Abayo hadad momment keyga aqrineyso waxan kugula talo naaya in aad Alle udhawato OO aad habeenkii 2:00 haben nimo salaatul leyl tuko Alle aya ilbaab wanaagsan ku furaayo😢🤲🏻☝🏻
😢abyo Allh dhibka ka dul qado wllhi wan ka naxay qisadada waxa kula talin laha abayo iska bax hooyo raadi iyada manta ugu naxaris badn inta walid nool reer abti waxay yihin ma garaneysid io sidey kula dhaqmi lahayen hooyo hargeysa ugu tag adiga shaqe gelina wax baro noloshada io tan hoyada ka falo qaad wllhi wa tan talada ugu macqulsan ee aan isleyahy ❤love you abayo mida kle weliga qof xalda ku jirto haushegin sida qof xiriir kala dhaxeyo taas tusale haku noqoto ❤
Horta anu wxa kula talin laha first of one in ay duqa lacg ka dhacdo misana siday ugu qaadilahydba aykaqaadato ilen wa duq cabtooy ah somhn lacag kufilan markay heshana de ardullah wasicatun qaali Kacarar kaas aabo kuumanoqde kadawatag hooyada ❤
Anu fikir ahaan wxan kula talin lahaa abayo horta marka hore samir marka labaad shaqeyso abayo noloshu waa samir abayo malin aan malin ahaynbaa ayay kuu bahan doonaan abayo mar walba is dhiiri gali wx barato ku dadaaal abayo shaqooyin fud fudud iska raaso sida meherado la hayo guryo caruur la hayo shaqeyso abayo ilaahayna tala saaro ilaahay baa garabkaaga tagi iyagana xisaabin doona tasbiixda iyo dikriga allena badi saladaha sida laylka iyo salaadaha kallena badi abayoo dadaal intiii awoodada ah sharaftadana ilaaasho abayo mcn ilahay haku ilaaliyee abiyo hooyo umada alle hakaga dhigeee 😢💪Ducadana badi abayowaad guleysan inshalaah💪💪💪💪
Wll waxaa laga yabe iney ba haleenin iney wax sunuud ah ama lacag aysan heysan Weyna adagthay hadeysan heysan lacag ama connection ay la leedahay dad kale
Wllked miyuu xun yahy😢asiga dhibkeeda dhan hala wadagto abaheed habisku daydo inee lacag ka xado hade guriga u taal ha fakato wllhi yeyesan gurigaas sii joogin anaka dumarland eh cawineyno xitaa gabdha lacag aan u aruurino xitaa😢😢😢
Axx, inantu aad iyo aad bey u dulmanthy, inantu wey tegi karta lkn hadaney awoodi kareyn ama ay ka baqanayso waa cadi, ilahay ba ku ilaalin wll, waad tegi kartaa meeshad doontid, wad u Tegi kartaa reer abtigaa iyo hooyadaba lkn hadanad Rabin wa cadi. Dhulkaa ilhy wad tegi karta aduunka xafadaadu qodhiya ma'aha wll. Ilhy ha ku ilaaliyo, dulmiganna ha kaa saro. Inshaallah ilahay ayaa wx wcn kusiin
Xanuunkaa wan dareemi karaa wllo noloshaada adigaa leh wllo iska tag habeen madow dhuumo xoogagaag ku shaqeyso magaalo aan cidna kaa aqoon tag xoogaaga fuul la tuura la tuugaa abaayo be strong women😢❤❤❤
Abaayo macaan hadad commentkayga akhristo horta bushaarayso culays walba fudayd baa ka danbeeya ilaahay ba inoogu ballan qaaday kolay wax qurux badan ba ku sugaya insha Allah dhibkad soo martayna ku ilawsiiya laba ducayso abaayo ducayso marnaba haka daalin inad ducaysato ilaahayna wax wanagsan ka filo sadex abaayo wali wad yartahay noloshada u dhaqaaq inad wax qabsato dhexda xidho inta tabartaadana dadaal o inad meel iska so saarto ku dadaal wad guulaysanaysaa insha Allah ❤️❤️❤️
Qalbi adiga mid samee oo ugu faaidey magaacaga dar alle Waa inan yar oo hada soo baxayso mana haboona sheekadeeda inaad view ka sameyso. Bal isku day inaan caawiso ood dadka u dhex gasho Aniga taldeyda waa midaas
