsi mxoga hose ayan ka daremya cadi miy

    • @hooyadamaanta6220
      @hooyadamaanta6220  9 месяцев назад

      Abayo amaa 3 bil ka badan tahay 16-25 usbuuc inta u dhexeysa ayaa nuuxsi la dareema. Haddii uurki ugu horeeyay uu yahay na 25 isbuuc marka ku dhawaato Lee la dareema.

    • @Umuibtisam-m9f
      @Umuibtisam-m9f 9 месяцев назад

      @@hooyadamaanta6220 abayo gabar ijogto cunug wu iga dilmay ma oge sadax le tirsanya

  • @khadroaden
    @khadroaden 5 месяцев назад

    Abayo ani uurkan aad aya ugu xanun sade walac ahan kadii badana wan lee yhy biyo hada cabo iy hada cabinbo iy cules aya daremaha bishi afarad ayana kuu jira lug dhaan aya culees iga saran maa istagi karii ma dhici karta marka ina matano wado faracna uma lihi ina dhale ilahey xagisa inu iga siyaa dhici karto ilahey haa ii aqbalo wan jeclhy matanaha iso jwb xabibti 🙏💋❤️

    • @hooyadamaanta6220
      @hooyadamaanta6220  5 месяцев назад

      Abayo wa ku hubsan kartaa in aad dhaqtar aado oo so baarto waye. Ilaahey wax kheyr qaba aad ku faraxdo haku siiyo🤲🤲🤲

  • @sacduushcali8708
    @sacduushcali8708 9 месяцев назад

    Aniga uurkii igu horeyey walac saida manoqon lkn hda saaid ayaan noqodey iyo baaahi bdan midkle calosha mesha hoose ixanuuneyso 😢

  • @HiboDakhal
    @HiboDakhal День назад

    qali😢😢😢anigasasbanahayi😢walacdaran matag lalabo❤warer❤urtadhan❤anacayi😢cadar❤unsi😢uuuuf

  • @Khadro8796
    @Khadro8796 5 месяцев назад

    Thanks abyo aniga hada lee 3di bil idhamatay caloshaydana way so baxday oo way weynthy marka matano mala dhihi karaa computer kase gorme lagu ogaan karaa

    • @hooyadamaanta6220
      @hooyadamaanta6220  5 месяцев назад +1

      Hadaba hada tagto waad so ogaan kartaa abayo. Wax kheyr qaba Allaah kaaga dhigo🤲🤲

    • @Khadro8796
      @Khadro8796 5 месяцев назад

      Aamiin xbbti

  • @farduusmacalin8641
    @farduusmacalin8641 5 месяцев назад +1

    Alxm anigu hada bishi afrad iidhamn lakiin xanuun waa iso maray

  • @IlhanAbdirashid
    @IlhanAbdirashid 9 месяцев назад

    Suaal hadii adigo 8week lagu dhaho Hal canug wye Malaga yaabaa markow uurkaaga weynado in lagu dhaho waa mataano?

    • @hooyadamaanta6220
      @hooyadamaanta6220  9 месяцев назад +1

      Haa abayo walaga yaaba hadey mataano jiraan in marka hore la arki waaye oo mid qarsoomo. Oo hadhow na gadaal laga arko.

    • @IlhanAbdirashid
      @IlhanAbdirashid 9 месяцев назад

      @@hooyadamaanta6220 🙏

  • @SihaamAdan-on4ki
    @SihaamAdan-on4ki Год назад +2

    Abyo 6 isbuuc ila 7 isbuuc malagu ogan kara matanaha

    • @hooyadamaanta6220
      @hooyadamaanta6220  Год назад

      Maya. Walaashey waxa lagu ogaan kara 10_12 usbuuc

    • @HayaatQurux-io5qx
      @HayaatQurux-io5qx 10 месяцев назад +1

      Lkn abyo gbr saxbo nhy hal bil kuso ogaatey ine matano wado se cml he

    • @umufaatimaandfartuun177
      @umufaatimaandfartuun177 10 месяцев назад

      ​@@HayaatQurux-io5qxwaa ben abyo wx bil lagu ogado ma jirto 2 bil 8weeks baa lagu ogada

