yaabka adunka gur ma xumaado ee in lakala taago wa caaadi calamadaha jaahilinta waxa laguu garta wixi cadiga aha bay wax weyn ka dhigan ama caay ka dhigan sida somalida naag la furay wa caay marka bulshada somalida ba qaldan 90% ee furinku caay ama ceeb maha yaabka adunka
@@amalismail7772 wa runta lakin somalidu gurki wali may fahmin waayo gurku wa nolol iyo raaxo lakin raaga somaliyeed gurki adonsi bay u arkan marka dumarkuna gurka waxay u arkan ka faaidayso wa sida waxay somalidu neceb ugu kala tagan waayo qofna wuxu rabay ma heelin . lakin gurska saxda ah wa wanag hadi wanag la waayo nabad bay kukala tagan dadka wanagsan yaabka adunka
Jizaakalaahu kheyran
God point ayaad ka hadashay'❤ maaha in guurka lagu degdego
❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
tiimaha maxaa ku bixiyay qali
Beautiful lady ❤️ 😍 💕
Sax
Ninki aa kala tagney biil kadib uu naag kale gursaday. 5 biil kadibna wuu furay😂😂😂
Mcquul maaahe😂😂😂😂😂
Mansi miyu kalagaly 😅😅😢
yaabka adunka gur ma xumaado ee in lakala taago wa caaadi calamadaha jaahilinta waxa laguu garta wixi cadiga aha bay wax weyn ka dhigan ama caay ka dhigan sida somalida naag la furay wa caay marka bulshada somalida ba qaldan 90% ee furinku caay ama ceeb maha yaabka adunka
Muhiimada waa in si caafimad qabta loonkala tagi'lakin hadii xumaan lagu kala tago wa lays necbaanaya
@@amalismail7772 wa runta lakin somalidu gurki wali may fahmin waayo gurku wa nolol iyo raaxo lakin raaga somaliyeed gurki adonsi bay u arkan marka dumarkuna gurka waxay u arkan ka faaidayso wa sida waxay somalidu neceb ugu kala tagan waayo qofna wuxu rabay ma heelin . lakin gurska saxda ah wa wanag hadi wanag la waayo nabad bay kukala tagan dadka wanagsan yaabka adunka
Abaayo kazoo hadal Sida wiilka sheeko wadaagnahay uga keensankaro guur