- Видео 78
- Просмотров 318 506
G-Muse
Добавлен 23 июл 2023
Life Style - Relationships - Vlogs.
NIN Ka Shukansi wadan inu ku Jacel yahay Taan ku Ogow
#gmusefam #somali #jacayl #guur #salmariana #gmuse #ajnabi #somalia #shukansi #xiriir
Просмотров: 495
Видео
Naagta uu Donayo Noqo
Просмотров 2 тыс.2 часа назад
#gmusefam #somali #jacayl #guur #salmariana #gmuse #ajnabi #somalia #shukansi #xiriir
Saxibta xuun see lagu garta
Просмотров 2,2 тыс.7 часов назад
#gmusefam #somali #jacayl #guur #salmariana #gmuse #ajnabi #somalia #shukansi #xiriir
Hablihi Cadanku qabey wa lo so dhigtey - kalaya magac Ila Dora
Просмотров 4,7 тыс.9 часов назад
#gmusefam #somali #jacayl #guur #salmariana #gmuse #ajnabi #somalia #shukansi #xiriir
Saxibtey Ninkey Lacagta Ka Dhacdey - Miskiin
Просмотров 9 тыс.12 часов назад
#gmusefam #somali #jacayl #guur #salmariana #gmuse #ajnabi #somalia #shukansi #xiriir
Mustafe Cadaan Bariis Iskudhaxkaris karinaya
Просмотров 14 тыс.14 часов назад
#gmusefam #jacayl #somali #guur #salmariana #gmuse #ajnabi #somalia #shukansi #xiriir
Khashifad caadiya - Say Walahi been mayaqanan
Просмотров 5 тыс.16 часов назад
#gmusefam #jacayl #somali #guur #salmariana #gmuse #ajnabi #somalia #shukansi #xiriir
Saxibkan Nolosha Ugu Jeclahay
Просмотров 21 тыс.19 часов назад
#gmusefam #jacayl #somali #guur #salmariana #gmuse #ajnabi #somalia #shukansi #xiriir
Maxa igaso gadhey Labadi Farax aan la shekaystey
Просмотров 1,6 тыс.21 час назад
#gmusefam #guur #somali #jacayl #salmariana #gmuse #ajnabi #somalia #shukansi #xiriir
Qisadi ugu Xanunka badnayd ee familkayaga ku sabsan
Просмотров 16 тыс.День назад
Qisadi ugu Xanunka badnayd ee familkayaga ku sabsan
Subxanallah!!! Tii La igu Dhigay Bachelorette Party geygi 😩😩😩
Просмотров 3,1 тыс.День назад
Subxanallah!!! Tii La igu Dhigay Bachelorette Party geygi 😩😩😩
Jacaylkaga Hadi Kaa fog yahay Sidan Yeel
Просмотров 2,5 тыс.День назад
Jacaylkaga Hadi Kaa fog yahay Sidan Yeel
Alla ba’ayeey Niin Cadaan ah aan shukansadey wuu dhintay
Просмотров 3,6 тыс.14 дней назад
Alla ba’ayeey Niin Cadaan ah aan shukansadey wuu dhintay
Alla Tii Dhacday Ninkeyga Candaanka Ah Markan Wadanki Geyeey
Просмотров 12 тыс.14 дней назад
Alla Tii Dhacday Ninkeyga Candaanka Ah Markan Wadanki Geyeey
Dhibka Guirka Nin Cadaan Ah Leyahay
Просмотров 15 тыс.14 дней назад
Dhibka Guirka Nin Cadaan Ah Leyahay
Subhanallah Nin weyn 60 jiir baa maskaxdeeda iibsaday
Просмотров 1,7 тыс.14 дней назад
Subhanallah Nin weyn 60 jiir baa maskaxdeeda iibsaday
Madoneysa inusan Uurka kaso dhiciin?
Просмотров 3 тыс.21 день назад
Madoneysa inusan Uurka kaso dhiciin?
Niin Cad Oo Muslim Ah Halke Laga Hela
Просмотров 6 тыс.21 день назад
Niin Cad Oo Muslim Ah Halke Laga Hela
GUUR HA KU DAGDAGIN HADA GAROB TAHAY
Просмотров 3,1 тыс.21 день назад
GUUR HA KU DAGDAGIN HADA GAROB TAHAY
SIDA AAN U So JIITEY NINKEYGA CADANKA AH
Просмотров 13 тыс.21 день назад
SIDA AAN U So JIITEY NINKEYGA CADANKA AH
Nolashada Halkad Tagantahay Ku Faraxsanaw
Просмотров 2 тыс.21 день назад
Nolashada Halkad Tagantahay Ku Faraxsanaw
Marabtaa in uusan ninkaaga naag kale hamin?
Просмотров 10 тыс.Месяц назад
Marabtaa in uusan ninkaaga naag kale hamin?
