Комментарии •

  • @hodancagagane9438
    @hodancagagane9438 3 года назад +73

    Wax illahay Bixiyo Ubad Baa Uqalisan Qofkastana Wuu Jecel Yahay inuu Hooyo Noqdo Illahay Hanoo Fududeeyo Bishii 8 Baan Kujiraa Hader Wxn illahay Waydisanaya Waa ilmihi Koowad inuu illahay iiga Dhigo ilmo Caafimad Qaba Oo Lixdiisa Lixaad Udhamaystiran Tahay
    ❤️

  • @hawoalinuur7860
    @hawoalinuur7860 2 года назад +26

    Intii 9koodi gaaray allha ufududeeyo Ana wan kujiraaye

  • @xaliimogeenyo1982
    @xaliimogeenyo1982 2 года назад +34

    39 wiik aan ahay isoo duceeya in uu ilaah ifududeeyo inash allaah anigana intii uur leh oo dhan waan u duceynaa in illaah ku dhibin yaarabi ducada nagawada aqbal

  • @kowsarmahamed3167
    @kowsarmahamed3167 3 года назад +27

    Allah ha inoo fududeeyo dhamanteb intii xaladan ku jirto wllyal aniga iso duceeya

  • @FardawsomaxamudFaarax
    @FardawsomaxamudFaarax 11 дней назад

    Aamiin abyo shukrn allah hakubarkeyo

  • @Jihaana-m9z
    @Jihaana-m9z Год назад +3

    Abaayo 7 baad ban galay marka haadaan socod bilaabo oo aan socdo labada xili socaadi ma ahan ama halxili haadaan jiifkabadsadana socaadi ma ahan gumaarka ayuu ilamaha igaagajiraa dhinacabidix ugubna waan ahay illahayna ha ifududeeyo adiguna illahay hakudanbidhaafo

    • @ayaanlaki1438
      @ayaanlaki1438 Год назад

      Alla haku fufudeyo abyo ana wn bila dameste xanun yar yar io madax xanun hbnki baz ah isku arke allow ifududee 🤲🤲🤲

  • @ugbaaddiamond6244
    @ugbaaddiamond6244 2 года назад +12

    8 ayaa galey haada pls qofki iga danbeeyo iso duceeya inuu alle ufududeeyo aniga iyo inta fooli sugeysaba insha allh

    • @fatimayussuf
      @fatimayussuf 2 года назад

      Ilahy hakuu fudaydiyo walalo madhashah

    • @niimoniimo1418
      @niimoniimo1418 2 года назад

      Illahay hanoo wada fududeeyo anigana 8 bil ayaan ahaye 🤲🏻🤲🏻🤲🏻

    • @fatimayussuf
      @fatimayussuf 2 года назад

      @@niimoniimo1418 alle ahaku fudaydiyo walal ani 7 bil ban ahay ahada waana cabsanaya

    • @araweloismail2185
      @araweloismail2185 2 года назад +1

      Ameen ale haku fududeyo wllo

    • @SabrinAbdikarin
      @SabrinAbdikarin 9 месяцев назад

      illaahey hanoo fududeeyo

  • @ShamsoAbdullahiSalah-ys3ur
    @ShamsoAbdullahiSalah-ys3ur 4 месяца назад +1

    Bishii 8ayaan ku jiraaa Alle hanoo fududeeeyo dhamanteenba owlaad cafimaad qabto Alle hana siiyo oo baari ah Alla huma Aaamin aamin abyo adne Alle ajar iyo xasanaad hakaaa siiyo

  • @hassanali-wd2rc
    @hassanali-wd2rc 3 года назад +13

    Ilaahii Isku Abuurey Baa Soo Kala Badbazdinaayo

  • @nimcodhiito8430
    @nimcodhiito8430 3 года назад +10

    Ilahay ha iifududeeyo bishii 9 laad baan ku jiraaye alahay inta ila midkana ilahay ha u fududeeyo

