JEELKII BADALAY NOLOSHAYDA!!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 437

  • @Amran_hajji
    @Amran_hajji 16 часов назад +72

    Xaramka 3 Jeer baa Layga casuumay Mar 4aaad Hadii Rabi ii qadaro inshalah wxn rajaynaya inan ku Ilawin oo aan kaga soo duceeyo i.n abaalkaga Ma Gudi Karnee❤💋

    • @UbaxAbshir-y9g
      @UbaxAbshir-y9g 16 часов назад +5

      Ala hbbti Ana igasoo duceee❤😢🎉

    • @Amran_hajji
      @Amran_hajji 15 часов назад

      ​Dhaman umada islamka ah iyo adigaba inshalah xbbt ilaahay hadu qadaro​@@UbaxAbshir-y9g

    • @Quennashaad2
      @Quennashaad2 15 часов назад +3

      Masha allh allah ku siyaadiyo anagana noga yeero ishaa aallh ee suscrib ii saro iso boqda

    • @Sacdiyacom
      @Sacdiyacom 15 часов назад +4

      Msh Allah tabarakallah abayo anaga dhn noosoo uducee team sowdoo dhan

    • @Amran_hajji
      @Amran_hajji 15 часов назад

      @@Sacdiyacom inshalah xbbt

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin 13 часов назад +7

    Alla waa qiso dulmi iyo calool xumo badan Allah janooyinkiisa
    haku casuumo inta la dulmiyay amiin yaa rabi inta wax dulmisay oo nool allaha soo hadeeyo inta dhimatayna allaa la xisaabtami doono

  • @ToolmoonIbraahim
    @ToolmoonIbraahim 15 часов назад +17

    Yaa rabbi inoo kas In aan xaramka tagno yaa rabbi ❤
    O naga cazuum Xaramka yaa rabbi

  • @faraxdagan9456
    @faraxdagan9456 16 часов назад +15

    Walashy qima badaneey alle saan ku jeclahy hakuu jaclado❤👸🏻

  • @Sumuuesse
    @Sumuuesse 14 часов назад +11

    Waligay ma maqlin wadankan suuriya wax ka qiso xanuun badan oo ka naxariis daran subxanlh 😢😢 ilaahey dadka dulmiga lagu dilay Jano ha galsho labadodana ilaah ha unaxariisto waa la dulmiye 😢dadkana allah haka qaado dhibaatada 💔 mahadsanid sowda qaalib ❤❤ qisooyinkaga wax badan ka Barty

  • @Sumuuesse
    @Sumuuesse 15 часов назад +8

    Scw scw scw Sowda Qurux allaha Ku sharfo ❤ ku xifdiyo 😊

  • @KowtharshiekhIsxaq
    @KowtharshiekhIsxaq 16 часов назад +12

    Maanta dhan wadalay San ufirinayy ❤shukran ya qamar ya casula Yaa khalah sowdah❤😊

  • @saynabahmed-tz5kp
    @saynabahmed-tz5kp 15 часов назад +7

    Maasha Alaah sàwda alaah ha kuxafido

  • @Hanamoha-x8g
    @Hanamoha-x8g 16 часов назад +12

    Sawdoy abayo shekoyinka codka kaliya saaran so Badi 😍❤️

  • @hodoali6253
    @hodoali6253 14 часов назад +6

    Sawda sheeko maacan ila shalay wa sugayey maanta 1saacad aya nooga dhigtay masha allah ❤️❤️markan arko inay shekadu dheertahay saan ufarxo❤️❤️❤️❤️❤️

