Waxaan kasoo baxsaday cisbitaalka dadka waalan very funny public prank 😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 805

  • @Dhakhtarrr
    @Dhakhtarrr  2 года назад +317

    Aynu gaarsiino muuqalkan 20k like ah

    • @alishow609
      @alishow609 2 года назад +3

      Sidaan muuqaal kasta oo aad leedahay like u saarayay ayay gacantii i gorortay maxamuudow zaxib

    • @alishow609
      @alishow609 2 года назад

      Muqaalkana waa kuwa ugu qosolka badan🤣🤣🤣

    • @badragadar7937
      @badragadar7937 2 года назад +1

      Alaaa wlhi waad iga qoslisiin dhakhtarow

    • @najahahmed114
      @najahahmed114 2 года назад

      waxa iigu qosol badnaa inta aad daawanaaayay videoga ninkii yidhi :"waar axmedoow isoo qabo laxaamadaa"😂😂😂😂😂😂😂😂😭

    • @musemuse1507
      @musemuse1507 2 года назад

      Waar Turkey buuba ku waalnaaye waana qadaad weyn dee

  • @dalqoshow4318
    @dalqoshow4318 2 года назад +182

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

  • @somalia2730
    @somalia2730 2 года назад +55

    Dhalinyaradda hargeysa waa dad dagan ixtraam leh guuleysta. 😂 😂 😂 abdulahi great job brother

  • @ayaan850
    @ayaan850 2 года назад +24

    abdullahi akanuu waa ninka kaliyee iga qosliya awal turki baan kala soconay maantana hargaysa somaliland masha allah hore usocda walalahay 🙏😂😂😂

  • @rashkabigman9299
    @rashkabigman9299 2 года назад +40

    Wlahi This is the most funniest prank I have ever watched in Somali RUclipsrs Saan ugoslayi 😂😂😂🤣🤣🤣

  • @sagalfaarax9312
    @sagalfaarax9312 2 года назад +32

    Mansha allah wlhi hdlka xigmada leh ee Dhaqtarka channelka keep going wllo From Abdulahi Akanuu 🥰

  • @naciimamaxamedmaxamuud1880
    @naciimamaxamedmaxamuud1880 2 года назад +3

    Kkk mogdisho la isma aamino inuu qofka kugu qarxo laga cabsanaa masha allah ree hargeysa allah nabada ha nii siyaadsho anaga allah mogdisho nabad ha inoo ga dhigo

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 2 года назад

      Hh Amen Wlshy Idinkana ALLEH Nabad Haydinka dHigo

  • @maxamedyonis8476
    @maxamedyonis8476 2 года назад +2

    Subxaan Alleh walidu ciyaar ma gasho ee ilaahay ka cabdasad uuna toobad celi iska
    Daa oo waxa wanagasan oo aakhiro iyo aaduunkaba ku anfaca samee

  • @najmanalka261
    @najmanalka261 2 года назад +16

    prank oo kale soo badiya wlhi qosol weyaan😂😂😂😂😂😂😂

  • @rabiaahmed4831
    @rabiaahmed4831 2 года назад +33

    Hahaha Dadkii RUclips iska laha oo ishelay🥰❤♥️

    • @dayibyare2035
      @dayibyare2035 2 года назад +1

      Wllo mcn iguso biiir alle Haku xifdiyeee

    • @saarasaid2147
      @saarasaid2147 2 года назад

      Xaqiiq wlhi waa dadka kaliya een ku xidhanahyba

  • @abdikariimabdirashiid3989
    @abdikariimabdirashiid3989 2 года назад +13

    hhhhhhhh walahi rer waquye hadal kuda ayaba iskaga qoslaa 😄😄😄

  • @sacdiamohamudjirde6892
    @sacdiamohamudjirde6892 2 года назад +4

    Keep going brothers hore usocda inshallah wdba iga qosliseen kulhaa abwaanka siyaad cabdalle xasan adiga miyuu ka xaday gabayga Amazing