    • @samiraahmed9328
      @samiraahmed9328 3 года назад +1

      Amin wl dhmnten ale hayno fududeyo

    • @sahrayasin4573
      @sahrayasin4573 3 года назад

      amiin yaa rbi ani waxa ku jira bishii 8 daad

  • @ilhaamire55051
    @ilhaamire55051 2 года назад +3

    iso duceeya asxapeey in ilaahay ii fududeeyo bishii 9 bn ku jiraa

  • @canageelabass6994
    @canageelabass6994 Год назад +3

    Ano folanayo ayan ku firsanayo allow i fudude

  • @bayaanmuumin2153
    @bayaanmuumin2153 3 года назад +7

    Amaley waxa iitahy hoyo maxa yeley mar walba wax i anfaca aya ishekta waano iyo dar daran hoyo nasib umayelan oo weynaga dhimatey oo maheysto hooyo wax iishekta plse wax ii buxisey booska hoyo inan iska dhigo naak at adak oo karti leh dar darakaaga waa balan in an qata😍😍😍wax leygo dhahy kooladaada ayaa dak wax kolada ijilciya iishek amaaley

    • @samiraahmed9328
      @samiraahmed9328 3 года назад

      Kooladaada mxd kawada wll adoo raaliya wax uurka ku saabsan miyaa

    • @bayaanmuumin2153
      @bayaanmuumin2153 3 года назад

      @@samiraahmed9328 koolada waxey tahy minka afkiisa bini adanka wuu kala jilcan yahay kuladaas dadka kuladooda jilcantahy inta badan kuma dhibtooda oo minkii ayaa afkiisa jilcan o sifudod ayuu minka isku fur fura koolada adakna fuusho aad ayee udahdaa oo minkii ayaa afkiisa adak

  • @umuabdallahifrah8501
    @umuabdallahifrah8501 Год назад

    Asc hno cananas ka dukanada caadi miyaaa mise waa midka natural ka ah

  • @hodoncabdirashid4829
    @hodoncabdirashid4829 Год назад +2

    Alle hano fududeeyo foosha aniga iyo inta xaamiloyinka ah waxa ku jiraa bishii 8daad waa first baby alle hanagu irsaaqo owlad cafimad qabta oo baariya inta haysana haku irsaqo aamiin yarabii

  • @qaalidumar5917
    @qaalidumar5917 2 года назад +1

    asc wll waxan ku jiraa bishii 9aad dhakhtarka wuxu yidhi hal far ayaa ku furan culaysna waxan ka dareemayaa hoos ee ka wrn fool run miyaa xanuun badan malihi

  • @saabriinmahaned3561
    @saabriinmahaned3561 2 года назад +3

    Maasha allah alle haku barakeeyo wll
    Bishii 9 laad ayaan ku jiraa ii soo ducee

  • @zamzamabdi2561
    @zamzamabdi2561 3 года назад +9

    Masha allah abyo ani waxaa ahay ugub bishii 6aad aaa iisocoto wana cabsanoyaa iso duceya dhamn ilaahey hano fududeeyo

    • @jiijomuktar9161
      @jiijomuktar9161 3 года назад +2

      Abaayo iilahay ha ku fudadeyo ani ugub an ahaa hada 8beri dhalanahy allxmd

    • @casiyabintuhassancasiyabin2738
      @casiyabintuhassancasiyabin2738 3 года назад +1

      Zamzam kula mid ayan ahy bishi 6 aad ayan I socto

    • @bayaanmuumin2153
      @bayaanmuumin2153 3 года назад +1

      Isku mit ayan nahy 6 ayaa isocota

    • @zamzamabdi2561
      @zamzamabdi2561 3 года назад

      @@jiijomuktar9161 m.a abyo

    • @ismahanmohamud9797
      @ismahanmohamud9797 3 года назад +1

      Zamzam abdi aniga isku bil nahay lkn aniga ugub ma ahi alx kii shanaad waaye ilaaheey hanoo wada fududeeyo