    • @AmalXurshaw
      @AmalXurshaw 12 часов назад

      Same Wllhi Allah no xafido Sawda qurux 🫶🩷

  • @dr_safa512
    @dr_safa512 16 часов назад +11

    Wcs abayo macanto Alaha kuxafido yarabi yarabi yarabi yarabi yarabi scw scw scw

  • @hadillaium
    @hadillaium 16 часов назад +12

    Wuuy maanta anaa ugu soo horeeyo😊

  • @HafsaAbdirahman-ho6oy
    @HafsaAbdirahman-ho6oy 16 часов назад +17

    اللهم صلى على محمد وعلى آل محمد 🩷

  • @mursalkhaliif6932
    @mursalkhaliif6932 7 часов назад +7

    Soodo waxaan daawadaa Marka aan salaatul laylka aan dhameeyo waxan ku sugaa salaada subax cawa waan kuu duceeyay sowda allh haku barakeeyo if iyo aakhiro

    • @hafsaibrahimsheikh6923
      @hafsaibrahimsheikh6923 3 часа назад

      Masha Allah wll anigana bal isoo ducey in salatu leylka Allah ii fududeeyo waan jeclahay in aan tukado salaatu leylka waana igu adagthy

  • @Aisha-mo9nm
    @Aisha-mo9nm 16 часов назад +6

    Masha Allah xabibty ❤

  • @Sacdiyacom
    @Sacdiyacom 15 часов назад +3

    Msh Allah sowda qurux barakow abayo illahy haina xifdiyo dhamaan team sowda qaalib

  • @SaraBarry-t9y
    @SaraBarry-t9y 16 часов назад +7

    Mashallah sowda allah dartiis baan kuu jeclahay Waliga ha ciishoon❤

  • @ZuhuurAbdirahman-nw7et
    @ZuhuurAbdirahman-nw7et 15 часов назад +9

    Sowda Qaalib ad bay kugu xiran tahay hooyadeey qisooyinkada ad bay u jeceshay, gurigeena fadhiga aya ka degan tahay oo halkaas aya jiiftaa😅❤❤❤❤❤w

  • @FarahShire-h6n
    @FarahShire-h6n 6 часов назад +2

    Asc dhamantin Drs sawda Ilhay ha u naxaristo shiikha Iyo saxibkisi la dulmiyey Waa qiso cajiba xanunkeda wadata sibxanalah reer siriya waxba ku dhacay mudo dher Aya la dulmiyey ilhay ha siyo dawlad barakaysan oo shacabka ilowsida dulmigi logastay Amiin Amiin Drs sawda halagarsiyo labo boqol malyana an ugu xijino please dhaqsada mahadsanidin ❤❤❤❤❤

  • @NasraAbiib-s2e
    @NasraAbiib-s2e 16 часов назад +8

    Sawday balwad baad igu noqotey markan so tooso ayaan eega inaad wax cusub so galisay allah khayr badan hakusiyo wllshey

  • @SowdoCabdi-r1d
    @SowdoCabdi-r1d 16 часов назад +4

    Abayo guuleyso❤❤❤😂😂😂

  • @dhhol77
    @dhhol77 16 часов назад +19

    Aniga sanad kasta ugu yaraan laba mar baan tagaa alxmdllh 2024 3 maraa tagay qof kasto rajeynaya illahey ha u kaso❤😊

    • @MarwaCabdilaahi-g7i
      @MarwaCabdilaahi-g7i 15 часов назад +1

      Aamiin wll

    • @SundusChamac
      @SundusChamac 14 часов назад

      Ala wlo wlhi aaadbad unsiibadsnthy😢😢😢😢😢😢anagana nso ducee waliba ani dangaara leyhy plz luuqa iga so qbo

    • @fariixaahmed5715
      @fariixaahmed5715 7 часов назад

      Nasiib badnidaa abaayo m.a

  • @MaslsxCusmaan
    @MaslsxCusmaan 16 часов назад +5

    Sawda qaalib waanku taageeraa guulayso❤❤❤❤❤❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 16 часов назад +11

    Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤

  • @zuhayrxassanmahmed3542
    @zuhayrxassanmahmed3542 3 часа назад +2

    waa marki labaad ba umalynyaa wayo ma haleelo
    lkn hal wax baa rbaa amin idhaha
    ilahy haynagu simo ramdaanta khayrkedana hana wa fajiyo rabi haynaa hanuunsho ilahy irsaaqad xalaala hyna siyo wxi cafimaad rabana rbi hsiiyo wxi awlaad raba xalala rabi hasiyo ilahay ana iga barya fadlan sowdo io timkeeda inaa salaada ilaasho oo hanuunsamo ibarya ilahay 😢 1:04:18

  • @MuhaOthman
    @MuhaOthman 16 часов назад +4

    Wan ku jeclahy habo 💞❤

  • @WardaIndho
    @WardaIndho 16 часов назад +21

    Halmar aan kuwada salino nabiga scw naxaris iyo nabad galyo korkisa ahato ❤ alle muradkina oo macasilahen Haa idinsiyo umda inti xanunsan alle ha cafiyo 🤲🤲amin so qora❤

  • @AyaanmohamedAyaan-b3y
    @AyaanmohamedAyaan-b3y 14 часов назад +2

    Mnchalaha sawday waxan ku baratay sanadkan weliba bishan dhamatay dhexdeeda Mar walba qisooyin wangsan dhagaysta alle haku barakeeyo habo qurux bdney❤

  • @hijrayusuf9997
    @hijrayusuf9997 7 часов назад +2

    Alla sawda la jeceley abayo wallahi wa ilmeyey Wiilki yaraa oo u hamalaye hoyadi aa ka naxay. illaahow janadi ku kulmi labadoda Ameen so dhaha.💔

  • @AmalCabdilaahi-t4e
    @AmalCabdilaahi-t4e 16 часов назад +5

    Sawda quruxeey waan salaamy qaali ilaahy haku xafido 🥰❣💋❤❤❤

  • @NajmiitaKhaliifyuusuf
    @NajmiitaKhaliifyuusuf 16 часов назад +5

    Wwow qofkii uhoreeyay noqday caawa❤❤❤

  • @BuuleshariifJiis
    @BuuleshariifJiis 15 часов назад +4

    Masha allaah sowdo alle hafuxafido🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @anabsheekow6026
    @anabsheekow6026 16 часов назад +6

    Sowda waan jeclahay shekadada

  • @MunaAdan-i6v
    @MunaAdan-i6v 16 часов назад +9

    صلى الله عليه وسلم

  • @RamlaBaslawe
    @RamlaBaslawe 15 часов назад +4

    Ayy qisada sidey u dheertahay marka arkay farxad ❤🎉🎉❤
    Thanks qalb

  • @kimzoya7250
    @kimzoya7250 15 часов назад +9

    صلى الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @fardowsomuqtaar9547
    @fardowsomuqtaar9547 16 часов назад +7

    Ana u horeeyo maanta ❤

  • @rumaanmaxamedabuukar
    @rumaanmaxamedabuukar 16 часов назад +4

    Sowdo qalbi safi ale haku karameyo abayo

  • @ifraahcige5750
    @ifraahcige5750 14 часов назад +6

    Inalilah balka waran dadka ilaxilga lagumay sanayay 😭cadabta kuwaradhe

  • @NiciimaXusenxirsi
    @NiciimaXusenxirsi 15 часов назад +3

    Sawda quruxeey wanku salamay❤

  • @xamaadaa5
    @xamaadaa5 16 часов назад +4

    Ala caawa anaa ugu horeyo 😂😂😂😂

  • @RayaneMaxamed
    @RayaneMaxamed 14 часов назад +3

    Sawda Allah haku sharfo wll❤

  • @haliimohusseinali9923
    @haliimohusseinali9923 14 часов назад +5

    Allow itus habo sowdo oo I'm gaartay farxad aan sugu waaye alle ha i tuso

  • @Honan-cd8mm
    @Honan-cd8mm 16 часов назад +4

    Alle Ha ka Abaal mariyo Sawda ❤🎉😊

  • @SamirSaid11
    @SamirSaid11 15 часов назад +4

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي الغاليه أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤

