Cabdirashid Aadan Maxamuud - Wareysi 2/2 - Waxaan tagay waddan hilibka dadka lagu cuno!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Комментарии • 34

  • @ZeitunIbrahim-fw3mo
    @ZeitunIbrahim-fw3mo День назад +4

    Wareysii Ad umuhim ex mahadsanid Atheer mcn Allaha kubarakeyo🤲🥰♥️

  • @xaajixasandigir273
    @xaajixasandigir273 День назад +2

    Maashaa allaahu waa taariikh cajimah

  • @fnw8688
    @fnw8688 День назад +2

    Hanoolaato ❤

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn День назад +1

    HANOOLTO WAAN TAGEERSAN AHAY MR.AYAANLE👋

  • @SalmaanAadan-k3g
    @SalmaanAadan-k3g 4 часа назад

    Aad ii aad Hanoolaato

  • @DisobedientGoy
    @DisobedientGoy День назад +4

    *Ayaanle, people want REAL interviews:*
    1. Abu Mansur Robow
    2. Hasan Dahir Aweys
    3. Ma3alin Xaashi (hizbul islam, before that Shabab)
    4. Ibrahim Mahamud Suuley
    5. Dr Umar Iman Abubakar
    6. Ahmed Madobe (Jubbaland)
    7. Ismail Arale (1st leader of Shabab)
    8. Sheikh Ali Dheere (1st leader of islamic courts in Banadir or Kaaraan)
    9. Yasin Beynah (would like to hear about his arrest in Sweden and involvement with Ras Kamboni or Hizbul islam)

    • @Mukhtaar909
      @Mukhtaar909 День назад +1

      Iska aamus maxaa ka galay adiga doqon aya tahay luuqada Luigi hadlaayo waa somali English maxa u Soo qoraysaa if you don't know how to write Somali just listen and shut your mouth

    • @mohamadjamaboodle-qu1cn
      @mohamadjamaboodle-qu1cn День назад

      😂😂😂😂😂

    • @sharawibashir4297
      @sharawibashir4297 12 часов назад

      Shabaab ma maqalkooda xiisa u qabta

  • @Jasmine-zk8jh
    @Jasmine-zk8jh День назад

    👍Maashaa allaah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AliWardere
    @AliWardere 21 час назад

    MAHAD BADAN ,HANOOLAATO,WAA BARNAAMJI AQOON KORORSI & QAAMUUS U AH JIILKA SOO KORAAYO

  • @MUXAMEDJANAGALE
    @MUXAMEDJANAGALE 9 часов назад +1

    Mr ayaanle sxb .dadka aad wareysanayso isku day in aad u soo dhoweyso tiish [Tusaale ninka hada aad wareysanayso wuu u baahnaa } Mahadsanid

  • @HassanMohamud-w3h
    @HassanMohamud-w3h День назад

    Soomaaligii ugu daacadsanaa uguna wadanisanaa ee aad wareysaysato wariye Ayaanlow ayuu ahaa Dr. Abdirashiid. In la dejiyo Beledweyne oo la siiyo gabar Hiiraan ah ayuu istaahilaa.

  • @abwaanjookar
    @abwaanjookar День назад +1

    Soo da muc jisada 😮

  • @Khaalidgamiil
    @Khaalidgamiil 20 часов назад

    Odayga indhaha faraha kadaa dheh

  • @muhudiinyusuf6900
    @muhudiinyusuf6900 20 часов назад

    Mudanaha indhaha maxaa ka helay , halaga daaweyo sidaani caadi maahan

  • @abdirizaaqsheikhaliofficia570
    @abdirizaaqsheikhaliofficia570 18 часов назад

    Adeerkan Fani Waye m.a Hhhh Qofki Ugu Horeeyay Diyarad Left Ku Raacay😂

  • @abdiabassi8857
    @abdiabassi8857 3 часа назад

    Ayaanle wa ninki dumiiye dowladi farmajo wa ayaandaro.

  • @mariankasim-go8le
    @mariankasim-go8le День назад

    Fikir fcn uu heystaa ninkaan qof aanan dhibaneyn oo beertiisa falanaayo sabab urub loo geeyo ma jirto xataa haduusan Aabaha ka dardaarmi leheyn

  • @hassanyoonis2566
    @hassanyoonis2566 День назад +1

    HADAAN JOOGAA BEEN IYO KHALAD HAKA GALIN WADANKAN PAPU NIN WAYN OO BEEN SHEEGAAYO

    • @abdirashidmohamud6550
      @abdirashidmohamud6550 День назад +1

      "In the 1950s, when Australian authorities took over administration of Papua New Guinea, one of their first acts was to forbid cannibalism. Subsequently, public feasting on bodies dropped and the practice disappeared completely by the early 1960s."
      GOOGLE-KA FIIRI. Intaadan wax falin, wax fiirso. Waddanka aad jooto, waxba kuma xaqiiqa kuma saleyn kartid, ee WAX AKHRI OO TAARIIKH EEG...

    • @yasminMaay
      @yasminMaay 10 часов назад

      Maxa Ogtahay 2024 Ba joogta Waxa lagaso maray ,Waxa laga hadhlaya 1980's waye Ee wax fahan ina Caac Iskaso dihin

  • @abdifatahomarhussein95
    @abdifatahomarhussein95 День назад

    War ninka faataal sanaye kkkkkkk

  • @somalilandnew
    @somalilandnew 17 часов назад

    Wow😂😂

  • @asadaxmednuurgadhwayne
    @asadaxmednuurgadhwayne 4 часа назад

    Kkkk

  • @asadaxmednuurgadhwayne
    @asadaxmednuurgadhwayne 4 часа назад

    😂

  • @MohaYuu-g5h
    @MohaYuu-g5h День назад

    Marka dhimato man dheera baa lagugu duugaa

  • @ahmedadde1226
    @ahmedadde1226 День назад

    Wareysi sheeko caruured iyo hanoolaato o maabku ku socon-jiray ka dhumay, waa ceeb in waxan o kale ad bulshada u so dhigto, markaanu carrurta aheyn ya ina-lagu cabsin jiray sheekadi dhag-dheer.

    • @Matildaschannel-kx8rz
      @Matildaschannel-kx8rz День назад

      Nscas ayaad tahay iska aamu.

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 16 часов назад

      Taariikhda inaadan garanayn ayaa muuqato. Fadlan samee cilmi baaris intaadan dadka aflagaadeen oo maftaada shis maskaxdana kori si aad u nqoto qof miisaaman kana fiirsada wuxuu dhahayo. Inshaa'Allaah maanta cilmigoo dhan jeebkaa ku wadataayee ka faaiidayso.

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 День назад

    Reer koonfurku cqali ma laha waxay isku dhameeyeen waa filimada hindiga ah ee khiyaaliga ah ee ay daawadaan run bay u haystaan iyagaaba isu adeegsada bal ninkan wayn wuxuu umada usoo bandhigayo eega ha noolaato beryahan wax kasta waxbay ka deyaysaa