Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Mahadsanid Wllo cajelkan aqoon dahaba oo door xulaa ku jidha waa markhaatiga nool Allah ha dhowro DR IDAAJA😍😍😍😍👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
Waa raagni oo rag maleh Waa ari oo idha malehWaa solol oo biya maleh
Yasida haweenku waa heer aduunku soo wada maray bari iyo galbeedba Innagana kuwaas uun la hal ahayn
Horay ayan Uso Geliyay Lkn Ma Dhamen Ku Cesho Si Uu U Faaafo
Xaaji maxamed wa awoowahay allaha ku Naxariisto 😭
Asc wr wb Dulmi intaa la eg yaa arkay. Waxaa cajiib ah baahida ragu u qabaan dumarka iyo sida ay u liidayaan. Nabiga scs wuxuu yiri dumarka ma liido mid liito mooyee. Waxaa is waydiin mudan haday ay dumarku sidaa u liitaan maxay 4 uga guursadaan ??? Waa la og yahay inay raggu aanay meel kaligood gaarin. Ilaahay baa Abuuray rag iyo dumar wayna is dhamays tiraan.
وفي الاثر: القائل هو الشيخ الألباني رحمه الله ( ما أكرم النساء إلا كريم ولا أهانهن إلا لئيم. )Adoo raali ah walal Rasuku NNKH hadal aanu oran haka sheegin, iskana hubbi waa diin maaha fikir, haddiisna maaha ee waa asar Culimo.Axaddiista ka sugnaaday Rasuulka NNKH, waxa kamid ah kuwan hoos aan soo dhigay.عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ عَنْ النَّبِيِّ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَالَ :( اسْتَوْصُوا بِالنِّسَاءِ خَيْرًا ) رواه البخاري (3331) ومسلم (1468)وعَنْ عَائِشَةَ رضي الله عنها قَالَتْ قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ : ( خَيْرُكُمْ خَيْرُكُمْ لِأَهْلِهِ وَأَنَا خَيْرُكُمْ لِأَهْلِي ) رواه الترمذي (3895) وصححه الألباني في صحيح الترمذي وفي "السلسلة الصحيحة" (1174)
Jaahil nimo ka ahyd😢
Masha alaH wlhi wuu wacan yahay dhaqanku
😊😊
M,a mcalinkeena
Allah Ha Idin Xafido
Dhaqankaas guneed ee dumar hoosiiseynta ah Eebbe dhinac buu iga mariyay oo ima gumayn. "Nin raga magaciisu waa naag".
Maahmaahahaas sooma waafaqsana xadiiski ahaa لن يفلح قوم ولو امرهم امرءة
Masha Allah Qarni Joog
Walee heblay ilama aad sii joogteeene nin aanan ka maarmin ayaam kaa maarmin.
Hooyadii dhaqanku ha waso ajanib baan wada guursaneynaa 😡😡😡😡😡
Yaa kaaga futo xun😂
Ayeeyady waxaydhahdy ano sadex malin umulanbaa awrtarajiry😢 oogurijiry nolosha badiyo adagtahy
Dadka Hada Jiro Caafimaad Ma Jiro Baraf Iyo Jiif Ayaa Na Dhibaateyay
Dhaloshaa caynkaa ahayd midaa ayaa qiimo badan tan hadda waayo dad nool oo dadnimo badan bay abuuri jirtay
Dhariga iikari hana dagsan adna toreyda soqado hilbuhu waa karas aba waa feero geel makaraan kuumeeriyeen eedooy qorqode wuu qeyliya wuqeyliya wuuqalactamaa naa unbadu wasubug buuyiraah xismaha naqiqayubixin buyira kuwada waakurus buuyiraa edoy qorqode waaqeyliyaa waa qalactamaa waxbuqalaawax buqarshaa
Allaw dulmiga ngasaar
Ok
Jaahilnimo waa soomarnay lkn alx in diin labartay hada
😂😂
😂😂😂😂😂
Hadal culus
Mahadsanid Wllo cajelkan aqoon dahaba oo door xulaa ku jidha waa markhaatiga nool Allah ha dhowro DR IDAAJA😍😍😍😍👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
Waa raagni oo rag maleh
Waa ari oo idha maleh
Waa solol oo biya maleh
Yasida haweenku waa heer aduunku soo wada maray bari iyo galbeedba
Innagana kuwaas uun la hal ahayn
Horay ayan Uso Geliyay Lkn Ma Dhamen Ku Cesho Si Uu U Faaafo
Xaaji maxamed wa awoowahay allaha ku Naxariisto 😭
Asc wr wb
Dulmi intaa la eg yaa arkay.
Waxaa cajiib ah baahida ragu u qabaan dumarka iyo sida ay u liidayaan.
Nabiga scs wuxuu yiri dumarka ma liido mid liito mooyee.
Waxaa is waydiin mudan haday ay dumarku sidaa u liitaan maxay 4 uga guursadaan ???
Waa la og yahay inay raggu aanay meel kaligood gaarin.
Ilaahay baa Abuuray rag iyo dumar wayna is dhamays tiraan.
وفي الاثر: القائل هو الشيخ الألباني رحمه الله ( ما أكرم النساء إلا كريم ولا أهانهن إلا لئيم. )
Adoo raali ah walal Rasuku NNKH hadal aanu oran haka sheegin, iskana hubbi waa diin maaha fikir, haddiisna maaha ee waa asar
Culimo.
Axaddiista ka sugnaaday Rasuulka NNKH, waxa kamid ah kuwan hoos aan soo dhigay.
عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ عَنْ النَّبِيِّ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَالَ :
( اسْتَوْصُوا بِالنِّسَاءِ خَيْرًا ) رواه البخاري (3331) ومسلم (1468)
وعَنْ عَائِشَةَ رضي الله عنها قَالَتْ قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ : ( خَيْرُكُمْ خَيْرُكُمْ لِأَهْلِهِ وَأَنَا خَيْرُكُمْ لِأَهْلِي ) رواه الترمذي (3895) وصححه الألباني في صحيح الترمذي وفي "السلسلة الصحيحة" (1174)
Jaahil nimo ka ahyd😢
Masha alaH wlhi wuu wacan yahay dhaqanku
😊😊
M,a mcalinkeena
Allah Ha Idin Xafido
Dhaqankaas guneed ee dumar hoosiiseynta ah Eebbe dhinac buu iga mariyay oo ima gumayn.
"Nin raga magaciisu waa naag".