  • @Yazmin0_6
    @Yazmin0_6 16 часов назад +12

    Hada 1year ka hor waxa so dhigty daawanayey waxana laha maanta sowdo wano goysay icafi😂❤

    • @Nabila_yussuf
      @Nabila_yussuf 16 часов назад +1

      Lee same todobo bilod ka hor mid ay so dhigtey aa dawnyey😂😂❤

    • @SaynabIkhyaar
      @SaynabIkhyaar 15 часов назад +2

      Anigu waba dhameeyey qisoyinkeedo dhan😅😅😅

    • @Yazmin0_6
      @Yazmin0_6 15 часов назад +1

      @Nabila_yussuf ❤️😁

    • @Yazmin0_6
      @Yazmin0_6 15 часов назад +1

      @@SaynabIkhyaar mashallah ♥️

  • @fawsiyaosmanaden790
    @fawsiyaosmanaden790 16 часов назад +3

    Asc Sawda Queen Sweden ayan ka soo salaamey ❤

  • @IstaahilMohamed-z3z
    @IstaahilMohamed-z3z 16 часов назад +6

    sowada qurux badan saan kuu jecelahy ilaahay hakuu jeclaado qli❤❤❤

  • @Fadumo-d5c
    @Fadumo-d5c 15 часов назад +4

    Alla markii hore shaqadaan kuqabsan jiray lkn hada la aanteed cunto macuno🎉❤❤

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 14 часов назад +6

    اللهم صلى وسلم وبارك على نبينا محمد وآله وصحبه وسلم

  • @Umumaahir1
    @Umumaahir1 16 часов назад +6

    Ina ugu horeeyo aan money ilen waa leyga hor marey😂😂

  • @NastehoSiraji
    @NastehoSiraji 16 часов назад +3

    Ana ugu horeya 😂❤

  • @SahraDaahir-r9h
    @SahraDaahir-r9h 14 часов назад +9

    Ciiil baan la ilmeeyey illhy ha unxriisto Laydh io intii kaloo dulmi lagu laayey😭🤲 xaatimna illhy haka samirsiiyo sxbkii😢

    • @SahraDaahir-r9h
      @SahraDaahir-r9h 14 часов назад

      Xaatimna illhy ha unxriisto😢

    • @Sumuuesse
      @Sumuuesse 14 часов назад

      Aamin walihi waa qiso xanuun badan 😢😢 wiil agoon oo miskiin si xaqdaro Lo dilay

  • @anabmuhammed523
    @anabmuhammed523 16 часов назад +6

    Sawdaay maalintiiba labadii qiso inoogu soo celi ❤❤ hadaad awoodid

  • @FatimaZahraOsman-cu1jr
    @FatimaZahraOsman-cu1jr 15 часов назад +3

    Sawda waan kusugaayay
    Shukran 💞🎀

  • @عائشةمعلمنور
    @عائشةمعلمنور 16 часов назад +7

    اللَّهُــمَّ ᷂صَلِّ ᷂وَسَـــلِّمْ ᷂وَبَارِك ᷂على ᷂نَبِيِّنَـــا ᷂مُحمَّدﷺ❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 16 часов назад +1

      Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤

  • @SaabiriinUpdirizak-do4ft
    @SaabiriinUpdirizak-do4ft 16 часов назад +3

    Dar alle Baan kuu jeclhay abyo❤😊

  • @Layaaany
    @Layaaany 15 часов назад +8

    Wcs scw❤❤❤❤ team sowda qaalib waa inaa 200k subscribers isbuucaan gaarsiinaa wa awoodnaye walasheyn si an ugu farxinoo ❤️💞💕💕💕

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 16 часов назад +2

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey mcn sowda bilaneey allaha kubarakeeyo

