Masha'Allaah wiilkena quruxda badan ee ilyaas ah wuu u qalmaa in dartiis lo xanunsado si asaga loo helo alxamdulillaah abaayo alle baa isku kiin simay adiga &wilkaaga 10sanadood kadib❤
Ay jiijo waa dhimanrabaa dhimo 😂😂 hooyo waa naxariis alle ha nixifdiyo hooyoyinkena❤❤ masha allah ilyas bari ilahay wiilku eg alle ha isiiyo insha allah
Hada bishi 9 ku jiraa iso duceeya in alle ii fududeeyo fowsha marke iqabataba horay anka dhalo qurbana wan joga famli igama ag dhawee meshan jogana qalin lagu walan yhy in alle imotiyo
waa dareeen xanuun badan foosha lkn dadka dhahaya waan soconaa iyo waan qabeysanaa waan la yaabanahy aniga 5 saac foolanayay ma istaagi karin mana hadli karin neeftana wey igu dhageysay ilaahay hooyo ha u naxriisto wiilkeyga aan dhibkaas kasoo marey markaa caloosha ku qaadey hooyo iga dhimatey markaan dhalay ogaadey dhibkey iga soo martey nasiib daro ilama joogin ilaahay haw naxriisto qofkasta comment arko igusoo ducee
Soo daawo subscribe guys ruclips.net/video/DdRWtJQfpCM/видео.html
Ilove you ADNA ❤❤❤
Sadejpogueirubvxv❤gjgdhir😂
Asharaf yaa dhaley abaayo mcnto
😢😢😢😢
Walaashey marwalbo quraanka iyo adkaarta badso❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
Hooyo is not easy 😢😢
Maansha alaah ilyaas nin yaro gentleman weeye wax yaro fariid ❤❤
Ilaahow isku kiin daa Adno iyo ubadkeeda .
anagana Allaha nasiiyo qoys qurux badan iyo ubad baari ah😊
Adna Allah hakuu dhaafo dhamantodaba ilyaas fariid wa iska jeclhy weynow habo ❤️❤️❤️❤️🥰
Masha'Allaah wiilkena quruxda badan ee ilyaas ah wuu u qalmaa in dartiis lo xanunsado si asaga loo helo alxamdulillaah abaayo alle baa isku kiin simay adiga &wilkaaga 10sanadood kadib❤
Masha aallah ilyas xijka ku geyna ayu dhahe😢❤❤
Masha allaah ilyas cade wiilka family ka ugu jeclahay weynoow habo ❤🥰
Wiilasha nabarkooda saasid ugulul yahay
Hooyo mcn waa ku jeclahay iove you mama ❤😢
Dooradu wamaxay adnay alle ha ku barakeeyo ubadka dhamaan
Mukulaal inta martay aa adn see camal masha allaah hooyo macaan allow xafid❤
Hooyo dhel dhel maa ahan wlh ani cashir I noqote dhalashada wilkeyga ila uurkisa Masha alah allah no daayo owlada😢
Hooyo Allah Janada hagiliyo amiin
Maasha allaah ilyaas yare waan iska jeclahay kor oo kaalingal habo
Manshallah abaayo ilaahay adiga iyo itii hooyo ah ba caruurta baari haogadhigo❤❤❤❤
Ay jiijo waa dhimanrabaa dhimo
😂😂 hooyo waa naxariis alle ha nixifdiyo hooyoyinkena❤❤ masha allah ilyas bari ilahay wiilku eg alle ha isiiyo insha allah
M.a Ilyaas yare Sooweynoow❤
I don’t why I’m crying 😭 hoyo macan inshaallah jannatul Fardosa ameen ameen ya Allah
Ax ax xabiibi ilyes allah ku barakeeyo habo macan Masha allah
