CARUURTA LOOGA DHUUNTO BANAADIR HOSPITAL | HOOYO AASTAY 9 CARUUR AY DHASHAY | DR FARTUN & DR AMINA.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 11

  • @Novemberrain096
    @Novemberrain096 Месяц назад +7

    Wow these two ladies are true Heroes, may Allah bless them for all the hard work they do for the community mashallah gulleysta sisters

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n Месяц назад +2

    Masha Allaah illaahay ha barakeeyo waxa ka muuqda aqoon

  • @KuromiStarz-kx8rz
    @KuromiStarz-kx8rz Месяц назад

    Shaqo wanaagsan ayay wadaan howl wadeenada isbitaalka banaadir guulaysta.

  • @xasanxuseen1304
    @xasanxuseen1304 Месяц назад +4

    Wll sharmaakoow waxaan aad weeydiineeyso Diktooreeysada ma ahan suaalo qof academic la weeydiiyo.
    Marka weydii suaalo kusaabsan caaafimaadka.

  • @anabmohamed4441
    @anabmohamed4441 Месяц назад

    Masha Allah dadaalka aymujiyeen iyo baahida looqabo dad soomaaliyed

  • @HiboGuled
    @HiboGuled Месяц назад

    MA JIRTO SABAB LOO SUGU AMA LOO WAYDIIYO OGOLAANSHO QALIIN SI LOO BADBAADIYO HOOYO LA BADBAADINAYO AYADA IYO CUNIGEEDABA

  • @cagtakahooscadaawahasoomaa5735
    @cagtakahooscadaawahasoomaa5735 Месяц назад

    1) Luuq-luuq marow laasim Laami lees ku dhacaa
    2) Ninkii Roora as lee roogsahaa

  • @sahrosiad4317
    @sahrosiad4317 Месяц назад

    Waa geed macnayaraa kani waa in aad uga faaiidaysaa dadka oo wax muhiima waydi please

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Месяц назад

    Aniga tolow gaber ma ka helayaa banaadir

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Месяц назад

    Dacayada lacagta igabaro afkeeyga marabo