  • @sooraanwaysacade
    @sooraanwaysacade 2 года назад +7

    Istaaq furulaah wlhy qosolkiibaa iga dhamaaday waa mushkilad nin waalan halagaaga tago🤣

  • @qaadirovi879
    @qaadirovi879 2 года назад +7

    Dhakhtar iyo akanuu laba legend respect ✊ 🇩🇪

  • @israa2491
    @israa2491 2 года назад +3

    Hooyo waxaso kale laguna safaado waxan idin kula talinaya inaydan samayn markale subxanallaah dadka xanuunsana haloo duceeyo asc

  • @Life_Journey2030
    @Life_Journey2030 2 года назад +7

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed scw scw ❤️

  • @arliininacabdi6643
    @arliininacabdi6643 2 года назад +13

    Aabe kan gormeynu dhaley😂
    Walahi wad I xabareysa 😂
    Mawlidow ha is deyne I qabo😂
    Magaca qadan😂
    walahi cawa wad iga qoslisen😂😂

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 2 года назад +11

    Legend always legend keep going Dhakhtar go forward 💯💪💖😋

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 2 года назад +17

    Walaal prank yasa noocana waalaga fiican yahay🤣🤣

  • @saarasaid2147
    @saarasaid2147 2 года назад +2

    😂😂😂😂😂👌Masha allah wllday cabdilaahi akaanuu dhakhtar qays qeyser maaweelo mawliid zaam iyo abdalla jamal wlhi waxaad tihiin dad aan aad ugu xidhanahay lehna taalanti ugaara mid kasta qadarin baan markaste idiin hayaa horumarkiinana wan ku farxaa allah ha idin dhawro wiilashayadii keeep giong maanta waxan si gaara u salaamayaa abdilaahi akanuu ku soo dhawoow hargeysa cadey👏

  • @abokaraadan2506
    @abokaraadan2506 2 года назад +19

    Horta aniga ima gaadi karaan waayo labadoodaba waan ku xidhanahay markaa ima khiyaami karaan hhhhh guulaysta sxb

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 2 года назад +5

    Wlhi waa funny 🤣🤣🤣🤣 100k coming soon dhakhtarr

  • @lajeclaydashidan441
    @lajeclaydashidan441 2 года назад +5

    Cabdilaahiyow wata hargeisa lagugu laxaamadi gaadhy 😂😂😂😂

  • @farahahmed6556
    @farahahmed6556 2 года назад +4

    Manta waa laydin laxamadi gadhay wlhi waar axmedaw iso qabo laxamada wlhi dacad baan u qoslay😅😅dhakhtar keep going adiga iyo abdullahi anuu🙏🥰❤️

  • @khadijodahir9219
    @khadijodahir9219 2 года назад +5

    Abaha saa ula dhaqmay say waan hakelay mansha alh🥺😍😍😍

  • @mohamedbashe9074
    @mohamedbashe9074 2 года назад +2

    Cabdilahow Caagada Ilasoo Carar🤣🤣 the funniest one🤣👏

  • @dailychallenges2595
    @dailychallenges2595 2 года назад +8

    😂😂😂 qosolkii iga dhamaaday maanta ragbaa is helay

  • @hamdiabdishire8784
    @hamdiabdishire8784 2 года назад +2

    Odayga ugu horeeya masha Allah binu adam nimaduu wax ka yaqaan weeye

  • @cabdiwahabcarabcalidirie3932
    @cabdiwahabcarabcalidirie3932 2 года назад +6

    War sxb odaygaa 1aad iyo wiilkiisa qosol daraadi waaban dhamaysan waayay, 😂😂 saacad kadib ayaan dhaysan doona. 😂

  • @nimcojaamacbuuay3492
    @nimcojaamacbuuay3492 2 года назад +2

    Walaahi qosal baa fuuray kulaha war axmedow laxaamada ila soo carar dhaktar iyo wilkan waa ruwayada socta hore u soc wllkay😂😂😂😂❤💯💯

