Ikraam channel
Ikraam channel
  • Видео 75
  • Просмотров 173 202

Видео

WIILKII CANADA LAGASOO CELIYAY OO SHEEGAY CIDA KA DAMBEESAY IN SOMALIA LAGU SO CELIYO
Просмотров 50114 дней назад
WIILKII CANADA LAGASOO CELIYAY OO SHEEGAY CIDA KA DAMBEESAY IN SOMALIA LAGU SO CELIYO
WIILKA CANADA LAGA SOO CELIYAY OO DAD RABAAN INAY SHIRQOOLAAN CADOW DADKA KAAGA DHAW AYAA ADUUNKA UG
Просмотров 50514 дней назад
WIILKA CANADA LAGA SOO CELIYAY OO DAD RABAAN INAY SHIRQOOLAAN CADOW DADKA KAAGA DHAW AYAA ADUUNKA UG
DAAHIR ALASOW IYO WIILKII CANADA LAGA SOO CELIYAY OO IS FAHMI WAAYAY IYO GURI KALIGEEY AYAA DEGAA
Просмотров 1,8 тыс.14 дней назад
DAAHIR ALASOW IYO WIILKII CANADA LAGA SOO CELIYAY OO IS FAHMI WAAYAY IYO GURI KALIGEEY AYAA DEGAA
MARIA DHIBLEEY OO KA SHEEKEYSAY QAABKA ILMAHA LOOGA QAATAY IYO AABIHIISA MEESHA UU JOOGO
Просмотров 87014 дней назад
MARIA DHIBLEEY OO KA SHEEKEYSAY QAABKA ILMAHA LOOGA QAATAY IYO AABIHIISA MEESHA UU JOOGO
WIILKII CANADA LAGA SOO CELIYAY HOOYADIINA LA SIXRAY OO CANADA DIB OGU LAABAN RABO
Просмотров 44214 дней назад
WIILKII CANADA LAGA SOO CELIYAY HOOYADIINA LA SIXRAY OO CANADA DIB OGU LAABAN RABO
AABE DAAHIR OO WAXBADAN KASHIFAY GURICEEL LEYGUMA DIRI KARO GACANTANE KHADIIJA AYUU KUSO QORTAY DAAH
Просмотров 6 тыс.14 дней назад
AABE DAAHIR OO WAXBADAN KASHIFAY GURICEEL LEYGUMA DIRI KARO GACANTANE KHADIIJA AYUU KUSO QORTAY DAAH
AABO DAAHIR OO KA SHEEKEEYAY KHADIIJA SIDEE ISKU BARTEEN ILAA IYO KALATAGOODII SHUMISKA BADAN AYAA K
Просмотров 67321 день назад
AABO DAAHIR OO KA SHEEKEEYAY KHADIIJA SIDEE ISKU BARTEEN ILAA IYO KALATAGOODII SHUMISKA BADAN AYAA K
CANADA AYAA LAGA SOO CELIYAY HOOYADIINA LASIXRAY SHARCIYADANE LAGA QAATAY DHIB BADAN AYU MARAY
Просмотров 20621 день назад
CANADA AYAA LAGA SOO CELIYAY HOOYADIINA LASIXRAY SHARCIYADANE LAGA QAATAY DHIB BADAN AYU MARAY
AABE DAAHIR OO KASHEEKEEYAY SABABTA QADAR LOOGA SOO TARXIILAY IYO WALAALKEY WUXUU AHAA GAANGISTER WE
Просмотров 1,6 тыс.21 день назад
AABE DAAHIR OO KASHEEKEEYAY SABABTA QADAR LOOGA SOO TARXIILAY IYO WALAALKEY WUXUU AHAA GAANGISTER WE
MARIA DHIBLEEY SIDEE ILMIHII YARAA DOWLADA KAGA QAADATAY
Просмотров 45021 день назад
MARIA DHIBLEEY SIDEE ILMIHII YARAA DOWLADA KAGA QAADATAY
AABO DAAHIR OO DAAHIR CALASOW SIXIR KU DUL AQRIYAY WUXUUNA DHAHAY KHADIIJA SIXIR BAAD IIGA FURTAY
Просмотров 6 тыс.21 день назад
AABO DAAHIR OO DAAHIR CALASOW SIXIR KU DUL AQRIYAY WUXUUNA DHAHAY KHADIIJA SIXIR BAAD IIGA FURTAY
WIIL ABGAAL MAXAMED MUUSE AH AYAAN DACWO KA AHAY MAXKAMADA DAAHIR CALASOW MAHERKEYGA HALAYGA QAADO
Просмотров 45421 день назад
WIIL ABGAAL MAXAMED MUUSE AH AYAAN DACWO KA AHAY MAXKAMADA DAAHIR CALASOW MAHERKEYGA HALAYGA QAADO
YAAKA DAMBEEYAY IN GAME KA LAGA BADIYO GABADHA CEYR GARYAQAAN OO ARINTAAS KA HADLAY
Просмотров 1,5 тыс.21 день назад
YAAKA DAMBEEYAY IN GAME KA LAGA BADIYO GABADHA CEYR GARYAQAAN OO ARINTAAS KA HADLAY
CEYRTA FAKE TA AH WAAN KABAXAY CEYROO GABADHA MAXAA OOGU CIYAARI WEYDEEN
Просмотров 61521 день назад
CEYRTA FAKE TA AH WAAN KABAXAY CEYROO GABADHA MAXAA OOGU CIYAARI WEYDEEN
