SH.XASAN DAAHIR AWEYS OO SI KULUL UGU JAWAABAY DR MAXAMED DAA'UUD IYO ARINTI SHEIKH MAXAMED MACALIN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 май 2020
  • SH.XASAN DAAHIR AWEYS OO SI KULUL UGU JAWAABAY DR MAXAMED DAA'UUD IYO ARINTI SHEIKH MAXAMED MACALIN

Комментарии • 76

  • @user-ln8bg1kq7r
    @user-ln8bg1kq7r 10 месяцев назад +1

    لاحول ولاقوة الا بااالله العلي العظيم٠
    اللهم ارنا الحق حقا وارزقنا اتباعه وارنا الباطل باطلا وارزقنا اجتنابه

  • @ibrahimabdi907
    @ibrahimabdi907 2 года назад +3

    Maa shaa alaah barakallaahu fiika sheikh hassan cimri dheer iyo cafimaad ilahay hasiiyo

  • @cabdicasiisjaamac6156
    @cabdicasiisjaamac6156 4 года назад +6

    Soomaaliya waxa qasaya waa afkaartii takfiirka : sida waahaabiga iyo faracydiisa, salafiga, itixaad, ikhwaan, ictisaam , shabaab, xisbul islaam.. Iwm

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 2 года назад +1

    Sh.xasan Daahir ilaahay ha xafido,waa mujaahud,run sheege,kuwa bukana ilaahay ha caafiyo,sheekha waxaa neceb qabuuriyiinta,iyo Diin laa wayaasha.

  • @hassanaden8342
    @hassanaden8342 4 года назад +1

    masha allah sh xasan daahir.
    masha allah.
    wixii dhibaato ku abuuray Soomaalida waa murtadeenta.Ururka Ikhwaanul Muslimiinka wuxuu dili lahaa dhamaan Murtadeenta waqtigaas jirtay.
    laakiin insha allah waxaan rajeynayaa inay alshabaab sameeyaan

  • @OmarAHMED-gk1un
    @OmarAHMED-gk1un 2 года назад

    Adeer ina adeer magaalada iyo miidiyaha kaseexo pleas

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 2 года назад +1

    Sh xasan taariikhdaan waa inaad qortaa.jzkhayran.

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 2 года назад

    Sh xasan taariikhdaan wa ainaad qortaa.jzkhayran.

  • @mohamudsaid760
    @mohamudsaid760 4 года назад +2

    Sheekh illaahey haku dambi dhaafo hana kuu naxariisto

    • @jaamackaasimkaasim7696
      @jaamackaasimkaasim7696 4 года назад

      Dami dhaaf waxaa la helaa markii qaladkaaga aad qirato oo aad tawba ilaah la timaado tawba ma ogolo ilaa hada xagee dambi dhaaf ka helaa????!!!!!!! Wahaabiya qofku mar hadaw naqdo iimaanka ayaa laga siibay

    • @maryamadirie6983
      @maryamadirie6983 4 года назад +1

      adeer xassan daahiraways waa halyay islaam gaar ahaana waa halyay soomaaliyeed laakiin waa la garan waayay waxaa tihiin wax gumay si u wada diyaar ah saas baad wada caayay saan orda amxaarada futada u wada dhaqa qashin yohaw qurun kaa

    • @ahmedabdiaziiz4682
      @ahmedabdiaziiz4682 4 года назад

      Kaalay Markaa dhahayso HALYEEy ISLAAMA oo GAALADU ma anagaa DOQON YAHAY mida kle ISLAAMKA muxuu u QABTAY isagoon TABAR lahayn ayuu CADAW nagu soo hogaamiyay waataa ILAA hada UGANDHA IYO ITOPIYA naga bixi la madax yaraa thy nin xooglaa wax iska dhiciya anagoo firiqo dhiiga nagu jirtaa DUSHA NALKA maray 15 sano meeqo DHALIYARAA iga MAQAN

    • @jaamackaasimkaasim7696
      @jaamackaasimkaasim7696 4 года назад

      Kkkkkk nuucaaga oo kale waxaa u jawaabayo gabdhaha ahlu suna waljamaaca

  • @cm4221
    @cm4221 4 года назад

    Aan saxxo walaalka sooqoray 70:firqaa soobaxaysa onabigu salla allaahu calayhi wasallam sheegay , wlle allaah hakubarakeeyee waa 73:firqo oohal mid kabad baadayso .

