100 kun markuu dalban aayo wuxuu is leeyahey hooyadu waa faqiir ma heli karto xujo ayuu ka wadaa laakin wuu ogyahey ineey hooyadiis tahey laakin bareer buu u inkirayaa
War ninkani wuxu soo kirayastay dahir calasow dadki darbiyada fadhiyey oo nolashaka dhacay oo firsanaya tobanka dooral o u duuro bal arag sey u wada qaqleyihin 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Allah hooyadaas xaqeeda banaanka ha keeno aamiin kan maanta asagaa dhibqabo laakiin waxaa la mid ah kuwa dulmiga ku taageeraayo
Yaa Rabi usc iyo snm dhagartooda umada nool iyo Kuwo dhintey wey liqeen Yaa Rabi dhagartooda ku celi
Hawkye hantidii iyo maalkii somali ayaa looga tegey marka hada ma dadkii noolaa ayey qabsadeen Yaa Rabi hawiye qabuuro iyo wax noolba wey liqeen Yaa Rabi
Ninkaa waa caasi allah ayaan ka jari doona suga adinka
ASC NIMANKIINA IYO NAAGAHA QEYLINAYA MAXAA IDINKA GALAY MAXAASE QASAB KA DHIGAYA INUU IDIN QANCIYO ARINTA AJ IDIINMA TAALO HOOYADA OOYEYSO ILMAHEDA HA RAADSATO AJ HOOYADIS WEY SOO HADASHAYE
Ninkani D.N.A HALAGA QAADO OK
Walahey waarun hooyo shaley katagtey xata duruf kuqasabtey hada xogkuma helayso ee ilaheygii marki hore siyey habarido allaah bis ayaa usoo celin kara wiilkeda
Haduu ishubo D.N A. HASKA QAADO OK
100 kun markuu dalban aayo wuxuu is leeyahey hooyadu waa faqiir ma heli karto xujo ayuu ka wadaa laakin wuu ogyahey ineey hooyadiis tahey laakin bareer buu u inkirayaa
Soomaalida xaasid sanaa wiilkaaa ay rabaan nolosha ka qasaan
simxanalaah ayaa manta hooyo diidi kara isna ubadkisa ayaa inkiri doona
Fartii inta hore gonayd aawey ee maamadu sheegaysay ninkan fartoo dhanbaa go an
War nin kaan kaan maqasab baad leedihiin.allah idiin kaa jabayaa beenta kujabaya.
naa mahooyadii ayaadkas00jiiday haduu ishubo hayscadeeyo
💕💕💙❤️❤️💯✅👍🏻
Naagahani dulmi badana
Muxuu u abtirsanayaa yaa khasab ku kuleh.
As Waryaa markii dag dagaalka dhacay wixii digiliyo mirifle ku dhacay soomaali kuma dhicin Waa dadka ugu badan oo caruurtii ka baabaday
Hhhhhhhhhiyaga markey hoyadis folaneysey ayey lajogen bari aaqirana narta marki lagalinayo iyaga in lagu daro ayka cabsanayan wale alle kacabsigí waayaraadey ilaahow somaali usoo gargaar dhankastaba
War ninkani wuxu soo kirayastay dahir calasow dadki darbiyada fadhiyey oo nolashaka dhacay
oo firsanaya tobanka dooral o u duuro bal arag sey u wada qaqleyihin 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
waar aj wey ku cadahay ee malaha sheekada ayuu rabaa in la sii wadwado bal ha la weydiyo ayeeydi hooyo iyo ayeeydi aabo labada walidna ha laweydiyo
Waryaa waa kubri karaa maadaa leh ah edebdarada noocaan ah ninkaaxune doqonkaa ciilkisaa ihaya
Hooyo daahir calaasow dabadka wado ha ii goyso waayo qof burush xaarle dabadakawado lamaqancinkaro musqul wasakhdeda madhamato daahirna wasaa butland 🤮🤮🤮🤮🤮🤮
Idinka waalidkiina daryeeshta guryaha ayey idinku u reyn ciyaalsuuqiin jidadka taagan shaqo yeeshta waad ka wada Maseyrsantihiin.
Arinkaa uu sameeyey wuxuu kugu talagalay daahir calaasow iyo muuryanta lasocota hadii qof makiin ah oo qof daacad ah wado siwanagsan bu u qancinlaha lakin wa muuryan muuyani wadato🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔😎
Eelay tuugsi lee wadaan
Adigaa ma is fiirisey waxa aad tahay inta aadan ku mashquulin qowmiyad dhan oo aadan aflaageen
Isma jeedo ayaa adduunyada baabi,iyey gaabgaabka Tanzania laga keenay wadanba aan laheyn addoomadii siciid barqash,maxaad ka caytameysaa waxa tuugsada waa kuwii dhulka raxaweyn laga soo masaafuriyey,dhulkiina arka dhagaxaanta leh gaajada leh dhulkeyna idinka ula baxay baydhabo Janaay😂
Qabiil Qabiil wax dheer ma jiro Ilaa cabsida Illahay nin kii janna galaa nasab ah
Adigana dhac iyo tuugnimo Eelay booli ku nool oo bakhti cun ah 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