Manshalah😍hooyo mcn ilahay ha daayo 😊
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤
igu caawiya plz
Asc
Wlhi waa naga ilmaysisay abyo dareenka Hooyonimo waa mid aad u qima badan ilahay haku xafido ilamahaga iyo adiga iyo dhamaan famlyga ah,insha allah Dareenkaaas mar uun waa dareemi doonaaa insha allah ❤😊 hada wli iskabula ahy😂 Guul wlshay Adnaaa lkn abyo foosha cabsi cabsi waye ilahay hano fududeeyo marka waqtigeyda aan gaaarno intii gaartanaa ilahay ha u fududeeyoAmiin yaa raabi🤲🤲🤲
wan fcn g
rfg
Hooyo is not easy
miss you mom🥰❤
Hooyo waa hooyo😢 hoya daremeysa xanuunka ilmaha lalamaro😢😊
Adna sister, I feel you xabiibti. Insha Allah you will be fine❤
😢😢😢 sorry Adna gabar weliba strong nolol adag so martaa qisa ka danbeso nolosheda qof weliba ogeen
Maasha alaah ilyaas yariisow Hala raaco wadadoo qaado Hala qaado hooyo mcn ❤❤❤❤❤
Walee itaaarkay ilyaas baaukufeecan ilmahaaka ❤ilaah cumridheer hasiiyo iyo ilmahaoodhan iyowaalidkiisaba❤
M.a Allha kuu daayo abyo ilmaha dhamaan ❤❤
Hooyo is not easy
i miss you mom🥰❤
Mum is not easy wlhi wish u long life
Waxas waxala dhaha postpartum somalida ma yaqananbadana dadka qurbaha jogo ma ahane xiliga uurka neh wala maraa xiliga umusha neh wala maraa umusha ugu daran xiliga uurka mood change’s lee waye sometimes
Sas wye wilasha asigo madaxisa so jeedo curadkeyga matag sanka afka 😢 kakeenay neefta igu dhagooso dhahayay ax wilasha xnun wye gabdhaha hurdo daremyay anigo cawadayo hurdo leysarayay gabdhaha naxaris wye wlhi 😢😢😢😊❤
Ala abyo kuma xirna wil iyo gabar wa sidu ilhy kgu fududeyo aniga gabadhyda curad fooshan maray ilhay ba ogaa 😢alxamdulilah
amiiira kusoo casuum abaayo😭💓
Masha allaah nin rageed waayay ilyees
Mashaallah. ILYAS❤❤❤
Mashllah Allah kudesta ciylka dan abyo mcn
ما شاء الله ❤❤hooyo mcn ❤
Adno wallaahi waan kujaclahay illaahe hakuxafido abaayo macaanto ❤❤❤❤❤❤❤❤
Adna gabdhaha sida ku dhashay ayagana noosoogili waa kahelay marna waa farxad marna waa murugo
M.a wan ilmiye ilahey hako xafido ❤
Mashallah Illahay Hku daayo caruurtada Io Walidkda Io Seygadaba Wlhi aad ayan Idin Jeclhy adno illahay ha idin barakeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hooyo MCN maxey dhibato lagaso martay😭😭😭🤲🤲
Ilysaa yare waaa fariid wlhi
hooyo is not easy😢😢
Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah.
Habo Adno ilyas Abahesa saxaf maahn❤❤❤❤❤
😂 abihis waye quruxy
Maansha alaah ilaahy hooyo macaan hanoo xifdiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤
M.a Allah Allah kuxafido familka ❤
Haa willshay waa sas mataka waa badahihin. Aniga waa mataga markan foolanayo.