  • @fowsiyasiciid8215
    @fowsiyasiciid8215 3 года назад +3

    Masha Allah walashay mahadsanid
    Taladada jizkallaah kheyr 👌👌👌

  • @neyrusbeautycream3395
    @neyrusbeautycream3395 Год назад +1

    Masha allh hooyo ilmaha kor ayey iga jiran wali isma so rogin waxan ahy ugub 35week waxana ley soqoray soco wana socdaaa e maxaa talo isin lahed❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ shukran jazakallh ❤

    • @Nuurahassan7
      @Nuurahassan7 Год назад +1

      Abyo ma dhashyna ilmaha maso dagay cadi ma u dhashay

  • @SaynabShamri-pj3zx
    @SaynabShamri-pj3zx Год назад

    Dr aniga fosha xanunkeda inteysan ibilaabin ayey yixdu baqeysaa anigo eysan dhalowgeygu sodhaweynin qoyanki igadhamanaa 4dhalay saslee kudhalaa hadane 8bil ahay isoduceeya

  • @safiyaxassan5593
    @safiyaxassan5593 3 года назад +8

    Aamiin aamiin abayo alle hano saqiro foosh inta ilamidka ah insha allah

  • @salmaaraale8743
    @salmaaraale8743 2 года назад +15

    Dhamanten allaha noo fudu deyo Insha Allah

  • @springbutterfly_914
    @springbutterfly_914 3 года назад +2

    Abayo waxad ka soo hadasha plz calenta organic Raspberry leaf waxay hoyoda xamilda u tarto waa cod si ii tixgali plz

    • @malyunahmed5631
      @malyunahmed5631 3 года назад +1

      Ha abyo Anika xita su aashaas wan qabaa

  • @adamymude1888
    @adamymude1888 3 года назад +12

    Asc abaayo iisoo duceeya in Allah ifududeeyo aniga iyo intaxaamil ah

    • @fartunosman7167
      @fartunosman7167 3 года назад

      Allah nofuthutheya abyoo meqas jogta

    • @ugbaaddiamond6244
      @ugbaaddiamond6244 2 года назад

      Aamin abaaio allaha ku fudeeyo aniga hada 8 gale allaha ifudedeeyo

  • @malyuunahmedmohamed8888
    @malyuunahmedmohamed8888 3 года назад +12

    Walaalayaal iisoo duceeya anigana plz inuu illaaahey xaamilada igu caafimaad siiyo fooshana iifududeeyo cabsiyaaan dareemaaa

    • @امصفاء-ي1م
      @امصفاء-ي1م 3 года назад +1

      ilhey Haku fududeyo abyo fol harmarlewye lkn wax kadrn walc iyo xamilda marki layhey kulikeyna alh nofududeyo🤲🤲🤲🤲

    • @adnamahamud9726
      @adnamahamud9726 3 года назад

      ALLAHA kuufududeeyo wll qli

    • @adnamahamud9726
      @adnamahamud9726 3 года назад

      Anigana Isooducee anigana kulamid ayan ahey😥🙏

    • @cufecufe8156
      @cufecufe8156 3 года назад

      Alaah idiinfudueeyo dhaamantiin

  • @amranamana7375
    @amranamana7375 3 года назад +6

    Masha allh abyo allaha kudhowro da. Dii 3xaad an sagaalkii kujiraa waxana I qabana marmarka qaar nabar xanun bdn wuuna ika fuqaa 1minit kadib awal Malin Lee argi jiray mrkn sagaalkii galay 2hben an isku argay mana dhamesto sagalka 2deyda ilmod 20beri xta kama qaadaan hdna 7beri an kaqaba sagaalkii Allha noo wada fududeeyo wllo

  • @nimomohmud8227
    @nimomohmud8227 3 года назад +1

    Thanks walashy waxan ku waydiinlaha qofka qaliinka qaba caster oil ama xulbad ma istimalikara ?