  • @ugpathahmeth1234
    @ugpathahmeth1234 2 года назад +21

    We need more than this one🖤

  • @kalgacal123
    @kalgacal123 2 года назад +13

    Laxaamada la so carar so funny walhi 😂😂😂❤

    • @hanimahamudhussein2285
      @hanimahamudhussein2285 2 года назад

      Laxaamada waa maxay micnaheedu

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 2 года назад

      @@hanimahamudhussein2285 Waa Qalabka Loo Isticmalo Inay Isku Dhajiso Biraha Ee Dabku Ka Duulo Marka Bir La Taabsiiyo😅

    • @ccxkhsbcrb8149
      @ccxkhsbcrb8149 2 года назад +1

      @@lamajofficial2446 reer xamarku birta kuu garan Mayan

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 2 года назад

      @@ccxkhsbcrb8149 Bir Hadaanay Kasayn Gaadhigoda

  • @N_F_MUZIC_OFFICIAL
    @N_F_MUZIC_OFFICIAL 2 года назад +3

    War Axmedoow laxaamada lasoo carar😂😂😂😂😂😂😂😂😀😀

  • @aizaana7031
    @aizaana7031 2 года назад +2

    😂😂😂kaaa laxaamada doontay ma wadnaha ka laxamadee buu islahaa jacaylku ku dhacay

  • @waayoarag6915
    @waayoarag6915 2 года назад +1

    From adulahi akanuu
    Welcome pro fitst time aan ku arko waaye

  • @michealxzoy401
    @michealxzoy401 2 года назад +2

    Kan kaasi waalene macawiista kuula baxay muxu ahaa🤣

  • @ugbaadcabdilaahi3962
    @ugbaadcabdilaahi3962 2 года назад +5

    Bal burco kaaLaya😂wlhi ka waLine caadi unoqon😂😂

  • @mohamedsawahili4795
    @mohamedsawahili4795 2 года назад +1

    Soo badiya Saxiibayaal dr waa cadaab aad ayuu ugusoo baxayaa matalada

  • @lovely-ls5xp
    @lovely-ls5xp 2 года назад +3

    Wllo ha samaynin waxanoo kale
    Ilaahay kuma waalee

  • @nimcoabdicate2719
    @nimcoabdicate2719 2 года назад +2

    Subxaana allah wll ani waxaan idin leeyahay waali wax lasaad sado maahee inaga dhaafa muqaadeenii quruxda badnaa inoo sii wada

  • @hamdaibraahin6341
    @hamdaibraahin6341 2 года назад +10

    😂😂😂😂laxamada ila soo carar 🤣🤣🤣🤣

  • @zmh6794
    @zmh6794 2 года назад +21

    War axmadoow laxamada ilasoo carar waa funny ninkaasi😂😂

    • @fatthihaji8056
      @fatthihaji8056 2 года назад +1

      Laxaamad mxaa lga wadaane

    • @ashaarhaajiali3785
      @ashaarhaajiali3785 2 года назад

      @@fatthihaji8056 midida lagawadaa😁😀

    • @wlldeeq5599
      @wlldeeq5599 2 года назад +1

      @@fatthihaji8056 alxanka Biraha lagu alxamo la dheha laxaamad a

    • @Abdifatahmihile
      @Abdifatahmihile 2 года назад

      @@fatthihaji8056 xalaamadu waa m
      Melt metal biraha lagu dejiyaa markay Birtu go,odo ama dilaacdo waa uun bir la dhalaashay oo bir kale lagu dhijinayo geerashyada ama mechanics isticmaala

