Sh Abdirahman Bashir''Soomaalidu Dawladnimo Waxba Kama Taqaanno''

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • This video is about Sh Abdirahman Bashir''Soomaalidu Dawladnimo Waxba Kama Taqaanno''

Комментарии • 121

  • @abdirahman125
    @abdirahman125 8 месяцев назад +3

    Whi aniga sheikh abdirahman waa qof somali ah oo akhlaq wangsan, somalinimada islamnimada iyo walalnimada lawayne tahay khayre allah hasiiyo aamin

  • @goroddaful5324
    @goroddaful5324 8 месяцев назад +2

    MASHALLAH.. JAZAKALLAH! SH.ABDIRAHMAN WAA KHABIIR DIIN, IYO SIYAASI, BALSE DADKII KA QAADAN LAHAY LAMA HAYO.

  • @Amir-Muse
    @Amir-Muse 8 месяцев назад +2

    Masha Allah sheikha kaliya ee runta ka gaban una sheega somalida xaqiiqda ❤

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 8 месяцев назад +4

    Maanshallaah ilaahay ha xafido sheekheena iyo inta la dadnimadaa! Aamiin yaarabi aamiin yaarabi

  • @B055SNM
    @B055SNM 8 месяцев назад +9

    The biggest problem as to why we can’t ever have a full governmental system is we have tribe politics which overlaps a system that’s suppose to govern equally and fairly.

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 8 месяцев назад +1

    Maansha Allah Tabaraka Allah
    Yaxfidkuma Allah sheekh ❤
    Illahey heynaga qabto Cadowgaa Ethiopia iyo Intii ay Cago ku qaataanba
    ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 8 месяцев назад +6

    Sheikh maanta xaqiiqdii ahay in 10 land aynu leenahay buu ka hadalay oo midnimo uun lagu badbaadikaro mashallaah ❤

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh 8 месяцев назад

      MIDNIMO IYO SOMALIWEYN IYO SHANTA SOMALIYEED WAA KHAYAANO WEYN OO AY KU SHAQAYSTAAN DAD MACRUUFA OO LA ISLA YAQAAN MAXAAYEELAY HORE AYAA LOO SOO ARKAY WAX LA YIDHI WAA MIDNIMO OO NOQOTAY HAYEESHE RUNTEEDII KU DHAMMAATAY DAAROODIYA OO DOONAYSA INAY MAGAC SOMALIWEYN KU QABSATO QABAAILKA KU HADLAAN AFSOMALIGA EE KU DHAQAN QAYBO KA MIDA AFRIKADA BARI !!!!!!!!!
      DAAROOD WAXAY KU FIKIRAYAAN INAY SOMALI IYAGU U TALIYAAN HADDII KALE WAX LA YIDHA DAWLAD SOMALIYEED MA JIRAYSO !!!!!!!!!!!!!!

  • @SOMBOYDSHIRE
    @SOMBOYDSHIRE 8 месяцев назад +3

    Masha Allah shiq abdi raxman ilahey hakuna xaristo wallahi wa runta Somalida isma qadariiyan yar iyo waynba wayo waxan jirin waxbarasho wadaninimo sax ah keni wax bartana ama lamadhageysto anago Qabilku noyahay furaha kobaad ok waxa kalojirah kuwo waxnobarta lakin jidka tosan an dadkena jidka saxda antuseyn iyo kuwo ismoda in ay wax barten o dadkena iyo dulkena halag iyo xarash kuwada annaguna an Qabilka kuta gereyno😢runti shiqan Aya kamid ah hogamiyaha cilmigaleh❤

  • @hersijama6905
    @hersijama6905 8 месяцев назад +4

    Sheekh Cbadiraxmaan waan jeclahay oo waa macalinkeyga , waxaanse halkaa uga jeeday mid ka mid ah wakiilada Ethiopia CALI MAXAMED GEEDI oo aan u arko aniga oo Hargeysa jooga kuwa ay Ethiopia ku leedahay Soomaaliya, waana wax laga xumaado