MALEELEEY ARINTIISA OO WEJIKALE YEELATAY IYO PASSPORT KIISA OO WELI LAGA HEYSTO
Просмотров 54121 день назад
MALEELEEY ARINTIISA OO WEJIKALE YEELATAY IYO PASSPORT KIISA OO WELI LAGA HEYSTO
SHAANSHI IYO ISAAQ IS QABAY OO MARHORE KALA TAGAY OO HADANE DIB ISKU RABA QOSOLKA ADUUNKA
Просмотров 20 тыс.21 день назад
SHAANSHI IYO ISAAQ IS QABAY OO MARHORE KALA TAGAY OO HADANE DIB ISKU RABA QOSOLKA ADUUNKA
NINKII LADHAHAY MALEELEEY AYAA $100 KAXADAY OO SOO HADLAY
Просмотров 46621 день назад
NINKII LADHAHAY MALEELEEY AYAA $100 KAXADAY OO SOO HADLAY
GABAR SOOMAALIYEED OO NINKEEDA 5TA CUNUG U DHASHAY DILAY ILAAHAY HA U NAXARIISTO
Просмотров 90021 день назад
GABAR SOOMAALIYEED OO NINKEEDA 5TA CUNUG U DHASHAY DILAY ILAAHAY HA U NAXARIISTO
MARIA DHIBLEY DEEQO FAAIZA FUNNY OO IS HELAY QOSOLKA ADUUNKA
Просмотров 40821 день назад
MARIA DHIBLEY DEEQO FAAIZA FUNNY OO IS HELAY QOSOLKA ADUUNKA
DEEQA OO NINKEEDII HORE USOO HANJABAY DAAHIR CALASOW MAXKAMADIISA MAXAA U KORTAY MEEQA LACAG AYUU KU
Просмотров 40021 день назад
DEEQA OO NINKEEDII HORE USOO HANJABAY DAAHIR CALASOW MAXKAMADIISA MAXAA U KORTAY MEEQA LACAG AYUU KU
AABE DAAHIR OO DIL LOOGU HANJABAY HOTELKII UU DEGNAA LOOGU TAGAY
Просмотров 91621 день назад
AABE DAAHIR OO DIL LOOGU HANJABAY HOTELKII UU DEGNAA LOOGU TAGAY
DR ISIM IYO SHEEKH OMAR OO SUAALO ISWEYDIIYAY DOCTOR ISKU SHEEG MIYAA MISE WAA DOCTOR RUN AH
Просмотров 9 тыс.21 день назад
DR ISIM IYO SHEEKH OMAR OO SUAALO ISWEYDIIYAY DOCTOR ISKU SHEEG MIYAA MISE WAA DOCTOR RUN AH
QUEEN SOY SOY OO DEEQA COD SIR AH KA KEENTAY IYO MAGACA QUEEN DOOLI QOFKA U BIXISAY
Просмотров 1,4 тыс.21 день назад
QUEEN SOY SOY OO DEEQA COD SIR AH KA KEENTAY IYO MAGACA QUEEN DOOLI QOFKA U BIXISAY
AJ FAMILY OO SHEEGAY SABABTA UU LA AAMUSNAA IYO ASAGO SHEGAY INU AASAASI DOONO DHALINYARI SYL MATASH
Просмотров 22321 день назад
AJ FAMILY OO SHEEGAY SABABTA UU LA AAMUSNAA IYO ASAGO SHEGAY INU AASAASI DOONO DHALINYARI SYL MATASH
XAAJI DABCASAR OO ISAAQ IYO OGAADEEN FARIIN U DIRAY ITOOBIYA YEE GUMEESI KU HEYSAA OG AMA ISAAQ
Просмотров 2,3 тыс.21 день назад
XAAJI DABCASAR OO ISAAQ IYO OGAADEEN FARIIN U DIRAY ITOOBIYA YEE GUMEESI KU HEYSAA OG AMA ISAAQ
FARTUUN BALBALAARKA OO QUEEN DOOLI LACAG KA DHACDAY WAXENA DHAHDAY XAYAATI QURUX AYAA IGU SOO DIRTAY
Просмотров 65121 день назад
FARTUUN BALBALAARKA OO QUEEN DOOLI LACAG KA DHACDAY WAXENA DHAHDAY XAYAATI QURUX AYAA IGU SOO DIRTAY
AJ FAMILY OO KA HADLAY ARINTII KU SAABSANEYD ISAGA OO MAALMAHAAN LAWADWADAY
Просмотров 65721 день назад
AJ FAMILY OO KA HADLAY ARINTII KU SAABSANEYD ISAGA OO MAALMAHAAN LAWADWADAY
AABO DAAHIR OO DHAHAY KHADIIJA HABEEN MARABI MAALINNE MARABI ISAGOONA KASHIFAY WAXYAABO BADAN
Просмотров 89421 день назад
AABO DAAHIR OO DHAHAY KHADIIJA HABEEN MARABI MAALINNE MARABI ISAGOONA KASHIFAY WAXYAABO BADAN
AABAHEED AYAA INKIRAY DHAHAY ANIGA KUMA DHALIN DHIB BADAN AYAY KAMARTAY AABE LA AANTA HOOYADEEDNA WE
Просмотров 1,4 тыс.21 день назад
AABAHEED AYAA INKIRAY DHAHAY ANIGA KUMA DHALIN DHIB BADAN AYAY KAMARTAY AABE LA AANTA HOOYADEEDNA WE

