[Hargeisa public prank ] Wali sidan oo kale makugu dhacday !!!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 601

  • @shadiajama3574
    @shadiajama3574 3 года назад +137

    The cameraman was qeys qeysar✊🏽🥰

  • @Ahmeth__
    @Ahmeth__ 3 года назад +168

    Please like isara hadad nabiga jeceshihiin 🥰🥰🥰🥰

    • @nasirahmedhasan1253
      @nasirahmedhasan1253 3 года назад

      Sheikha gartay camerada yaa arkayey 8:45 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @queenhamda5872
    @queenhamda5872 3 года назад +37

    Wof wlhi hargysa dad wacan ba ku nool dadkii layga beerey❤❤

  • @boqoredhurde6361
    @boqoredhurde6361 3 года назад +34

    Wlhi ree hargaysa wx ka fcn maan arkin iyo wliba 2bda prnkiga samaynayay wlhi rag aad u wanaagsan KEEP GOING PRO

  • @hothandegan8622
    @hothandegan8622 3 года назад +49

    Maba modayn inaad RUclips leeday xafada dhan ban subscribe kaga saraya imika🤣🤣

  • @badriyakhadar8486
    @badriyakhadar8486 3 года назад +34

    Inta tiktok ka zoo cararty hhhhh like isku muuji🤣

  • @asmahussain1844
    @asmahussain1844 3 года назад +64

    Dhakhtarow yaan lagu xambaaran e maryo isasaar 😂😂 hadi kle wnku qadn

  • @mohamedhussein8083
    @mohamedhussein8083 3 года назад +21

    Wlh waad iga qoslisey brother public prank true ah wakan keep going from Borama🙏

  • @ikhlaas4993
    @ikhlaas4993 3 года назад +63

    welcome back dhakhter 🥰❤😍 My brother 😍❤ hargeysa khater waaye 😂😂😂

  • @genyadasoomaliland9160
    @genyadasoomaliland9160 3 года назад +36

    Tukan buu yalaa MOBILE KU😄

  • @khalidjr5164
    @khalidjr5164 3 года назад +11

    Hhhhh manooli inaba caadi maha prankigan Another level weyan😂😂😂

  • @sakariyehirsi4891
    @sakariyehirsi4891 3 года назад +6

    Odayga labad waa nasab wlhi❤️ Hadan adiga ahan laha ama ka agdhwaan laha waxban ku cawin laha ilaahay caafimad Haa siyo❤️🤲

  • @aiys11
    @aiys11 3 года назад +5

    Odayasha ben ha ku kalifin dee😁 pure hearted people 🥺❤

  • @ahmedwallalka2455
    @ahmedwallalka2455 3 года назад +21

    Prank kaagu waa mid fiican bro lkn please dadka aad ku samaynaysid prank ka u qari wajiyadooda ama pullar saar
    Waxa laga yaabaa inay caqabad kugu keenan

  • @naimaraabi8873
    @naimaraabi8873 3 года назад +12

    The first guy is keeping it halal 💯 😅😅

  • @hakimiadam7796
    @hakimiadam7796 3 года назад +22

    Ninka 2 aad ee ad qbty yahye toure mamule ku xigenki sh ibrahim 🤣😂 reer burco is helay

  • @sihammohamud493
    @sihammohamud493 3 года назад +12

    😂😂😂😂😂😂wooooh dadkiba benalayal bd ka dhigten😂funny prank keep going especially 8:00

    • @farxaannimcaan8426
      @farxaannimcaan8426 3 года назад +2

      Kaas isagoo prank lagu samaynayaan dawaday wlhi fanan ba laiskaga dhiga beerka icasaday dhagayso wuxu leyahay hhhhhh

  • @janodoondoon1458
    @janodoondoon1458 3 года назад +29

    Waa Qosol walhi
    Islaanta yar Yaan lagu cawriyan dhar qarsoon xidho kulha😂😂

    • @bilan9379
      @bilan9379 3 года назад +1

      She is so pure, hadeyba ninkaan tiri waa qawatan dumarka qaawan hadey arki laheed kawaran

  • @rayanabdirashid884
    @rayanabdirashid884 3 года назад +3

    Wlky wllhi aad baad ugu egthy wllkey ..m.a waa marki igu horysay aan ku dawadoh m.a ❤

  • @kaaha5916
    @kaaha5916 3 года назад +6

    Odayga Koodhka Madow lihi wlhi waa oday Qalpi fcn🥰♥️

  • @qadanawil7984
    @qadanawil7984 3 года назад +15

    Walahy reer hargeisa funny 😆 weyaan🥰

  • @somalilyrics4027
    @somalilyrics4027 3 года назад +16

    hore u soco brother🙏🏼😂😂😂😂

  • @hizamhasa9189
    @hizamhasa9189 3 года назад +8

    Dhakhtarow Maryo isisaar yaan lagu xambaaran ee 😂😂😂😂😂

  • @aishamohammed3666
    @aishamohammed3666 3 года назад +7

    MamuLe Ku xigenkayga Apdisal Arab😅🙌

  • @qnamiira8574
    @qnamiira8574 3 года назад +7

    Wa mzakiin ddka hargeisa wlhi😥😂😂😂😂🥺💔

  • @deeqaahmed4147
    @deeqaahmed4147 3 года назад +11

    Dhakhtar you are amazing the things that you are doing the charity all of them make us happy and i enjoy it most coz i like giving happiness to the every one you did some thing that a goverment never done there is a saying which says (people are there for each other) if i have a job i would have given anything to help and take part of what you are doing but unfortunally i dont have money i hope i will see you one day thanks for the best content keep doing it and i hope everything will be easy for you and i hope for you long life while doing this inshaallah❤❤❤❤🤍🤍🤍🤍🤍

