Re Garissa Oo Difaacay Farah Malim Fariina Adagna U Diray Xisbiga Wiper Ee Aqoonsiga Kala Laabatay.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 сен 2024
  • The residents of Garissa have deliberated on the Farah Malim issue and have conveyed a powerful message to the Wiper party.

Комментарии • 225

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Месяц назад +16

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamacadan2200
    @jamacadan2200 Месяц назад +2

    Guuleyso farah moalim wax qalad ah kuma hadlin oo waa nin shacaabka somaaliyed ey garab tagan yihiin shacaab somaaliyeed ee Kenya, guul farah moallim insha allah

  • @iqrayussufhassan8224
    @iqrayussufhassan8224 Месяц назад +9

    Mashaallah tabarakallah gasiyadi slmalida waye

  • @SALATDUALE
    @SALATDUALE Месяц назад +11

    Kenya's should understand that information from our elders

  • @AliMohamed-vj8uj
    @AliMohamed-vj8uj Месяц назад +2

    Viva farah macalin hogaamiye ruuxiga ❤❤❤❤

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 Месяц назад +3

    waa runtaa maa shaa allaah runtaa sheegtay mahadsanid caafimaad baan kuurajaynayaa aamiin aamiin mahadsanid guul farah macalin

  • @user-zr1kg8sq8s
    @user-zr1kg8sq8s Месяц назад +2

    Farah Moalim next Kenya President.🌍🇸🇴🇱🇺✍️🌺🌻🌺🐟🐟🐟🐟🌍

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 Месяц назад +2

    Masha Allah Farah dhamaanteen waan jecelnahay

  • @MaxamedTawakal-fb2zs
    @MaxamedTawakal-fb2zs Месяц назад +1

    Maamshaa Allah guul iyo gobanomo mudane farax geesiga birta ah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-zr1kg8sq8s
    @user-zr1kg8sq8s Месяц назад +3

    Viva Faarax Macalinka Afrika 🌍🇸🇴🇱🇺👊✍️

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 Месяц назад +3

    Geesiga farax macalin kuwa tabtaa waa eedi donana insha Allah.

  • @mustafaali7560
    @mustafaali7560 Месяц назад +9

    Yes ur guys right thank you

  • @hassanosman4236
    @hassanosman4236 Месяц назад

    Very good statements from our elders

  • @user-yn1kt6uh9v
    @user-yn1kt6uh9v Месяц назад +3

    Dhamaan soomaali Dhan ayaa taageerasan mundane faaraxa macali geesiga soomaliyeed oo u taagan wada jiraka soomaliya meel kasata Oon joogono guuleyaso walaalken inashallahu aamiin aamiin Yaa rabi illahay ha ka badbaadiyo sharakooda

  • @maxamednadiir753
    @maxamednadiir753 Месяц назад +19

    Waa run dadka loojeedo Faarax ma ahan waa Somali north east

    • @mcnncm1318
      @mcnncm1318 Месяц назад +1

      Farah maalim silent killer

  • @abdihakimhared5312
    @abdihakimhared5312 Месяц назад +1

    Farah moalim is our leader

  • @yacqubsheikh5378
    @yacqubsheikh5378 Месяц назад +4

    Congratulations 🎊
    Reer Garissa
    My Homeland

  • @shukrisalah6790
    @shukrisalah6790 Месяц назад +3

    Maansha Allah my people in Kenya and viva my uncle faarah macalin bashir

  • @user-ft7in5im9d
    @user-ft7in5im9d Месяц назад +2

    Farah malin is the best

  • @aminaaadan6620
    @aminaaadan6620 Месяц назад +2

    Yes farax macalin guuuuuuuuuuuuuulll❤❤❤❤❤

  • @HooyoMcn-yd4cm
    @HooyoMcn-yd4cm Месяц назад +3

    Viva Farah maalim💪💪

  • @fadumohasan3897
    @fadumohasan3897 Месяц назад

    Farah macalin guul guul illahay ha qabto cadowgiiso❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @xamudxaji6094
    @xamudxaji6094 Месяц назад +2

    Farah juu

  • @user-pm6tw8mw1k
    @user-pm6tw8mw1k Месяц назад +1

    Masha allah❤❤❤

  • @user-cv1gh2vk1r
    @user-cv1gh2vk1r Месяц назад +1

    Guullll

  • @user-sk5je4tu7n
    @user-sk5je4tu7n Месяц назад +1

    Xizbi idinka ad lee dihin mad samey sameysatan somalida Kenya ahaan hadi kale weligin gumeysi un bad ku jireysan🇸🇴❤️🇸🇴