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 4 года назад +4

    ODAYGAN dhiig yacabka ah in umada laga aamusiiyo ayaa fiican, Nacala Alshabaab kuyaalo

  • @cabdicasiisjaamac6156
    @cabdicasiisjaamac6156 4 года назад +1

    Shiikh xasan balo ini kama horreyn wadanka Soomaaliya

  • @avdullahiurur6274
    @avdullahiurur6274 4 года назад +2

    الشرك في زماننا أشد من شرك العرب القدامى كما قرء أمامنا من رسالة محمد بن عبد الوهاب أولاً. ثم بما فعلت الوهابية في الصومال وانت من اكابريها من قتل والدمار والتكفير مما لا يخفى كل ذلك يدل على صدقية ما قال الرجل

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 2 года назад +2

    Kuwa sheekha aflagaaaynayow waxaad tihiin ciyaal yar yar oo aan waxbadan ogayn ee taariikhda ka faa'iidaysta, soomaalida runta marabaan.

    • @muktarmohamud937
      @muktarmohamud937 6 месяцев назад

      Xasan daahir aways waa ninkii buuraha saliid ee boosaso galay oo dhiiga umada daadiyay😢 hadii aad wax kale hayso soo daa

  • @muusecabdi156
    @muusecabdi156 4 года назад +1

    Warkan wajigiisa umada kahordhaqaajiya

  • @kiiinyarexasan1327
    @kiiinyarexasan1327 4 года назад +2

    waxan la yaabay inta inta uu umad iyo dhalinyaro Soomaliyeed halaajiyay oo anan maxkamad loo soo saarin. Tii Alle way kusugee dheh

    • @abdulaahiaxmed7152
      @abdulaahiaxmed7152 4 года назад

      Ninkan intuu dhalinyada halaagay welina waa soo taagan yahay yaa umada qabta

  • @aliosmanabdulkadir7558
    @aliosmanabdulkadir7558 3 года назад +2

    Nin wareersan baatahay oo dhiiga cab ah eee umada allah kaaa dhex saaro ina aweeesow

  • @mahamedali6038
    @mahamedali6038 4 года назад +8

    In latoigto bey ahayd sh nuur ali olow iyo adiguba musiibo diineed ayaad ahaydeen alha somali idin qabtee

    • @abdiazizdahirloxos4553
      @abdiazizdahirloxos4553 2 года назад

      Kaalay toogo adiga nacasyahow,ku dhimo cadhadaada.

    • @abdiazizdahirloxos4553
      @abdiazizdahirloxos4553 2 года назад +1

      Kaalay toogo adiga nacasyahow,ku dhimo cadhadaada.

    • @mahamedali6038
      @mahamedali6038 2 года назад

      @@abdiazizdahirloxos4553 nacas adigaa ah oo daalin kaas ale nacay fulayga ah diinta kabeensheega udiodaya fuck

  • @maryamadirie6983
    @maryamadirie6983 4 года назад +2

    mashaa Allah shiikh adeerxassan daahir aways

  • @OmarAHMED-gk1un
    @OmarAHMED-gk1un 2 года назад

    Waayo Aqoonta Badan malihid 1koow 2bo Aftahana matihid 3 maskaxdaadana dhaqtar utagbal xaga qaskaxdana walaahi bilaahi talaahi ina adeer weydii dhaqtarka xaga maskaxda meeqo Iiraan ka ahay walaahi ina adeer dadka an kuuxigaa aan kuqabsadee xaga garaadka 7 ama 6 jiraadkatahay waxaana udaliila muxaadaradaadii anagram malaay aan landis ahay malaay haduubiyaha kabaxo waadhimaa raximaka Alaahu wahadaaka waadhibantahay Waana kugumashquulaa oon kuusooduceeynaa bal in Allaah maskaxda ku qaangaarsiiyo koow iyo in ilaah makarafoonka ka kaa fogeeyo iyo in Allaah kuhadeeyo waayo lamakun khadhu biducaai rabii shaqiyan Oo warabii

  • @cabdicasiisjaamac6156
    @cabdicasiisjaamac6156 4 года назад +1

    Cilmi meesha ku mahysaane, takfiir un baad noo keenteyne SAA adba qirsanthy

  • @jamatooreeye9949
    @jamatooreeye9949 Год назад

    Maalintaas in maxkamadu disho bay ahayd Xasan Daahir maxayelay intuu dhib ugaystay umada Soomaaliyeed uma gaysteen 1991 ilaa 2022 marna dadkuu dilaayay marna dilkooda buu fadwoonayay

