SHIRARKA BURCO KA SOCDA KULMIYE MA ABAABULIN EE HABARJECLO AYA ISKUDUBA RIDAY MAADAAMA AY DAMBAABAAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 окт 2024

Комментарии • 60

  • @abdimeigag4410
    @abdimeigag4410 3 часа назад +5

    Guul dhamaan reer somaliland Cali a waa nin aad u sareeya xagayga noolow calow

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn Час назад +2

    MUJAHID MBC WAA HAYLEY QARAN❤❤❤❤❤❤❤❤LION OF AFRICA.... GUUUL KULMIYE.... 7 MORE YEARS..

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 3 часа назад +4

    Asc guul iyo gobanimo guul ciidank qarank guul ciidank SSB❤

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 3 часа назад +3

    Guul JSL somaliland

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 3 часа назад +6

    Habarjeclo Qaar u niikinaya ragii lahaa xagaa kaga soo dhufta haday u codeeyaan waa doqmo bilaa Qadiyada bilaa siyaasada

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 часа назад +3

    MUWAADIN U CODEE QARANKA

  • @CrisaaqXasan-c7o
    @CrisaaqXasan-c7o 4 часа назад +4

    Cali runsheeg

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 3 часа назад +1

    Asc horta waxan ku wadiinaya abwan Ali inamadan yaryar ee ku warasta waa mucarad ushagay a xirsi iyo inxashi ee kafirso❤ guul Somaliland guul kulmiye❤

  • @axmedtimacade4693
    @axmedtimacade4693 3 часа назад +1

    Masha Allah guul io gobo nimo somaliland allow dhawr

  • @awgeele
    @awgeele 3 часа назад +3

    Geesiyaal qaran.

  • @husseinyussufhassan8793
    @husseinyussufhassan8793 3 часа назад +3

    Cali qaran, allaah macaak sxb

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Час назад +1

    Cali runsheeg we support u ???

  • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
    @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 2 часа назад +2

    Guul kulmiye insha allaah markastaba ❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤

  • @cashoaden2322
    @cashoaden2322 3 часа назад +1

    Guul guul Soomalilan

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 59 минут назад +1

    Habar jeclo waa qaranka somaliland

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 Час назад +1

    Cali DUUL DUUL GEESI QARAN ❗️

  • @MaxamuudCali-rz1ns
    @MaxamuudCali-rz1ns 3 часа назад +2

    Cali..duulduul.waa.aqoonyahan.guulayso.aamiin

  • @axmedtimacade4693
    @axmedtimacade4693 3 часа назад

    Asc mujaahid abwaan ismaciil carab geesi mayal adag keep going

  • @FarahIbrahimJamaa
    @FarahIbrahimJamaa 3 часа назад

    تحية طيبة من ذرية ابراهيم الشيخ اسحاق الدوحة قطر😂

    • @raage6364
      @raage6364 2 часа назад

      Hum mucaariin fii xisbi wadani sax

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad8575 3 часа назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Gobsame
    @Gobsame 3 часа назад +2

    Habar jeclo maxaa dhibaya hadaa nay musharax ahayn xisbigodi kulmiye gacan tooda ku soo noqay hareera haka joog sadaan guul Somaliland ❤❤❤❤❤

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 часа назад

      Habr Jeclo waa kulmiye xisbigan tacab badan bay geliyeen jeegaan tii oo laba kaclaysay hadaa ma ciro caanyo iyo xisbiga hadawga ah bay doortaan

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 3 часа назад

    Ceergaabo laba gaadhi oo kaadhadhki laascaanooda ayay soo geliyeen reer wadani

  • @burcaawiilkacase4764
    @burcaawiilkacase4764 4 часа назад +1

    ❤❤❤❤

  • @MahamuudCabdi-nk7yk
    @MahamuudCabdi-nk7yk 4 часа назад +1

    cali waa muwadin

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 часа назад

    Guuul sland❤❤❤❤

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 2 часа назад

    Waa dhaqan inaga cusub laakiin waxay taasi ku tusaysa in aanay qiimo lahayaan.

  • @AbdishakurAli-i6x
    @AbdishakurAli-i6x 3 часа назад

    Maxamed kaahin reer daahir wuu ka baxay hooyadii ina awal buu ku abtirsada

  • @birtaabdirahman4973
    @birtaabdirahman4973 2 часа назад

    asc waar ninyaw feedha jeexda naga daa waa maxay ninkan meesha fog ka hadlayaa abwaan calaw naga qabo

  • @CabdirisaaqCali-t3i
    @CabdirisaaqCali-t3i 3 часа назад

    Asc waar cali ismail caawana ma ciyaartooy cubaad keentay
    Marba mid soo shaac bixi