Horta huno ilahy haka dulqado dhipatada korpa kasta oo ku haysatana ilahy haka faydo anu kama wyneh waya argna ma ihi oo hada unpa 18.jira lkn talan ku sinaya wlashyeyyy horta mrka kopad ilahy swt ku xidhnow saladad ilali.adkarta badi mrka lapd xfdan iskaga tag raadi cid ku aptiya hadii ad hesho ha isku halyn oo ha is odhn ugu dnpyn xfd heshy ee shqyso kol ad xfdaha uso masxdidna ururso lacgta kadip samyso gancsi yar oo adigha ku gara anu sas kugula talin laha huno wnan ku so ducaynaya Insh allah ❤kuwi saa ku galyna ilahy hortodah ayu ka sin iyo malin ay kaga badantahy lkn huno ha sii jogin gurigah wxaso dhipata lagugu gaysty ilahy garpkag alleh ha galo ❤
Abayo hadad momment keyga aqrineyso waxan kugula talo naaya in aad Alle udhawato OO aad habeenkii 2:00 haben nimo salaatul leyl tuko Alle aya ilbaab wanaagsan ku furaayo😢🤲🏻☝🏻
Ana wxan goaansaday inan fikirkayga udhiibto walalzheyey ilahay swt isku xidh ilahay Talo Saaro salaatul layl utoos tuko salaada haaga qaar dheeriya ku dar kadib noloshaada wxa iska badala nala soo wadaag inan yar baa tahay adigu iyo anigu wanu isleeg nahay maanta kuma calling dhaami lknse inta aan ku yirii samee ducooyinkaaga badi Ducadu Qadarka ilaahay subxaanahu wa Tacaala ayey badalaan Salaama walalzhey ❤
Qalbiyay Haday Soomaliya Joogto Anaa Caawinaayah Hay Timaado Shaqo Xataa Haday Rabto anaa Sinayah Wlhy
Wllo halke jogta
@falisdaud2983 Garoowe Wll
Walaley ani maa icaawisi gabar agoona ahay oo bila shaqo ah inay wax baratana rabtee@@asmafarax7311
@@asmafarax7311abayo gbdha lxirir cawi pleas ha xumy i think inay comentigaga akhridy😢
Apayo inte jogta
Talada qalbi wa macqul tasan kugula talinlaha abayo iskana ilali gur inad gasho ado dhibato kacararya wayo Wad yartahay illahy jid khayr haku furo❤
😢abyo Allh dhibka ka dul qado wllhi wan ka naxay qisadada waxa kula talin laha abayo iska bax hooyo raadi iyada manta ugu naxaris badn inta walid nool reer abti waxay yihin ma garaneysid io sidey kula dhaqmi lahayen hooyo hargeysa ugu tag adiga shaqe gelina wax baro noloshada io tan hoyada ka falo qaad wllhi wa tan talada ugu macqulsan ee aan isleyahy ❤love you abayo mida kle weliga qof xalda ku jirto haushegin sida qof xiriir kala dhaxeyo taas tusale haku noqoto ❤
Qalbi wll adna yar caawi inanta yar oo mar walba ka warhay❤
Ay ay dhalay weyeee
😅😅😅😅😅
Qalbi shekinkaga noso badi😢
Qalbi see camal qisada way yartahay ee laba noga soo dhig deee 😢
Qiso talo kaa rabta weeye
@@The_Queen01670 anigu maba jogi laahayn sanad xataa waa ka tagi lahaa
RUclips quraan iyo tan lee u imadha wan jeclahay wlhi m.a😊❤😂
Horta anu wxa kula talin laha first of one in ay duqa lacg ka dhacdo misana siday ugu qaadilahydba aykaqaadato ilen wa duq cabtooy ah somhn lacag kufilan markay heshana de ardullah wasicatun qaali
Kacarar kaas aabo kuumanoqde kadawatag hooyada ❤
Anu fikir ahaan wxan kula talin lahaa abayo horta marka hore samir marka labaad shaqeyso abayo noloshu waa samir abayo malin aan malin ahaynbaa ayay kuu bahan doonaan abayo mar walba is dhiiri gali wx barato ku dadaaal abayo shaqooyin fud fudud iska raaso sida meherado la hayo guryo caruur la hayo shaqeyso abayo ilaahayna tala saaro ilaahay baa garabkaaga tagi iyagana xisaabin doona tasbiixda iyo dikriga allena badi saladaha sida laylka iyo salaadaha kallena badi abayoo dadaal intiii awoodada ah sharaftadana ilaaasho abayo mcn ilahay haku ilaaliyee abiyo hooyo umada alle hakaga dhigeee 😢💪Ducadana badi abayowaad guleysan inshalaah💪💪💪💪
Ilaahay hakaa korqaado Gabadhan waa la caawinkara hayskaga baxsato ninkan mujrimka
Subhana Allah, Abaayo abyuskaas Iska tag, hooyada ama hey aad dumarka caawisaa uu magaalooyinka waa weeyn jooga utaag caawinaad karadso.
