G muuse aadbaa u mhdsanthy hno wax yaabaha aad soo gudbisaa waa muhiin 🙏 ani ahaan sxb ma lihi lkn inaa dad bartoba ma jecli xataa hadii qof isoo salaamo ama aan salamaa way yarty maba jecli in aan dad barto diiqad ayaan dareemayaa xataa hadii qof hadalka igu badiyo tolow ma xanuunbaa hno😢
maashaa allaah waxaad ka hadashay wax waligey maskaxdeyda ka dhex guuxaayey oo aan lahaa tolow ma jiraa fikirkaas ka hadli doona oo kula qaba laakiin maanta waan ogaaday in ay buuxaan wax ila fahansan waxaad ka hadashay oo dhan thanks❤❤❤
😮asc walal isastur alaha kuxifdiya
😂😂naagaha inta badan qalbigaa xan iyo xaaasidnimo iyo masayr baa dhameeyey hal wanaag san oo wax fahan san baajiro
😂😂❤❤❤
Wey yaryihin kuwo dacada
Sister you are wise masha Allah wax badan baan kaa faaiday. Thank you for your good advice.
💗💗💗
Inta asma soo Dhageystay oo waji faras soo raadshay 😂😂
Mashallah 😂😂
Masha allah qof wax badan og❤
Masha allllah❤
G muuse aadbaa u mhdsanthy hno wax yaabaha aad soo gudbisaa waa muhiin 🙏 ani ahaan sxb ma lihi lkn inaa dad bartoba ma jecli xataa hadii qof isoo salaamo ama aan salamaa way yarty maba jecli in aan dad barto diiqad ayaan dareemayaa xataa hadii qof hadalka igu badiyo tolow ma xanuunbaa hno😢
💗💗
maashaa allaah waxaad ka hadashay wax waligey maskaxdeyda ka dhex guuxaayey oo aan lahaa tolow ma jiraa fikirkaas ka hadli doona oo kula qaba laakiin maanta waan ogaaday in ay buuxaan wax ila fahansan waxaad ka hadashay oo dhan thanks❤❤❤
My f.v RUclipsr❤
Awww thanks love💗💗💗
❤❤❤❤❤
Saaxibtinimada ka soke qofka muslimka ah waa inuu qofka walaalkiisa u sheego waxa ka khaldan 😮
Mantey qof ilah kacabsado o ilahay kagabaqo moyee qof kle sahib ama guur magalo Alaha naasturo xijabka xido madama ad hoyo tahy zowjkaga hadu muslim yhy intano idil wuu karebi lahaa nimanka ilmaha dadka kaqaato ayaa muslim iskusheg noqdo Allah yahdiik
abayo your very smart wallahi ma lagu gadi karo
Thanks love 💗
Naa asma iyo salma ayagaa iska kaa jecel ha ku dhex lumin
Oo Asma ma ayada ismodey in laga hadlayo 😂😂😂 G-muse relationship aye nagala hadasha marwalba welcome. But wan fahmaya waxa iu
Malenaysid😂😂😂
Na wax Ila fahamsan sheekada adaan ku arke 😂😂Ma aragtay account Salma ee tiktok hawada laga saaray
Haye quruxey 💗
100%100 its true
I swear I hate toxic people
Same here
Naag saaxiib ah maba lihi aad bay u yar tahay naag daacad ah oo saaxiib dhab ah inaad heshid
Ma fududa
Qof waliba dabeecad gaara ayuu leeyahay majitirto saxiib wanaagsan ilaa cibaado jaceyl la helo adigoo haleysan cid wax ha u tilmaamin adigoo dabi nafsiyan ku jira dadka kalana u gudbinaya dabi ka dhalanaya araga cawrada waa siday ila tahay adugub caqli ayaad leedahay cubado iyo ilaah ka cabsi maxaa dhama saxiib wanaagsan lama helayo ilaa cubaado lugu saaxiibo saaxiib
Huuno waxaasu waa ceebee is daaya cadawgu yuu idinku wiirsanee
Oo maxad gabadha uu amusin cashar bey no wada😅
💗💗💗
@ yaan la idinku wiirsan qaali kala roonaada kala dhaca
@ idinkoo iskuba dhacsan hadana kala laandheereeya ha isu soo fadhiisanina baraha bulshadee