  • @iqrayussufhassan8224
    @iqrayussufhassan8224 Месяц назад +3

    Farah maalin guleyso waliga

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv Месяц назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahaddeis6011
    @mahaddeis6011 Месяц назад

    Farah ma, alin he is the speaker of somali kenyan so

  • @massiysomalimohamed2027
    @massiysomalimohamed2027 Месяц назад +1

    FARAX MACALIN IS HERO

  • @abdihakimhared5312
    @abdihakimhared5312 Месяц назад

    Manshallah Tarakallah

  • @KIDOXGAMING
    @KIDOXGAMING Месяц назад +1

    Gesiga geska afrika cadowgaga hajabo amiin

  • @user-vi5rq1qc2u
    @user-vi5rq1qc2u Месяц назад +1

    Yes ❤❤❤❤

  • @nasseromar4986
    @nasseromar4986 Месяц назад

    Ibrahim ali hassan(xeydar), masha'Allah,

  • @abdiares-rx7hq
    @abdiares-rx7hq Месяц назад +1

    There will be no room for wiper in northern Kenya

  • @fadumoabdulkadir1388
    @fadumoabdulkadir1388 Месяц назад

    Masha Allah farax wa nin dacad ah oo na jecel dadkisa ❤❤❤❤❤

  • @sheikhharun7310
    @sheikhharun7310 Месяц назад +1

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @HussenMohamed-ow9nx
    @HussenMohamed-ow9nx Месяц назад

    Masha Allah qer allaha idinsiyo

  • @habbibaahmed8367
    @habbibaahmed8367 Месяц назад

    Guul.faraxa.macali.waa.geesi.

  • @TheTrendyTypist
    @TheTrendyTypist Месяц назад +1

    Mimi ni Msomali na nimesikiza video na amesema yote.. akitoa farah ithinka orda Qabil kashaqeystaa hamujui siasa

  • @Xasan_cade
    @Xasan_cade Месяц назад

    Farah, mwalimu, ni mtu ambaye amefanya mengi kwa ajili ya Kenya❤

  • @user-pi9ku6st5v
    @user-pi9ku6st5v Месяц назад

    Farah maalim haja SEMA watu 5000per day anasema badala ya 5000 iuwawe tuongee juu ya meza farah maalim Hana makosa kabisa he is a good father he is a good leader by Dhuxul habasweine

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Месяц назад

    Alshabaab

  • @fe8445
    @fe8445 Месяц назад +1

    There are top Kenyan leaders and commentators who consider an insult to them to see a Somali holding a high office in Kenya. They ignore that a Somali is an integral part of Kenyan nation.

    • @user-kd6nr4hz7n
      @user-kd6nr4hz7n Месяц назад

      Alaha jabiyo kenya iyo itoobiya intay dhulkeena gacanta kula allahuma aamiin

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Месяц назад

    Absolutely

  • @mulkimahdi9385
    @mulkimahdi9385 Месяц назад +5

    Guuulaysta gesiyaasha somaliyeed

  • @hibogeedi8498
    @hibogeedi8498 Месяц назад +1

    Farah macalin ma uu san sheegin xumaan cariirta Kenya waa caruurtisii ha LOO soo celiyo xilkiisii

  • @MohamudHirey
    @MohamudHirey Месяц назад

    None Darod Kenyans somalis who were colonial informers known as the "cowboys" in Nairobi.
    Farah is Kenyan patriot

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 Месяц назад +1

    Halka nin ee difaaca ah OO Somali leedahay hadii la difaaci waayo faarah macalin sharafta somalia way dhimaty sharafteeda qaas ahaan waqooyi bari

  • @MohamedSaladmohamoudMoha
    @MohamedSaladmohamoudMoha Месяц назад +1

    Viva. Farad macklin. Isha. Allah

  • @abdihakimhared5312
    @abdihakimhared5312 Месяц назад

    Mweheshimwa Farah moalim ni mtu ya ukweli pia ni majo ya umma sanasana Mkenya wote

  • @hussainomar1729
    @hussainomar1729 Месяц назад

    There is documentary evidence what Farah Maalim said and whatever anyone says will not change the facts
    This so called elders are making fool of themselves.
    There is no way Farah can be misquoted.

