جزاك الله خيرًا يا شيخ على إخلاصك في توضيح حقيقة ديننا الجميل. إن حكمتك وإرشادك ينيران الطريق للكثيرين، ويذكراننا بجوهر الإسلام وقيمه الخالدة. نسأل الله أن يزيدك علمًا، وأن يرزقك الإخلاص في جهودك، وأن يقويك على الاستمرار في نشر الحق بوضوح ورحمة.
Wahaabiyada waxaa sameeyay Ingiriiska si dowladii cusmaaniyiinta loogu Dumiyo marka waa mashruuc rer galbeedka islaamka dhexdooda ku beereen marka muslin maluku Tilmaami karaa😊
Qofkii xadiithka nabiga NNKH sheego ma Wahaabiyaa? Qof aan qaldamin ma jiro wixii qalad sheeg. Sifooyinka Allah SWT Quraanka aa lagu sheegay. 99 Magaca Allah.

I can't wait Casharka soo socdo.Maasha Allah si fiican ayaad noo fahansiisay mawduucaan.
شكرا شيخ بتبيينك على عقيدة المسلمين وتصريحك على معتقد أهل الحقّ وقد فرحنا بك جدا
Masha allaah
Kkkkkkkkkkkkkkk war heedhee xagee u socotaa war cilmigii xagee kula aaday yaarabi bismillaahi raxmaani raxiim yaarabi
Gaalo iyo dad bilaa diinta ah maxaad daliisha uga soo qaadanay saa
Nimankan gaalada ah ee aad aragtooda aad noogayso ma wax kale oo aad sheegto baad weyday
shiikh kashkiyow munaafaq nimadii maka soo laabatay iyo liidida diinta islaamka
Wahaboyo ilen duulkena maha sheik waxad kasohada shaa isbuca dambe tarikhada bani umaya cod sigas nootix galiy tarikhdas waku wareraye qofkasta waxbu kasheegaye adin waxna kudarin waxna kadhimin sheekh
Wahaabiyada waxaa sameeyay Ingiriiska si dowladii cusmaaniyiinta loogu Dumiyo marka waa mashruuc rer galbeedka islaamka dhexdooda ku beereen marka muslin maluku Tilmaami karaa😊
Qofkii xadiithka nabiga NNKH sheego ma Wahaabiyaa? Qof aan qaldamin ma jiro wixii qalad sheeg. Sifooyinka Allah SWT Quraanka aa lagu sheegay. 99 Magaca Allah.
Maxad la xanaaqdaan kkk
هناك فرق بين الجسم والشي.....يااخي اعدل هو خير لك
Miitaaladiisa dhamaan gaalo ayuu ka sooqaataa wadaadkan ee muslimiinta miitalo malaha miyaa
Markay noqoto Asmaa'da iyo Sifaadka Ilaahey, qalbigeyga wuxu raacsanyahay Suufida, wixii kasoo haray oo Caqiida ahna, qalbigeyga wuxuu raacsanyahay Salafiyiinta. Allow xaqa natusi, naga dhig kuwo raaca, naguna oofso wadadiisa.
Wll asmaada iyo sifaadka wlhi nusuusta hadaad fiiriso salafiyiinta baa 100mar saxan nimankani caqligoodii bay kitaabka iyo sunnada ka saramariyeen
Adigu salaf iyo suufiyo iskadhaafoo Quraanka iyo xadiithta akhri Oo fahan Asxaabtii iyo salafkii say u fahmeena u akhriso Oo fiiri .
Xaqa Raac Raga Haraacine
@@AbdiMahamed-tr2wj Ilaahey xaqa ha ina tuso , oo ha inaga dhigo kuwo raaca
@@JabaneSulaymaan Quraanka iyo Sunaha layskuma heysto, ee waxa la isku heysto waa fahanka.