  • @nimcocabdi9215
    @nimcocabdi9215 2 года назад +1

    Hooyo qalan maxay isticmalaysaa amaal shukran qaali

  • @sarurakosar4430
    @sarurakosar4430 2 года назад +3

    Mahad sanid abayo iilahey na nofududeyo dahmantena amin yarabi aniga 8 bilod ayan maraya abayo isoo duceya alha idin barakeye

  • @sacda323
    @sacda323 Год назад +1

    illahay hano fududeyo aniyo intii ila midkaa isoo duceeya wllahy in alle ii fududeyo

  • @amiraabdi6523
    @amiraabdi6523 3 года назад +1

    Abyo mnsh allah illahey qeyr ha ka siyo 16 weeks ahy mxaa ii fcn mxan ii xun abyo ugub ayaa ahy

  • @hanigeelehalable1077
    @hanigeelehalable1077 3 года назад +2

    Mahadsanid abyo aniga ayoo hadaba ihayaa xanuunkaas bishi 8 ayoo igu bilowday ila hada wa ihaya waxana ku jiraa 9 isoo duceeya ino.alle ii fududeeyo

    • @amaalcooking
      @amaalcooking 3 года назад +1

      Alaah kufududeyo qaali 4 indhoot oo nabad alaah kaadhigo aamin yaa alaah

    • @hanigeelehalable1077
      @hanigeelehalable1077 3 года назад

      @@amaalcooking aaamiiiin mcnto

  • @Abshaw6
    @Abshaw6 2 года назад +2

    Maxaan mar hore udhagaysan waaye 🥲الحمد الله علي كل حال

  • @xaawoluul7621
    @xaawoluul7621 3 года назад +3

    mashaa allaah habo adaa u mahadsantahay talooyinka aad nasiiso waxan ahay 40 week waxan isku arkay ilmaha waa isduubayaan maanto dhan calooshadhan dhagaxe noqone kadib xanuuna dareema bishii 8 ayey igu bilaawatay hada week cml kaadida idhibeeso Marba kisaa soobexeso inee wax isoduraayan ayaad mooda

    • @amaalcooking
      @amaalcooking 3 года назад +1

      Wcs habo mcn markaa ilmaha hos aad uso galaan waasaas mida kale ilmahaga inu wenyaha lagayabaa maso firisay misankisa

    • @xaawoluul7621
      @xaawoluul7621 3 года назад

      @@amaalcooking haa hawo 3.5 ayey idheheen

    • @ayanaragsan5194
      @ayanaragsan5194 3 года назад +1

      Abyo anaa saas ahaa illahay hakuu fududeyo calooshana jilci si daniici ah
      0

    • @ayanaragsan5194
      @ayanaragsan5194 3 года назад

      36 ki dhaly labo saac folanayy

    • @ayanaragsan5194
      @ayanaragsan5194 3 года назад

      Sahro adan abyo goojo dhaqtr iiqoray waan ku libany fb iga soqabo

  • @hodanadan6137
    @hodanadan6137 Год назад

    Abayo calosha way icun cuntaa maxan sameya talabad bishi 8 kujira mar marka qarnaa dhabarka ixanunaa

  • @samiiroqurux7815
    @samiiroqurux7815 3 года назад +4

    Iiso duceya wllyal bishi 9 kujira ugubna wan ahy ilahey ha,ii fududeyo aniga io inta xamil ah🙏

    • @najmadeck2378
      @najmadeck2378 3 года назад

      Amin abyo 9kii anbo idhamanaya ale hanofudaydiyo

    • @nuuracumar5837
      @nuuracumar5837 3 года назад

      Alle haynoo fududeeyo amiin

    • @fahiimaali1562
      @fahiimaali1562 3 года назад

      @@najmadeck2378 madha shay xbbti

  • @lulalihassan7785
    @lulalihassan7785 3 года назад +6

    Allow nofudhudhey foshaa🤲🤲🤲🤲🤲

    • @sacda323
      @sacda323 Год назад

      amiin abayo adi wa dhashay ban filaya hada

  • @ugaascade2453
    @ugaascade2453 Год назад

    Abyo 40 week ahy xanuun fool iskuma arko xanuun gudaha bes ban arkaa, maxaa igula talinee plz