  • @Kiyoka10
    @Kiyoka10 Год назад +1

    😂qof caadi ahay mawaali kulahaa dhaqtarrr is not easy 😂

  • @Khalduuni_Vlogs
    @Khalduuni_Vlogs 2 года назад +10

    Odeyga dejinaya wlhi waa funny 😆 😂Waan soo xidheynaa kulahaa iyadana

  • @janoooyy1495
    @janoooyy1495 2 года назад +2

    Wad naga qoslisay🤣 ilahay sida kama yeelo walala mcn amiiin 🥰🤴

  • @aswaanahmeth2138
    @aswaanahmeth2138 Год назад

    Wall mcne ale kuma walo aad ku jeclhy wallkai iga wayn ku jeclhy🌸🤴🏻

  • @raaxoqali229
    @raaxoqali229 2 года назад +1

    Kkk 😂🤣 hayee aduu horad iskugu sheegaysa sida wiilka kale samee oo haw sheegin mida kale wan ku tageera wllo keep going

  • @yousufibrahim1208
    @yousufibrahim1208 2 года назад +2

    😂😂beerkaasa i casaaday wlhi lkn dakhtarow zhp wax kale inooga badal tani waa habaare ilahy inaguma keene

  • @asmakhadar6232
    @asmakhadar6232 2 года назад +1

    Waaaw walahi waa qoslay
    Dhakhtar kulaha mawliidoow i qabo🤣🤣

  • @amalabdirazak6048
    @amalabdirazak6048 2 года назад +1

    Dhakhtaraw laxamada iyo muruqa ugu xarabad bdna 😂 si dad wlna u sheekeya imika la idin daremya ind cfimd qabtne noso badina keep running 🏃‍♀️

  • @moount8027
    @moount8027 2 года назад +1

    soo badi sxb dhakhtar iyo abdulahi akanu two lagends🤣🦁✊

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 2 года назад +1

    Abdullahi kaanuu waa markii laguugu dili lahaa waqooyi isilaali ayaan.ku dhihi lahaa khatar Waaye muqdisho oo kale ma ahan

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 2 года назад

      MuqdisHo Iyadaaba Goob Cabsi Ah Maxaa Sheege Meeshan Waa Amni Abti Xattaa Dadkeedu Kuma Taaban Karaan Markey Dareeman Inad Marti TaHay Mid Walba Wuu Ku Marxabaysiinayaa Hargeisa Ayad BaraN Awow Dadku DhayaL Ugumay Soo Jaban

  • @Hannilacky
    @Hannilacky 2 года назад

    Dr. Manta ada Cabdilahi ka qosliyay wayo Turkiga kuma qoslo videogan videoga lamidka wan dawaday wana ka yabay jilistisa aan qosolka lahayn

  • @caaqilyareinacabdi6620
    @caaqilyareinacabdi6620 2 года назад +1

    Laxaamad maxaa la dhahaa wllo
    Ree konfur ahayeee 🤣🤣

    • @abdelazizdacar1308
      @abdelazizdacar1308 2 года назад +1

      Waa Birta Albaabada lagu sameeyo ee dabka jacda badani ka kaco

  • @mustafecumar7800
    @mustafecumar7800 2 года назад +8

    Akanuu turki xiijise ma Hargaysad uso dhigateY inad naFta kajarto 😁😄

    • @dayibyare2035
      @dayibyare2035 2 года назад

      Wllo mcn iguso biiiiiir alle Haku xifdiyee

  • @mascuudmohamed2755
    @mascuudmohamed2755 2 года назад

    Adoo miir qaba inaad waali ku matazho saw lagama qurux badNa yaan lagu ciyaarin caaafimdka.iyo miirka alleh ina siiyay. Wa mahdsantiin

  • @nimayusuf3579
    @nimayusuf3579 2 года назад +1

    Istaqfurulah 1:57 habeenimo ayaa kaligay guri la wada hurdo kadhex qoslaaya walaahi baryahan sida uman qoslin reer hargeisa waa goob baa ku nool walee waba wada humble dakhtar waku wadta walalkay abdilaahina hargeisa kuso dhawow I wish inan idinla kulmo

