Shiicada Sh. Abdirahman Bashir

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Shiicada Sh. Abdirahman Bashir

Комментарии • 37

  • @yacquubismail9430
    @yacquubismail9430 9 лет назад +1

    Jazakallahu khair sheekh sida waafiga aad nagu faahfaahisay xaqa & baadilka alle ha duleeyo shiicada sharkoogana ha inaga qabto dadkan somalida comment bixinaya waxan leeyahy war ilaahay ka baqa oo diinta barta wax la isku hayaa caqiido mabda runtii isku mabda ma aaminsanin allow xaqa na tusi oo qalbikeena ku sug oo sharwadayaasha naga qabo ameen !!

  • @abdihanad2977
    @abdihanad2977 8 лет назад +1

    mohmuud dhuhul wan ku aqaana inaad masiixi tahay gaal ah meel walba oo masiixiyo iyo shiico lagaga hadlayo wad jogta shaydaan ayad imaanka allah ku maa soo ceeliyo lacag bad ku doorsatay imankagi iyo diintadi ee culimaada maa shaydankaga kusoo diraay soomaali gaaal ah waaligay markan arkay mohmuud dhuhul aya ugu hooreyey allah yabanahay

  • @ahmednorabdullahi8545
    @ahmednorabdullahi8545 9 лет назад +2

    Insha'allaah aduun iyo aaqiro shiico cadab iyo dullinimo ayay kunolan donan. Ilahay ayan kabaryay in uu cadab adak galiyo shiico wayo waxay lacnadan hoyadena iyo dadki dinta nasogarsiyay

    • @ahmedyusuf9588
      @ahmedyusuf9588 2 года назад

      Abubakar aya cadaab ku jiro iyo cumar bin khadan kuwaaas xligaam maalikta ayaa bir madax iku garaceso

  • @Ahmedomar-ei6de
    @Ahmedomar-ei6de 9 лет назад +1

    Sheekha wayr allaha siiyo

  • @mahadahmedjama5747
    @mahadahmedjama5747 9 лет назад +3

    dhuxul waad hurdeysaa hurdada ka kac culimada kaa ag dhow weydii wixii suaalo ku saabsan shiicada & aduunka maanta

  • @khadrasalebaan2080
    @khadrasalebaan2080 8 лет назад +1

    masha allaah

  • @beautyofislam8253
    @beautyofislam8253 6 лет назад +1

    Ilaah waxan ka baryaa in xaqa nagu sugo iyo towxiidka xaqa ah. Shiiciida imaamyaasha ayey tuukan ilaah swt surah ghafir ayah 60. Wuxuu yidhi Eebehiin i barya aan idiin ajiibee, (aqbalee) kuwa iska weyneeya cibaadadayda waxay gali doonaan naarta jahannamo, iyagoo dulles an. Ilaah kaligiis tuug cibaadadana halawadaajin.. Waxaa kale. Ilaah swt surah kahf waxuu ku dhahay ayah 110 asago nabi mahammed csw la hadlaayo. waxaad dhahdaa waxaan uun ahay anigu bashar (dad) idinkoo kale ah, waxaa laywaxyooday in uun yahay ilaahiin ilaah kaliya, ruuxiise dooni la kulanka Eebihiis ha falo camal fiican, yuuna la wadaajinna cibaadada Eebihiis cida.

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali8692 5 лет назад

    Show culimadeenu reerki nebiga scww way kaso horjeedaan waanay hafraan taariikhdoodi waanay xaqiraan makuwasan aamini jirney Ilaahba umaqan umatul islaam wa diinu nebiyuna Muhammad scww wa alihi

  • @ilyas9555
    @ilyas9555 5 лет назад +1

    Ninka Maxamuud Dhuxul soo qortay waa shiica waad u jeedaan warkiisa iska daaya. nin amaanaaya dad hooyooyinkeena caaynaaya iyo asaxaabada qaasatan Cumar iyo abuubakar rc.
    Ninka amaanaaya inuu lamid yahay shiicada shaki maa idiinka jira?.
    Shiicada iyo gaalada, gaalada ayaa dhaanta ileen gaalada asaxaabada ma caayaan.
    sheekh Cabdiraxmaan ALLAAH xafido.