  • @hersielmi8998
    @hersielmi8998 3 года назад +1

    Asc waxa ahy hoyo nujineysa cadadanen heshay cunugeyga wa afar bil hada October igu danbaysay caado maxa qaldan calaamo uur neh madaremoyi oo ka eheyn cajis bal iso jwba hada idhantaan

  • @fahmoyuusuffahmoyuusuf7471
    @fahmoyuusuffahmoyuusuf7471 Год назад +1

    Ilaahow waxaan ku wee diisty inaan ilamha caloo sheeda ku jiri inaad iika dhikto ilmo lixdooda lixaad qaba ilaahow waxaan kaa baryaa inaad foosha ii fudu deeyso Ilaahow cimri ika ii dheere ilaahow uwad qurux badan isii ilahow adaa inta wax bixisa uku wax bixis fiican ilahow kamadalaayo bar yadada

    • @ayaanlaki1438
      @ayaanlaki1438 Год назад

      Amiiiiin ya rabiiii allow damanten wx qer qabo masii 🤲🤲🤲

  • @ZUUzaanCqaadir
    @ZUUzaanCqaadir Месяц назад

    Allow noo fududee aamiin

  • @hoodoali7560
    @hoodoali7560 3 года назад +6

    Illahow noo fudaydii wax iihadhay 20 bari wana ilmihi igu horeyey illahow raxmanow ii dhib yaree😥

  • @FosiyaCadawe
    @FosiyaCadawe 7 месяцев назад

    Iso duceeya bishi sagaladba ku jiraye alow ifududey fosha

  • @diamondsamebeuty6763
    @diamondsamebeuty6763 3 года назад +14

    Ilahayow no fudude ya rabi🤲

  • @quruxdumarofficial
    @quruxdumarofficial 3 года назад +2

    Maansha allaah abaayo mahadsanid

  • @sacdiyosuuban6620
    @sacdiyosuuban6620 3 года назад +1

    bishi 9 sagalaad ku juraa fooshana mar kasto waa ku dhibtodaa abayo maxa foosha fududeeyo oo sii isticmala baryaha ii harsan

  • @iptisamwiilo7475
    @iptisamwiilo7475 3 года назад +4

    Masha Allaah waad ku mahadsantahay sidaa noola wadaagtay abaayo

  • @asmiitaabdik9869
    @asmiitaabdik9869 3 года назад +1

    39 week baan ahay xanuun ayaan gumaarka kadareema iyo kaadido marmar aan ba soo baxayn macdan xanuun miyaa foosha ka horeeya dhabarku xataa sidii dhiiga caadadu markuu soo socdo oo kale ayuu ixanuunaya intii xaamilaba rabi haw fududeeyo

    • @samiraahmednasir9595
      @samiraahmednasir9595 3 года назад

      Abaayo dhalitankaaga soo dhawaaday anigaa sidaas ahaaa markii iigu horaysay illahay hakuu fududeeyo wlshy

    • @asmiitaabdik9869
      @asmiitaabdik9869 3 года назад

      @@samiraahmednasir9595 aamin wllo shukran

    • @umumaxamedamiin7836
      @umumaxamedamiin7836 3 года назад

      @@asmiitaabdik9869 abayo madhashay

    • @asmiitaabdik9869
      @asmiitaabdik9869 3 года назад +1

      @@umumaxamedamiin7836 haa wllo 16cisho ayaan umulanahay

    • @takkadeka5057
      @takkadeka5057 3 года назад +1

      @@asmiitaabdik9869 abyo maxa dhashy

  • @israacadeeyisraa8567
    @israacadeeyisraa8567 3 года назад +1

    AMAAL COOKING xbbti bishii 8aad ayaa wax yar iiga dhiman tabarna malihi maxaan isticmaalaa oo energy kaheli karaa plz iisoo jawaab