  • @azadmohawi6095
    @azadmohawi6095 Месяц назад +5

    I am wondering why Garissa county leaders are not talking about the matters of their own people, such as FARAX MACALIN AND NOOR DIIN HAJI? Ma waxay qadarinayaan shisheeyaha mise arimo qabyaaladeysan ayaa ka dhaxjirta meesha.

    • @munaabdi9626
      @munaabdi9626 Месяц назад +1

      Walaal qabyaalad meeshan ma taal ree gariss waa one family

    • @azadmohawi6095
      @azadmohawi6095 Месяц назад

      @munaabdi9626 will be more beautiful haday one family noqon lahayen, lkn waxaan hada arko even is more than 4 families.

    • @Xaswawa-rz2et
      @Xaswawa-rz2et Месяц назад

      Difaaca Faarax miyaad ka xun tahay?
      Maxaa ku gubaaya?

  • @mahamedkalif6301
    @mahamedkalif6301 Месяц назад +1

    Halyay Farax Macalin wa lama taabtaan G/xisbigu ha Ka noqdo Goaankii

  • @maxamednadiir753
    @maxamednadiir753 Месяц назад +2

    Waad lasoo daahdeen jawaabta Dadki la aayay tuugadi laysay dukaamadi labobay yaa loohaystaa hadal lasoojarjaray

  • @user-wh5mr4tr8u
    @user-wh5mr4tr8u Месяц назад

    Uhuru should be jailed we know how he treated somalis kenyans all guilty politicals should go for court maalin is not sitting there begging kenyans taka taka kenyans

  • @justicedelayedisjusticeden6862
    @justicedelayedisjusticeden6862 Месяц назад +1

    Doqomo yohoow xisbiga wa galnimo ...alhamdulilahi deha ...xisbigina wa QURAN IYO SUNO .. DOWLAD ISLAM AH KUDUWAQA ....DEMOQRADIYO WA GALNIMO DOQOMO YOHOW ... NINKI SHARCI RABI KA BAXO WA GAAL ...QURANKA SHARCI IDIN AH ...

  • @user-bm8uy7ut4v
    @user-bm8uy7ut4v Месяц назад

    farax macaliin waa khaniiska daarood ugu wayn

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 Месяц назад +1

    Faarah dawaare waa in la difaacaa sharaftiisa

  • @HuseenMahamed-qd8jy
    @HuseenMahamed-qd8jy Месяц назад

    Asal ,saaas weeye ,guulaysta

  • @mohamedahmed-cn2si
    @mohamedahmed-cn2si Месяц назад

    Farah is there to stay

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 Месяц назад

    Guul Farah macalin

  • @habibaduale166
    @habibaduale166 Месяц назад

    Viva Farah malim

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Месяц назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂.ogadeen ogadeen kenyaa aniga leh 😂😂😂😂😂 caqli cagdheer

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Месяц назад

    Faarax macalin jaajuus ciilqabe qabiileyste cagdheer

  • @user-ci9uc3jf6t
    @user-ci9uc3jf6t Месяц назад +1

    Gesiyaal isu hiiliya

  • @abdirizaqyusuf4894
    @abdirizaqyusuf4894 Месяц назад

    Wawo waze wa oneye luga ya Kiswahili ili watu waelewe

  • @khaleeedgraphwise298
    @khaleeedgraphwise298 Месяц назад +1

    Somalis are the most tribal people yaaaaac

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg Месяц назад

    Caqligii somalid ayuun baaf hadasheen laakin waxay aheyd hadalkiisi wixii uu yidhi dadka kenyanka ah in aad ka raali gelisan dad u hadakisu dhibay

  • @siatbulle5893
    @siatbulle5893 Месяц назад

    Move to Ali Robas party nini nyinyi

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 Месяц назад

    Farah should say I'M SORRY.

  • @user-lr1gw8tk2h
    @user-lr1gw8tk2h Месяц назад

    insha Alah cid.wax.ku dhimi majirto Awowe

  • @MohamedDahir-hj2oq
    @MohamedDahir-hj2oq Месяц назад

    Daadab legislator hon Farah maalim, he was talking the gen z .he was speaking in kisomali he said it not wise for 5000 people to day.ciitizen tv who are not in good in somali translation they didn't translate well.hon Farah maalim is a stateman.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Месяц назад

    Nairobi waa la idinka eryaya qaxootiga cagdheer

  • @michealchangawa
    @michealchangawa Месяц назад

    Ongeeni kiswahili ama english

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu Месяц назад

    FAARAX WAA ISKU DIRKA REER KENYA YUU MATALAA QABIIL KU TAAGEREYSAN 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @MashaAlllahAlhamdullilah
    @MashaAlllahAlhamdullilah Месяц назад +2

    Meeshii laga soodoortay maxaa loogasoo hadliwaayey?

