BUR BUR KII 1991 IYO BUUGA DHACDOOYIN SUGAN PART 3

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 42

  • @Ogaansame
    @Ogaansame Месяц назад +7

    Qarni joog wlhi sxb waxaad leedahay hibo cod oo aad u macaan golden voice ❤ Keep going

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 24 дня назад +1

    Maashaa,Allaah.Runtii Qeybaha Sheekadaan Markaan Wada Dhageystey Waan ooyey Oo Weliba,ilmeeyey.Saaxiib Waxa,Aad Sameysey Allaha Ajir iyo Xasanaad Kaa Siiyo...Waxaan Soo Xusuustey Maahmaah Soomaaliyeed Oo Dhaheysey... Ka,Umuliya Mooyee Rag Wax Kasaba Waa La Kulmaa...Runtii Waxa,Aad Sameysey Waa Wax Lagu Farxo Nafo.iyo Lafo Dadaadna Badbaadisey.Abaalmarintaaduna Waxa,Ay Hortaallaa,ilaahii Naxariistaas Faraha Badan iyo Dulqaadka,iyo Xalaal Quudashanimadii,ilaahey Kugu Toosiyey,Ee,U Mahadnaq.Annaguna Waa Kuu Duceynaynaa.inshaa,Allaah.

  • @abdiwahab123
    @abdiwahab123 25 дней назад +1

    Qoraga buuga iyo tabiyahaba waan idinkaga mahad celinayaa waqtiga aad galisen buugan qiimaha badan
    Aduunyadu sidedaba waa gad gadoon badantahay alx hadiiba uu allah kaasoo samata bixiyay dhibatoyinkaas Insha allah waxan rajeynaya in uu allah dalka ino dajiyo oo aan markale aragno Somalia 🇸🇴 oo dunida la tartameyso

  • @AbdikarimHussein-sc6zw
    @AbdikarimHussein-sc6zw 8 дней назад +1

    Mahadsanid qarni joog.

  • @xasansiidii6656
    @xasansiidii6656 7 дней назад +1

    Allahu akbar ❣️

  • @ZeeraaZeeraa
    @ZeeraaZeeraa Месяц назад +1

    Mahadsanid wll buugaga sidan tyo uleh inoo soo badi ❤hormar wcn

  • @ismailofficial6454
    @ismailofficial6454 Месяц назад +1

    Manzha alllah waxad tahay nin ilahay hibo codeed oo aad uu macaansiyay ee hore uu soco

  • @ruumi1665
    @ruumi1665 Месяц назад +2

    Soo badi taarikha Soomaliya bro

  • @mr.seegaro7871
    @mr.seegaro7871 Месяц назад +1

    Lengad Qarni joog Best RUclipsr ❤

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 27 дней назад +1

    AALLAHU AAMIIN

  • @khaatumo636
    @khaatumo636 Месяц назад

    Best qarni joog pro joogo waligaa jir❤❤❤

  • @Ahmedahmed_osman114
    @Ahmedahmed_osman114 Месяц назад

    Ax ilaahey hakuu boogo dhayo wll

  • @FaadumoMocalin-dd1dq
    @FaadumoMocalin-dd1dq Месяц назад +1

    Asc wankusalamy qarni joog inta kadib waxad aad uga helay shekadi doob gamury bls nosodhmestir wana mahdsnthy🥰

  • @AdanAliIssack-i1p
    @AdanAliIssack-i1p Месяц назад +1

    Zxp part 2 jacelkii cilmi iyo hodan kamahayoo plz soogali nh

  • @CabdiCasiis-yt8vp
    @CabdiCasiis-yt8vp Месяц назад +1

    Sxb wllhi waa kuwataa waaan kula socnaaa sxb

  • @CabdiCasiis-yt8vp
    @CabdiCasiis-yt8vp Месяц назад +2

    ❤❤🎉

  • @ayaantaano3919
    @ayaantaano3919 Месяц назад +1

    Dadbaa wali daruuftaas kusugan ogow adeer

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 Месяц назад +1

    Cod cajiib ah ayaad leedahay jaale. Waxa aan ka mid ahaa dadkii ugu horeeyay.

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Месяц назад

      @@farhanshuuriye5060 Soo Dhawoow

  • @caishanuur9712
    @caishanuur9712 Месяц назад

    😢😢😢 walahi waa arin murugo leh

  • @Nuh-v4t
    @Nuh-v4t Месяц назад +2

    🌜🌟

  • @musdhafmohamed5915
    @musdhafmohamed5915 Месяц назад

    ❤❤❤❤❤ maxadsanid

  • @CaynasheAhmedbahdon
    @CaynasheAhmedbahdon Месяц назад +2

    Sxb wad nagu dahisa wan ku xiiseyaye

  • @DAyax144Jordan
    @DAyax144Jordan Месяц назад

    Qarni joog saxafi cod Kar ah

  • @Ahmedahmed_osman114
    @Ahmedahmed_osman114 Месяц назад

    Qarni joog sxb waxyar codka dadajiska kadaa part4na noosoo dadaji

  • @AbdiWahaab-tl1mt
    @AbdiWahaab-tl1mt Месяц назад +1

    Sxp reply iso gal❤🎉

  • @GureyIbrahim
    @GureyIbrahim Месяц назад

    Sadex cumarow maxaa laga wadaa markaa

  • @AbdullaahimohamedAhmed
    @AbdullaahimohamedAhmed Месяц назад +1

    Buuga xagee ka helaa saxib pdf kiisa inoso gali 😊

  • @samiaofficial1206
    @samiaofficial1206 Месяц назад +1

    Mahasnid wllo maadama mudo naga maqnayd kawarn hada daqiiqadaha xooga no badisid🙏🙏🙏

  • @rizak898
    @rizak898 Месяц назад +1

    Thanks

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Месяц назад +1

      Welcome

    • @rizak898
      @rizak898 27 дней назад +1

      Ustad qisadii jecyl ee cilmi boondhari iyo hodan part 2 geedii xgeen ka helaa youtubka nosoo gali thanks.

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  27 дней назад

      @@rizak898 2bada Qeyb Wan aqriyay Balse Hada Waa Leygu Qabsaday Labadoodana RUclips Ka Wan Ka Daled Gareayay

  • @mohamedkhalif2602
    @mohamedkhalif2602 Месяц назад

    Sxb Waxaan codsanaa 2 book inaa noo raadiso
    1- Gugii dhiig maydh
    2- Dhiibanaha aan dhalan

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Месяц назад

      @@mohamedkhalif2602 Dhibanaha Aan Dhalan Waan Duubay Balse Copyright Ayaa Igula Dhacay Kan Kale Insha Allah

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Месяц назад

      @@mohamedkhalif2602 Gugii Dhiig Maydh Ma Buug Baa

  • @JamalMahamed-c8f
    @JamalMahamed-c8f Месяц назад

    Asc, wll waxaan Kaa Codsan LaHaa inaad muuqaalo nooga Soo samaysid Halgamadii ururka ONLF ee ay kula jireen Ethiopia, Iyo Qisooyinkoodii, Mahadsanid.

  • @Ciisenews
    @Ciisenews Месяц назад +2

    ❤❤🎉