    • @amalidiris9641
      @amalidiris9641 8 месяцев назад +1

      Wa runta Ali Geedi wa daba dhilifki ki somalia Ethiopia kenay 2006

    • @user-ou3vx6uv3f
      @user-ou3vx6uv3f 7 месяцев назад

      Sax waay cabdulhi Yusuf iyo ali geedi itoobiya noo keenene walhi

  • @SiciidGees-ui2re
    @SiciidGees-ui2re 8 месяцев назад +1

    Wallahi waasidaan ka aaminsanahay shabaab khayr allaha kusiiyo qofkale oo soomaali ah oo sidan ufikriraya xageen kukala maqnayn

  • @HusseinWardere-le8jm
    @HusseinWardere-le8jm 7 месяцев назад

    Xassan dhiiqo baan dowladnimo garaneynin ee xassan dhiiqo Waa in Somaliya laga bad badiyaa

  • @mohamedhassanduale6347
    @mohamedhassanduale6347 8 месяцев назад +4

    Ina Bashiir hadduu Dowlad yaqaano dibad joog ma ahaadeen!

    • @endoferagoat2393
      @endoferagoat2393 8 месяцев назад +1

      Waad iskahadashay amxaar afsoomaliga bartayoow

    • @kisima5420
      @kisima5420 8 месяцев назад +1

      Marka waxaan umaleena siyaasi waxaa utaqaana
      Ismail cumar geele
      Hassan sheekh
      Iyo muuse bixi
      IWM AH
      Soo ma'aha

  • @abukids2176
    @abukids2176 8 месяцев назад +1

    ❤ ماشاء الله تبارك الله بارك الله وجزاكم الله خير ❤

  • @elmiali7285
    @elmiali7285 8 месяцев назад

    Waa dabiic midna waa rabaani sheekh ma wuxuu aaminsanyahay waxaa aan Rabi ka imaan ayas jiro dabeecada keento

  • @cabdijaamac8489
    @cabdijaamac8489 8 месяцев назад +5

    MUJTAMACA IYO QOWMIYADA SOOMAALIIDA GEESKA AFRIKA KAMA YARA 45-55 MILLIONS. UMMADDEENUNA XOOG HA UGA FIIRSADAAN HABKA LA ISKU KHALDO SIDA “Statistics” Itirakoobyada aan ku dhisnayn XAQIIQOOYINKA ee 120 millions iwm. IDINKAA LA IDINKU NIYAD JABINAYAA.

  • @mohamedfamily-td1pb
    @mohamedfamily-td1pb 8 месяцев назад +4

    Mash allah reer Somaliland guul iyo gobonimo hambalyo Madxaada Jamureyadi barakeesan Somaliland 💚🧡❤👍🏼👍🏼👍🏼

    • @endoferagoat2393
      @endoferagoat2393 8 месяцев назад

      😂😂😂jamaahiirta soo afjartay jamhuuriyada badhida wayn

    • @abdoulkarimnour1669
      @abdoulkarimnour1669 8 месяцев назад

      Maxa GUL ah Horta 😢

    • @Moha57959
      @Moha57959 8 месяцев назад

      Anigo Somalida Puntland kaso jeeda ah waxan leyahay Somaliland guul iyo gobanimo

    • @endoferagoat2393
      @endoferagoat2393 7 месяцев назад

      @@Moha57959 iidoor jabay umaxumid kulayaabi maayo awalba Oromo sheegatay

  • @cabdicasiisismaaciil4517
    @cabdicasiisismaaciil4517 8 месяцев назад

    ماشاء الله تبارك الله شيخ عبدالرحمن بشير

  • @claahiaxmedibraahim
    @claahiaxmedibraahim 8 месяцев назад

    Somalia 🇸🇴 imisaa loo qeybinihayaa bal sheeg sheekhow.

  • @hamdahassan-no7qg
    @hamdahassan-no7qg 8 месяцев назад +3

    Slland guul iyo gobonimo cadowga’ allow’ jabi

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 7 месяцев назад

    ❤somali.waxay.ybaahantajay.
    Waxmideeya.ookaqabta.dhigmiiratada..kaga a sanya.eekursga
    Kuqaraba aya
    Qabiilka
    Intawaxaasi.iraan.cadowiskamacelikaara n

  • @faisahassan8983
    @faisahassan8983 8 месяцев назад

    ماشالله مبرووك شيخنا جزاك الله خير

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f 8 месяцев назад

    True story insha Allah khayir Xasbunallah Xasbunallah

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 8 месяцев назад +2

    Dadkan meesha Fadhiya
    Ma Fahmayaan meeshaa fog
    Ee Aad ka hadlayso , wali Garaad koodu ma korin 😂
    Alla ha ku barakeeyo shekh.

