BUR BUR KII 1991 IYO BUUGA DHACDOOYIN SUGAN PART 2

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 51

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 Месяц назад +5

    Alllah ha barakeeyo qofkasta oo daruuf adag ama dulmi soo maray ama ku jira. Qoraagu wuu soo halganay waana qof xalaal miirad ah.

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 Месяц назад +2

    Allaah unaxariisto janada allaaha kawaraabiyo amiin ya rabi ❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

  • @Abdi_aziz04
    @Abdi_aziz04 Месяц назад +5

    Niyaw sxb talo aaan ku siiyo. Channel ka waan ku xidhanahay ee dedaal oo sheekooyinka soo badi wakhti badan ha u dhaxayasiin wllo
    Waayo waad la raagtaa
    Guulayso sxb
    Mahadsanid

  • @ZeeraaZeeraa
    @ZeeraaZeeraa Месяц назад +3

    War wll wankahelnee nosoobadi ducaa qabtaahe❤codkana Allaha kuubarakeeyo markasta howl qabaa waa dhageesta barnaamijyadaada🎉

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 27 дней назад +2

    Aleylahee saaxib Taariikhah aad soo gudbiso waan ku haystaa saaxib mahadsanid

  • @mr.seegaro7871
    @mr.seegaro7871 Месяц назад +6

    M.a sxb qarni best RUclipsr Chanel ee somalia 🎉❤

  • @khaatumo636
    @khaatumo636 Месяц назад +3

    Wxn sugnaba waa qeybta saddexaad iyo tariikhoyinka mahadhadale🥺🥺

  • @iprahimabdirahman1663
    @iprahimabdirahman1663 Месяц назад +2

    Aad ayaad ula raagtay sxb part tree lasoo dheeree
    Mahadsanid ❤

  • @naima5863
    @naima5863 Месяц назад +5

    Runtii qisadaan WAA dhan wax badan baan haminaayay in la qoryo WAA tariih xanu.n badan allow hagi Soo Celinid la midka shukran walal❤

  • @xasansiidii6656
    @xasansiidii6656 7 дней назад +1

    Maasha allaah ❣️ 😊

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Месяц назад +5

    Malkaga iyo gooskaaga waa leesbaraa baraka laawe hoyo hadey hool gabtahay qof kuqor waqtiga kuilaliso quraacda afkaga qabo goryan kukadiyo gaba iishegeysa gabar dumashideey badiyo ukaxenay saa weey walatay sabab weydiyay magalada kukortay sharabkey baratay aad ulayaabay cuno aadan maamulin inlagugu ciririnkaro iisoobaxday

  • @MaahirCali-m6r
    @MaahirCali-m6r Месяц назад +3

    part 3 la soo dhaqso pro

  • @KhalidAbdirashid-o1c
    @KhalidAbdirashid-o1c Месяц назад +3

    Wlhi maalinkasta qeybta 2aad inad so galisay wan fiirin jiray lkn dhibmaleh hadad mashqushay

  • @cabdiraxmaanoffical3328
    @cabdiraxmaanoffical3328 Месяц назад +2

    Sxp qaybta sadexaad ha soo taahin ❤

  • @xasansiidii6656
    @xasansiidii6656 7 дней назад +1

    Aamiin yaa rabbi ❣️

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 27 дней назад +2

    SALALAHU CACALAYHI WASALAM

  • @AbdullaahimohamedAhmed
    @AbdullaahimohamedAhmed Месяц назад +3

    Part3 inshalah buuga sheekada iyadoo pdf ah xagee ka helaa

  • @abdirahmanceerigabo
    @abdirahmanceerigabo Месяц назад +2

    wlahi xaalad adag ayaa so martay gebi ahaan ba bur burkii somaalia

  • @gardodifardoodi
    @gardodifardoodi Месяц назад +2

    Somalidu iskama war qabin barigas walahi anaga waxan ku nool raaxa leh axx

  • @Galoolfxtrading
    @Galoolfxtrading Месяц назад +3

    Cajaa ib 😞😧😧😳

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 Месяц назад +3

    Qarni joog zxo wanku raaxaysta muqalda aad soo gudbiso nooso badi daqiiqadaha🎉

  • @musdhafmohamed5915
    @musdhafmohamed5915 Месяц назад +2

    🎉🎉🎉 shukran

  • @whizzi________7637
    @whizzi________7637 Месяц назад +2

    Never give up

  • @abdifatahmohamud620
    @abdifatahmohamud620 Месяц назад +2

    Qarni joog iyo qaamus ma halbaa mise waa laba oo anay iga wareertay sxb si kasta ha ahaate tabintiinu waa cajiib

