Wax khayr qaba abayo, wiilka hadduu guur kuu soo bandhigana 2 ragco duko hana xujaynin haddii uusan kuu soo bandhiginna waxba ha waydiinin, raggu gabadha wicitaanka badan, guur waydiisa way ka cagajiidaan, Ilaahay calaf wanaagsan iyo awlaad saalixiin ah ha ku siiyo
Masha Allah Adna Cadeey Abayo Adiga & Caruurta & Saxaaf & Family ka ba Allah Isku Kiin Xafido Hooyo Macaan Oo Dhana Jannah Fardowso Aclaa Hooygooda Allah Ka Wada Yeelo/ Ameen 🤲🤲🤲🤲/ ❤️💯🥰✊✅
Aya anigaa u horeeyo❤manta adna hooyo fcn ayaa tahy family qurux badan ayaa tihiin allaha idin barakeeyo😊❤i. a🎉anaga single haddaa nahay reer qurux badan ayan rajaynaynaa i. a😂❤
Mashaallah wan oyeey sababteda magaranayo allow hamigey irumeey inshallah Allah ayan karajeynaya ina hooyo noqdo iyo awlad xalal bariyal sidokale iyo nin ad uwangsan
wlhi wan ilmeye adna wllshey alle waxan kaga barya ino owlada bariyal kaga dhigo Xanunka aad kamarte wlhi waa mid xanun ah dhaman hooyo kastana way suge xanun kan ookle balse waxan unol nahy aya ah ina owlad dhalno bayo mcn Adna iyo saxaaf alle ayan idinka barya inad ahata kuwo lagu daydo inkasto aan hada anigo ah gabadh yar an wali gursan balse taloyinkina dhaqankina aan qaato waxana itihin dadka number one aan tagero nolada nolosha mida ugu qurxan i.a Erayga iga ilnesiye 😢ayaa ah awal hooyo man gudi karaa m.a Habo Allow kudaa noqo kii D.D.D anfaca i.a 😭😭🔥❤️❤️❤️❤️❤️👸
Soo daawo vedio gan hadaanan daawan ruclips.net/video/4RExNs9hFzQ/видео.html
Treg😮🎉lgde❤🎉2
@@maqsuuqcali4861 hye
Ilahay ha idinla kooriyo oowlada wa wax ad umacan masha alah
Waxay socotaba maday kugu timi m.a HOOYO MCN ALLH KUXAFIDO👸🤱
Waan daawadau🎉❤
Hadaad ujeedo magaca Allah like saar❤❤❤❤
❤
Allahu Akbar ❤️❤️❤️❤️
❤
Waxaan aad u jeclahay inaan noqdo Hooyo oo mar aan indhaha saaro ilmo aan dhalay Ilaahay baan ka baryayaa inuu riyadaas iirumeeyo yaa Allaah insha Allah ❤❤❤❤ Waxaan hadda xiriir laleeyahay wiil dhalinyaraa oo mustaqbal doonaa hadaan calaf isku leenahay oo uu khayr iiyahay Allaha iisahlo .