Qalbii markaaad sheekoo soo taabineysiid intaa dhibato aaa kaa bilaabiin waxaad nogaa soo bilawdaa yaraantii qofka iyo noloshiisa gudahaaaneed ❤
Qalbi❤
Adon waxba meel ku ogayn ma dhaqaqi kartid xoga waynow intasna meel ad martid sii meelayso 😢allaha ku sahlo nolosha
Qalbi naga soo hagaag jacayl noo soo badi
Abayo ka hajir mesha an ku wanagsanen. Okatag waxa laga yaba inan noloshadu Kuwacnato wana kuso duceen👏🏻🥺
Walaashayeey ilaahay horta dhibaatada hakaa saaro bini’aadamna haysku halayn cida kaliyoo aad guarantee uheleyso inaad caawinaad kahelayso waa Allah waxa kudhihi lahaa tasbiixso markaasna nafsad ahaan waad u xasilaysaa kadibna ducayso oo ducada iyo samirka badi أن الله مع الصابرين ilhy dhibka hakaa saaro ❤
First xppti cidna hakala hadlin marxalada aad ku jirtid wala nin aad jeceshy walaa zxp sabbto ah bani adamka mrkey ogadan mesha aad dacifka ka tahy waa marwalba oo ay ufududato iney ku dhibateyan❤
anbah saas dhihi laha❤lacag uruurso magalo vcn u safar wll illhey talo saaro ku odhan laha😢
Baxsasho ku guma taenayo wayo gaber bad tahey nin iska guurso qurbaha joga❤
Wax yar isug shaqaan hayeey aan kal iyo laab kugu Farada baxayeee❤
Taladaydu waa in ay iskaga tagto mesha ay jogto oo ay raadsato hooyadeed halka meel u dhaanta malahan🎉❤
Abyo Taldu waxa wayo isaga tag mesha jogdid magalo kle tag ilaheyna nolosha haku qurxiya xirirka Alle xogji istiqfartana badi i.a wad guleysaneysa🎀
Wll waxaa laga yabe iney ba haleenin iney wax sunuud ah ama lacag aysan heysan
Weyna adagthay hadeysan heysan lacag ama connection ay la leedahay dad kale
Na qlbiyey sandki mar ba wx so glisa hdana wa 8 minute kliya cdi iska dhig qruxey ngaso gar bax sau sugayey wa dale😢😭😂💕
Qalbi haddaad comment geyga arkeyso qalbi Alleh U dhawoow salatuleyl u kac habeenkii Saliga nabigana bilow inshallah faraj qurux bdan oo wanaagsan ban kuu rajeynayaa Wllh kuma qasaareysid haddaad taladeyda qaadato❤
Qalpi waa ku tageeraa❤❤
Mic halkiisi kuceli wll codkagi mcnabu khukh kadhigee ❤❤ keep going
Hooyada ad oo baxso wl noloshadan qofna hawga shekayn xata haday yihiin dad kuu dhaw waxab Kuma tarayaan inay kugu sii bahdilaan mooyane allena isku xidh oo istiqfaarta iyo saliga nabigan badso wlo alle haku xifdiyee
Iskagatag qali illahay talasaro illahay hakula garabgalo😢
Alll iske da,a nhy gbadha wey yartahy 😭😭Allah dhibkkaa hkaaa saro
Inadeer horay usoco..madaxa isaran tahy❤
Whi fikrada qalbi ayaa Ila saxan abaa nolashas cariiiriga kabax oo kataga hana soo xasuusan abahaa xun 😢😢
Wllked miyuu xun yahy😢asiga dhibkeeda dhan hala wadagto abaheed habisku daydo inee lacag ka xado hade guriga u taal ha fakato wllhi yeyesan gurigaas sii joogin anaka dumarland eh cawineyno xitaa gabdha lacag aan u aruurino xitaa😢😢😢
