Waxaan u malayni, Ahmed ba la rabey in la dilo oo Cawaad iyo ina adheerkiis ba ku heeshiyeen Lakiin nasiib daaro, wu la gaafey. Oo Ina adheerkiis ayeey xabaada ku dhacdey. ❤❤❤
Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
In uu ina adeerkii isaga dilay waan filayeey sabaabto ah axmed Bay isla socdeen axmadna waa ninkii gabadhuu jaclaa la siyeey si axmad danbiga loo saaro ayuu Rabi lkn sir ma qabe saab ayaa biyo u celiye Waa qisadii labad ee dhagaysto Mantana kugu soo biray horay u soco
ruclips.net/video/gA41QilHxgY/видео.htmlsi=rO-NDB07hQBhBS5f channel cusub ayaan sameeyay ii booqda mahadsanidiin
Huno maxamudki garigaxabaddakuladhacfe ooseydinayalaguxirayxagumaray ❤
IgaralinoQo hadaidhibsate wafadoolbadanahe❤
@nashadabshir wll wali lama waraysan markii laso galiyo waray sigiisa waan keeni inshallah
Haa
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa taageere NO1 from Djibouti 🇩🇯 ❤
dhawaq wanagey Allaha ku barakeyo😊
❤❤❤❤❤❤❤From 🇨🇦
Hhhh me too 🇨🇦 🍁 🇨🇦
Waxaan u malayni, Ahmed ba la rabey in la dilo oo Cawaad iyo ina adheerkiis ba ku heeshiyeen Lakiin nasiib daaro, wu la gaafey. Oo Ina adheerkiis ayeey xabaada ku dhacdey. ❤❤❤
Mashallah balanti wlo waad kasoobaxday
Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Haa wIsaga
Waad mahadsantahau
Anaa ugu horeeya😂😂
Haa waa filaayay
Wcs abaayo hafsa Allah kuxafido aduun iyo aaqiro qaali dumareey Bambi baarista noosoo badi insha Allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ADIGANA SIDOO IGAARTEYNA ❤❤❤❤❤❤❤❤
asxabey manta dalab dhiibta aniga qisoyinka turkiga ayan rabaa adinkane❤❤❤❤❤❤
Waa qiso fiican
xafsa waan ku salaamya 🎉🎉❤❤❤alle haku xifadiyo
Waad mahadsantahay
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Amiin Amiin abaayo❤
Cawaad waaye qofka waxaas oo dhan sameeyay wiilka walaalkiis xitaa asaa dilay malaha oo Ahmed aw dili rabay
Aniguuba sidaas ayeey Ila tahay. ❤❤❤
Dilka Xaamud isagaa gaystay si' uu ugu xumeeyo Axmed waa cawaad eh.adhigiina waa isagana waa isaga ninkii xaday.
Nagu halee
Waa hagaag
ASC❤MAMO🎉❤
Wks warahmatoullahi wabarakatouh
Iimaanka beele bal odayga uu inankiisii dilay muu udaayo magtiisa kaaso kale silicbuu ku fiican yahy in nafta looga qaado🥺
Wow
Anaa ku noolba Yemen gaar ahaan caasimada sanca sacda oo ah meesha qisadu kadhacday wax yar bay iijirta
Allah haku gu amaansado wll
@@DantiiGarad-w5s
MaashaAllaah meel aan joogno Allaah hanagu xifdiyo xudeyda ayaan joogay 3bilood waa meel fiican dagaalka iyo dhibka umada IslaamkaAllaah haka badbaadiyo
😂😂😂😂😂100% waan waxay cawad
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mahdsnid hafsaay 🫶♥️
❤❤❤❤
Asc hafsa serhy adiga iyo caruurtada waa idiin salamey ❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wcs wll waan ladanahay alx waan kaaqaadnay❤
Inaan sogabano dembiilaha
kkkkkk wallahi ninkani waa iga qosliyay
Ariiga marki la xadayeey waxaan ka shakiyeey Adham xaaskiisa hore.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
gabadha waa ka shakiyay in ay lacagta xaday
Cawadbadiley
Wcs bilaney Pqortoyo
Shukran wll
Kusaliya xbbka scw scw
Scw scw❤
Caesar ayan umalaynayaa
Khalfa xady lacagta adhigiina lugbayku lahayd dilaaguna waa cawaad
WCS WALAASHAY 🫀 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️❤
Malahayga waa dilayba Khilfa si' aanay u fashilin dhicii iyo dilkiiba.
wiilka u aderka u yahay xaaskisa ayaa xaday
Subxaanalah
waxan raba xafsa in aynu isku faraxalano labadeenu
alla saa u ogaa le inu cawad yahy😅
Khilfa waxay xaday lacatii diyada wiilka ahayd cawaanda ishaaro ayuu siiyay markii uu sii baxayay.
Haa isga ka danbayey
khalfaa xaday lacagta
In uu ina adeerkii isaga dilay waan filayeey sabaabto ah axmed Bay isla socdeen axmadna waa ninkii gabadhuu jaclaa la siyeey si axmad danbiga loo saaro ayuu Rabi lkn sir ma qabe saab ayaa biyo u celiye
Waa qisadii labad ee dhagaysto
Mantana kugu soo biray horay u soco
marka dhahday qilfa ayu qaba waxa dhanba wan fahmay 😅
Haa wan filayey, lkn wxn u heystay inuu isagu lcgta uu gcntisa ku qadey, lkn inta kle qn sxay
qoyski diyada laga qaday malo celin miyaa😂
Haduu fashilmi doonaa mar haddii uu guur soo hadal qaaday.waayo Khlifa haddii lala guursanayo waxay la joogi lahayd ninkeedii hore ee Adham!.
Khilfa umaleynaya 😅😅
Asalaamualaykumxafsaalehakuxifdiyòeechenalkudadaalwuukuanficaduuniyoaakhirobadakakalenailaahaybaakuanficishaalaahu❤🎉🎉
28:31 yuu marayaa delka waxaa gastay wiil kee ader kees waxayna ilatay inoo Ahmed uway maxaa yalay gawadii uraway ayaa laku daray lkn duka nimadee waxay ilatay gawada inay gadav bayso
Asc Mahad Sanid xafso bilan
Wcs wll qali mahadsanid
Qofka 1 aad
Congratulations 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Sacda waa gobolka xuutiyiinta dadxun oo cunsuriya kunool
😢miyaa
Waxd xaday khilfa
Cawad ayaakadabeeya
marko lahay xaskeyga si maraaa wanba oga inu so qad dhhy
Wcs 👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Kuwa dhedher nago qabo
❤❤❤❤❤
❤❤❤❤
❤❤❤