Комментарии

  • @kiinabdi680
    @kiinabdi680 4 часа назад

    Dr.Isim wax badan ayaa ka faa’iidnaye Allaha xifdiyo

  • @kemiibrahim-rx5km
    @kemiibrahim-rx5km 2 дня назад

    Masha Allah wll dr ismi waxan odhankara waxad tahay shimbir ilahay umada u soo direy just keeping going . Must Somali men meel ay usocdan iyo aduunkan rajo ay ka rabaan lama garan Karoo please don’t listen to them.thanks

  • @FaisaAli-d7i
    @FaisaAli-d7i 4 дня назад

    Subxanala war ninka dhulka aad la dhacayso jooji qadiija wa maxay iska dubjiro hoos fariistay wa abalkisii😮😮😮

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 5 дней назад

    Kuwa difaacaaya oo caamada ah iyo asagaba Allah ha soo hanuunsho

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 5 дней назад

    Koox caamo ah ayuu maskaxda ka qabsaday marba doctor ayuu sheegtay marna Sheekh ayuu sheeganayaa. Tafsiirka Quran wuu ku xad gudbay

  • @Duqabto
    @Duqabto 8 дней назад

    Sow sow runta ku dhimo lakiin qabiil iska daa bes 😂😂

  • @Duqabto
    @Duqabto 8 дней назад

    Markay HG timaado waa xaalka hoos u dhig markay qabiil kale yimaado waa hawsha kor u qaad allow qabiloow xoog waynidaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sundusmohamed3151
    @sundusmohamed3151 11 дней назад

    Waaab naaaag faduud bisinka

  • @AbdiYu-s7i
    @AbdiYu-s7i 12 дней назад

    😂😂😂😂😂2025.

