Mansha Allaah,Sheikhu Ula Jeedada Uu Arimahan U Bayaaminayaa Sida Aniga Fikirkayga ah Walibana Aan Soo Daawaday Muxaadirooyin Midba Heer Marayso In Uu Dadka Fahmsiiyo In Dadka Aan Lama Jaro Habaabin Karin Dhinac Kasta Ha Laga Soo Maro e runtuna Tahay Run, ILAAHAY Ha Ka Abaal Mariyo Miisaanka Xasanaadkana Ha Ugu Daro
Masha allah sheikh mustafa haji ismail haruun waa sheikha aan ugu jacelahy dunida iyo ahmed dedet iyo zaki naik iyo sheikh said raage waa dad naftooda iyo waqtigooda galiyay faafinta iyo difaaca diinta islaamka allaha ha xafido
Sheikh Mustafe Allaha Ka Abaal Mariyo,Su'aal Ayaan Qabaa Ah.Tusaalaha Ah Microphone-ka in Cida Samaysay La Garan Karo Sifaadkeed, Waxaad Tiri In UU Bir Haystay In Uu Fiili Haystay Iyo Waxyaabo Kale Taasi Ma Ahan Sifaadka Cid Samaysay Ee Waa Waxyaabihii Uu Haystay, Kaliya Sifaadkiisa waxaa kamid ah In Uu Aqoon u Lahaa Samatnta Shaygaan
Alfurqaan, waxaan waydiin lahaa, qaybtii saddexaad, oo arrimo culus xambaarsaneyd, Big Bang, String theory iqk, way maqan tahay, ee walaal, ma soo gelin gartaan, fadlan? Kolley inaad soo geliseen ayey tusineysaa, laakiin haddana aad ka saarteen? Fadlan, farriin gaar ah iigu soo jawaab, haddii kalena halkan walaal. ASC.
Masha allaah sheikh Mustafa illaahey ha ku barakeeyo janadana ha kuugu bishaareeyo insha allaah
Jazakllaah khyr Aljazaa shiikh Mustafe 2024/6/25 ba dhammaysay xalaqooyinkan
Ilahey somali baa leh markasta melkasta ey jowgan
Ilahey inta umada nabi maxamed melkasta ey jowgan qalubtooda ha is waa fajiyo markasta 😊
Mansha Allaah,Sheikhu Ula Jeedada Uu Arimahan U Bayaaminayaa Sida Aniga Fikirkayga ah
Walibana Aan Soo Daawaday Muxaadirooyin Midba Heer Marayso
In Uu Dadka Fahmsiiyo In Dadka Aan Lama Jaro Habaabin Karin Dhinac Kasta Ha Laga Soo Maro e
runtuna Tahay Run,
ILAAHAY Ha Ka Abaal Mariyo Miisaanka Xasanaadkana Ha Ugu Daro
Hbh
Wll soomaalida qurbaha ayaa qaar noqdeen mulxidiin
@@axmedaxmed5455 haa waa runtaaa oo ayagoon diinta wax cilmi u lahayn ayaa shaki maskaxdooda la galiyey
Masha allah sheikh mustafa haji ismail haruun waa sheikha aan ugu jacelahy dunida iyo ahmed dedet iyo zaki naik iyo sheikh said raage waa dad naftooda iyo waqtigooda galiyay faafinta iyo difaaca diinta islaamka allaha ha xafido
Illaahay cilmigaa hakugu anfaco
Aamiin aaamiin yaa rabbi
mashaAllah the sheikh is deep! may Allah increase him the ilm and protect him.
Allah habarakeeyo shaykhana
Alxam dulilaahi rabil calamin ilahey ayaa ma hada iska leh markasta
alle ha ku xifdiyo sh mustafe Haaji ismaaciil Haaruun
masha Allah sh mustafe cimri dheeri iyo caafimad ku noolow
Sh Mustafe allaah ha kaa jasaa,isiiyo
axsan sheeekh culimada somalida ilaahay khayr badan ha siiyo
Thank you so much for your time sheikh
H
alle khyr sheekh hakusiiyo aakhiro iyo aduunyaba anagana hanu anfaco cilmigaad noosoojeedisay
AS WR WP SH.M.X.I ilaah ha kaa abaalmariyo anagana alallaha naga dhiga kuwa ku cimriqaata kana faa iideyta insha alaah.