  • @ahmedabdiaziiz4682
    @ahmedabdiaziiz4682 4 года назад +2

    Wlhi waxaan ka DANQADAY qisad CABDICASIIS IBNU BAAS UU ugu GAFAY shiiqeenii weeynaa raximallah ee SHIIKH MAXMED CALIN XASNA ibnu BAAZOOW waad dhimatay maahee waa ku NACLADI lahaa Koleey DR wax weeyn ayuu noo ifiyay ALLAHA sharfo

    • @abdiazizdahirloxos4553
      @abdiazizdahirloxos4553 2 года назад

      Waxaadan ogayn ha dhex galin,ibnu baaz xhaqankiisa sidaas ma ahayn,muslimiintana wuu caawin juray,warka maxamed c.daa uud waxba kama jiraan.

    • @abdiazizdahirloxos4553
      @abdiazizdahirloxos4553 2 года назад

      Waxaadan ogayn ha dhex galin,ibnu baaz xhaqankiisa sidaas ma ahayn,muslimiintana wuu caawin juray,warka maxamed c.daa uud waxba kama jiraan.

    • @abdiazizdahirloxos4553
      @abdiazizdahirloxos4553 2 года назад

      Waxaadan ogayn ha dhex galin,ibnu baaz xhaqankiisa sidaas ma ahayn,muslimiintana wuu caawin juray,warka maxamed c.daa uud waxba kama jiraan.

    • @abdiazizdahirloxos4553
      @abdiazizdahirloxos4553 2 года назад

      Waxaadan ogayn ha dhex galin,ibnu baaz xhaqankiisa sidaas ma ahayn,muslimiintana wuu caawin juray,warka maxamed c.daa uud waxba kama jiraan.

  • @cabdiwalidaacad2880
    @cabdiwalidaacad2880 4 года назад +2

    Wili xagjirnimadii muu ku doodaa?

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Год назад

    Daahir Aweys Waa Ninkii Dhahay Umadda Somali Markee Afureyso Iyo Sxaruuraneyso Aa Hoobiye Ku Rideynaa, Wax Kasta Cadeyn Aa Loo Hayaa.

  • @OmarAHMED-gk1un
    @OmarAHMED-gk1un 2 года назад

    Muxaadaradii anagu malaaygoo kalaan nahay malaaygu haduu biyaha kabaxo waadhimanaa

  • @maxamuudgurmad3752
    @maxamuudgurmad3752 2 года назад +1

    Sheekha fadeexada ka daa

  • @saadsuleiman3750
    @saadsuleiman3750 4 года назад +1

    Ninkan miyaa xabsi gurigii laga soo daayay?

  • @ascasc6133
    @ascasc6133 2 года назад +1

    Khawaarij

  • @cabdicasiisjaamac6156
    @cabdicasiisjaamac6156 4 года назад +1

    Dadka dhiigooda maxaa ku baneysteen?
    Soo inaa dadka gaalyseen soo ma ahan?

  • @faysaljaaliyada3551
    @faysaljaaliyada3551 4 года назад +1

    Aad ayaad u nasiib badan tahay hadii aanay sun lagu siin xaaaji ma hadii dawadii macaanka ay kuu taaalo waad nasiib badan tahay

  • @abdurahmanjeego7068
    @abdurahmanjeego7068 4 года назад +1

    In kastoo muuqaalkan wax badan laga faa'iidi karo haddana xasan iyo fikirka islaamu siyaasiga aad buu soomali udhibaateeyey!
    Waxaan rajayn in dhalintu si fiican wax u aqriso oo ogaato gunta afkaaraha ururadan .

  • @hiilculumomediachanel7078
    @hiilculumomediachanel7078 4 года назад +1

    Ninka ilen military ayu aha dhaqankisa ayey kamuqata

    • @muktarmohamud937
      @muktarmohamud937 6 месяцев назад

      Haa militaryga somaliyaa ee 1967 ilaa iyo 1991😂😂

  • @khadarweyd5669
    @khadarweyd5669 4 года назад +4

    Dadka halkan shiekh ka aflagaadaynaya aqoon diimeed maleh

  • @abdirahmanmukhtar5710
    @abdirahmanmukhtar5710 4 года назад +1

    Odaygan xagjirnimada waxaa ula jira si uu wax u gudbiyo xitaa ma yaqaanno!