  • @laaska0014
    @laaska0014 8 месяцев назад +3

    waa runtii

  • @HodanOsman-v5i
    @HodanOsman-v5i 8 месяцев назад +2

    Kuwan ogadeen indhaha muuse biixi ku arkaan mustafa cagjar kuma arkaan.

    • @Degaliah
      @Degaliah 8 месяцев назад

      😂😂😂

  • @cabdijaamac8489
    @cabdijaamac8489 8 месяцев назад +9

    “The idea of NATION STATE, liberty and freedom were for home consumption not for export.” In the book of Rethinking Islam and the west By Ahmed Paul Keeler.

  • @Bashiirbarako
    @Bashiirbarako 8 месяцев назад

    Cabdiraxmaan Bashiir diinta meel buu kaga dhacaya
    Hadii aad siyaasad ka hadli ka hadal lkn xaga inta marka u iilan

  • @hassansaididle5782
    @hassansaididle5782 8 месяцев назад +1

    Masha alaha shekhe waan ku raxeyste hadalka ad tidhi waa ruun wana kuracsanahey ee lakin. Waxan ka xumahey somali ayan ahey waxan amisanahey ina sidan kujiridono madam maxada shqeysanasa iyo shcab qabyalad jecel anahey waa xa uumaley amba iimuqata kumeisi adag ino inososodo.

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 8 месяцев назад

    Masha allaah 😂😂😂😂😂😂Allaahu Akbar alxamdulillaahi rabicaallaamiin Allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin 😭😭 subxaanallaah

  • @mustafahmed1690
    @mustafahmed1690 8 месяцев назад

    Masha Allah

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t 3 месяца назад

    Soomaaliland iyo Soomaaliya hore ayay uqaybsanaayeen Maxaa laga faa iiday Midnimo Ma waxa aan ahayn xasuuq iyo horumar la aan

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 8 месяцев назад +1

    Allah xaal og

  • @itzmessi_hd
    @itzmessi_hd 8 месяцев назад +1

    Wdaadkan waxbaa ka khaldan

  • @Amnigadalka
    @Amnigadalka 8 месяцев назад

    CBB AYAA MEESHAAN MAALAYACNI ISUGU IMAADEEN

  • @salmanyare9243
    @salmanyare9243 8 месяцев назад +4

    Walhi ninkan madaxweynaha somalia halaga dhigo taladeyda

  • @rashiidahmed9810
    @rashiidahmed9810 8 месяцев назад

    Sh. Abdirahmaan Bashir, ninka kali ah ee dhiiqo cagaha loo galiyey! Waad ka saraysaa waxan lagu sheegay dood cilmiyeedyo.

  • @suugcabiro6415
    @suugcabiro6415 8 месяцев назад +1

    Xulufadii bada iibsatay miyaa ku waan geedi iyo ku walamidah 😢😢😢😢

    • @suugcabiro6415
      @suugcabiro6415 8 месяцев назад

      Haa ileen Maxaa kula Miya kameey orama qaadatay bad

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 8 месяцев назад +3

    When I analyze our problems, we are only dreaming. We are not a people who have any idea how the system of governing and building a country works. We're just fighting each other with an endless agenda. We have reached a point where the future of this country is being clarified and debated at every turn. But the reality is different: life needs a profession and the country needs good citizens to keep the wheels turning. How is it that we integrate our topics into circles, including in the fish and meat markets? If you eat too much meat 🥩, your behavior and attitude will resemble the animal you ate for too long.
    (Typical Somali Syndrome) is when the brain stagnates “a rare syndrome in which the production of brain is in the sense of disorder.”
    There are several strategies that can help you stimulate your brain and get out of the mental rut. You might try physical activity, such as going for a walk or doing light exercise, as this can help increase blood flow to the brain and improve cognitive function.