    • @NimclIsmaci
      @NimclIsmaci 5 месяцев назад

      Haaa

  • @jawaahirgeelle2758
    @jawaahirgeelle2758 6 месяцев назад

    Aniga bishaa 2 i dhamanee calosha iso buran wa shakiyey mataano in ey yihiin malaga yabaaa ilajoow run iga dhig

  • @sacdiyoiidle2077
    @sacdiyoiidle2077 Год назад +1

    Apayo computer meqa bil aya lagu ogaan karaa

    • @hooyadamaanta6220
      @hooyadamaanta6220  Год назад +3

      Bisha sadaxaad dhexdeeda wa ogaan karta abayo. 10-12 usbuuc marka mareyso kadib ayaa ah waqtiga ugu fiican ee la ogaan karo.

    • @maryamachannel5256
      @maryamachannel5256 Год назад

      ​@@hooyadamaanta6220abaayo computer ka ben maka shegi kara 3 bil ahay waxana darema culeys dikan waxana ley dhahay hal aa wada iso jwb

  • @babaacalicabdi
    @babaacalicabdi Год назад

    Amiiin Amiiin yarabi 🥺🥺🥺🥺🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @rahmafarah3484
    @rahmafarah3484 3 месяца назад

    Amiin amiin amiin amiin amiin

  • @NafisoAxmed-yo3tr
    @NafisoAxmed-yo3tr 10 месяцев назад

    Alxm walc sidee ma dremn kuw hl u dhly said u drem

  • @DuniyaDahir-l3x
    @DuniyaDahir-l3x 5 месяцев назад

    Aminnnn aminnn yabiyowa manatn isi yarabi

  • @Kawsarcabdisalam
    @Kawsarcabdisalam Месяц назад

    Kwrn ugub 14week kudareentay dhaqaaaq oo kaadi badan leh😮

    • @hooyadamaanta6220
      @hooyadamaanta6220  23 дня назад +1

      Wey dhici kartaa lakin mararka qaar hawada caloosha ku jirta u maleyn karta inu cunuga dhaqaaqay. Haddi joogto ay noqoto dhaqaaqa markaas aad xaqiiq dhihi karta waa ilmaha caloosha ku jira.

  • @fadumofarax5020
    @fadumofarax5020 Год назад +2

    Mahdsnid xbiibti ❤

  • @NimclIsmaci
    @NimclIsmaci 5 месяцев назад

    Aniga familkeyga wewada dhalen xita hoyadey ilaahow qeer iga dhig wan somanahay

  • @RumanMukhtar
    @RumanMukhtar Год назад +1

    Mataanaha meqa bil computer lagu ogan kala

  • @binthassanhaji8369
    @binthassanhaji8369 Год назад +1

    Xaaqista ilma soo halaabay dhib miyey leedahay ama waa normal drs

    • @hooyadamaanta6220
      @hooyadamaanta6220  Год назад

      Abayo mcn ma u maleynayo wax dhiba iney leedahy. Lakin dhaqtarkaaga weydii. Aniga dhaqtar mahi abyo. Waxaan kaliya aad u daraaseeya caafimaadka hooyada iyo dhalaanka. Si an ula wadaago hooyooyinka aqoon guud e ku saabsan si ay wax un uga fahmaan.

  • @faarax-u6l
    @faarax-u6l 10 месяцев назад +1

    Asc abayo 9 bari ur malagu u kan karaaa

    • @hooyadamaanta6220
      @hooyadamaanta6220  10 месяцев назад

      Wcs, Oo caadadi kaso daahday kadib miya ula jedaa walal?

