Barn Diinta Iyo Nolosha Dr Maxamed Daud Aasaaskii Waxdada Part 9

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 89

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 4 года назад +3

    Dr Maxamed Daud waa culimadii hore ee barakaysnayd ee diinta u go'doomay iyagoo camal aduunyo iskaga haajiray. Hadii aanuu Illaahay inaga dhalinina diinteenu maanta dad kale oo waxkale diin u tahay baa inaga mid noqon lahaa. Illaahay culimada maanta ha inoo hagaajiyo iyadoo qaar badan oo kamid ahi ay ganacsi iyo lacag daba ordayaan.

  • @abdisheikh6175
    @abdisheikh6175 4 года назад +1

    dhamaan kooxaha cusub ee waalan duli weeye. mahadsanid shiiq mohamed Abdi Daud

  • @NHikam
    @NHikam 4 года назад +1

    TV-ga Horn Cable wuu ku mahadsanyahay xogtan muhiimadeeda leh diyaarinteeda.
    Dr Maxamed Cabdi Daud Alle cumrigii ha dheereeyo.
    Wallahi inta ay waxdadu ka degaalameysey haddaanu miraheeda guranaynyaa waayo intuu Wahaabiyadii faaftey ayey dalkii iyo Dadkiiba qastey!

  • @cabdicasiisjaamac6156
    @cabdicasiisjaamac6156 4 года назад +1

    Abaal ma leh waahaabiyo, bal siday ugaleen sh Muxmed Muclm
    Alle unaxariistee...

  • @ismailaden7
    @ismailaden7 4 года назад +3

    Somali fududkeeda Xitaa haduuu Yahay ururkale maa somalinimo iyo biliaadanimo ku caaawiyaaan . Xaaasid sanaaa .

  • @mubarakshamax3038
    @mubarakshamax3038 3 года назад +1

    Alle ha barakeeyo Sh. Dr. Mohamed Abdi Daud xaqiiqda manhajka wahaabiga buu soo bandhigay oo ah manhaj ku faafay lacag een daacadnimo ku faafin inuu yahay

  • @cabdicasiisjaamac6156
    @cabdicasiisjaamac6156 4 года назад +2

    Sh Muxmd Muclm waa ku khasaaray kuwaas waxbaridoodii!!

  • @axmedcynte7102
    @axmedcynte7102 4 года назад +1

    Culumada Alla ha noo xafido

  • @mahamudmuhumud3672
    @mahamudmuhumud3672 9 лет назад +2

    ma sh alaah waa nin waxbadan og runtii

  • @KosovoO-vt5gl
    @KosovoO-vt5gl 4 года назад +2

    ACUUDU BILAAH MAXAA KEENAY INAY ANAGUNA KU JIRNO KUWAA IDINKUBA WAXAD DOONAYSAN INAAD DAL NOQOTAAN 👍🏾👍🏾👍🏾😄

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 4 года назад +3

    Sheik/ Doctor ;Mohamed Abdi Daa’ud Mufakar Somalilanad Ah Ilaahay Culimda Sidaad oo Kale Ha Ka Dhigo

    • @KosovoO-vt5gl
      @KosovoO-vt5gl 4 года назад

      Caashaqu Ogaysiis ma leeyahay AAD OO WAYN NIN WAX BADAN FAHANSAN AYUU U EEGYAHAY MAXAMED DAAUUD KUWA WASIIRADA INOO A DHAANDHAANKA WAXAY GARAYAAAN AYNA JIRIN EE DAWLADA SOMALILAND KA DHIGAY MAAMUL GOBOLEED MAALAAYACNI KA DHIGAY YAAAAB👉🏾