    • @B055SNM
      @B055SNM 8 месяцев назад +1

      The biggest problem as to why we can’t ever have a full governmental system is we have tribe politics which overlaps a system that’s suppose to govern equally and fairly.

    • @Waankudaalnay
      @Waankudaalnay 8 месяцев назад

      @@B055SNM
      Looking around the world, you will see that there have been foreign invasions, political and religious battles, and more. However, the leaders and revolutionaries who brought them together had to pay a price, as was the case with Stalin, Hitler, Qin Shi Huangdi, and others. the first Qin Emperor, who was a brutal ruler but unified ancient China and laid the foundation for the Great Wall. and if you look Japan is the same . The three daimyo who unified Japan were Oda Nobunaga, Hideyoshi, and Tokugawa Ieyasu. The unification of Japan at the turn of the seventeenth century was a crucial event. It brought an end to a hundred years of warfare and to the constant military struggles among the feudal lords or daimyo.
      The same goes to Napoleon Bonaparte, later known by his regnal name Napoleon I, was a French emperor and military commander who rose to prominence during the French Revolution and led successful campaigns during the Revolutionary Wars.
      History tells us that Koreo was also united by some devolutionary’s. Silla From the 1st century BC, Goguryeo, Baekje, and Silla grew to control the peninsula and Manchuria as the Three Kingdoms of Korea (57 BC-668 AD), until unification by Silla in 676.
      if you explores how tribal conflicts may have played a major role in the end of Roman Britain, creating a 'failed state' scenario akin in some ways to those seen recently in Bosnia , Somalia and Iraq, and brought about the arrival of the Anglo-Saxons. Finally, it considers how British tribal territories and British tribal conflicts can be understood as the direct predecessors of the Anglo-Saxon kingdoms and Anglo-Saxon conflicts that form the basis of early English History.
      Why should you look anywhere else? Look at those who are our door neighbors. We are not the same as them. Because their visionaries and revolutionaries stood up and united them.
      The Ethiopian Empire,[a] also formerly known by the exonym Abyssinia, or simply known as Ethiopia[b] was an empire that historically spanned the geographical area of present-day Ethiopia and Eritrea from the establishment of the Solomonic dynasty by Yekuno Amlak approximately in 1270 until the 1974 coup d'etat of Emperor Haile Selassie by the Derg. By 1896, the empire incorporated other regions such as Hararghe, Gurage and Wolayita,[17] and saw its largest expansion with the federation of Eritrea in 1952. Throughout much of its existence, (it was surrounded by hostile forces in the African Horn; here they mean for Somali Peninsula) however, it managed to develop and preserve a kingdom based on its ancient form of Christianity.[18]
      If we should be ready to save this country and its people,we should not hesitate or look for an excuse elsewhere.We have great opportunities in our hands.
      If Islam is unable to bring us together with Somali’s national pride to defend our nation and people, then In that case, our existence will undoubtedly end soon.

  • @user-th8jn9yl6q
    @user-th8jn9yl6q 7 месяцев назад

    Soomaliyey walaalayaalow aan ninkaan wax kabarano waa nin walalkeen ah oo wax badan og yacni Alle xaqa fahansiiyey cilmina baray ninkaan waa nooca aan soomaali ugu jeclahay oo aan laheli karin isku qabiilna manihin inta xanuunsaneey hhh Allaha towfiiqda Allaha ina waafajiyo

  • @MubYus
    @MubYus 8 месяцев назад

    Sheekh shaydaan.. dadka beeen u sheeg.

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix 8 месяцев назад +1

    Ninkaan waa nin sunada nabigeena suubanaa ladagaalanaya markuu ka hadlaayo qamiiska iyo cadayga dhageysta

    • @hassanguedi7203
      @hassanguedi7203 8 месяцев назад

      runtaa waay xijaabka xitaa uu diidaa

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 8 месяцев назад +1

      Fahamka kaa khaldan qamiisku sunno nabi ma aha waa dhaqan carabtu leedahay, sunnada nabigu waa dharka lagu xajiyo ee labada go' ee cadcad haddaa sunno raadinaysid kuwaas xiro, midda kale jalbaabka waa waajib lkn kan carabtu tosho ma aha ee waa mara kasta ee dharka asturaysa.

