BEELAHA LA HAYB SOOCO IYO WAAWAYN KA 25082016

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • www.universalsomalitv.net

Комментарии • 13

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 8 лет назад

    cid shaqo ka hor istaagtey majito iyagaa ubaahan in ey tashadaan u baahan...odey maleh caaqil maleh suldan ma leh ...waa dad kala daadsan.....help your self ...god will help you

  • @bahjosheikh1330
    @bahjosheikh1330 8 лет назад

    Adiga dhahayo oday malahan dad isku xiran ma ahan waa dad kala daadsan adi maxaa ka ogtahay waxaa ogeen kahdlin

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 8 лет назад

    cabdixafid gabadhada ma siineysa hadii nin qabiilkan ah u ku soo doonto run sheeg

  • @cabdallahcabdallah4717
    @cabdallahcabdallah4717 8 лет назад

    Waxa keliya ay u baahanyihiin in cawaamkeenna laga qabto iyo kuweenna caqliga xun ee sheekadaa rakhiiska kuula immanaya in aad tiraahdid sxb hadalkaa ka gudub dadkani waxaa igala duwantahay ma qabee

  • @boomerangchronicle6171
    @boomerangchronicle6171 8 лет назад

    dad iskood u cuqdadeysan oo weligoodba cuqdadeysnaa oo qiil loo yeelayo weeye sheekadan. aniga aad baan u baaray filimadan, waxaana soo ogaaday inay yihiin dadka soomaalida ugu maskax xun ee ugu maangaabsan, haddana ugu saqajaansan......runtii waa dad dadnimo xumo iyo maskax-yari ay dilootay, waxaana buunbuuniya dad iyagaas leh waa nala-yasaa hog ku sii rida...

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 8 лет назад

    maryan mursal waa comedy

  • @cabdallahcabdallah4717
    @cabdallahcabdallah4717 8 лет назад

    Anigu waxaan ka yaabay in Lagu celceliyo gabdho iyo guur bay leeyihiin ha loo guuriyo hhhhh nin aad u caqli badan oo beelahaas ka mid ah waxaan ka Hayaa adeer gabdha uma baahnin waxaan ku Dari lahaa weliba Somali badan oo Isla fiican inay ka qurux badanyihiin gabdhahaan aragnay oo walaalahaa la hayb soocay ah

  • @sudaysimaxamed5677
    @sudaysimaxamed5677 8 лет назад

    masajidka ciyaaarta ka daaa

  • @Himila55
    @Himila55 6 лет назад

    Waxan is weeydiya dadkan maxey shaqooyin kale u raadsadan. Wayeenn Maxaa dadba dhigan shaqooyinka sida wax tumista

  • @cabdallahcabdallah4717
    @cabdallahcabdallah4717 8 лет назад

    Ninkaas daqiiqadda 35:56 ee magaciisa yaxye ku sheegay baan la feker ahay dulmiga uun ha laga joojiyo adeer gabdha way haystaane

  • @rahmaha1882
    @rahmaha1882 8 лет назад

    waa daaT shaRf Leh

  • @yusufyareyusufyare9179
    @yusufyareyusufyare9179 8 лет назад

    maasaajidka ciyaarta ka daa
    hhhh

  • @Am3n26
    @Am3n26 8 лет назад

    Waxan wax si yar isku bedelaya maaha, cuz ila weligen marka laso hadal qaado wa laga wada xumanaya qiiro japan, A/hafidna wxn leyey culimadu dadkay la mid yihin, o adigay kula midyihin, hadad rabto inad Hero noqoto bedela tarikhda berito udoono gabadh, wa reer gob ah way kuso dhaweyn.