Qiso dambi baaris ah dambi baare caqli badan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 янв 2025

Комментарии • 28

  • @bashiirAxmed-y3r
    @bashiirAxmed-y3r 2 месяца назад

    ﷺﷺﷺﷺﷺﷺ

  • @Nuseybah-w6v
    @Nuseybah-w6v 2 месяца назад

    MaashaAllaah Tabaarakallaah qisaskaaga aad baan ujeclahay Allaah haku xifdiyo

  • @huyuht
    @huyuht Месяц назад

    Maasha'allaah Tabaarakallaah ❤

  • @MaxamuudYaasiin
    @MaxamuudYaasiin 3 месяца назад +3

    Saaxiibadii ayaa dishay

  • @Geenyo2025
    @Geenyo2025 3 месяца назад +1

    Hadda qaayaasna Wu dhintey. Isaaga dulmigi u walaalkiis u ka gaaley iyo lacagti xaranta ahayd i
    Oo aabihi u ka qariyeey iyo daroogadi subxanallah.

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin 3 месяца назад +5

    Qisooyinkaada waanku shaqeystaa❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 3 месяца назад +2

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey hafsa bilaneey

  • @Geenyo2025
    @Geenyo2025 3 месяца назад +2

    Anigu ninka dhintey waxaan moodayey qayaas. Keeskaan Wa cajib. Anigu gacaanta ka taagtey abaayo.

  • @Maryancabdulaahi600
    @Maryancabdulaahi600 3 месяца назад +2

    Sanaa ka rabaa xafsooy qiso dheer wad ku mahadsanthy dadalkaga🎉😊

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 3 месяца назад +1

    Soo dhowow qali

  • @Geenyo2025
    @Geenyo2025 3 месяца назад +1

    Anigu waxaan hadda yaara fahmey markey sheekada mareysa jaraan jaarta iyo raanjiiga , ninka dhintey naagtiisa iyo kaan Alexandria ku maqaan waxba ka dheexeya. Iyaagaana ka taaqluusey Ninkaas.

  • @deeqoali8357
    @deeqoali8357 3 месяца назад +2

    ❤❤

  • @Geenyo2025
    @Geenyo2025 3 месяца назад +1

    Maslaxna ya waaye haddaana. Alla hafsooy magacyaada miyaad isku qaladey imika kkkkkkkkkk❤

  • @FardowsoomarMohamud
    @FardowsoomarMohamud 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Geenyo2025
    @Geenyo2025 3 месяца назад +1

    Dunia iyo ninkeeda waxba ma diliin ee waxaan hadda isleeyahay Wa naagta kale mise ninka ay isla shaqeyaan

  • @habibahoussen624
    @habibahoussen624 3 месяца назад

    Naagtii hore aya dishay

  • @AmiishHassan-z8y
    @AmiishHassan-z8y 3 месяца назад +1

    Wan kuxiisany xafsoy

  • @Xuurshow39
    @Xuurshow39 2 месяца назад

    Waxaa dilay gabadhii daroogada.

  • @mahamedshabeel
    @mahamedshabeel 3 месяца назад

    Waxaa tuhmane ah fatxi

  • @My.fatherisHero
    @My.fatherisHero 3 месяца назад

    Xaaskiisa

  • @ifrahmuze3593
    @ifrahmuze3593 3 месяца назад +1

    ismahan waa tii ay lahayd gabadha jarka ninkeda 3 maalin arkin

  • @awkeismail7167
    @awkeismail7167 3 месяца назад

    ❤scw❤scw❤scw❤
    ❤scw❤scw❤scw❤
    ❤scw❤scw❤scw❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 3 месяца назад

      Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ishowflesh1696
    @ishowflesh1696 2 месяца назад

    ismahaan baa dishay baan filayaa

  • @deeqoali8357
    @deeqoali8357 3 месяца назад

    ❤❤

  • @sucdikhalif9117
    @sucdikhalif9117 3 месяца назад

    ❤❤❤