    • @hajiali1120
      @hajiali1120 4 года назад

      @@KosovoO-vt5gl xage isku tirisay adigaaba lagu doodayay kkk miskiin

    • @KosovoO-vt5gl
      @KosovoO-vt5gl 4 года назад

      Haji Ali WAR WAXAN KA HADLAYAA DHAANDHAAN KUWAN DAWLADEENA SOMALILAND INAGO SODON SANO JIRNA KA DHIGAY MAAMUL GOBOLEED INAGON DALKII AYNU XAQ U LAHAYN WALI AAN HELIN XAASIDNIMO FARMAAJO WAXAY KEENINXAL MACNO WAYN OO DAWLADEENA MEEL SARE GAADHSIIYA OO MACNA WAYN QAAR BADAN AYAA INAYNU DAL NOQONO MACAARID KU A BIL MACNA NINKAN HADII WASIIR LAGA DHIGI LAHAA QOF DAMIIRKIISU BUUXA AYUU U HADLAYAA ISAGAA SIDAA U CAWLAN BUSAARADAYSAN AYUU SIDAA QIIMAHA LE U HADALAYAA WAA QOF QIIME KU LE DAWLADEENA SOMALILAND👍🏾

    • @hajiali1120
      @hajiali1120 4 года назад

      @@KosovoO-vt5gl kkk Dawlad maxay ah kk tan kale ma bahasha 30 jirsatay oo tlaabana qaadin geedkaana gaadhi la ' ar sheeko ciyaalka ka waynaaada riwaayadas waa laga gudbaye xaqiina u raadsada Dawlada Madaxwayne farmaajo alle ha ilaasheee oo ha asturee .
      War dadkiina dhinac ka raaaca qoys qabyaalad iyo xiqdi dilay baa tihiin

    • @KosovoO-vt5gl
      @KosovoO-vt5gl 4 года назад

      Haji Ali DHAQAALE XUMO JIRTA DAWLADII SOMALILAND MADAX MAALAAYACNI AYUU DUL DHIGAY IYADNA WAA YAAB WAXAY SOO KORDHINAYAAN OO DHAQAALE AYKA TARAYAAN JIRIN AANAD ARKAYN MARKA DHAQAALE KORDHI WAAYO EE BILL LAGU NOOL YAHAY DADKIINA BADANAYO SIDA LOO NOOLAANAYAA MAXAY TAHAY MARKAA WAAR HUUHAA AYAA LAYSKAGA SHEEKEEYA MUUSA BIIXI WAA ASKARI DALKANA NOLOSHIISA KU QAATAY WAX BADAN AYUU OGYAHAY KA ISBADAL FIICAN AYUU KEENI AYAN LAHAYN SAWKAN MAALAAYACNI CARUUR YAR WALIBA DHIBAATOOYIN BADAN SOO MARAY HADANA SI MAALAAYACNI KALE AYUU GALI ISMAANAAN LAHAYN SAWKAN WAX IS BADALAY AYNA JIRIN GANACSATO DANTOODA GAARKA KA FIKIRA OO SHACABKA DAWLADA SOMALILAND WAX WALBA IGU SAMRAY KUSO NOOLAA BILKA SODON SANO IN NOLOSHOODA IS BADAL FIICAN LAGU SAMEEYO AHAYD DHAQAALE LOO ABUURO MAY AHAYN WAANA QALAD QALAD QALAD MAAMUL XUMO MAALAAYACNI JIRA 👉🏾

  • @qoranqaali5296
    @qoranqaali5296 4 года назад +2

    Xaq baa feera ka dilacay ninkaan wuxuu Ka hadlayaa waa sax waa in wax badan laga qaataa

  • @abulkadirrobble6149
    @abulkadirrobble6149 2 года назад

    Xaqiiq ayuu waramaya wlhi

  • @calimahadguled9854
    @calimahadguled9854 4 года назад

    سعد الأشجعي سأل أباه فقال: يا أبت! صليت خلف رسول الله ﷺ وخلف أبي بكر و عمر و عثمان و علي أفكانوا يقنتون في الفجر؟ فقال أبوه: أي بني محدث وهو سعد بن طارق الأشجعي رواه الخمسة إلا أبا داود بإسناد جيد.

  • @cabdicasiisjaamac6156
    @cabdicasiisjaamac6156 4 года назад +1

    Fikardda kala go,ynta Soomaali weyn , shiikha kuma taageersani, lkn taarikh kle fara baden baa laga faa,idayaa!!