  • @RaxmaadUgaas
    @RaxmaadUgaas 16 часов назад +5

    Sowdo wanku salaamey abaayo maanta dhan ciwaan kaaga waardiye ka hayey m,a allaha ku xafido❤

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib  16 часов назад +2

      Wllo gambaleelka furo

    • @HodanAbdiqadir-th8hz
      @HodanAbdiqadir-th8hz 16 часов назад

      @@RaxmaadUgaas sawdaay wllo malin uun mad repay iso gashid wlhi wankujeclahee 😍

  • @MaryamaMohamed-t9u
    @MaryamaMohamed-t9u 15 часов назад +5

    Ala sowdoy kujecliya qisoyinkan dha dheer wan jeclhy❤👍

  • @saaraali5423
    @saaraali5423 12 часов назад +6

    Foolbaan daremaya caawa iso duceya😢😢

    • @faadumomaxamed8399
      @faadumomaxamed8399 Час назад

      Allaaha kuu fududeeyo xbbti foosha oo afar indhood oo abshir Allaaha kaaga dhigo

    • @AhedmedNuunow
      @AhedmedNuunow 14 минут назад

      Allah sweet haa ku fufuudeeyo allhum Amiin yaa Rabi 🤲🏼🤲🏼

  • @NasrinSaid-p8o
    @NasrinSaid-p8o 16 часов назад +3

    Sawdoy waa Naga soo daahday manty anyway thanks ❤

  • @faizoadan4719
    @faizoadan4719 16 часов назад +3

    WWW sawda qaali nice to see you ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AmiinHusen-kf3md
    @AmiinHusen-kf3md 16 часов назад +3

    Sawda biiln Seth ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Xanfaresh-90
    @Xanfaresh-90 15 часов назад +3

    Qisooyinka xabsigii Syria no soo badi abayo mcn❤wana mahadsantahay ❤😊

  • @Hamdaumer
    @Hamdaumer 16 часов назад +7

    اللهم صلى وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم🤍🌸

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 16 часов назад

      ❤❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam

  • @ZamiaAbdinasir
    @ZamiaAbdinasir 16 часов назад +5

    Sawday Markan Ku shaqe is dhoho ama meel iga Ur fog mobilku yalo ano mobilkeyga wada dalacay hadana dhib bey igu tahay inan maqle fadlan codkaada kor uso yar qaad❤ we love you✨❤️

    • @asliqueen9875
      @asliqueen9875 57 минут назад

      earpods ama earphone isticmAal hunoo

  • @Ur_fvv_Hina
    @Ur_fvv_Hina 15 часов назад +14

    Xaramka jimcihi darad.ayeyadey ugu cimreyey x ❤️‍🩹😭ayeyadey igu so duceya inu ilahey igu naxristo 😢

  • @FadumoAbdulahi-lr9pz
    @FadumoAbdulahi-lr9pz 16 часов назад +3

    Wcs🎉scw❤masha allh sowda 😊

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD 11 часов назад

    Caadi maahan qisadan mansha Allah jazakallah khayr sawda

  • @RoodaIshwaaq
    @RoodaIshwaaq 5 часов назад

    Kuwaas illaahy ha ciqaabo aduun io aakhiraaba Intay dulmiyeena illaahy janada kuwa ku nasta haka dhigo 🤲

  • @FaatimaSaalax
    @FaatimaSaalax 16 часов назад +5

    ماشاء الله تبارك الله ❤

  • @jamilaabdirahmn3484
    @jamilaabdirahmn3484 13 часов назад +2

    Sawdaay sidaas wakhtiga usoo badi 😂❤

  • @yusufawale4755
    @yusufawale4755 14 часов назад +6

    Wcs scw❤

  • @MunaMowliid
    @MunaMowliid 15 часов назад +4

    Salalahu calayhi wasalam ❤

  • @Sagaleyyy-x3o
    @Sagaleyyy-x3o 16 часов назад +3

    Sawda waan kutaageeraaaa ❤❤❤❤❤

  • @XamiidXamiid-f1s
    @XamiidXamiid-f1s 16 часов назад +4

    Sowda qurux allow noo kaadaa❤

  • @محمداب-ص8ذ
    @محمداب-ص8ذ 14 часов назад +5

    صلي الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @XaliimaQorane
    @XaliimaQorane 15 часов назад +2