  • @AxmedmaxamuudYuusuf-t6m
    @AxmedmaxamuudYuusuf-t6m 14 дней назад

    Gabadh waxanay dhurzo waxa uga wanaagsan iyada ninkan daliilkiisa waydiisa

  • @AxmedmaxamuudYuusuf-t6m
    @AxmedmaxamuudYuusuf-t6m 14 дней назад

    Ninkan horta muxu daliilka ku diiday

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 14 дней назад

    12:19 😂😂😂😂 fuustoweyn bee aheyd jidwaaaq iyo jareer hakuwasaan dhilooy cayr miyaa sharaftooda gaartaa iyo ha tufa eeleeyihin somali magaaraan naag xuno tiktok kaqeykineeso ee ragkale siilka kusido baatahay dhilooy wejigaaga adiga halkaa dhigtey cayr kuma yaqan ee caroole hii gaajada ahaay unbaacaysey 😂😂😂 intaa cayr ugafislaheed qaxba bilaa caqliya

    Gaajada aad sheegeeso ayaanle baa kufarhisey dhilooy Bilal maheesataan tiktok waxa dhexjoogo waa cabsiiye iyo ayaanle cayr kale oo saa u dhaqanxun maan jiraan dhilooy

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 14 дней назад

    Maxay la qaraareysaa 20 jir hadaad tahay maxaa umad. Dhan oo cayr layiraah ucaayeysaa gunyahay ayaanle orod ayaanle cay maxaa cayr Naa orod ninka jidwaaq hakuwaso maxay La ooyeysaa ooy caaaaaaaac caaaac caaac caaac dhilo Naa cayr Naa kumayaqaan dhilooy dhigaya

    Cayr maxay u galaabsaneysaa sharmuuto reerka aad cayr ka tahay baa tiktok kudhex baqtiyey marka cayr dhan baa cayeysaa bilaa dhaqanyahay orod daaroodka higdhigo cayr mise ayaanle Naa orod ayaanle uma caayeyso cayr oodhan bil dhqanyhahay Dhigdhigato

  • @HG-os8dl
    @HG-os8dl 14 дней назад

    Wallaahi istustustkaas sheydaaniga ah oo xitaa aadan garaneyn Aayad quraanka kujirta oo Allaahi kabilaabataa iney jirto waxba kutari meyso maalinta qiyaamo ee diinta aad kiciyaareyso jooji

  • @HG-os8dl
    @HG-os8dl 14 дней назад

    waxaa naloo sheegay inaad sedex jeer barashada afka Jarmalka aad kudhacday hadana aad dumarkii qol kuxareysayay ood leedahay dhakhtar ayaan ahay

  • @HG-os8dl
    @HG-os8dl 14 дней назад

    hadaad laba dumar ah oo aad sixirtay isleedahay hakuu nacam leeyaano dadkana aad ku indha sarcaadisid waad kadhacdantahay Dr beenloow isim

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 14 дней назад

    REERKAAS ISMA QABTAAN EE DULQAADKA BADI. NINKII XAASKIISA GUBEY AYAA WELI NOOL. INTAAS KU TUSAALE QAADO

  • @saadsahardiid8672
    @saadsahardiid8672 14 дней назад

    Tal labaysa adeero wax soo baro

  • @NagadHassan-i8f
    @NagadHassan-i8f 15 дней назад

    Kkkkkkk

  • @nabadoon3735
    @nabadoon3735 16 дней назад

    وَلَا تُطِعْ مَنْ أَغْفَلْنَا قَلْبَهُ عَن ذِكْرِنَا وَاتَّبَعَ هَوَاهُ وَكَانَ أَمْرُهُ فُرُطًا﴾ [ الكهف: 28]