  • @yaxyebayle9977
    @yaxyebayle9977 8 месяцев назад +1

    Inta ila aragta ninka gabadha loo doonayey ee sheekhu sheegay isoo raaca

  • @libanali3021
    @libanali3021 8 месяцев назад +1

    Sheekhani waa mufakir weyn ha laga faaiideysto!

  • @mohammedhassan9079
    @mohammedhassan9079 8 месяцев назад +2

    Odaygaan Waxa uu afuufayaa Dacar warka uu sheegayo Waa Sun Iyo Subag isku jira!

  • @hibaali4311
    @hibaali4311 8 месяцев назад

    Sheekh jabuuti kaqosayso

  • @salmajaama1196
    @salmajaama1196 8 месяцев назад

    Muuse biixi iyo wixii la caqli ah waxa ay sameeyeen waa dharbaaxo ku dhacday soomaali oo dhan.

  • @user-wp5xp3ln6n
    @user-wp5xp3ln6n 8 месяцев назад

    mucaarad MD ismaaciil cumar geelle waaye odaygaan.

  • @AhmedMohamedIsmael-ej8vw
    @AhmedMohamedIsmael-ej8vw 8 месяцев назад

    ku ma wafaqsani sheikha

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b 8 месяцев назад +3

    Somalidu dawalada daacad uu ahba ooo sii dacad uu maamuleysa mey helin waligood since xoriyaaddaa la qaatey mas 🐍 baa dictatorship and kala qeybin iyo cadalad daro ku wadey ka dib civil war baa ku dhacey 32 yrs maanta markey indhaha kala qaadey oo cudurkii qabyalda ka baxeydey qabilkii siyad bare bey keenen playbook siyad bey meeshii ka wadeen marka somalida laab la kaca iska dhaffaa the root cause of evil is dictatorship

  • @hanalula2392
    @hanalula2392 8 месяцев назад

    SADLAND😢😢😢😢

  • @maxamedaxmed4732
    @maxamedaxmed4732 8 месяцев назад +2

    Waxaan sheekha waydiinayaa dadka meesha is kugu yimid maxaa isku keenay somaali jacaybaa dadaka qaar ii muuqday kuma arkin wax somali midaynaya wax kala kaxayna maa hee

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 7 месяцев назад

    Somali.wali.dowlad.waliuimeelkasta.owjoogto.
    Mayarag.jabuutibaabaa..laqaatay.oodya qamceedsamaysay

  • @YussufHassan-ke7zq
    @YussufHassan-ke7zq 8 месяцев назад

    Horta yaa kaaqaadan wa somaliye

  • @yaxyebayle9977
    @yaxyebayle9977 8 месяцев назад

    Hayey gabadhiina way joogta

  • @naimaomar-rq1po
    @naimaomar-rq1po 8 месяцев назад

    Sc waa idin salaamaayaa dhamaan waxaana idinku darsanaayaa xoogaa cinwaanka "soomaalidu dowladnimo waxba kama taqaaano" waa ceeb oo kuligeen hadaanan dowladnimo waxba ka aqooonin yaa inoo imaanaaya oo ina baraaya ama inoo noqonaayo dowlad ha lagu dadaalo inaan iska saxo cinwaanada aan u bixinayno topicyada la soo gelinaayo baraha bulshada waa mahadsan tihiin

    • @Moha57959
      @Moha57959 8 месяцев назад

      Been iskuma shegayno madaama ciwaanku afsomali ku qoran yahay

  • @oamaer
    @oamaer 8 месяцев назад

    Somalia is slowly recovering, but warlords in Hargesia who supported Al-Shabaab and other destabilizing factors remain a major obstacle.
    Here are the facts about Somaliland warlords
    1) they killed many educated, youtubers, activist Somalis, singers and while using Al-Shabaab
    2) using Al-Shabaab group to destabilize Mogadishu while selling the idea that Somaliland regions is peaceful
    Somalis understood the main issue and they are coming for you Ethiopia and TPLF
    We need to ensure that all airplanes headed to Hargeisa first land in Aden Cade Airport before proceeding to Hargeisa. Additionally, no airplanes from Hargeisa should fly to any other international city without first landing in Mogadishu. It's important that we follow through with these actions.
    Finally, we need to be cautious when dealing with UAE and other Arab nations as they prioritize their own interests over Somalia's.