Gbr dhalay wana matagay fool badana waa la matagaa 😢 allow owlada no baaari noga dhig
Hooyo ilhy abaalked jano haka dhigo 🤲🏻❤️
M,a ilyaas
Codkar weeyan ilyas mnsha allah ❤❤❤😅
Mashllah tabarakallah alle ha kudhaafo dhamantood
Dhel dhel wiil laguma dhalo maqli jiray😂😂😂😂😂
Maasha aalah ilyaas yare 12 sano aan jira u dhahsye hooyadisne 10 ay dhahoosa adna yaqeeye ilmaha xata wa yareehosa scml naga da yaqeeye 😂😂😂😂😂😂😂
Parti 2 inchallah Amira iyo cayda iyo IAm key iyo Asad iyo cumeer ❤❤
Masha allah ilyaas yar❤
Adna ani iyo adi 100% isku sheekaa nahay wlh wiilkeyga labaad xitaa sodogteydaa la joogay 2013 😢 ooyintaan aan dhamaaneen waaka sineen 😢😢 jah hada nuunaheyga ugu yar 3Sano oo jiraa naahida isku dhaween Kan ooyin lee iheesay lkn kuwa kale ooyinta yaraan aa iila jirtay jah
Hada bishi 9 ku jiraa iso duceeya in alle ii fududeeyo fowsha marke iqabataba horay anka dhalo qurbana wan joga famli igama ag dhawee meshan jogana qalin lagu walan yhy in alle imotiyo
Ilaahay haku fuduyeyo
@@Hafsabilanchannel6337 AAMIIN ABAYO MCN SHUKRAN
Walahi waan ooyay 😢😩😭😭❤️❤️
Ala hoyo xanun ayey naka sow Marty wlhi wn qiiroday alaha now dayo wiilka yari
Mashaa allha hooyo mcn allow hooyo walbo noo dhor hooyo mcn i love you 😘 hooyo is not easy 😭🫀🫂🫂
Masha Allah ❤❤❤Allah haku xafido abaaya
Hoyoo mcn is not easy 👌❤
Adno calool xumada naga dhaafa hee dad Hindi ah aa meesha ku jiree anigaa kamid ah😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
😂😂😂😂😂😂😂😂 funey tahay wlhi
@@umuAbdalla-tp3uu waa isku oga hay bani'aadamka jiritaankiisa waa naxariis kuma wa sii jirto dareenka hooyonimo allaha no daayo hoyoyinkena
Ilahayow hooyo u dambi dhaaf🤲🥹
Ilmaha isha ayay kaga dhicin abayo waa xubno mar dambe haso dhigin adno dagan
Mahalla👨👩👧👧🥰🥰🥰
Amiiro asiim haka soo sheekeeso sidee udhashay plz and plz waa iga codsi
Hbo shadiyo sharaf kuso cazum haday macqul thy
Foosha cayar maaha wallahi. Hooyo jannada Allah hasiyo
Ashraf ka so sheekey adne❤❤❤
Ashraf yawaye noh 🤔
Ashraf saxaf nag kale a u dhashy
Naag kalaa udhashay baayo
@@zzddffgggh Naga daaa ciyaarta
Adno hppty 30 ba jirta ❤
Abaayo adna wxd barnaamijkaan ku Soo casuuntaa shaadiyo sharaf
Ashahaadka ayaa fiican inaad qabsatiit intaad qeylin laheyd
Hooyo another level 😢😢😢
Masha Allah ilyaas
hooyo ilaahey cimrigaaga ❤❤dheeree
Anigaa 2 wiil iyo 1 gawar maantaaqa aan bilawo waku dhaala lee lakin maantagaa waa fiicaan yahay
Anigo gabadh dhalay ba mlinkii oo dhan matagayay wlhi😢
ManshaAllah
Asad hagio plz aayo ama ayeeyo waxaa iitahay ba adaa og aayo mcnyyy ❤
Mashallah❤❤❤❤❤
Hooyo is not easy❤❤❤
M.a ilyas
Allow hoyoyinkeena nodaaa ❤❤❤❤
Hooyo waa Hooyo ❤❤
Masha allah allaha idin barakeyo
waa dareeen xanuun badan foosha lkn dadka dhahaya waan soconaa iyo waan qabeysanaa waan la yaabanahy aniga 5 saac foolanayay ma istaagi karin mana hadli karin neeftana wey igu dhageysay ilaahay hooyo ha u naxriisto wiilkeyga aan dhibkaas kasoo marey markaa caloosha ku qaadey hooyo iga dhimatey markaan dhalay ogaadey dhibkey iga soo martey nasiib daro ilama joogin ilaahay haw naxriisto qofkasta comment arko igusoo ducee
Wlhi walac xunukis ha iso xasusin sadx bil wax ma cun waxn ma cabo
Maashallah hooyo Macaan ilaahay ha daayo
Hooyoo Mcn
Mcha allah💋❤️🔥
MashaAllah 🥰
Mashaallah tabarakallah
Waaaaw hooyo mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤l
M.a guulayso wlshay