  • @cashoaden2322
    @cashoaden2322 3 часа назад

  • @HaronOmar-fo7ji
    @HaronOmar-fo7ji 2 часа назад

    Wadani iyo kaah waa xisbiyo mucaarad ku ah iney somaliland jirto. Kharashna siisanaya. Cali huwan aya xiiqineysa

  • @queenealsheakh
    @queenealsheakh 57 минут назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 часа назад

    KULMIYE HADUU HILAAC LA BAHOOBO WAA ARIN FIICAN

  • @AbdishakurAli-i6x
    @AbdishakurAli-i6x 3 часа назад

    War indr maxaad u dhirbaaxi wayda reer daahir iyo nuux iyo muuse shkhba waa ceebeeyay😂😂😂😂
    Maad dishid

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed Час назад

    CALAAW HABEENADAN MA WAXBAA INOO KORDHAY

  • @AadanAadan-r9e
    @AadanAadan-r9e 5 минут назад

    Cali duulduulday

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 3 часа назад

    MA KAADH URURIN BAY MARAYSAA SUBXAANA ALLAH 😂🤣 KUWAASAA MADAXWEYNE NOQONAYA
    WAAR KAADH KU WAA ELECTRONIC

    • @fartuunfartuun8784
      @fartuunfartuun8784 16 минут назад

      Horta markaadha qof kii laaha laga qaado yaa ku codaynaa ma qof aan lahen waa yaabe

  • @CabdirisaaqCali-t3i
    @CabdirisaaqCali-t3i 3 часа назад

    KILMIYE BILAA YAHAY KULAHAA
    KKKKKKKKKKKK
    WAAR KAN UMABA BILAWNA CIYAARUHU EE YAAN LAGAA GARAN
    DHE
    OO WAABA LABA KALA DARANE
    HADALBA GAMM

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 3 часа назад

    Hilaac hilaaac

  • @sagalosman5805
    @sagalosman5805 3 часа назад

    Asc
    Ali ninkan kuwaraysta waa huwan warkaagana waan jeclaha waayo Runtaad kahadasha lkn ninkan huwanta ah melsar
    Kkkkk

  • @LaylaLaylahassan
    @LaylaLaylahassan 3 часа назад

    Idacad khariban oo haldhinac uun kahadasho uuf uuf .

  • @MahamuudCabdi-nk7yk
    @MahamuudCabdi-nk7yk 4 часа назад

    wan dawada barmamij cali duuldul waxbadan buu kahadla

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed Час назад

    SIDAA WAAYE XIRSIYO IYO JAAHA DHEER ODAYGBA U DHAXREYA KKKKKK

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446 3 часа назад

    Odayashu markay mirqaman ayay muranka siyaasada odayga hordhigaan Cali duul duul na markasu goolka shabaga ku lulaa isku sowada duubo aqoonta iyo wayo aragnimada cali uun bay bahinayan

  • @kaysemohamed5586
    @kaysemohamed5586 3 часа назад

    Cali kan cusubna xagaad ka keentay kani waa badawe hawdkii ku celi,una sheeg in xisbigii dib laydinku soo celiyay waxaa ku haysataana xusbiyada kale kuma haysataan oo golaha dhexe waa ku badantiin,hada se dhawr baa is casilay.

  • @mohamedosman3596
    @mohamedosman3596 2 часа назад

    Kaalay Aniga Ayaan iibinaaya 5 kaadhe

  • @ibrahimhurun6945
    @ibrahimhurun6945 59 минут назад

    Gool so land ali is legend

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 часа назад

    Waxaas oo dhan ninka wadaa waa xirsi masiibo ictisaam

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 4 часа назад

    Qabyaaladda loo raray boorama waddani ayaa ka dambeeya

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 3 часа назад

    Tiro badnaantaa wax bay asturtaa

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 3 часа назад

    Ishaa Buda shaqaynaysa

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 3 часа назад

    KAN KUU WARAYSNYE WAA NANAB JEEQ DHEERE

  • @raage6364
    @raage6364 2 часа назад +1

    Kumiye maantuu badii uwaynayd galay haduu isku dayay inuu hj kala jabiyo hadaa gurigiinu baay gada gabalkiinu dhacay 😂😂

  • @AbdishakurAli-i6x
    @AbdishakurAli-i6x 3 часа назад

    Caliw ina kaahin baa sharaxn 2sano ayaad lahayd ee been maxaad noogu shgta 😂😂😂

  • @AmaalAden-d6t
    @AmaalAden-d6t 2 часа назад

    Sarar ayaad joogta

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446 3 часа назад

    Cali duul duul marka labada dhamba in laga waraysto xanta kulmiye iyo xanta wadani wa laga waraysta cali wayo aragnimadisa siyasiga ah
    Cali dadka ayu fahamsiya siyaasada dalku halkay marayso iyo wixii faro galin shisheye ah na dadka wu fahamsiya Habar habar na ceeb teeda una4