  • @deeqodagamdegan5967
    @deeqodagamdegan5967 3 года назад

    abyo aniga bisha sidedad 8 aya ayadhex imareso xanuna ayan hawenki iimado max sawawi karo iso jawav

  • @umusidrachannel1781
    @umusidrachannel1781 3 года назад +3

    Mnshlx xabibtii Allah kubarakeyo

  • @fatumaosman3849
    @fatumaosman3849 Год назад +1

    Allah nofudutheya

  • @ikhlaas-pu5ku
    @ikhlaas-pu5ku 3 месяца назад

    Yaa rabi allow noo fuduude😢😢

  • @amranamana7375
    @amranamana7375 3 года назад +2

    Wlhi benta mahn abyo Ani 7bil ow iku bilawtay nabarkas ilmaheyga horana ma anan arag markaana iku horeeso waa xanun said ah

  • @umalkhair6399
    @umalkhair6399 10 месяцев назад

    Walalayaal bishii 8 aadban kujira ugubaan ahay waan cabsanaya iisoduceeya wl waa codsi 🤲🏻🥺

  • @xabiibodaauud4626
    @xabiibodaauud4626 2 года назад

    Aniga uur ayanleyahay wa 7bilod dharmar ayanwaxadhaley carurmad ah maxansameya ma awodo inandhaqtarkalasocdmaxasameya ilatali

  • @nunkiofficials4530
    @nunkiofficials4530 3 года назад +1

    Abayo ugub ayan ahay bishi 8 ba ibilawate xanun bana daremaya abdominal pain mida kle cunugana kilida Ayu igajira mxan sameya xabibi

    • @HamdisharifCadow
      @HamdisharifCadow 3 года назад

      Walashay illahay haku caafiyo aniga dhinac bu iga badnaa ilmaha balse markaan socdo waan nafisaa waxaad kalo sameysaa ilmaha dhinaca ay ubadan yihiin ha useexanin insha allah

    • @takkadeka5057
      @takkadeka5057 3 года назад

      Abyo ma dhashay

  • @munasharifsacid8698
    @munasharifsacid8698 10 месяцев назад

    Abyo dhinaca midigta Ayaan icuncuneeysa 7 blood na waan .ahay.maxaa waaye

  • @HalimoMohmod
    @HalimoMohmod 11 месяцев назад

    M sh allah

  • @RaxmoXusen-o7d
    @RaxmoXusen-o7d 10 месяцев назад

    Aamiin yaa rabi

  • @najmocabdi4736
    @najmocabdi4736 3 года назад +1

    Abayo laba canug Aya biyo cagar iga imadey canugi igu horeyey guriga ku dahay dhaqso isbital ma Adin Marka tagey 4furantahy Aya laa ii dhahy Wala iga foliyey cabbuga Wu iga saqirey.

  • @SumeyaAbdi-x5m
    @SumeyaAbdi-x5m Месяц назад

    Amiin 😢

  • @samiraahmed9328
    @samiraahmed9328 3 года назад +1

    Mahadsanid wll waa noo faidaysa shugran noo soogeli xulbada iyo wxi dhaliinka faiido u ah

  • @samsamahmed9892
    @samsamahmed9892 3 года назад

    Asc abyo alle haku sharfo teda kale aby mcn 9kaa kujiraa isoo duceeya aby

    • @amaalcooking
      @amaalcooking 3 года назад

      Alaah kufududeyo 4 indhod nabad alaah kadhogo

  • @naciimaabukar7952
    @naciimaabukar7952 3 года назад

    Asc abyo sthy abyo wanka faaidnay ajar allaha ka siiyo abyo bishii 8 ku jiraa qaliina horay uso maray macabi karaa caananaska iiso jwb abyo