  • @amiincox6206
    @amiincox6206 4 года назад +2

    wakaa fikirkii diinta hoos loogu dhigay

  • @khaliilyaasiin3034
    @khaliilyaasiin3034 4 года назад

    lkin aniga waxaan hubaa in sh inu baaz mushaar u qoray max'ed macalin oo shekhu mushaar kaa qaadan hiray

    • @mos1954
      @mos1954 4 года назад

      Hadii aad hubtid arinkan koley anigu Ruux mowtan kama hadlikaree, Soo ma,ogid In Sheikh ibn baaz uu waxkasoobartay Sheikh Maxamed Asoomaal oo maka kuduugan.

    • @khaliilyaasiin3034
      @khaliilyaasiin3034 4 года назад

      asc aniga aad iyo aad ayaan uhubaa in sh innu baaz uqoray mushar sh maxamed macalin taas shaki kuma jiro

    • @mos1954
      @mos1954 4 года назад

      @@khaliilyaasiin3034
      Khaliil walaal inaad igudhaanto baa lagayaabaaye Sheikh Maxamed Macalin Sifiican maad utaqaanay? Hadii aad garaneysana koley Ruux 45 sano kaweyn baad igula Ekaankartaa!

    • @khaliilyaasiin3034
      @khaliilyaasiin3034 4 года назад

      walaal sh max'ed sheekh waan aqiinay darsigiisana waan dhagestay waqti kooban lkin xiriir gaar ahi nagama dhaxeynin

    • @mos1954
      @mos1954 4 года назад +1

      @@khaliilyaasiin3034
      Ok marka sideebaad ku ogaatay in wax lasiinjiray?

  • @noorhassan6973
    @noorhassan6973 4 года назад

    Sola dadkiisu Waa iga soo boodey wlh yacni guulwade aan biye ismarn

  • @hajiali1120
    @hajiali1120 4 года назад

    Mushkiloyinka waxaa ka mida ninka wax uusan ahayn is mooday waa saas ninkani hada ma shiikh baa haduu maalmo xarako fadhiida oo qabiil kaliya oo magaalada Hargeisa kaliya joogta .
    Miskiin

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 года назад

      Daarood wuxuu ahaa oday kabaha u tola Carabta gaar ahaan yemen xoolahana u qala kula yaabi maayo oo Midgaan ayaad ka sinji qabtaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @hajiali1120
      @hajiali1120 4 года назад

      @@mahamedaden7237 waa qayb liidnaantaada ka mida xataa qolo aan ahay ma taqaanid.
      Al muhim somalidu oday bay ku abtirsataa iyo insaankoo dhanba lakin isaaqu Habr buu galaaa saw ma ogid

    • @jaamackaasimkaasim7696
      @jaamackaasimkaasim7696 4 года назад

      Oo runta ayuu sheegay ee ma runta ayaad diidee?!! Wadanka Somalia waxaa dunshay wahaabiya cidii keentay qabiilkeeda waa la yaqaan

  • @kalabaydhjufa4604
    @kalabaydhjufa4604 4 года назад +1

    Kamarad duubuhu miyuu sakhransanaa,dhaqdhaqaaq badana kkkk

  • @abdirahmanmahmud5316
    @abdirahmanmahmud5316 4 года назад +1

    Balaaya kama horeyn ikhwan iyo wahaabi wakuwa carabi nagu saliday

  • @hajiali1120
    @hajiali1120 4 года назад

    Sheekh ma ahayn haduu xarako xubin ka noqday maaha inuu sheekh yahay .
    Qabyaalad iyo siyaad bare nacayb baa ka buuxday awal iyo hadaba

  • @bilalcali2060
    @bilalcali2060 4 года назад +2

    Show ninku sheekh loox tuuray weeyi

  • @abdirahmanmukhtar5710
    @abdirahmanmukhtar5710 4 года назад

    Arrinta uu ka hadlay haddii ay run tahay Shiikh Maxamed macallin xasan godob ayaa laga galay uusan filan karin qof laga og yahay waxa uu ka maray tafsiirki uu muqdisho ka akhrin jiray ! Allow waddada toosan na mari

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 4 года назад

      asc ninkani waaka public u sheegay
      way dafirilahaayaeen hadduu been ka sheegay xataa waxay garanwaayeen sheekhiii cilmaga Baray iney waxyar oo asxaan ugaalaan weliba sheekh wuu xanuunsanayey.