Anaa ugu horeeyo😂🔥❤️
Horta waan ka xumahay dhibta kudhacday gabadhaas yar talo hadaan siyana watan Qalbi bixisay okale katag meeshas aad kunoshahay Alle aayaba dhahay halka lagu dhibatoodo walaga hajiraa isaga tag hooyana raadi waad helee inshaAalah Allana weydiiso kaalmo iyo awood waana kusoo duceynaa ani ahaan
Welcome habeen ki ogu horeaya aan qalpi dawado🥹🫶🏻🫀😍😍
Hor marka u horaysa alle dhibta hakaa qaado marka labaadna alleh isku xir marka sadaxaadna hoyo hdaa sawirkeeda hayso baa fi gurigana iskaga tag oo hoyo wll heed raadi markaa abayarahaa hesho yagaa hooyo kugu xiraaya allena hakuu fudaydiyo taladaydo waa intaa abayo mcn illhyna dhibta hakaa saaro❤
Wllo wallhi xijaabkad kuqurux badantahyee xijaabo❤❤❤
Axx, inantu aad iyo aad bey u dulmanthy, inantu wey tegi karta lkn hadaney awoodi kareyn ama ay ka baqanayso waa cadi, ilahay ba ku ilaalin wll, waad tegi kartaa meeshad doontid, wad u Tegi kartaa reer abtigaa iyo hooyadaba lkn hadanad Rabin wa cadi. Dhulkaa ilhy wad tegi karta aduunka xafadaadu qodhiya ma'aha wll. Ilhy ha ku ilaaliyo, dulmiganna ha kaa saro. Inshaallah ilahay ayaa wx wcn kusiin
Naa anigaaba 17sano jirr maaha wax yar,ee kaaley hargeisa wlhhi,iyo berbera😢😢
Qalbi qurux ❤❤❤
wax fidiyow ahaa odhan halhaben bankudawadey😂❤
Qalbi nuuriyay niyad doojiyay nasab ila jirtaay sama inabaay xuma ila nacaay noloshaydiyay
Wan ku salamay wll qalbi nuuriya ahmed runti waxan ahay tageero yaashada kuwoda ugu horeya baracho wacan oo wanagsan magac caygu wa abdillahi waxan jooga jabuti
Abaayoy ciwaankaada see kuheli karnaa inaa so baxsato kugu caawin lahaayee 😢snapkyga mku so qoraa
Qalbi ugu damben wa so labatay🎉
Xanuunkaa wan dareemi karaa wllo noloshaada adigaa leh wllo iska tag habeen madow dhuumo xoogagaag ku shaqeyso magaalo aan cidna kaa aqoon tag xoogaaga fuul la tuura la tuugaa abaayo be strong women😢❤❤❤
Naa qalbi mad walantey dee sheeko dheer noso dhig wax badan ban ku sugeyne xaladaadana kwrn wan iskaga ka qeyliye 😂❤
Dhib male don’t worry 😂❤
Abyo wlhi waa ku,xiisy 🥹✨💕
qalbiyeey sheekadaada tahriibka nooga sheekeeey
Aby taladaada ilaahay u dhiibo meeshaana isaga tag
Aniga taladayda. Wll horta cibaadada badso. Seliga nebiga weliba ibraahimiyada isku day maalinkii inaad 10 kun gaadhsiiso. 10 kun oo istiqfaarana akhriso. Noloshaadu wey is bedeli bi idnillaah wll. Albaabo badanoo kheyrana illaahay baa kuu furi. Weliba khaasatan wxd tahay qof la dulmiyey illaahybaa kuu maciiniye rabigaa la saaxiib wll 🥹♥️🤲