  • @XiisFarcade
    @XiisFarcade Год назад +2

    Abbahey dhalay illahow iga dhig

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 Год назад +1

    Anga matano weli dhalin lkn hoyo dhor jer matano dhashay

  • @aishagaaboofficial9921
    @aishagaaboofficial9921 3 месяца назад

    Calamadahas wan qabaa lkn ultrasound ka neh hal baby uu idhahay 😂

  • @AsmajamalahmedAsmajamal-bx5zg
    @AsmajamalahmedAsmajamal-bx5zg Год назад +1

    Sx walahi waa isku arke

  • @jabibabaa4022
    @jabibabaa4022 3 месяца назад

    Alx m.a m.a 1bil camal ahay allow matano nooga dhig❤

  • @NastehomohamedAbshir
    @NastehomohamedAbshir Год назад

    Abyo bishi sedaxad I dhalate matanah bilahoda madhamestan dad ka maqle waxa kale lishege dhikar ama sokor kaco maqle teda kale ilmaha markey hal xudun wadagan iyo marke labo kala yihin ke qatar ah ma iga jawabi karta abyo qer allaaha kusiye

    • @hooyadamaanta6220
      @hooyadamaanta6220  Год назад +3

      Abayo raali noqo wan kala daahay jawaabta. Haa abayo waqtiqa ilmaha 1 ka ah wey kaso hormaraan. Aniga 37 usbuuc ayaan ku dhalay. Qaliin doorasho eh ayaana ku dhalay. Ilmaha na dhalo laiga ma geynin oo caadi bey ahayeen. Teeda kale ilmaha 1 ka xudun ayaa halis badan. Oo waxaa laga yaaba hal cunug uun inuu nafaqada dhan helo kan kale na uu waayo.

    • @NastehomohamedAbshir
      @NastehomohamedAbshir Год назад

      @@hooyadamaanta6220 Haye abayo mcn aad umahadsantahy shukran

    • @maryamachannel5256
      @maryamachannel5256 Год назад

      Abaayo matano ma dhashay

    • @hooyadamaanta6220
      @hooyadamaanta6220  Год назад

      Haa abayo

    • @umufaatimaandfartuun177
      @umufaatimaandfartuun177 10 месяцев назад

      ​@@hooyadamaanta6220masha allah waa jeclahay wlhy matano ina dhalo alle haku dayo abyo❤❤

  • @fartunibrahimisack3916
    @fartunibrahimisack3916 Год назад +1

    Abyo dhaqdhaqa hal mar ma daremi jirtay mise kla mar ani 5 bil bn ahy cules 2 cung hory udhly lkn tgtn wxba bdalan tda kle warqaha io gumerka mku xanuni jiren kaadi fara badan

    • @hooyadamaanta6220
      @hooyadamaanta6220  Год назад +1

      Abayo dhaqaaqa marar kala duwan. Mid ayaana dhaqaaq badneed. Kaadi badan na wa lahaay. Haa gumaarka na xanuun wa ka dareemi jiray.

    • @fartunibrahimisack3916
      @fartunibrahimisack3916 Год назад

      @@hooyadamaanta6220 mhdsanid abyo

    • @shilbashalu7970
      @shilbashalu7970 Год назад

      ​@@hooyadamaanta6220abayo gumerka anu ixanuna walibo sait 1 bil marka aha ila hada 8 bil ahay culesna 3 bil kudareme hada on 8 bil ahay markan sexdo calosha shaxa noqon xudunta ilagumerka wa eber matano mawado computer 3 mar isasare

    • @IlhaamGeedi
      @IlhaamGeedi 7 месяцев назад

      ​@@hooyadamaanta6220ilahay Haa barakeyo

  • @SabirAbdulcaziz
    @SabirAbdulcaziz Год назад +1

    Lawo isbo maku garin kar matamah

    • @hooyadamaanta6220
      @hooyadamaanta6220  Год назад

      2 usbuuc laguma garan karo. 10 iyo 12 usbuuc ayaa lagu ogaan karaa.