  • @iskaciyare1075
    @iskaciyare1075 4 года назад +2

    ninkani wuxuu cadaystay inuu wahabi yahay, waxaanu koow ka yahay burburkii umada somaliyeed

  • @OmarAHMED-gk1un
    @OmarAHMED-gk1un 2 года назад

    Sheeq Nuur Beel kkkkk

  • @libanali1626
    @libanali1626 2 года назад

    Ma waxan aan jirin ayuu sheegay marka waxad dooneysaa inaad dadka sida aad tihiin uu noqdo marka waxad tihiin keligii islaam

  • @DHAQANMAALONE
    @DHAQANMAALONE 4 года назад +1

    Weli ma adaa diin ka hadlaya wahaabiya foqal wahaabiyo somali dhiigoodi nus ayuu qabaa wixii aad muslin ku laysay ilaa laasqoray ilaa luuq ilaa xamarta aad joogto,ilahay meesha lagugu xisaabinayo nama joojo

  • @cabdicasiisjaamac6156
    @cabdicasiisjaamac6156 4 года назад +1

    Takfiir Sayid qudbi ka hor, waxaa ka keynteen Sh Muxmed Cabdi wahaab, kan Soomaaliyana waa midkii Sucuudiga laga keeney ee raad gadashada ka daaya sayid Qudbi

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Год назад

    Odaygaan Maxbuuska Oo Somali Meel Xun Gaarsiiye Maala Dhageysanaa? Yaab

  • @xamzash8184
    @xamzash8184 4 года назад +1

    Dr Maxamed Daud wuu kaa saxsanaa waayo wuxuu diidanaa in salafiga beenta ah lagu faafiyo goboladi wuqooyi. Adigana weli waxaad ku taagan tahay baadilnimadaadi

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 2 года назад +1

    Maxamed cabdi Daa'uud waa suufi reer magaal ah,manhajka salafkana wuu neceb yahay.

  • @aminafarid111
    @aminafarid111 4 года назад +1

    Skeekhow hadaan sual ku weydiiyey ... nabigeenii wuxuu inoo sheegay in ay soo bixi doonan 70 firqadood mid keliyaa ay sax tahay haddaba bal noo sheeg ta saxa ah

    • @jaamackaasimkaasim7696
      @jaamackaasimkaasim7696 4 года назад

      Adeer 70 maahe waa 73 mid uun baana saxa oo bad baadee waana ahlu suna waljamaaca si kale hadii aan kuugu dhigo waxaa weeye wadaadadi Somalia diinta soo gaarsiiyay iyo intii raacday kuwa dhunsana waa kuwa gadaal ka yimid ee wahaabiya oo odagaan aw kujiro

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 4 года назад +2

    DAMEER BUUFIS QABA WAAN KA XUMAHAY IN AAN LA DILIN ASAGOO 1000 NAAL QOF UU DILAY IN FACEBOOK KA HADLAYA.

    • @maryamadirie6983
      @maryamadirie6983 4 года назад

      kamaal jaamac garac aan wixii dhalay akhlaaq soo barin baa tahay maxaa kuu geeyay oday ga adeer kaaya oo aaba haa leeg ma adaa arkay wax uu dilaayo soomaali oo dhan baa is dishay oo is cuntay ma kaligiisaa waxa dilay

    • @maryamadirie6983
      @maryamadirie6983 4 года назад

      afkaaga akhlaaq u yeel

  • @sabriyeaxmed7376
    @sabriyeaxmed7376 2 года назад

    Itixaadka waa kuwa hada dadka islaam kaa gaaleysiinaya ee u diintii lacag yoo xukun beena KU badashay unashaqeynaayaa dadaan islaam ahayn dilaayana culimadaan KU fekerka ahayn

  • @ahzalfural4850
    @ahzalfural4850 3 года назад +1

    Waa la iga dagay hada kahur ayaatiri

  • @sakiiid9433
    @sakiiid9433 4 года назад

    isba tuug buu ahaa takfiiri ah ma isagaa muslim sheeganaya.

  • @saleebanshire1427
    @saleebanshire1427 Год назад

    War iska aamu xoolo yhw

  • @abdullahburhan9947
    @abdullahburhan9947 4 года назад

    Ader dagaal daa in ii nan wanag saney adba waaad aragtaa isa saxa wahaabiyow