Abaayo macaan hadad commentkayga akhristo horta bushaarayso culays walba fudayd baa ka danbeeya ilaahay ba inoogu ballan qaaday kolay wax qurux badan ba ku sugaya insha Allah dhibkad soo martayna ku ilawsiiya laba ducayso abaayo ducayso marnaba haka daalin inad ducaysato ilaahayna wax wanagsan ka filo sadex abaayo wali wad yartahay noloshada u dhaqaaq inad wax qabsato dhexda xidho inta tabartaadana dadaal o inad meel iska so saarto ku dadaal wad guulaysanaysaa insha Allah ❤️❤️❤️
Abyoyal wx wlpo oo kugu dhaco wliga nin ha ushegin ìnta aabo fcn haystan alx dhaha ilah hano deesto❤
Qalbi abaayo waxaa rabaa inaa kaaga sheekeeyo sheekadee😢
Abayo ani iga zheke
Abaayo intaan kaaga sheekeeyaa
Anu fikirkeyga waa iskaga baxso ayaan dhihi lahaa nolol kuuma noqoneyso sidaas umada ilaahey dhax gal😢
Omg, anigo guriga masaxaaya notification upload kaga arkey. Wax alla aan siday wn tuuray sidaan u daawadu videogaga
Alx anoo cunto soo qaatay oo soo fadhaystay ban qalbina arkay way ii fadhidaa😂👋
Anigu fikrada qalbl ayaan wataa 😢
Qalbiyeeeu sanad ban kusugayaya hadan video 8minit soconaya maad Naga xishoon sobadai qalbiyeey😢
Qalbiyey qli maanta sheekadaadu samays bay u eegtahay😂😂😂
acuudu bilaa wlhih wanka naxay iskaga tag wll 😢
Qalbi maad cawisida
Qalbiyey inta lagu sugaye iyo kista aad wadid isma lahane e xal kle keen bal wlley😂😂
Shanshi wad shege ninka xun Ne wa qarinee 😎
Wellcom back ❤🎉
Ilahay ha u fududeyo 😢
Noso Badai Qalpi😭🎀
Qalbi sheekooyinkii tahriibka ka sheekee youtube ku ahguu kala kacee
Muqdisho hadii ey joogto an ila soo xiriir
I love you qalbi😍❤👸
Anigu talo haday ba hooyo kunoo shay maxaa kudhi bay wall waxn kulayey janada ifku. Waa hooyo mcn radi hooyadaa sidad uheli lahay dhibkaste umar anga hooyo ima noola hooyo qimaheda wuxuuba garan kara qof hooya dii ayka dhi matay melkale haqabN raadi hoooyo❤️😥
Haa waarun aduunku wuu badnayahay markaa nolol taan dhantaa way ku danbaysaa wllo ka taga ma gumaysi kuma jirikartidibaa😢 xitaa shaqaysobaa
Ala sidan ugu naxay 😢😂❤
Qalpi abayo gabadha ciwankeeda isii
Abayo ayeyo ama hooyo ama ree abtigaa laxirir wax walbana usheeg gabar batahy cidlo hamarin😢
iskaga tag wllo oo baxso hana kuso noqon❤😢
ana sheko ku hyaa wll e xgen kala so hdlaa
Qalbi adiga mid samee oo ugu faaidey magaacaga dar alle
Waa inan yar oo hada soo baxayso mana haboona sheekadeeda inaad view ka sameyso. Bal isku day inaan caawiso ood dadka u dhex gasho
Aniga taldeyda waa midaas
midkan aabo lama odhankaro because waa arxanlaawe 😢
Qalpiyeyy aniguna sheekagayda inaan kaaga sheekeyo ayaan raba wlhie halkee kala soo hadla🫤🫶🏽💔
