Madsanid ash Kishki. Si kastaba xaaladdu ha ahaatee, caydu kuma fiicna dooda ikhyaarta. Waxaan rajaynayaa in la joojiyo afkarta nacaybka iyo dilka ku baaqaysa, oo uu ku caanbaxay Sh Xasan Daahir. Afkaartaas waan aragnay natiijadeedii. Waxaa u danbeeyay, Sh Abdinaasir Xaaji Axmed.
Xadiithkaan inta aan arkay anigu waxaa ku qoran inuu yahay xadiith sugan. Bal qofkii wax akhriyi kara ha fiiriyo kutubtaan: - [عن أبي بن كعب:] من تعزّى بعزاءِ الجاهليةِ فأعضوهُ ولا تُكِنوا السخاوي (ت ٩٠٢)، الأجوبة المرضية ٢/٦٢٣ • [روي من طرق] • أخرجه النسائي في «السنن الكبرى» (٨٨٦٤)، وأحمد (٢١٢٣٤) واللفظ له ٢- [عن أبي بن كعب:] من تعزّى بعزاءِ الجاهليةِ فأَعِضُّوه ولا تكنُوه الألباني (ت ١٤٢٠)، صحيح الأدب المفرد ٧٤١ • صحيح • أخرجه النسائي في «السنن الكبرى» (٨٨٦٤)، وأحمد (٢١٢٣٤) واللفظ له • شرح رواية أخرى ٣- مَن تعزّى بعزاءِ الجاهليةِ فأعِضُّوه بهَنِّ أبيه ولا تُكنُّوا محمد المناوي (ت ٨٠٣)، تخريج أحاديث المصابيح ٤/٢٦٧ • رجاله موثقون • شرح رواية أخرى ٤- [عن أبي بن كعب:] من تعزّى بعزاءِ الجاهليَّةِ فأعضُّوهُ هَنَ أبيهِ ولا تَكْنوا ابن حجر العسقلاني (ت ٨٥٢)، تخريج مشكاة المصابيح ٤/٤٠٤ • [حسن كما قال في المقدمة] • أخرجه النسائي في «السنن الكبرى» (٨٨٦٤) واللفظ له، وأحمد (٢١٢٣٤) • شرح رواية أخرى ٥- [عن أبي بن كعب:] من تعزّى بعزاءِ الجاهليَّةِ فأعِضُّوهُ بِهَنِ أبيهِ ولا تُكنُّوا ابن باز (ت ١٤١٩)، الفوائد العلمية من الدروس البازية ٧/٢٠٦ • حسن • شرح رواية أخرى
Subxaana Allaah 😭 Xasan Daahir Aweys waa Wahabi ma ka xishood inay wax walbo ku hadlaan,Xadiith maahan wuxu sheegay Nebiga CSW ayey ka been abuurtaan mar walbo
Ma ogi meeshaad Ka keentay salaanta waraxmatullaahi tacaaaaaaaaaaaaaaalaaaaaaa, tacaaaaaaaaaaaaaalaaaaaa wabarakaakuhu
((Allahu”Albaar)) Masha Allah sheikh Abduqaadir Mahadsanid brother keep going 👍
,هداك الله إلى صراطه المستقيم
Allaahu akbar
Sheikh Abduqaadir Su’aashaan Iiga soo jawaab Waxaan dhameeyey Kitaabka Hingaada Waxaan Ka loon dhameyey Qur’aanka kariimka Xaga aqriska by Online WAXAANA Ibarra sheikh Imaam Masti ah by Online Musxaf shariif Hadaba Macaan bartaa Oo aan ku c CG ijiyaa? Mahadsanid
Maansha Allah Tabaarakalah
Wll Allah ha kuxifidiyo ee halkaa kasii wat oo hakatalin barashada cilmiga
Muslimiinta meel ay joogaaba Allaha xifdiyo
Faylasuuf Allah yaxfadak ilxun kuma aragto
الله يبارك فيك
LIKE
Walaalkayoow Ilaahay Hakubarakeeyo waxaaaTahay Nin Cadaalad Iyo indhagared Kuu qiray Adigga
Asc sh hadda kahor waxan maqlay inuu ibliis uu yaabay!!!
Wxuu ka yaabay ficillada
Fircoon!!!!
Hadda annagoo caamadi ah waxaan kayaabnay
Culumo isku sheegga
Daahir aweys Iyo qaar Kloo badan!!!!
