Sidaa Loo Ogaado Natiijada DV LOTTERY 2024

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 май 2023
  • Waxaa la joogaa waqtigii sanadlaha ahaa ee jawaabta dv lottery la wada sugaayay, muuqaalkaana waxaan kuugu tusayaa sida aad natijadaada DV lotteryga u ogaan lahayd.
    Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
    Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
    / engyuyu
    Igala soco:
    Facebook: / engyuyu
    Instagram: / eng_yuyu
    Twitter: / engyuyu7
    ===================================
    #eng_yuyu
  • НаукаНаука

Комментарии • 26

  • @EngYuyu
    @EngYuyu  Год назад +5

    Muuqaalka: 4 Khalad oo kaa hortaagan natiijada DV Lottery
    ruclips.net/video/uJ38icZt2GM/видео.html
    Sidoo kale halkaan ayaad kaga soo biiri kartaa barteena Telegram-ka oo aan warbixinno iyo muuqaalo muhiim ah oo aan halkaan soo dhigin kala socon kartaa.
    t.me/engyuyu7

  • @GudiGashaan
    @GudiGashaan 2 месяца назад

    Waad mahad santahey mudane seen u hellaa jaaniskaa

  • @Abdimalik.shide..
    @Abdimalik.shide.. Год назад +3

    Guul insha Allah dhalinyarada sugaysa oodhan

  • @BiniDaacad
    @BiniDaacad Год назад +2

    My sxb

  • @CabdicasiisBa-vq8gi
    @CabdicasiisBa-vq8gi 2 месяца назад

    Natiijada waan helay iimana soobixin waad mahadsantey

  • @Maariyakhalif
    @Maariyakhalif 2 месяца назад

    Waan hely natiijadesa balse iima soo bixin adna waad mahadsan thy sidaad noogu faaidesay

  • @yasmiinYusta-yi2oe
    @yasmiinYusta-yi2oe 3 месяца назад

    Bro hada wxa kayara qaldama side ba loga daba tagi kara

  • @power1774
    @power1774 9 месяцев назад

    Sanadkii hore in la i aqbalay iyo in kale ma ogaan karaa plzz iga soo jawaab

  • @MohamedAhmedNor
    @MohamedAhmedNor Год назад +2

    Sxp magaca haduu marka hore ka qaldana ds260 malagu sixi karaa aniga waa iso baxay

  • @Cubeyda104
    @Cubeyda104 Год назад

    Sxp xilima ayuu furmaa DV lottery

  • @cabdifataaxcabdullaahi1428
    @cabdifataaxcabdullaahi1428 Год назад

    Maya sxp

  • @abdinazir7566
    @abdinazir7566 Год назад

    Sxp ani maa iifirisid sxp

  • @fathiahussein7135
    @fathiahussein7135 Год назад

    Asc

  • @nuurmaxamednuur1376
    @nuurmaxamednuur1376 Год назад +1

    Wdku mahadsn thy xiriirinta aad ino heeso

  • @YOUWILLNEVER
    @YOUWILLNEVER Год назад

    SHP DEG DEG IGU SOO JAWAAB MAGACA MA WAXAN KA BILAABAYA KA AWOOWGEY

  • @Apdifatahomar1122
    @Apdifatahomar1122 Год назад

    Wall hada ma buux buxsan karaa isoo jawab

  • @macruuf9161
    @macruuf9161 Год назад

    Not Selected😢

  • @abdi7932
    @abdi7932 Год назад

    several charcteristics confused ayuu leeyahay maxaa ka qaldan

    • @nashuuxasan6295
      @nashuuxasan6295 Год назад

      Magac awoowgaa iyo da'da iska sax sodoo kale confirmation numberka

  • @cabaasjokaryare5251
    @cabaasjokaryare5251 Год назад

    Waxaan awalba ruun ba aheen waxey raween oo kaliya inay hellaan macluumaadkena 😂😂 imasoo bixin aniga kolley

  • @gacalahmed6858
    @gacalahmed6858 Год назад

    Hadii uu soo boo maxaa xiga

  • @Mujapdirahmaan40
    @Mujapdirahmaan40 Год назад +1

    Confirmation numberki ayaan ilaaway wuuna iga baxaye hab aan kuso ceshan Karo isheeg wll
    Codsiga ino tix Gali #Eng_yuuyu

    • @deeqsi143
      @deeqsi143 Год назад

      Dhib malaha sxb muqalka daawoj laba Jeer ku cesho adaa fahmiye

    • @nashuuxasan6295
      @nashuuxasan6295 Год назад

      Forget udir

  • @power1774
    @power1774 9 месяцев назад

    Sanadkii hore in la i aqbalay iyo in kale ma ogaan karaa plzz iga soo jawaab

  • @power1774
    @power1774 9 месяцев назад

    Sanadkii hore in la i aqbalay iyo in kale ma ogaan karaa plzz iga soo jawaab