  • @abdirizakadan8965
    @abdirizakadan8965 3 года назад +3

    Allow inti xamilo ufududee ana cabsi daremoya bishi 7 kujiraa isoduceya

    • @yasinfiqi9731
      @yasinfiqi9731 3 года назад

      Abaayo madhashay aniga bisha 9ayaan kujiraa

  • @jantaalyare5561
    @jantaalyare5561 6 месяцев назад

    Allaah noo fudadeyo foosha amiin aamin

  • @amalcali2134
    @amalcali2134 3 года назад +1

    Masha Allah walal horumar wacan

  • @nuuramuuse6515
    @nuuramuuse6515 2 года назад

    Jazaakalaahu khayrn

  • @fatimaibrahim1333
    @fatimaibrahim1333 3 года назад +4

    2018 aa qaliin ku dhali tokadaan inaan caadi u dhalo ayaan rajeyna insha Allah

    • @shamsomuuseali2269
      @shamsomuuseali2269 3 года назад

      iski.mid ayaa nahay alle ha noo rumeeyo riyadeena

    • @fatimaibrahim1333
      @fatimaibrahim1333 3 года назад

      @@shamsomuuseali2269 Ani lkn 2 kala horey caadi uga dhali baby 3 aa la iigu qali

    • @amaalcooking
      @amaalcooking 3 года назад

      Waad udhili qaali alaah tala saro inshalaah

    • @munomuno7689
      @munomuno7689 3 года назад

      Alle hanorumeyo abayo qaliindambe numa soceliyo insha allaah

    • @fardosaali4155
      @fardosaali4155 Год назад

      Caadi ma udhashay apayo

  • @rahmohussein490
    @rahmohussein490 3 года назад +3

    Allaha no fududeyo 8bil kadib kaa faidesty anoo ugub ah

  • @cayshocabdirisaaq1623
    @cayshocabdirisaaq1623 Год назад

    35 weeks ban ahy❤ilaahow noo fududee

  • @NasroabdiHassan-g9h
    @NasroabdiHassan-g9h 8 месяцев назад

    Amiin 🤲🤲🤲

  • @anfacsharif5445
    @anfacsharif5445 10 месяцев назад

    Amiin amiin ducadada allaha no aqbalo

  • @ubahchannel1730
    @ubahchannel1730 3 года назад +2

    Inshallah It will help a lot of people this❤️✌️

  • @nuuramuuse6515
    @nuuramuuse6515 2 года назад

    Jazaakallaahu khayrn

  • @munocali9272
    @munocali9272 3 года назад +1

    Abaayo waa kugu cussbahay ii sheeg maxaa keena dhalmada kedib qaleelka xaga go,gosha ii ga soo hadal maxaana u daawaa

    • @malyunaxmed6660
      @malyunaxmed6660 3 года назад +1

      abayo ma in anad qoyan yeelan xiliga howshu socoto

  • @InaCabdisalax
    @InaCabdisalax 3 дня назад

    ❤❤❤❤

  • @abdallaabdi5704
    @abdallaabdi5704 3 года назад

    Masha allah wll shukran

  • @furqancamale9572
    @furqancamale9572 3 года назад +1

    Wll waxa ku jira bishi 9aad ilmihi 5aad aya uurkisa leyahey 4 ilmood hore aya dhib kaso arkey marka ilmuhu yixdiisu dilaacdo bu nabarki iga tagaya marka umulisadu waxey igu qasban ina naqaska isku cesho dihdana ilmihi u danbeyey wan isku go'ay xooga
    Maxa sameeya oo nabarka iga caawin kara hadu iga tagose irbad fool kululeyso igu dhufta ma dhaha

    • @aasiyamaxamad4849
      @aasiyamaxamad4849 3 года назад

      Allah hakuu fudaydiyo abayo lkn waxad sameysa markad folaneyso malab safiya iyo caano isku qaso nabarka ayu kordhindona insha allah