    Sawdaay huno gabadhi walaasha ahyd ee koomada ku jirtay may fiicnaatay alle caafimadka ha u ziyaadiyee❤❤

  • @FardowsoMohamed-ut9zu
    @FardowsoMohamed-ut9zu 16 часов назад +3

    Sowday waan ku jeclahy

  • @AminaMohamed-m5x
    @AminaMohamed-m5x 3 часа назад

    Allah ha unaxariisto inti dhimate

  • @cumarsharmarke1178
    @cumarsharmarke1178 15 часов назад +3

    Scw

  • @ZahraJamacCarte
    @ZahraJamacCarte 15 минут назад +1

    Illahay han geeyo dhaman teen🤲🤲🤲🤲

  • @habonabdi186
    @habonabdi186 14 часов назад +3

    Asc sowda waxan joga your home town dobley

  • @FadxiyaFaysal
    @FadxiyaFaysal 16 часов назад +6

    Scw❤❤❤

  • @AsmaMoha-k6y
    @AsmaMoha-k6y 15 часов назад +2

    Wllo allah ku danbi dhaafo adi io asxaabtaada dhan🎉❤

  • @basroali2189
    @basroali2189 15 часов назад +2

    Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabi

  • @mutaadmandeeq
    @mutaadmandeeq 15 часов назад +3

    Wcsm wrxm Sowday
    صلي الله عليه وسلم ❤

  • @muunadaib
    @muunadaib 16 часов назад +3

    Scw 👩❤sawad wan kusalamy hno

  • @cumarsharmarke1178
    @cumarsharmarke1178 15 часов назад +2

    Asc waan ku salaamey Sawda

  • @habiiboibraahim
    @habiiboibraahim 16 часов назад +3

    sawda wan kujeclahay alaah dartiisa❤❤❤❤💯💯💯

  • @Luul-ps7ym
    @Luul-ps7ym 16 часов назад +3

    Wcs walashey ❤salallahu caleyhi wasallam❤

  • @kafiyamowleid9656
    @kafiyamowleid9656 16 часов назад +2

    Habo Sowda bulan❤

  • @AnfacCnaasir
    @AnfacCnaasir 16 часов назад +5

    Sowda sheeko cabsiya u xiisne haben dambe noso gali ama waqti haben eh shekada cabsida habenki ee macan tehe ❤😊

    • @Sacdiyacom
      @Sacdiyacom 15 часов назад

      😂😂 dad qalata maa tahay adi

    • @HanaAhmed-mo8oz
      @HanaAhmed-mo8oz 13 часов назад

      @@Sacdiyacom😂😂😂😅

  • @ifraahcige5750
    @ifraahcige5750 13 часов назад +2

    Hadu oganlaha inan lasidaynay inankayar ismu dhiben reerkodu cawinlaha lkn qadar alahu mashafacan 😢

  • @Zafaa643
    @Zafaa643 15 часов назад +4

    Walhy sheekoyinka xabsiyada suriya ka dhacay markaan dhagesto emotion ban noqda lakin alx hadu dulmigu ka dhamaday

  • @NastexoDalmar-n4b
    @NastexoDalmar-n4b 15 часов назад +3

    صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم ❤❤

  • @BishaaroXasan-oc9gp
    @BishaaroXasan-oc9gp 15 часов назад +3

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdulQaadir1
    @CabdulQaadir1 16 часов назад +4

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما إلي يوم الدين ❤❤❤❤❤❤❤❤❤