  • @NaciimoCali-y1p
    @NaciimoCali-y1p Месяц назад +2

    Cali dhere manu ahyn midka umada somaliyed 20sano xsuqaya ilhy naarta ha geeyo shiikh mhn kaas

  • @musdhafmohamed5915
    @musdhafmohamed5915 Месяц назад +2

    Walaal

  • @najiibcabdi4735
    @najiibcabdi4735 Месяц назад +2

    Shaqsi sheekadisa waxaa kasi fcneed bur burkii 2006 ilaa 2013 moqdisho ka dhacay plz wan ku xiranhy chanlkaga isbaheesigii maxkamadihi arsinl uganda kuli

  • @ahmedtaatiko30
    @ahmedtaatiko30 6 дней назад +1

    Cajiiib waye wlh

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 Месяц назад +1

    Adba umahadsantahy walaal qaybaha kalena noolaso dagdag
    Buugaagtaa burburki iyo dabadi ka waramayana noosoo badi
    Buugta c/qadir aroma ina noo bilowdona waan jeclaan lahaa

  • @omerdahir1
    @omerdahir1 Месяц назад +2

    Part 3 hanaga soo dahin sxb

  • @elminasibb
    @elminasibb Месяц назад +2

    Maxaa wax la soo maray!

  • @maxamedaadanmaxamud8522
    @maxamedaadanmaxamud8522 28 дней назад +2

    😭😭

  • @mr.seegaro7871
    @mr.seegaro7871 Месяц назад +2

    Sxb abdisalanow q 3aad laso dhaqso sxb

  • @cabdikariim5662
    @cabdikariim5662 Месяц назад +2

    Saxiib buuga qab iyo quursi noogu xiji buugaan buuga xiga

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Месяц назад

      @@cabdikariim5662 Wasiir Juxa Nomber Kisa Inan Helo Oo Aan Weydiyo Waye In La Codeyn Karo

  • @osmanboukah1567
    @osmanboukah1567 Месяц назад +2

    Asc wr wb somali maxamed

  • @jusuf1167
    @jusuf1167 Месяц назад +1

    😢😢😢😢😢

  • @Galoolfxtrading
    @Galoolfxtrading Месяц назад +2

    Qarniyoow kasoo gaarsii sxb ❤❤

  • @AA1237
    @AA1237 Месяц назад +2

    Shukran brother

  • @fuaadyusef
    @fuaadyusef Месяц назад +2

    Xiligaa ma moobil ayaa jiray

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Месяц назад +2

      Maya Ee Marka Ayaa Telfoonada Kala Qoranayaan Waa Goordhow Oo Uu Qooraagu Dhaqan Yahay Madaxa Halaga Shaqaysiiiyo

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 Месяц назад +2

    SIDEE SOMALI ISKU FAHANTAA????DAD NA TAARIIKH DA BURBURKA SOMALIYA WAXAY UGA BILAABATAA 1991 KII, DADNA 1960 KII!!!!!.IN LOOMKSLA TURJIMO AYAA LOO BAAHAN YAHAY!!!!!.

  • @abdirahmanabukarfahiye6818
    @abdirahmanabukarfahiye6818 Месяц назад +2

    Fadlan no so badi habeenki Ban ku sexda wll

  • @CaaliyoMohammed
    @CaaliyoMohammed 29 дней назад +2

    Ppp

  • @KaligiisDuul
    @KaligiisDuul Месяц назад +3

    𝕙𝕒𝕪𝕖 𝕤𝕩𝕓 𝕟𝕒𝕘𝕒𝕕𝕒𝕓𝕒 𝕘𝕖𝕖