  • @hajiali1120
    @hajiali1120 4 года назад

    Gumaysi iyo qabsi baa ka guuxaya miskiin raga uu wada sheegayo waa Daarood kkkk cabdicasiis faarax lagu jiro iyo cabdiqadir nur faarax gacameey .
    Dadbay gaalaysiinayaan buu ku leeyahay asaguna Siyad barre ayuu gaalaysiinayaan.

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 года назад

      The Barre ragime was brutal dictator who couped the Democratic Somali government and really denied some of the Holly Quran scriptures puplically

  • @hajiali1120
    @hajiali1120 4 года назад

    Waa nin hadal caadifadaysan ku hadlaya oo qabyaalada yar ee somaliland nimadu ka qaaalib tahay

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 4 года назад

    Nin ingiriiscaabuda muxuu iisheegin

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 4 года назад

    Waxkasta oolaguukeeno Oodibadkayimi dhibkiisuuwataa

  • @awarsame9230
    @awarsame9230 4 года назад +2

    Cuqdad iyo aqoondarro ayuu hadlayaa.

    • @dolardaadiye8055
      @dolardaadiye8055 4 года назад +1

      Inaad doorod tahay shaki kuma jiro hhh

    • @abdirizakhussein1721
      @abdirizakhussein1721 4 года назад +3

      si cad oo tafatiran ayuu sheekhu u dhigay. Dhibaatada Wahaabiga waxey gabi ahaan qaadatey gayiga SOMALIA
      Madhabkan Wahaabiga waa asalka dhibaatada heysata aduunka iskaamka gaar ahaan soomaali.

  • @garaadfirane2914
    @garaadfirane2914 4 года назад +3

    Reer waqooyi Cuqdada haysaa daawo ma leh...
    ninkaasi bal eega waxuu leeyahay labada nin ba waa reer Hebel oo fikirka saxwada ahaa ee Somalia waxay ku taageerayeen Siyaad Barre.....
    Taasi waa been cad oo culumadii Saxwadu waxay ahaayeen raggii ugu horreeyey ee siyaad barre gaaleysiiya lana dagaalamey.
    Uuna xidhxidhey.

    • @abdullahahmad5635
      @abdullahahmad5635 4 года назад +1

      umada aflagaadada Ka daa oo Alle unoqo

    • @ahmedismail201
      @ahmedismail201 4 года назад +1

      Beenaale

    • @garaadfirane2914
      @garaadfirane2914 4 года назад

      @@abdullahahmad5635 Bal taariikhdaas baar oo ka soo hel meel culumadii saxwadu ay ku taageereen Siyaad Barre...
      Marka laga reebo shaqsiyaad kooban bulshada ku nool Waqooyi hadaad dhagaysato ama aad daawato hadallada ay ka sheegaan warbaahinta siyaasiyiinta, Aqoonyahanka, Odayaasha Dhaqanka iyo Bulshada caadiga ee waqooyi ku nool waad yaabin, waxaad is dhihi dadkaani miyeysan waligood arag meel bulsho kale ku nooshahay..

    • @abdullahahmad5635
      @abdullahahmad5635 4 года назад +1

      Waxaan Ku Huba inaanay calool xumo dadleh ahayn waxna aanay qarinba Karin ninkana taariikhda uu kawaramayo Hadaan wax cad u hayso daliilkeda la imo hadii kale umada Alle u aan sii yaan waa mashaakil intaad adigu sax ISU aragto umadana aad aflagadayso kolay aniga qof islaama oo xumaan iga mudani ma jiro

    • @garaadfirane2914
      @garaadfirane2914 4 года назад

      @@abdullahahmad5635 Walaalo anigu qeybka ma ogi oo Allaah ayaa og dadka quluubtooda.
      Lkn
      Waxa aan ka hadlayo waa waxyaabaha ay baahiyaan warbaahinta Soomaalida ka biloow Djibuty illaa NFD Kenya Soomaalida ku nool
      Hadaad daawato haddalladooda iyo siday u cabbiraan afkaartooda,
      walaalaha waqooyi ku nool wanaag kama muuqato niyad Sami toona.