  • @mohamedofficial9
    @mohamedofficial9 2 года назад +3

    I can’t stop laughing 😂😅 war axmedow laxaamada iila soo carar

  • @amuunaragsanmahmoud2963
    @amuunaragsanmahmoud2963 2 года назад

    Dhakhatar wuu igaaa qosliyey wlhy qaybtaa waalida siduu umetelay waaayabay 😀😀😀😀😀

  • @Najmo-kb3fs
    @Najmo-kb3fs Год назад +1

    Kkkk I love you hargeysa from Somalia 🇸🇴 ❤️

  • @drmusdhafachannel8517
    @drmusdhafachannel8517 2 года назад

    From legend Abdullahi akanuu
    Dhaqtar Channel wn ku wataaa legend
    Muuqaalo badan isla soo sameeya mhdsnd

  • @libaaxoofficial4318
    @libaaxoofficial4318 2 года назад +2

    Kkkkkk hhhhh wlhi dacad u qoslay Mahmuuth dhakhtar wlhi beerka I casdy kulha dhunko wu ladnanyayeh😅🤣

  • @ahmeddahir4305
    @ahmeddahir4305 2 года назад +17

    Prank wlli ah 😁✊

    • @dayibyare2035
      @dayibyare2035 2 года назад

      Wllo mcn igusoo biiiiir alle Haku xifdiyee

  • @Awke-koke123
    @Awke-koke123 2 года назад +2

    Dhakhtar waa Qosolkii O Qofa😂😂

  • @xanaanahmed3206
    @xanaanahmed3206 2 года назад +1

    Walahi Sayd ayaa igqsliseen nosoo badi walday kashidntahee🤣🤣🤣🤣🤣

  • @janoooo6907
    @janoooo6907 2 года назад +3

    Kan Gorman dhalnay aabo😭😂😂💔

  • @hajarothman5959
    @hajarothman5959 2 года назад +24

    Best RUclipsr ever ❤️ legend ♥️👑

  • @maxamedzalaame1557
    @maxamedzalaame1557 2 года назад +1

    Oyoyooy walal codsi mar ayaan rabaa inaan idinla sameeyo brank dadka kusameeno walal I tix gali codsigayga

  • @ladankaaba1204
    @ladankaaba1204 2 года назад +2

    Mawliidow I Qabo Ha Isidayin Aya Ka Dhacday Dhaktarka😂😂😂

  • @ayaalemohamed7217
    @ayaalemohamed7217 2 года назад +7

    THE LEGEND DHAKHTAR 🤣❤

  • @mukhtaarawilhersi1096
    @mukhtaarawilhersi1096 2 года назад +3

    Best Pranker Dhakhtar😂✌️

  • @apdallabashiir7488
    @apdallabashiir7488 2 года назад +5

    Best collap ever well done boys 👏

  • @mohamet_fouzi4504
    @mohamet_fouzi4504 2 года назад +18

    Laxaamada🤣🤣🤣🤣waxbaa helay

    • @dayibyare2035
      @dayibyare2035 2 года назад

      Wllo.mcn iguso biiiiir allle haku xifdiyee

  • @cabdallacumar7062
    @cabdallacumar7062 2 года назад +1

    xaliimo wan soo xidhaynaa ayadana kulahaa odaygu legend dheh hhhh🤣🤣

  • @maryamaabdi1146
    @maryamaabdi1146 2 года назад

    Walaal illahaagii caafimaad kusiiyey u mahadnaq haku jeesjeesin caafimaadka waali wax loo yeerto maahan cafis alle weydiiso wax kale soo sameey

  • @bacbacoaly7284
    @bacbacoaly7284 2 года назад +2

    Al abhu waa shay qaliya daa waa inankaykiye 😥😥😥😥😥

  • @ashwaq-nura1139
    @ashwaq-nura1139 2 года назад +7

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 doctor you are so funnny!!!!!😂

  • @nimcoahmednimcoahmed7539
    @nimcoahmednimcoahmed7539 2 года назад

    dee hayga tagin waa laykaa dhiibtee😁dhakhtar inta yar ee tayada YOU TUBE ku dhex jogta tahay.