  • @khalidomar5550
    @khalidomar5550 16 дней назад

    ❤❤❤❤❤

  • @qajo9403
    @qajo9403 16 дней назад

    Nin xun baaba la guursinaa markas qabiil oo dhan lo so qaada blayo idin aragtaa

  • @abdirisaqnur6118
    @abdirisaqnur6118 16 дней назад

    Cali raage midday dhahaan oo Canada jooga ayuu la guruub yahay kan waa fidno shaydhaan

  • @ibrahimmahmoud8860
    @ibrahimmahmoud8860 16 дней назад

    Ku noqo inanta

  • @ibrahimmahmoud8860
    @ibrahimmahmoud8860 16 дней назад

    Iska hayso dhagay war ka amus inanta

  • @ah1114
    @ah1114 16 дней назад

    Diinta muxuu si khalad ah u turjumayaa

  • @mukhtaradan64
    @mukhtaradan64 17 дней назад

    Naaga ha shaashidu qurux badanaah Maan shaa Allah Naag shaashiya ayaanan rabaah

  • @barkhadawalle1037
    @barkhadawalle1037 17 дней назад

    MashaAllah dr isim gulayso Allah haku xifdiyo

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 17 дней назад

    Waar inantan quruxda badan ha ku ciyaarin

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 17 дней назад

    Adigoo quruxdaa leh maxaa ku casilay mise waa nin kuu fiican

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 17 дней назад

    Koofiyadan dheerna waa maxay uu sitaa

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 17 дней назад

    Ninkani isaaq maaha hadalkiisa wuu jiidjiidayaa

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 17 дней назад

    Xanaan mawaxaad kuraacsantahay vitaminada masa fasiraada diinta oo khaladkaa ?

  • @MohamedAhmed-rf3rc
    @MohamedAhmed-rf3rc 17 дней назад

    Dr haduu yahay , shahaadada Daqtarnimada ha tusiyo dee ? It's simple and easy show the degree if you are the real Dr . Everyone can fake it. But in EU people will go and find the university that you graduated.

  • @akisheharara
    @akisheharara 18 дней назад

    Naagtan ayadaaba u baahan in la caawiyo, Soomaali waxay ku maahmaahday Nin lumaayo dhaayo maleh

  • @Iskutashi-HQr
    @Iskutashi-HQr 18 дней назад

    Vitaminska ma miro geeda laga soo guray ba soo daawo wardshadi so saartay maaha doctorsna approve gareyen 😏naagahani maxay jahli ku noolyihin fidna isbiirsatay

  • @Iskutashi-HQr
    @Iskutashi-HQr 18 дней назад

    جاهل مركب تخيل انه عالم

  • @Iskutashi-HQr
    @Iskutashi-HQr 18 дней назад

    Kan hada arkaba taakeeye lee so xasuusta indha cadeys wa ladhameyay yaahu😂😂😂

  • @ahmad6967
    @ahmad6967 19 дней назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂sharafi dimataay

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 19 дней назад

    😢😳

  • @phprince5153
    @phprince5153 19 дней назад

    Ninkaani wuxuu la mid yahay kuwa booranaha tuma, ha isku daalina waxba kama qaban kartaan

  • @rashidadam3303
    @rashidadam3303 19 дней назад

    Isoqabo

  • @rashidadam3303
    @rashidadam3303 19 дней назад

    Isoqabo

  • @rashidadam3303
    @rashidadam3303 19 дней назад

    Asc

  • @abdullahisheikdon7861
    @abdullahisheikdon7861 19 дней назад

    Wiilkan ma garanaysaan xanuunka haya, wuxuu ubaahan yahay counseling. Dhibkan wuxuu ku dhacay isagoo yar

  • @Halima-v8c
    @Halima-v8c 19 дней назад

    War ma wax fiican miyaad sheegtay naag ka liitayahaw daba dhilifka ah oo beenaalaha ah yaakuu doorway af hayeenka hawiye isaga waxaa loo door too waliba lagu caano shubay inuu yahay guddo9miyaha irirsamaale uma xumidin labadiinuba kuwa ka masayrsan boqorka irirsamaale daahir calasoow