  • @janaqow40
    @janaqow40 7 месяцев назад

    Naagaha madaxa qaawan we hortada fadhiyaa kuwaas wax usheeg

  • @SiciidGees-ui2re
    @SiciidGees-ui2re 8 месяцев назад +1

    Sheikh waad mahadsantahay kulafikirbaanahay way ogaayeen ismaaciil xasan biixi iyo abey axmed way is ogyihiin

  • @bashehusien3810
    @bashehusien3810 8 месяцев назад +4

    Markii siad Barre mingiste u saxeexay somaligabeed cid ka hadashay ma jirtaa .

    • @NimoAliaboubakar-bj3gr
      @NimoAliaboubakar-bj3gr 8 месяцев назад +1

      Maya!!! Xataa taarikh ahaan loogama sheekeyo

    • @endoferagoat2393
      @endoferagoat2393 8 месяцев назад +1

      Masexeexin siyaad bare been baad sheegaysaa. 1954 baa ingiriis kuwareejiyay itoopiya xiligaasna soomalia najirin

  • @abdidahirali7484
    @abdidahirali7484 8 месяцев назад +2

    Shiiqow somali ha ku dhex dhumin dadka hareeraha kaa fadhiya waa gulwadayaashii farmaajo waana lagaa warqabay laakiin xushmada laguu hayo yeysan kaa dilin kooxdii farmaajo bal fiiri dadka aad ag fadhido Ali geedi abdi xersi farah molin marka waxa aad isu keenteen waa shimbirayahow heesa

    • @Abdikadir2020
      @Abdikadir2020 8 месяцев назад

      Sifiican u fakar meel hoose ayaad wili taagantahay maskaxdaada kori sxb thanks

    • @BLACKFOLKS5
      @BLACKFOLKS5 8 месяцев назад

      Aad 🙏🏿

  • @ifrahibrahim7859
    @ifrahibrahim7859 8 месяцев назад +1

    War ninyahow wax ma sheegaysid ha isdalin baquli dalola

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 8 месяцев назад +2

    EREGA NAAG AFSOMALIGA KUMA WANAGSANA

    • @S0MAALI__KING
      @S0MAALI__KING 8 месяцев назад

      Nin afsomaliga kuma wanaagsano

    • @abdirashidmahamed532
      @abdirashidmahamed532 8 месяцев назад

      Naag kale geeliyah kuma qanacsanid waxana ku fanaysaan naag nool ninkeeda

  • @Waris668
    @Waris668 8 месяцев назад

    Channelka waaba Chanel wadaniya

  • @libanheureux5794
    @libanheureux5794 8 месяцев назад +1

    ina geele arab markii u xadayay hantida wadanka jabuuti wuxuu u ogaanwaayay sirdoonka dowlada jabuuti miyaanan la odhan karin waa sirdoon khaayimiin ah oo isaga la shaqaynayay ama kuwo hurda

  • @Mohamuoud
    @Mohamuoud 8 месяцев назад

    Dad nidaam iyo plan ku soconayey iyo dad sugayey !!!!

  • @user-nm7mz9jh2d
    @user-nm7mz9jh2d 8 месяцев назад +2

    Cudurka,ugu weyn ee Somali haystaa waa been ,sababtoo,ah ficilka,ay samayso ,iyo qawlka ay isu sheegaan isma waafaqsana

  • @user-el9lp1cn7d
    @user-el9lp1cn7d 8 месяцев назад +2

    Mala oran karaa sh laftaadu
    Si umadu wax u arkin
    Ayaan u arkaa misna
    Waad ku caayi soow mafiicna
    Cilmiga iyo caqligaaga
    In aad kaga faa,ideeyso

  • @MariisaA-xc6wb
    @MariisaA-xc6wb 8 месяцев назад +2

    War amus

  • @abdirisaqnur6118
    @abdirisaqnur6118 8 месяцев назад

    Kuwaan waa dad reer galbeed soo Direen.war kaliya ayay meesha ku hayaan iyo kooxdii farmaajo u nacamlayn jiray

  • @Togdheer
    @Togdheer 8 месяцев назад +1

    Markii qabyaladi socotay, somalidu maxay u aamusnayd? Daarood odhan markii ay qabyaalada wadeen, soomalidu way qoslaysay, imika laakiin way yaaban yihiin?