  • @RealSom4kReal-Som-4k
    @RealSom4kReal-Som-4k 2 года назад

    Rag culus baa is helay oo dadka ka waalay ala maynu kulano kabihiinad ka carari lahaydeen hhhhhh salaan sare sxbyaal

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 года назад

    Maxamuud sidan sax ma aha. Tan oo kale laguma ciyaaro. Prank magasho. Ilaahay caafimaadka kusiiyey kumahadi.

  • @raxmacaday727
    @raxmacaday727 Год назад

    Xigmad waa u dhalasho mash alh dhakhtar waa qof xigmad badan hore u soco wll macn❤💯💯

  • @guuleedmohamed3802
    @guuleedmohamed3802 2 года назад +2

    Wadadii 150ka
    Hhhhh waar xaafadaha nooga daa dhakhtarow cayaarta🤣🤣🤣

  • @ayzanosman2472
    @ayzanosman2472 2 года назад +1

    Alla wlhi waan ilmeeyay daacad nimada umadeena reer hargaysa i love you ❤️ wlhi❤️

  • @adamDooll
    @adamDooll 2 года назад +2

    jacayl ba walay garaash baa raba inaa geyo kulaha😅 Magaariba

  • @ruuximakeuparts7298
    @ruuximakeuparts7298 2 года назад +3

    😂😂😂😂😂wax walan waxkaste funny ha ka dhiganina huno

  • @blacklivesmatter7154
    @blacklivesmatter7154 2 года назад +26

    We need more of this

  • @loole.official
    @loole.official 2 года назад +1

    Dhakhtar maku noqotay Dhakhtarkiii 😂😂😂

  • @mahamedabdihassan6545
    @mahamedabdihassan6545 2 года назад

    Nin waalan ba haysta ku lahaa waar axmadow laxaamada iila soo carar ku lahaa walahi laxaamada buu islahaa gabigiisaba hhh

  • @phaangamer4309
    @phaangamer4309 2 года назад +3

    haha walahi dhakhtarow waan ku wataa 😂😂😂😂😂😂

  • @J0L3D
    @J0L3D 2 года назад +5

    Walaaahi sidaan u qoslay caawa waligay umaan qoslin 😂😂😂

  • @cibaadoyar5517
    @cibaadoyar5517 2 года назад +2

    Jacylkii baa ku imanye iska joog😂😂😂

  • @capiirmaxud9692
    @capiirmaxud9692 2 года назад +1

    War axmadow laxaamada laso cararba igu daran😂😂😂👏🏻

  • @lf_9416
    @lf_9416 2 года назад +3

    Waan Zoo xidhayna iyadana Somaliland amaanada waa lagu adagyahay

  • @bilandahirosman2538
    @bilandahirosman2538 Год назад

    Anoo xnq San xitaa wn iska qosla marki ni arko wll video soo badiya

  • @naadircabdalla6427
    @naadircabdalla6427 2 года назад +1

    Hhhhhhh Abdulahi akanuu qof prank samyn loogu talo galay😂

  • @dheemanibrahim6677
    @dheemanibrahim6677 2 года назад

    Plz waali ha sahadaani walaalahay inta xanuunsanaysa ee waalan Allah cafiimad ha siiyo

  • @cabdimajidnairopiofficial3386
    @cabdimajidnairopiofficial3386 2 года назад +1

    Xafadaha 150 xijisen dhkhtarow😅😅

  • @samiyamohamed4729
    @samiyamohamed4729 2 года назад +1

    Please dhakhtar dadka waaweyn ciyaar ha laga daayan inkaar haka shaqaysani prank ma yaqaanaane

  • @inasheikhdahir6647
    @inasheikhdahir6647 2 года назад +7

    My 2 legends 👑🥰 keep going

  • @Fihimois
    @Fihimois 2 года назад +1

    Gabaygii mda qaaday ku yeh 💔😂😂ar kana 😂😂alla mar baa lagu laxamadyn gadhay akanuu 😂😂