4 Khalad oo kaa hortaagan natiijada DV Lottery

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Berri waa maalinka loo ballansanayahay shaacinta natiijada DV Lotteryga sanadkaan, liiska hordhaca ah ee wadamada lasoo saaray sanadkaan wuxuu usoo baxay 1541 qof oo passport somali ku xareystay, muuqaalkaanna waxaan kula wadaagayaa 4 qalad ee ugu weyn, iska ilaali inaad gasho marka aad natiijadaada ogaaneysid.
    Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
    Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
    / engyuyu
    Igala soco:
    Facebook: / engyuyu
    Instagram: / eng_yuyu
    Twitter: / engyuyu7
    ===================================
    #eng_yuyu

Комментарии • 25

  • @EngYuyu
    @EngYuyu  Год назад +4

    Halkaan ayaad kaga soo biiri kartaa barteena Telegram-ka oo aan warbixinno iyo muuqaalo muhiim ah oo aan halkaan soo dhigin kala socon kartaa.
    t.me/engyuyu7

    • @xidigyareofficial283
      @xidigyareofficial283 Год назад

      Thanks wll

    • @EngYuyu
      @EngYuyu  Год назад

      SIXID: Xogta tirada dadka uu uso baxay ee aan muuqaalka ku sheegay waa sanadka 2023 ka, oo ah dadkii horay jawaabtooda u helay, midka hadda soo bixi doonana waa DV Lottery 2024. Inaad sidaa u fahantaan baan rajeynayaa.

  • @hassanceenka8087
    @hassanceenka8087 Год назад +3

    Insha allah guul rajeynaa aniga iyo dhmaan intii Soomaali Maxamed ah❤❤

  • @hanadciise8418
    @hanadciise8418 Год назад +1

    Passport ayan ku xarestay allow guul ani iyo somalida ahay wllhey

  • @ShukriAbdi-vf9sr
    @ShukriAbdi-vf9sr Год назад +1

    Ilahayow khayrkisa nasi anio inta lama midaba amiin yarab

  • @mohozil9382
    @mohozil9382 Год назад +2

    Incha allah inTii guuleysaTa ha inga dhigo

  • @ciyaarahmanta
    @ciyaarahmanta Год назад +2

    Waxan filanaya inan ku guuleysto sanadkan dv Insha-Allaah

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Год назад +4

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴❤

  • @CabdullahiCadde1
    @CabdullahiCadde1 Год назад

    Arinta wanaagsanee Naloo abuuray ayaa ah Inaynu iswaydiino talaabo kastoo qaadayno Talow Rabigeen raali maka yahay tusaaale hadad rabto dhoof dhulalka gaalada ah iswaydii rabbi makuu baneeyay Allaah hayna waafajiyo xaqqee aan barano diinteena Wllyaal dadkana uso gudbino wixii rabbi raali ka yahay si aan ajar uga helno iyagana sidokle dhib uga badbaadaan iyo caro (cadho/ xanaaq) rabbi.

  • @sakariyedayib1491
    @sakariyedayib1491 Год назад

    Hadii lay soo aqbalo hadhow ma lay diidi karaa markaan safaarada tago?
    Hadii aan xanuuno qabo iyana ma lay diidi karaa?

  • @hamaadaofficial2643
    @hamaadaofficial2643 Год назад

    Eng codka waxaa ka qaldan

  • @oneharte
    @oneharte Год назад

    Thanks pro😊

  • @xidigyareofficial283
    @xidigyareofficial283 Год назад

    Guul ayaan filayaa

  • @Shuceybaxmed12axmed12-oj8hn
    @Shuceybaxmed12axmed12-oj8hn Год назад

    M.a zxp wn kuaaminsanhy ...buufis ayaaa ihaayo I.a hadaan helo ... kulasoo hadlaaa

  • @suurtagal1977
    @suurtagal1977 Год назад +1

    iska hubi 119 kun oo qof ma codsan ee malaayiin qof baa codsatay

  • @mukhtaarsuleymaanmaxamed4697
    @mukhtaarsuleymaanmaxamed4697 Год назад

    Thnks bro❤

  • @ShariifNahari-jf9qy
    @ShariifNahari-jf9qy Год назад

    Facebook comantiyada marko waa xagee ilada

  • @artistegraphics9818
    @artistegraphics9818 Год назад

    Sxbow Confirmation code kii oo ii saxan uu ileeyahy Invalid confirmation number

  • @icsaargx6904
    @icsaargx6904 Год назад +1

    بإذن الله الاحد الواحد راح إنجح بالوتري

    • @Binthlm
      @Binthlm 5 месяцев назад +1

      نجحت

  • @sharmaakemohamed7787
    @sharmaakemohamed7787 Год назад

    Sax ma ahan warbaxinta ah 1500 qpf ayaa somalia ku guuleeysatay fake waaye

  • @Maxamedxuseen-ik3zq
    @Maxamedxuseen-ik3zq Год назад

    Nio adiga qof been badn bad thyena
    Mesha xasid nimo ayad laso tgenthena

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Год назад +1

    ruclips.net/video/pHvbF9VNLXM/видео.html wakana daawasho wacan