Iisoo duceeya in Ilaahay Isiiyo mustaqbal ,reer iyo ubad aan Hooyo unoqdo oo baariyiina oo diinta lagu bar-baariyay.😊❤🙇
Insha allaah illaahey ku siiyo
@@AdnaChannel Mahadsanid macaanto☺😘
Wax khayr qaba abayo, wiilka hadduu guur kuu soo bandhigana 2 ragco duko hana xujaynin haddii uusan kuu soo bandhiginna waxba ha waydiinin, raggu gabadha wicitaanka badan, guur waydiisa way ka cagajiidaan, Ilaahay calaf wanaagsan iyo awlaad saalixiin ah ha ku siiyo
Alah haku siiyo abayo
kheyr allh kaga dhigo byo
Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato ❤
Hooyoyinka dhan janada ALLAAHA geeyo adun iyo aqribo❤
Amiin
Amiin yarbi
Manshalah😍hooyo mcn ilahay janadi hoy oga dhig❤❤❤Amiin yaa rabi 🤲🏽 wlalidinta dhan 😊
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis Igu soracdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤍🤍✨✨
Masha Allah Ilaahoow hoyoyinkeena abaalkoda jano ka dhig❤
Isoo duceeya ino allaah riyadeda ii rumeyo yaa alllaah🤲🤲😭
Allah kurumeyo wllo
Inta owlad heysan waxan allah xagiisa ugarajeynaya in owlad baari salixii siiyo hoyonimo waa qaali walahi wiilkeyga yaxaya markan waxyar xanuunsado wuu idarermaa masha allah
Aslam alaykum habibii foosii ayaad na xasuusisay
Ilaahay hooyo macaan ha cadaabin ❤
Amin yaa rabil caalameen
Aduun waxa ugu qaalisan Waa hooyo Gabar walpo riyadeedana waa inee hooyo Naqato Allow intii heysata u Xafid intaa heysan Allaha siiyo hadiyad qurux bdn Ee ku Farxaa
Masha Allah Adna Cadeey Abayo Adiga & Caruurta & Saxaaf & Family ka ba Allah Isku Kiin Xafido Hooyo Macaan Oo Dhana Jannah Fardowso Aclaa Hooygooda Allah Ka Wada Yeelo/ Ameen 🤲🤲🤲🤲/ ❤️💯🥰✊✅
Masha Allah Allah ha ku xafido ❤️❤️❤️🎉🎉🎉
Haddad ujeedo magical Allah like saar❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
masha Allah allah idin barakeeyo walidkena allah ino dayo 😢
Alle hooyo kana cimriga haw dheereyo ku wii haysan alle qabtiga haw wasiciyo
Alle waxn ka baryay inu janada naku kulmoyo. Amiiin Amiiin 🥺🤲
Aya anigaa u horeeyo❤manta adna hooyo fcn ayaa tahy family qurux badan ayaa tihiin allaha idin barakeeyo😊❤i. a🎉anaga single haddaa nahay reer qurux badan ayan rajaynaynaa i. a😂❤
Wa inta ugu baraka badan rasulkaa dhahay csw ee hakatagin abaayo barakadaas
Hooyo calwiya Alle ha idiin xifdiyo, Hooyo wanagsan oo qaali ah, mashaa Allah❤❤
Man shaa Allah ilaahay ha kuu xifdiyo ❤
Masha allah allah kuxafido allah ne kubarakeeyo
Alahayow hooyo mcn hanaga qaadin
Maansha alaah waad iga ilmeysiisey adna sharafay ale haysu kiin daayo ubadkaga iyo reerkagaba❤❤❤
Mashallah adna waa qof qalbi wanagsan ... team adna iso booqda channelkayga kheir helee ❤
Caqle ama hdlku oranayoo kuw aya Aaqonin Wlhi Gusy Say masallh hooyo sharaf leh waye Adno waayo Ciyilkeda ayay la Saxiptay❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢
Mashallah Allha idin xafido❤🤲
Runtiii😢 waaa qiirooday
Qofki hoooyo heysto hadana lajoogo Nasiip ayuu leeyahay❤ love you hoyooyinka Somaliyeed❤
Masha allh abayo mcn hooyo nimo dheldhel maahan allow kubarakey ubadka baari kaaga dhig ❤❤ rinti video wey isameysay foshii gabadheyda kucurtay soxasustay allow noxafud ubadka intan heysanna sii
