Sheikh Xasan Daahir Aweys oo Fariin adag udiray Sheikh Abdirahmaan Bashiir iyo Sababta uu kuheysto

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 дек 2024

Комментарии • 28

  • @abdillahiahmed7705
    @abdillahiahmed7705 2 года назад

    Jazakum Allah . Ninkaasi waa ninkii inta uu khamiis wayn oo madow inta uu xidhay lahaa shareecadda islaamka ayaan u gadhiyaa maxkamad xèerka yaalaa yahay kii faransiiska isaga oon waxba laga waydiinayn waxa ka dhacaya maxkamada.

  • @abdulazizd
    @abdulazizd 2 года назад +3

    Sheekh bashir abdirahaman ka cillmi badan. Ilaa xad muxaadaro cajiba ayuu kugu jawaabay hadad dhageystay

  • @abdibashiir6445
    @abdibashiir6445 2 года назад

    Waa sax ilaahy hakaa abaal mariyo waanada aad usoo heedisay

  • @Noredin20
    @Noredin20 2 года назад +2

    Point waa kugu raacsanahay. Sheekh Cabdiraxman waxa uu ku jeesjeesa Lebiska identity Islaamka sida: cimaamada . Khamiiska . Xijaabka weyn ee jilbaabka.. sheekhas waa modern. Sax u sheeg in Islaamku Identity.

  • @Wrd-x8h
    @Wrd-x8h 2 года назад +2

    Soo kee ma aha al sheeydaka ahaa dhalin yaradi Somali god galiyay. Caqli xuma mooryaan ma hada shiikh Lees ka keen dhigaya.

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 2 года назад +1

    Khawaarij halakalahu sariican

  • @hassanmohamed5472
    @hassanmohamed5472 2 года назад +2

    قال النبي عليه الصلاة والسلام يحمل هذا العلم من كل خلف عدوله ينفون عنه تحريف الغالين واننتحال المبطلين وتاويل الجاهلين

  • @husseindirie531
    @husseindirie531 2 года назад

    xagjirnimada boos kuma lahan dunidan casriga ah, xagjirnimadu nooceey rabto ha ahaato. diin ama wadaniyad

  • @abdiroble2576
    @abdiroble2576 2 года назад +1

    Sh Xasan Daahir aweys
    Tallooyinkiisa ku socota Sh cabdiraxmaan
    1- noqo mudaalic shaqshaq leh
    2- ha noqon isbuunyo wax kasta soo nuugta markaa baxthi ( ciilmi baaris) samaynaysid.
    3- Soomaali waa Carab dhallada abtirsiimadooduna waxay gashaa Carab.
    Haku qaldamin midabka iyo luqada soomaalida.
    4-thaqaafada islaamigaa iyo tan galbeedka ha isku qaldin.
    5- soo kala cadaynta farqiga u dhaxeeya kufriga iyo bidcada.
    6- ogoow wixii uu Nabi muxamad CSW uu inooga tagay iyo dhalashadeena nasabka ah in aan illaalsanayno sidaa darteed soo cadee waxa inaga dhigay KUSH ( kushitic)
    Hadii cabdiraxmaan uu yahay OROMO ama CAFAR Soomaali la dhaqmayna ( is cadee ) horta cabdiraxmaanoow

  • @Noredin20
    @Noredin20 2 года назад

    Sax HA loo sheego Ninka CABDIRAXMAN Islaamku inuu leeyahay IDENTITY.. Jilbaabka in Allaah soo Rogay. Anbiyadii hore inay xidhan jireen khamiiska

  • @khadrahb7059
    @khadrahb7059 2 года назад

    A

  • @bashirxersi1986
    @bashirxersi1986 2 года назад +1

    Waa xanaaqi odeyga kkk

  • @abdiroble2576
    @abdiroble2576 2 года назад

    Qof hadii laga hello shuruudii Lagana
    Waayay mawaanicdii waa la kufrisiihaa. WAW

  • @hibonoura2923
    @hibonoura2923 2 года назад

    Cheikh wakhtiga lasocdda weeyin ku islam ah ma aha. Fikirkayga weeyin.

  • @abdifarah4031
    @abdifarah4031 2 года назад

    Cabdiraxmaan waa shiikh dimoqaradi ah

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 2 года назад +4

    Adiga yaa dadka wakiil kaaga dhigay,goormaa ilaahay kuu dhiibay liiska dadka lagu gaaleysiiyo.

    • @mawjama831
      @mawjama831 2 года назад +2

      ilaahay baa ka dhigay.
      العلماء ورثت الانبياء.
      Culumadu waa kuwa dhaxlay ambiyada.
      Sheekh Xasan Daahir Aweys wuxuu xabsi ugu jiraa, waa diinta difaaceeda, sh. Cabdiraxman Bashiirna Canada buu diintiisii ka gatay.

    • @daruurcuratay1969
      @daruurcuratay1969 2 года назад

      @@mawjama831
      Ma dadka in uu caayo ayuu nabiga ka dhaxlay xasan daahir. War ninkaa waxa uu ku hadlau diin maaha,dadkii uu dhiigooda daadiyay ee muslimka ahaa maxaad ka tiri,diin iyo ninkaa shaqo iskuma lehe.

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 2 года назад

      @@daruurcuratay1969 ka xijabka diday aba khafifiyay aya ka daran wll

    • @daruurcuratay1969
      @daruurcuratay1969 2 года назад

      @@ugbadomar5881 xijaab ma diidin sheekh cabdiraxman bashiir,waa been walaale.

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 2 года назад

      @@daruurcuratay1969 wu khafifiyay ayadu saw mid way may shegin o sicad Umay shegin muxu u yidhi wa Dirac doraca wa la xidha e ma madax aya lagaso rariciya يا ايها نبي قلي أزواج وبناتك وإنساء المومنين يدنيهن عليهن مجلابيبهن

  • @xamsecabdi4053
    @xamsecabdi4053 2 года назад

    Xaal xaal kaxishoo gabdhaha somaliyed

  • @AbuThabit-q3c
    @AbuThabit-q3c 2 года назад

    Adiga sharafti sheikha ayad ku tumatey,ee iska amuus,dhagar qaabe.

  • @ibrahimjibrile9606
    @ibrahimjibrile9606 2 года назад +1

    Kkkkkkk

  • @abdiroble2576
    @abdiroble2576 2 года назад

    SHEEKHU SHOW CAADI MAAHA
    Wuu garramayaa
    “” Maskax isbuunyaa oo wax kasta soo nuugee. Mudaalic aan shaqshaq lahayn“” LOL

  • @Ali-xk1wr
    @Ali-xk1wr 2 года назад

    xasan daahir waa dhiigya cab , xabsi inuu ka dhex hadlo ma ahan