Horta huno ilahy haka dulqado dhipatada korpa kasta oo ku haysatana ilahy haka faydo anu kama wyneh waya argna ma ihi oo hada unpa 18.jira lkn talan ku sinaya wlashyeyyy horta mrka kopad ilahy swt ku xidhnow saladad ilali.adkarta badi mrka lapd xfdan iskaga tag raadi cid ku aptiya hadii ad hesho ha isku halyn oo ha is odhn ugu dnpyn xfd heshy ee shqyso kol ad xfdaha uso masxdidna ururso lacgta kadip samyso gancsi yar oo adigha ku gara anu sas kugula talin laha huno wnan ku so ducaynaya Insh allah ❤kuwi saa ku galyna ilahy hortodah ayu ka sin iyo malin ay kaga badantahy lkn huno ha sii jogin gurigah wxaso dhipata lagugu gaysty ilahy garpkag alleh ha galo ❤
Ilaahay ha gargaaro 😔
Qlbi suurafad bay ka noqotay RUclipska qli sheeko kalana waan rabna😂
❤❤❤❤❤❤❤❤
Guriga waa iney isakaga tagto ay oo hoyaayad raadiso ayaan dhihi lahaa
Ilahay haku sahlo nolosha inta kudhiman lakin iska kaga kalay waxa jira xafisyo xafadaha ushaqa geya hooyada na so baro si ay masulkaga noqoto markat shaqada radinayso hadad inta samayso wad ka raysan noloshan
Microphoneka mad granka sudhid maxa kugu dhejiyey😂😂❤
Talada aad siisay ila macquuLsan ruti qisan sugayy se talay noqoty❤
Horta inan yarbaad tahy balse mar uun bay noloshu kuu ku faysaaye iska sug ilaahay baa ku imtixaanaaye
Gabarnimadadiiba hadad waydayba waxkaloo ugu xilanaysana majirtee walashaydiyay isaga tag meshaa illahy inuu jid kufuraa laga yabayee
Wan salaamaya gabadhaas iyo inta qoralkayga akhrinaysaba 1.waxan kula talinaya in ay ilahy isku xidho o habenki ay tukato tahajud laba rakco ataxiyadso markad ka baxdid 2di rakco kedib 1 rakco kuso xidh kedib ducayso ilahy u bandhig xaladada habenkastana sidaa same adaa arkaya isbadal khayr qabe talada 2aad tasbiixso weliba saliga nebiga ku tasbiixso afkaga haka dhigin
Talada 3aad isku day in aad lacag heshid tusale inad xaafad uso shaqysid kedib ad biirsatid wxi adkaso hesho o marka ad lacag fiican samyso ad ka tegtid duqa
Markasto aad rabtid inad keliga mel adid wxad akhrisata ducada ilahy talo saranysid (bismilah tawakaltu calalaa La xawla wla quwata ila bila)
Wxd isku daydaa inad keligaa mel iskaso saarto
Aadna ka taktid mesha lagugu dhibatynayo
Khayr ban ku rajaynaya hbbti ❤🥰
Subxanallah malaykul quduusa
Alla ilahayoow muslimka dhibano dhn dhibta kafeed oka farxi, abaayo adigna istaqareeso leylka tuko ilahy gcmha utaage bari dhibanaha ducadisa lamaso celio kedibna iskaga tag fmilkan re abtiyaasha radso si qarsoodi kubax hashegin dadko dhan ilahy hooyo io aabo hakaga dhigo. Nimnkana iska ilaali wad yartahy ye dhibta kaga faidesan anagana wakuso duceynenaaa
Qalbi tu qalbih😂❤
Inay cararto waan kugu raacsanay
Ka baxso mesha dhan baayo😢
😢😢😢😢
Gabadhaa wan u baanahay
Halkeen kala hadalaa talow😢
Hadaad Somaliland joogta anu gabiley ban joga ila soo xidhiidh