Jah hooyo mcn is not easyyyyy
Allah nagama qaado 🤲💯 inta dhimatane Allah unaxaristo 🤲🤲💯😭
Hooyo mcn ilaahy hoyoyinkena haynodayo dhamantod ❤❤❤❤
Mashaa Allah hooyo waa qaali
Walashay Adna, Ilaahay ha isu kiin daayo caruurta, baari Alle hakaga dhigo, habo Ridwan fariid, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin yaa Rabb❣️❣️
Mnsha allah guulaysta jiidhkaygii reer saxaaf hore usocda insha allah 🙏💖❤♥💕💙🙏💖❤♥💕💙🙏
Maasha allaah Allaah hakuu daayo ama saas buu uurku iiga raagay Alx wiilkayga hada waa ninwayn sida Ridwaan gabdhaha walaalaha ah inta aan ilma dhalin Allaah hasiiyo kuwobaariya
Amiin yaa rabi adigana ale haku barakeeyo ❤
Masha Allah sanadkee waye hee sanadkas
Masha allah ilahay ha idin xafido❤❤
😭😭hooyo nimo alx allah hooyo walba ha xafido❤❤
7 bil li qawa qof waliba wu iweydina uur maledahy allh isiyo iduceya pls 🤲🤲
Abaya yal iso duceya aniga 9 Sano kadib hadan xamil ahay in alle ubad keyga korka isoso iso duceya alx inta hesanina alh siyo
Aamin abaayo ubad Saalixiin Allaah kusiiyo
Abyo hda illaahi muxuu ku siiye ❤
Mashaa Allah you are luck hadii aadan walac dareemin
M.a ilaahy ha idin xifdiyo qali
Maasha Allah wlhi ridwan wuu weynaatey Allah Ha xafido
Mashllah ilahyow hoyoyikena noxafid Daman rabiyow❤
Mashaallha tabarkalha
mashallah ilahayo hoyo noda inti hoyo noqonna ilahay awlad babariya hasiyo walalayal iso duceya inau ilahay awlad igu arsaqo
Ilaahey waxaan ka paryaa inuu mustapal wanag san isiiyo i n io awlaaad wanag san i n ilaahow hooyo iga dhig waa ku paryaayeey😢
Hoyo mcn allha noodaayo dhamaantod allha udanbi dhaafo dhaman tood aakhiro ne janada allha kawaraa wiyo 🤲🤲
Mashaallah wan oyeey sababteda magaranayo allow hamigey irumeey inshallah Allah ayan karajeynaya ina hooyo noqdo iyo awlad xalal bariyal sidokale iyo nin ad uwangsan
Ilaahay haku siiyo mcnt
ماشاءالله تبارك الله ❤😍🥰
Ana oyey walahi shacurta hoyo nimo wan aqana alxm ilahey ha ku barakeyo abayo ❤😢
😢😢😢 may almighty Allah grant my mother janatul fardows 😢
Masha allah hooyo mcn illahey haku awaal gudo we love you Adno cadey❤❤❤❤
MashaAllah❤❤
Mnshllh allhe ha ku daayo
Huno muqdisho kuma dhalin mise ana aqoon dheh meel lagu eego way buxen ridwaan shalaybu dhashay xage cunuga u wadaa mudo dheer wuu yaalay muqdisho huno qaali❤
Maasha Allaah Maasha Allaah abaayo Adna hooyo ❤❤❤❤❤❤❤😢🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🕋🕋🕋🕋🕋👍👍👍👍🙏🤝🤝🤝🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Yaarabi shimee hooyo noqon dona Yaarabi 🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭
Masha Allah uwadka ciiyar ma ahan ilahaw no barakey oo baari noga dhiig 😘
Masha Allah ♥️ Allaha idin xifdiyo dhamaantiin sister ❤❤❤❤
wlhi wan ilmeye adna wllshey alle waxan kaga barya ino owlada bariyal kaga dhigo Xanunka aad kamarte wlhi waa mid xanun ah dhaman hooyo kastana way suge xanun kan ookle balse waxan unol nahy aya ah ina owlad dhalno bayo mcn Adna iyo saxaaf alle ayan idinka barya inad ahata kuwo lagu daydo inkasto aan hada anigo ah gabadh yar an wali gursan balse taloyinkina dhaqankina aan qaato waxana itihin dadka number one aan tagero nolada nolosha mida ugu qurxan i.a