After 5 year kadib ban like kusaaray
Watch With 1.25x Speed To Listen Smoothly and Save Time
Jazaa kalaah sheekh mustafe
❤❤❤😞🥹❤️🩹😭
sheekh mustafe 24 saar talow yaa yaqan òo ii sharaxa hadaan la kulmi lahaa waan waydiin lahaa iga gaadhsiiya khayr alle ha idin siiyee iga gaadhsìya
Bal an isku dayee sxb su'aasha ifahamsii. Ma waxaad kawadaa 24 hours halkee ka bilaabatay?
M.a
jizakumullaha khair Sh Mustafe Xaaji Ismaacii
sh mustafe alle ha xafido qaybta sadexaad na Halas galiyo fadlan
Jazakalah sheekh
Mashalah dhaamn taxanaha muxaadardn waan dhamestay !!
allaha idinka abaal mariyo inti ka qeyb qaadatay iney ii suurto gasho ina daawado video muhiimka ah iyo sheekh mustafe ba. mahadsanidiin walaalayaal
مؤمنين ma muslimiinba
Aqoon yahan iyo alle ma yaqaan siday isu qabanayaan
aqooni waa midad allh ku taqaano
Ilaah kheyr ha idinka siiyo walaalayaal muxaadaraadka muhiimka ah.
Muxaadarada 4aad miyaa ah tii 3aad mise qeybti 3aad wey maqan tahay?
Man sha allah, jizakallah sheekh mustafa
masha allah guul iyo gobonimo
khasuusi worldwithoutborders waa runtaa qaybta waa qayb aad u mihiim ah
Mashlh jazakallh
Thankyou
wa waa masha Allaha
Masha Allah
Sheikh Mustafe Allaha Ka Abaal Mariyo,Su'aal Ayaan Qabaa Ah.Tusaalaha Ah Microphone-ka in Cida Samaysay La Garan Karo Sifaadkeed, Waxaad Tiri In UU Bir Haystay In Uu Fiili Haystay Iyo Waxyaabo Kale Taasi Ma Ahan Sifaadka Cid Samaysay Ee Waa Waxyaabihii Uu Haystay, Kaliya Sifaadkiisa waxaa kamid ah In Uu Aqoon u Lahaa Samatnta Shaygaan
wuxu yiri waxaa kaloon garan karaa inuu heystey fiilo iyo bir iwm.
Ujeedada ka raaaac halmaan hadal kuma jireeee!!!
2020/decmber/21
Alfurqaan, waxaan waydiin lahaa, qaybtii saddexaad, oo arrimo culus xambaarsaneyd, Big Bang, String theory iqk, way maqan tahay, ee walaal, ma soo gelin gartaan, fadlan?
Kolley inaad soo geliseen ayey tusineysaa, laakiin haddana aad ka saarteen? Fadlan, farriin gaar ah iigu soo jawaab, haddii kalena halkan walaal. ASC.
sidaan uraadinaayey waan daaley.
+Khusuusi WoRLdwiThOuTBoRDerS Qeybta 4 ayaa ah midka sadaxad wey isku khaldeen
Qeybta 3aad waatan
ruclips.net/video/qUr8hyLYavM/видео.html
fadlan part3 halkee laga heli kara
Waa tan qaybtii saddexaad ruclips.net/video/qUr8hyLYavM/видео.html
lakiin waxan moodaa in part 3 ka maqan tahay meesha
Waa tan qaybtii saddexaad ruclips.net/video/qUr8hyLYavM/видео.html
5
Sxb weybta 3 aad way ku jirtaaa sxb
Qaybtii Afraad meeday.
MIMBUBA qeybta aad dawanaysa waa maxay lolz afaraad ayaaba dawanayna ugaas
Masha allah
Masha allah