  • @jessicalayla9924
    @jessicalayla9924 3 года назад

    Mash allah thanks sis 🙏😘

  • @umimumtaz5362
    @umimumtaz5362 3 года назад +4

    Masha Allaah abayo guulayso

  • @AmiinacabdirixmaanAminacabdiri
    @AmiinacabdirixmaanAminacabdiri 11 месяцев назад

    See weyh

  • @sumeyolayan5563
    @sumeyolayan5563 Год назад

    Abayo huradalanta maxa kayno

  • @mariacabdicali4781
    @mariacabdicali4781 2 года назад

    Abyo hada ma Bilbikara xulbada bishe 8aad ban ku jira waa ii dhamada bay ii tahy

  • @khadrahassan774
    @khadrahassan774 3 года назад

    Mash Allah abaayo mahadsanid

  • @malyunaxmed6660
    @malyunaxmed6660 3 года назад +1

    wllhy waxad iga jawaabtab waxa laygu sheegay buro biyood ma ka qayb qaata dhalmo la aan maxase lagu daweeya

    • @salmosanyar7032
      @salmosanyar7032 3 года назад

      Haa aniga aya qabijiray qali alxmdulh waxaan utagay dhakhtar dawada kala korintaan qaatay waanay iga baday alxmdulh waqti kadib waxayar uur baan qaaday ilahay farxada awlaada kama qadiyo qali isla dadal xooga ducadana badso

  • @HalimoMohmod
    @HalimoMohmod 11 месяцев назад

    Aaamin aaamin

  • @fatimaibrahim1333
    @fatimaibrahim1333 3 года назад

    Masha Allah thanks qaali

  • @fatumoabdullahi4571
    @fatumoabdullahi4571 9 месяцев назад

    amiin

  • @fatumamohamed7289
    @fatumamohamed7289 2 года назад

    ManshaAllah congratulations keep going

  • @juustomohamed4980
    @juustomohamed4980 2 года назад

    Kastar oli see u ek thy walal

  • @hanaadheemanhanaadheeman2234
    @hanaadheemanhanaadheeman2234 3 года назад +4

    Intii foola alaha u fududeyo fool xanuun wa yay

  • @Zeymehndiandcook
    @Zeymehndiandcook 3 года назад +2

    mashaallah horay usoco abaayo wcs

  • @waxdagaydiigsimalahan469
    @waxdagaydiigsimalahan469 3 года назад

    Masha allaah xabiibti mahadsanid

  • @fatumoflower1574
    @fatumoflower1574 Год назад

    Abaaayo buskupan ma isticmaali karaaaa

  • @quenabdullahi5947
    @quenabdullahi5947 3 года назад

    Abaaayo amaal isoo duceey ana 33 week baan ahay i.a alle ha inoo wada fududeyo intii islaaam ah

    • @amaalcooking
      @amaalcooking 3 года назад

      Xabibty 4 indhoot oo nabad alaah kaadhigo aamin yaa alaah 🙏🙏

    • @quenabdullahi5947
      @quenabdullahi5947 3 года назад

      @@amaalcooking Amiiin amiin yaaarabi

  • @safiinachannel4098
    @safiinachannel4098 3 года назад +6

    40 week baan ahay wax yar baan daremaa xanuun yaryar castor oil wan cabay lkn halmar malacabaa mise dhormar ii so shega waxii igu dhamo illahay hano fududeyo dhaman inti dhalayso🤲

  • @amiraabdi6357
    @amiraabdi6357 3 года назад +4

    Abyo 8bilod ahy ma cuni karaa cananska iyo xulbada timirta wxa bilway 7 mrka aha daal daremi jirry hd alx HD waan fcnhy timirta ha lgu dadalo

    • @ridwaanaxmed7291
      @ridwaanaxmed7291 3 года назад +1

      Isku bil nhy xulbada maba aqaan meel lagu gado aby qurbo jogaa kucusubhy Allah hanoo fududeyo

    • @amiraabdi6357
      @amiraabdi6357 3 года назад

      @@ridwaanaxmed7291 amiin amiin abyo insha allah illahey ha naga dhigo kuba ku dhibun