Aad ayuu ugu mahadsan yahay Maxamed Cabdi Daauud si waafiga ah ee Barnaamijkaas Nolosha iyo Diinta uu wax badan oo aan ka faaiiday xanbaarsanaa, xalqadihiisii kala danbeeyay oo dhan.
Wahaabiyo layma tusi karo balse superstition, iyo xabaalo iyo myths I said no, science iyo hore usocadka aadamaha waa inaan raacnaa, ikhiyaaliga naga daaya,
ماشاء الله… احسنتم شيخنا الدكتور محمد داوود
Cilmigu waa kan kala haga Dunida allah habarkeeyo Sh.Maxamed Dauud
Waa barnaamij aan aad uxiiseeyo
Aad ayuu ugu mahadsan yahay Maxamed Cabdi Daauud si waafiga ah ee Barnaamijkaas Nolosha iyo Diinta uu wax badan oo aan ka faaiiday xanbaarsanaa, xalqadihiisii kala danbeeyay oo dhan.
scwr waa barnaamij cajiiba sxbkay claahina aad baan u hambalynayaa barnaamijka uu soo saaro ee diinta iyo nolosha wscwr
Dr ma doctorate buu haystaa
waa barnaamij aan ka helay waana fikir dadka lagu afduubey wahaabigu hadaad u fiirsatid waxyaabay qariyaan.
Caqiidadu soo maaha qofku wuxuu aaminsan yahay uu rumeysan yahay oo uurka kaga jira oo diinta ah
Haa waa diintada laakin waxay kadhigeen felosoofiyada kooxeed
Wahaabiyo layma tusi karo balse superstition, iyo xabaalo iyo myths I said no, science iyo hore usocadka aadamaha waa inaan raacnaa, ikhiyaaliga naga daaya,