    • @SOMKENMEDIA
      @SOMKENMEDIA  Месяц назад +1

      Caasimada la jooga oo loo dhanyahay waxa hadlayana re dadab kali ma aha waa re Garissa kuli walaal

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Месяц назад

    Farah maalim mafia silent killer

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Месяц назад

    Farah maalim silent killer

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Месяц назад

    Farah maalim. nuradin haji. adan barre mafia silent killer

  • @abdiali319
    @abdiali319 Месяц назад

    Waa Afhayeenka Daaroodka. Wuu deb in yahay. Suuqa haloo diro.

  • @eriminahmshai
    @eriminahmshai Месяц назад

    Sasa mnaongea lugha gani jamani sijaelewa mimi

  • @siatbulle5893
    @siatbulle5893 Месяц назад

    Ali Roba uguura ❤

  • @maryanmohamed9598
    @maryanmohamed9598 Месяц назад

    Sax weeye

  • @abdibosnia1867
    @abdibosnia1867 Месяц назад

    Farah maalim must go

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Месяц назад

    Faarax macalin waa Munaafaq argagixiso mooryaan qabiileyste

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 Месяц назад

    Faaraxyo badanbaad waayaysaan dheh

  • @bellarota8044
    @bellarota8044 Месяц назад

    what he said is what he said.

  • @abdirizaqyusuf4894
    @abdirizaqyusuf4894 Месяц назад

    Speak language people to understand

  • @YousufHassen-oy3sv
    @YousufHassen-oy3sv Месяц назад

    14:19

  • @ahmedismailbulbul9991
    @ahmedismailbulbul9991 Месяц назад

    Waa in ladufaaca Xildhibaan Farah ma alin in ay u hanjabaan rag inala mid ah waa ayaan daro wayn in uu leeyahay Dalka leeyahay ha latuso nimankaasi xaranta ku soo koray

  • @user-dt6mc3qp6e
    @user-dt6mc3qp6e Месяц назад +1

    War awaLbo waa Nala gacan bidxeeynaa hadaan nahay dadka reer north easternt
    Anagana dexdeena ayaa cadhoow isku ah oo isku jeedno anaga umbaan is garaneeynaa saan isu xasadno
    War awaLbo reer north eastern Kenya kama aanan tirsaneen xitaa police ka lacagbaa lagu qoraa reer north easternt

  • @user-rf2ld6kt9h
    @user-rf2ld6kt9h Месяц назад

    😂😂😂😂gesiga East Africa Farah malim Kenya faraxa klabaxa hadii Klee somliya Aya mesha sogalii kenyanka hkjogan futhedkas

  • @HussenMohamed-ow9nx
    @HussenMohamed-ow9nx Месяц назад

    Wakenya lazima watu waishimiane lakin

  • @HussenMohamed-ow9nx
    @HussenMohamed-ow9nx Месяц назад

    Wakenya musingiliane wasomali

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg Месяц назад

    Daarood marka ay ku xuntahay afka somaliga inta ay ka tagaa aya sawaaxili iyo axmaarig ku batyootaman

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg Месяц назад

    Faarax isaga xadka ka gudbay oo waxaan shaqdiisa ayuu ku jira faarax haddii aad doorateen waa inuu horu markiin ka shQeeya laakin maah inuu colaado ka shsrya

  • @abdiwahabahmed945
    @abdiwahabahmed945 Месяц назад

    How do you support a warlord. Farah must go

  • @afrahhussein3136
    @afrahhussein3136 Месяц назад

    Shiikh maxamed rabiic oo dhashii abayoonis ah wuxuu awowayshii ka dhaaxlay reer shiikh isaxaaq wixii ciiila ama ku xad guba wuu kashalyn
    Faarax macalin somaliland ku lahaa wataa u eeday
    Ismaacil cumar geele baisna qarka u saan

  • @queency7943
    @queency7943 Месяц назад

    Ay nimada way kula wada socdaan inuu dad yidhaahdo waan xasuuqi lahaana way u sacabo tumayaan Allah Kareem