Erayga iga ilnesiye 😢ayaa ah awal hooyo man gudi karaa m.a Habo Allow kudaa noqo kii D.D.D anfaca i.a 😭😭🔥❤️❤️❤️❤️❤️👸
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Masha Allah adna xabiibti walahi hooyo ilahey janada hakawaraawiyo 🤲🤲❤️
Masha'allah hooyo abaalkeeda lam gudi karo allaha inoo xafido hooyooyinkeena 🤲🤲🤲❤❤❤🥰🥰
Heart tauching history wa ooye wlhi😢😢😢
Hooyo ❤waa hooyo 😢illheyw janada keey yaa rabi
Shibis meeshey xudunteyda ku dugantahay🙏❤️❤️❤️ Hooyo ma awelkeed la gudi kara waa runtiis😭❤️❤️
ماشاء الله والله تذكرت يوم ولادتي بس امي مو جنبي بعيده عني
Hooyo allow kuu naxariiso❤
ilahao hoyohinkeen dhamantood janadaada gee yaa rabbi
Masha allaah habo ilaahay haku dayo❤
Ridwan Macha Allah waa runtiisa abal hooyo lama gudi karo 🥺 Adna alleh Haku barekeyo family ga
Hooyoyankeen dhan ilahay janada haka warbito
Hooyonyinkena Allah nohafiitho❤
Hootadey ima nolo ano yar ika dhimaty 😢😢😢mar walibo wax hooyo ku sabsan firsanan waan ilmeya runti Allo u naxariso intay u noshahyna Allah u daysto😢😢😢
Alle haw naxariisto wllo
Ax allah u naxariisto hoyo macaney 😥😥😥
Jeudi 23 june 2011 🎉🎉🎉🎉🎉 Masha Allah radwan caday soo barbare hy haboo macan❤❤❤
Hooyo mcn allaha ku cafiyo 😭😭😭😭😭😭🙏
ilhow anigoo ilmo hooyo idhahayo maalin un igu sim haaa rabbi
gabdhaha chanelkaan kujiro isoo duceeya in awlaad qeyr qabto ALLAH ISIIYO😢
allh haku siiyo abaayo
Alle kuwo aad kubadhaadhaysato hakusiyo lab iyo dhadig ba leh
Ilahay haku siiyo
Awlaad qayr qabta bariyaala
Bi idnilaah kiwi badan oo kufaraxdo
Hooyo mcn abazlkeeda lamz gudi karee Allaha baari kaga dhigo wiilkada
Waa runtiis wlh ridwaan abaal hooyo lama gudi karo masha allah cimridheer iyo cibaado suuban insha allah 🎉🎉 dhalasho wacan
Masha alaah ❤❤❤
Jah hoyo macan Alow barakey ooo udanbi dhaf
Mashallaah allaha ithin barakeyo inshallah
hooyo mcne Ilahy hanodhayo Aamin yaarabi❤❤❤❤
Hooyo hooyo hooyo hooyo mcnto
❤❤❤❤
Mash Allah Allah ha ku deysto❤❤❤
Oh very sorry siz to be a mum is not easy 😢😢😢
Ala cawa wan ika ohisey aadna ilmihi uhuroye aya heysta ilaha oga sida usukaya hoyo nimada waa cajib❤❤❤
Wallahi anuu hadha ihayaa walwalkas
illahay haxafiyo hooyooyinka dhamaantod
illahay haikaso Malin UN Inan noqdo hooyo
Ma'asha Allah Tabaraka Allah 💪💪👍👌
Wlhi anoo 9 bilood ah baa waqtigaa. Dhalaayo saaaid u dharayaa ilhow nabad igu tus ano caafimaad qabo🤲
Aamiin mcnto
Maasha allaha hooyo
Walhi adna xasuusbad igalisay waxan modayba malintan dhalayay curadayda najaad waligay qiiro lama oyin cawa wankula oyay ilahy ubadka kuwa baariya haynogadhigo intan haysana rabi hasiiyo Amiin yaarab
Abaayo magaca waa Najaat d kasaar anigaa heysto Najaat ❤❤
@@hanefa283 xabiibti horta luqadaha somalidu kuhadasha waykala duwanyiin somali ahaan magacani waa nagaad carabi ahana najat maha gada lagu badaladaya xarafu jiib sasay kunoqotay najad qaali mayslafahanay
Masha allah ❤wada jira
Masha alaah ilaahaw awlaada noo xafid❤❤❤❤❤❤
M.a hoyo wnagsan
Allaha kubarakeyo awladada mashaallah
M.a hooyo abaalkeeda lama gudi karo alle ha idin xafido
Maasha Allah baari noqo insha Allah hooyo macaan abaalkeeda lama gudi karo walee ❤❤❤❤