  • @ismailmuse3543
    @ismailmuse3543 9 лет назад +1

    illaahow culimada nooda

  • @abdirazakahmed4692
    @abdirazakahmed4692 5 месяцев назад

    Shiico waa gaalo muslim meelna kama soo galaan

  • @abdirahmanbarre3550
    @abdirahmanbarre3550 3 года назад +1

    Lacnatullaah
    Kadaab
    Aan waxba aqoon

  • @dirirdirie1
    @dirirdirie1 9 лет назад

    WAXAAD TAHAY FIDNO WADE EE ILAAH KABAQ FIDNADANA SOMALIDA KA DAA

  • @alimurtaza6634
    @alimurtaza6634 9 лет назад +2

    SHIICO WAA 100% MUSLIMIIN.. JAAHIL AN WAX AKHRIN OO SACUUDIGA MASKADA KA HAYSATO AYUNBA AAMINSAN INAY GAALO YIHIN.

  • @alidadwanaaje5749
    @alidadwanaaje5749 8 лет назад +1

    CULIMMADDA SUNNIGU: DHAMMAANTOOD KUWIIHORE IYO KUWA MAANTA WAXAY ISKU RAACEEN INAY GAALLOOBEEN OO GAALLO YIHIIN WADAADA SHIICADA DHAMMAANTOOD,LAKIIN DADKOODA , CULLIMMADEENU WAY ISKU KHILAAFEEN ,QAAR WAXAY YIDHAAHEEN WAA MUSLIMIIN QAARNA WAA GAALLO ,SIDAAS BAALOOBADINAYAA, WAAYO WAY OGYIHIIN DIINNTA SUNNIGA INEY XAQTAHAY OO SAXTAHAY.

  • @calixirsi7856
    @calixirsi7856 8 лет назад +1

    cali mumtaaz iyo dhuxul waxay u hadlayaan sidii inay yihiin shiico oo aaminsan in quraanku kala dhiman yahay , hadaba shiicadu way ka fogyihiin islaamnimada waxay caayaan dhamaan saxaabada , umahaatulmuuminiin iyo cidkastoo ka hadasha islaamnimada.

  • @mahmudxaniif1039
    @mahmudxaniif1039 8 лет назад +1

    shiyacada waa kuwii layayay xasan iyo xussen wana fusaqa

  • @user-nm3fl6ps4v
    @user-nm3fl6ps4v 7 месяцев назад

    Nacaybka carabta ayaa wadda waayo waxay gaadhern in ay ku tilmaamaan gaalo.

  • @dirirdirie1
    @dirirdirie1 9 лет назад +1

    HADDAAD ILAAH KABAQEYSO RUNTA KASHEEG SHIICO WAXA LAYIRAAHDO IYO IN AY YIHIIN DADKII RAACAY "AHLUBAYTKA RASUULKA" IDINKUNA AAD TIHIIN KUWII RAACAY KUWII LAAYAY AHLUBAYTKA RASUULKA

  • @hawiyebitchestheylikeblack5196
    @hawiyebitchestheylikeblack5196 8 лет назад

    shiicada waa shaydamo...gaalnimocadkusugan

  • @caynanali2660
    @caynanali2660 9 лет назад +1

    Ahlubayt ka yaa laayay mashiico mise suni? Ayaa ugar gaaray hore ilaa maanta ? Ayaan ogolayn in xaqooda laga hadlo... Fiiro.Saxaabada iyo umahaatul mu miniin dhamaan cidii wax ka sheegta Waa dambi wayn ceeb maleh (Rc)

  • @HusseinAdan-tx7li
    @HusseinAdan-tx7li 8 лет назад

    shiicada waa dadka dhumay

  • @kalasaaremaxamud1187
    @kalasaaremaxamud1187 8 лет назад +1

    Dhuxul ma shiicaa tahy adu kuwa nacldaaaya abubakr cumar iyo cismaaan waad ku taxbiisataa miyaaa

  • @dirirdirie1
    @dirirdirie1 9 лет назад +2

    WAXA AAD KA HADLEYSO WAA SOCIOLOGY EE DIIN MAAHA SHIICO WAA MUSLIMIIN EE FIDNADA KADAA ISLAAMKA DHEXDIISA WAA HADAAD ILAAH KABAQEYSO

    • @ilyas9555
      @ilyas9555 5 лет назад

      shiicada waa gaalo aan geed looga gaban. galada ayaa dhaanta. adiga la mid baad tahay