Haddaan nahay caammadii
Waxaan u aragnaa
Cawaan aan caqli lahayn
Madsanid ash Kishki. Si kastaba xaaladdu ha ahaatee, caydu kuma fiicna dooda ikhyaarta. Waxaan rajaynayaa in la joojiyo afkarta nacaybka iyo dilka ku baaqaysa, oo uu ku caanbaxay Sh Xasan Daahir. Afkaartaas waan aragnay natiijadeedii. Waxaa u danbeeyay, Sh Abdinaasir Xaaji Axmed.
Aad bn ku taagera sheekh
Share
Xadiithkaan inta aan arkay anigu waxaa ku qoran inuu yahay xadiith sugan. Bal qofkii wax akhriyi kara ha fiiriyo kutubtaan:
- [عن أبي بن كعب:] من تعزّى بعزاءِ الجاهليةِ فأعضوهُ ولا تُكِنوا
السخاوي (ت ٩٠٢)، الأجوبة المرضية ٢/٦٢٣ • [روي من طرق] • أخرجه النسائي في «السنن الكبرى» (٨٨٦٤)، وأحمد (٢١٢٣٤) واللفظ له
٢- [عن أبي بن كعب:] من تعزّى بعزاءِ الجاهليةِ فأَعِضُّوه ولا تكنُوه
الألباني (ت ١٤٢٠)، صحيح الأدب المفرد ٧٤١ • صحيح • أخرجه النسائي في «السنن الكبرى» (٨٨٦٤)، وأحمد (٢١٢٣٤) واللفظ له • شرح رواية أخرى
٣- مَن تعزّى بعزاءِ الجاهليةِ فأعِضُّوه بهَنِّ أبيه ولا تُكنُّوا
محمد المناوي (ت ٨٠٣)، تخريج أحاديث المصابيح ٤/٢٦٧ • رجاله موثقون • شرح رواية أخرى
٤- [عن أبي بن كعب:] من تعزّى بعزاءِ الجاهليَّةِ فأعضُّوهُ هَنَ أبيهِ ولا تَكْنوا
ابن حجر العسقلاني (ت ٨٥٢)، تخريج مشكاة المصابيح ٤/٤٠٤ • [حسن كما قال في المقدمة] • أخرجه النسائي في «السنن الكبرى» (٨٨٦٤) واللفظ له، وأحمد (٢١٢٣٤) • شرح رواية أخرى
٥- [عن أبي بن كعب:] من تعزّى بعزاءِ الجاهليَّةِ فأعِضُّوهُ بِهَنِ أبيهِ ولا تُكنُّوا
ابن باز (ت ١٤١٩)، الفوائد العلمية من الدروس البازية ٧/٢٠٦ • حسن • شرح رواية أخرى
Salalaahhu calayhi wasalam
LOVES
Subxaana Allaah 😭 Xasan Daahir Aweys waa Wahabi ma ka xishood inay wax walbo ku hadlaan,Xadiith maahan wuxu sheegay Nebiga CSW ayey ka been abuurtaan mar walbo
War ninkaan ma waalan yahay muxuu kuhadlaayaa bismillaahi raxmaani raxiim
LIVES
Aad baan kuu daa geeraraa sh cabduqaadir kishki anoo ah nin christan ah
Kkkkkkkkkkkkkkk war maxaad taageertaa Nabi geena muxuu karabaa hada
LIVE
Hadey muslimiintu Qur, aankooda qabsan lahaayeen wareerkaanba muu dhaceen. Mrkuu Nabigu scw yiri yaan xadiis la iga qorin wxn buu ogaa.
Adigaaba war haya, Xagee buu ku yiri Nebigu scw xadiis yaan la iga qoran, wax ticraac ah hadaad bixin karto?
Facebook
Away maxakamadu
FacebookS
Maxkamada looma dhamo
Waar adigu hadaad maxkamad qaadayso maxaad 2da nin dood cilmiyeed ugu qaban weydey Xukum Daauud baad meesha lansoo fadhidaa nin walba waxaad weydiin lahayd hadalkuu yidhi ayaad odhan lahayd maxaad uga jeeday ninka kalena wuu is difaaci lahaa lakin adoo garab saaraya ayaad la soo fadhidaa waa Maxkamad
qaadhii garta marka aad galeeyso labada qof hkala xoigsan hortainta aannan dhagaysan jawaabbtaaada hordhaca ayaad kukala ee xatay
Been aan la dhgaysan karayn.