Eye contact is important yeah. Ala maxaan xaalad adag la soo maray luga dheereheygii
abayo your very smart wallahi ma lagu gadi karo
Tell us your name
❤❤❤❤
Asma Daus live aye ka cayesey G-Muse waa af gaban tahay hadhageysan
Masha allah ❤
Quruxeey mahadsanid, ninbaan is baranay oo waan iska helnay, simgle buu ahaa sideeyda oo kale oo horay ma u soo guursan lakiin wax yar kadib walaac ayaa igu furmay waxa oo dhahaayay iyo waxaa oo sameeynayay isma laheeyn. Calaa kuli xaal qashinbuu ahaa
G_muse masha allah caqli iyo mskx iyo garasho ilhy baa kuudhaliyay qofaan taagero thy gulyso abaayo❤❤❤
Waan ka xuumahaay qali iska samiir badaal qeer qabo allaha ku siiyo
Viva Somaliland guul iyo GOBANIMO Enjoy my sister ❤
Naa asma iyo salma ayagaa iska kaa jecel ha ku dhex lumin
Oo Asma ma ayada ismodey in laga hadlayo 😂😂😂 G-muse relationship aye nagala hadasha marwalba welcome. But wan fahmaya waxa iu Malenaysid😂😂😂
Inta asma soo Dhageystay oo waji faras soo raadshay 😂😂
Aniga aya la nool waxan ku jira cariri adun ilahay ha ika baxdho qurbo ayan joga wana ku cusbahay xita guriga furaha aya iga badasha 😢gabdhan xage kala xariira please
Abaayo Faarax Lugo pasto heli karo Maxaan Ajnabi ka Doonaa?Gabartii is hubto Faarax aadeysaa tiinkalena iyadaa is ogxaalkeeda Allow Faarax noo daa
Masha Allah he is handsome uu kuu egyahay bless him.
😢wiilkaga igu darso hapo❤😂
Wlhei calamadahaas oo dhan wan isku arkay😢
So cute😊
Wllo G muuse xage kala so xidhoidha
Ma shallh🎉
Masha Allah
Masha Allah ilaahay hakuu daysto awlaadaa
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
I can't with all this cute ess Mashallah
😂
Masha Allah Allaha ku xafido
Masha Allah he is good cook well done.
Aasiya wa fircon xaskisa before an qarad lobixin wa magac jiro aasiya lkn yurub iyo istanbul waxas wa qalad
maashaa allaah waxaad ka hadashay wax waligey maskaxdeyda ka dhex guuxaayey oo aan lahaa tolow ma jiraa fikirkaas ka hadli doona oo kula qaba laakiin maanta waan ogaaday in ay buuxaan wax ila fahansan waxaad ka hadashay oo dhan thanks❤❤❤
I agree with you . Waa in meel la iskuugu imaada. ❤ sometimes ma shaqeyneeso )be you ). Arintu 2 bee mareysaa oo 1 qof kaliya kuma saabsana
Finally barnaamijkii baa inoo soo celisay.❤
Thanks inu dhahay xabadhi ma aho I’m somalia 🇸🇴 thank you
Ninku haduu kuusoo musalimo inta badana waa beena ee danihiisu ku fulinayaa mida illaahaya u naxariisto mooyee
Gabadan yaa ila jecel ❤
Ani mugo ma jecli
G muse itobiyaan miyaa tahey miss Somali inaa Uganda rabaa
smart woman come from Somaliland she come from Somaliland 🎉🎉❤❤
Masha aalah wankugu racsanahy
Kkk bisinka magacyo Kala daran
Horta magacagu ma G baa?
Maaha in guurka lagu degdego,mida kale maaha inaad shakhsiyad aanad ahayn inaad iska dhigto,,shakhsiyadaada aad tahay waa in lagu jeclaado
Mahad sand huuno❤
G-muse Shukran qaali bal no sheg Siden ku ogaan karaa inaan isku dabeecad nahay anigoo anan weydiin ileen ninka mar horaba ma weydin krtid inan ogaadan raba anago is dhexgelin
Qofna waxaanu Ahayn ma’matali karo, waxaad tahay ninku hakugu raacao, Nin Looma daneeyo,
OMG, Ka’ Adiga Ayaa wax lagu soo weydiyey, waa mid aan ku dhaamin kkkk
G-muse good motivation
Eamil miya wllo arrin muhiim iyo talo kaga baahanahay 😢ina kula hadlo xaalad adag ba kujira
Waa iga qosolsiise wllhi
Abyoy inaa ilatalisaa rabaa lanbarkaga maheli karaa
Weysa qado 2rakac tuko istaqfarso illahay latasho mesha qeyrka kujiro alle kuwafajinayo
Waxaan jeclàan lahaa inaad isoo jawaabto hooyo mcn❤❤❤❤
From Salma raina❤❤❤❤❤❤❤
Hooyo ma i caawin kartaa waana ku jeclhy❤❤❤
Naa mashaqayste ku dar aan adigana waxku tarayn isna wax taransan