  • @ubahali783
    @ubahali783 8 месяцев назад

    Waa cabqari laakiin siyaasigu ma jecla oo wuu ku fahmayaa beenta ay dadka u sheegaan.

  • @salmahussein5007
    @salmahussein5007 2 месяца назад

    Hargeiaa miyaad timid yaa kuu sheegay

  • @kaysenur1592
    @kaysenur1592 8 месяцев назад

    Dadka xagaa fadhiya nin kaliya oo reer somaliland ahi kuma jiro . bada laga hadlayaana somaliland ayay ku taalaa. kenyan bada berbara ka hadlayaa waa riyo

  • @5daaroodbrothers
    @5daaroodbrothers 8 месяцев назад +1

    Waxa doowlad nimada aan waxba ka aqoon waa urur samaale.

  • @user-vp6xv2xv5r
    @user-vp6xv2xv5r 8 месяцев назад

    Wuxuu leeyahay jabuuti iyo somali kuwii somali weyn isku dayey in ay sameeyaan ee ku fashimay wuu is diidsiinayaan in uu xuso,somali haday heshiin weydi ma in ay gumaadaanbaa xal ,adiga ikhwaana bad baa la bixiyey waa sheekadaada ku dhisan ama cadyaho ku cunay ama ku ciideeyey, somaliland uma baahna jabuuti iyo koonfurta talyaanigu ku ababiyey maafiyanimada iyo dhaqan xumada khiyaamada ah iyo duudsiga, waxa la soo gaadhay marxalad ay haboontahay in Somali kala guurato oo aan ishuursan ee is safaayso

  • @morogoro78
    @morogoro78 8 месяцев назад

    Gormeey noqotay ceeb gabdho la isisiiyo Rasuulkeena SCW ayaa asaxaabtiisa u guurinayay.

  • @salmahussein5007
    @salmahussein5007 2 месяца назад

    تلميد ابن تيمية

  • @liibaanjamac2136
    @liibaanjamac2136 8 месяцев назад +1

    dhaqan carbeed oo la diimeeyey baa na wareeriyey runtii

  • @HMzozy__996
    @HMzozy__996 8 месяцев назад

    Shiiqa labo qof miyaa 😂😂😂

  • @nuradinmohamed9485
    @nuradinmohamed9485 8 месяцев назад

    Tanu waxay iska noqonaysaa munaafaqad,ethopia marka ay joogto jabuuti waa ganacsi,
    Marka ay tattoo somaliland na waa gumeysi de hadaad naga caqli badan tihiin noo caaya.

  • @NimoAliaboubakar-bj3gr
    @NimoAliaboubakar-bj3gr 8 месяцев назад

    Sheekh cabdiraxmaanow adiga horta laba sheey is waafaji inaad digteytar diido midkalana taageertoh? Are you remember wixi ad ku hadli jirtay marku mr farmaajo Dalka qasayay cidi xakiim ka dhiganeyso iyadey u taal aniguse waqti kugu luminmayo

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 8 месяцев назад

    Naagahan , madaxa Qawan
    Ee wajiga Kabta Ah leh maxay Ahaayeen Ma Cilmaaniyiin baa
    Mise waa Kudaysho Rer galbeed😂

  • @duulqarneeynduulqarneeyn5913
    @duulqarneeynduulqarneeyn5913 8 месяцев назад

    Waar ciise waraabe wax usheeg somali kale cid uma taqaanide

    • @mahadgesale3368
      @mahadgesale3368 8 месяцев назад

      hooyda aana waasa 😂 waar nio cayiid iga daa hhh waad iga qooslisyi walhi

  • @elyazmoha142
    @elyazmoha142 8 месяцев назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @DararOumar
    @DararOumar 8 месяцев назад

    Duuli doofar ma diiga iyan somali bari kara dawladnimp

  • @Kulmiye50
    @Kulmiye50 8 месяцев назад

    Shirqolkaas alshabab ayaa fahansan