    • @aaminacali3225
      @aaminacali3225 3 года назад

      😍😍😍😍😍😍😍 wooooow dhakhtar

    • @aaminacali3225
      @aaminacali3225 3 года назад

      😂😂😂😂😂😂😂

  • @naimaahmed3853
    @naimaahmed3853 3 года назад

    Qofka labaad waa maamule ku xigeenkeygi dugsiga sheikh ibrahim ee magaalada burco qof ka wanagsan kana naxaris badan ma jirto isgaba kaa dhiibi laha wlhy hdaa ku odhan lhyd❤

  • @cawocabdi4544
    @cawocabdi4544 3 года назад +7

    Abdirahman iyo mohamed iyo abdisamed
    Best friends forever ❤

  • @sacdiyasiman1348
    @sacdiyasiman1348 2 года назад +5

    😁😁😁🤣 Kuma shukaansanayee kaalay wllo dhaqtar 😁

  • @dheereye4040
    @dheereye4040 3 года назад +2

    Wallahi ninkasi dhowr jeer ayaa lagu sameeyey prank waliba ninka layidhaahdo khaalid shayga ayaa ku sameeyey

  • @ayaanjaamac1710
    @ayaanjaamac1710 3 года назад +5

    6:01 dhakhtarow hais qawin yaan lagu xambaarane
    qamiis xidho LKN INTA KAHOREYSA MXD NOGA GOYSAY
    haddan hargeisa kukulano wa inan ku arka ado khamis xidhan 😂😂😂
    vedio ad iga qosliyey wllhi 😂😂

  • @sofiaabdi9184
    @sofiaabdi9184 3 года назад +2

    Aar wxd samaysaa Qayb 2 aad kow dheh lkn dee isla halkan uun haku soo samayn, agagaarkan Deero Mall badanka waa la Bartay in prank lagu sameeyooo Abdallle Jamal baa Xiijiyee suuqa hoose ama xaafado dhexdood kusoo sameee sxb 💫keep going ❤

  • @ifrahyusuf2363
    @ifrahyusuf2363 3 года назад +6

    The first guy had me rolling😂😂😂

  • @naykoabdi950
    @naykoabdi950 3 года назад +27

    Muuqaal aad u Qosol Badan iyo Dad Qalbi wanaagsan.
    @dhakhtarcharity I see ya Man.

  • @sundusmaxamed6498
    @sundusmaxamed6498 Год назад +1

    Kkkkkkkkk odayasha been my yaqanana wlhy dacad uqoslay kkkkkk dhakter iyo mawel horay usocda pro❤😂😂😂

  • @updyrachedosman7089
    @updyrachedosman7089 3 года назад +6

    Waxad Cadayseen Ood Dadka U shaacisiin In Tilfonkaba Been Loo Sameeyay😅🤣😅🤣😅
    intii Hore u Ogayd farta so Taaga👆

  • @shukrixasanshukri5157
    @shukrixasanshukri5157 3 года назад +11

    You make my day wlhi 😂😄🤣🤣

  • @jamaalcabdirashiid5627
    @jamaalcabdirashiid5627 3 года назад +6

    Keep going my bro dhakhtar
    From gobolKa raga 🎤

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 3 года назад +4

    Hhh odayga ugu horeeya waa funny kulahaa adeer ha ixidhine raali-noqo😁

  • @niamaalijama2485
    @niamaalijama2485 3 года назад +1

    Inta mant ay ugu horeyso chanellka ee ladhacasan prank 😂😂😂😂😂 war soo badi wa codsiye

  • @shaakirabdi9422
    @shaakirabdi9422 3 года назад +4

    10:00 xariifka mobile oo ku mashquulsan mid buu baanada saarayay oo online ahayd 😊😊😊

  • @afnanitoali14
    @afnanitoali14 3 года назад +9

    8:45 alla mad shekha bidixda xiga qabtid wa mclnki school tarpiyda no dhgyey 😂😂

  • @Amiraali99135
    @Amiraali99135 3 месяца назад

    Waa markii igu horeesay mana xiisen jirn video yadaada lknn imika waka helay hore u soco❤🎉😂 dhakhtarow

  • @shafiabdi215
    @shafiabdi215 3 года назад +6

    Sxb waa very funny Walaahi, laakin odayaasha iyo dadka waayeelka saa idka ka reeb next time.

  • @taaxoduale4744
    @taaxoduale4744 3 года назад +2

    I'am new subscriber nd i really enjoy ur video keep going akhii 😎👌

  • @rumaanmaxamedmaxamed1211
    @rumaanmaxamedmaxamed1211 3 года назад +4

    Dhakhtarow wllo soo badi public prank funny weeye🥰🥰

  • @ameliaalli1127
    @ameliaalli1127 3 года назад +2

    Mnshalh ilahyow wad iaragta uk 🇬🇧 ayaan iska jooga ninka shidanba dalka ku baran laha isku keen duce

    • @fixpro7168
      @fixpro7168 3 года назад

      Welcome wayee 😃😃

  • @twooneback9519
    @twooneback9519 3 года назад +6

    Soo kordhi shp muqaladan oo kle sida different reagions wad mahadsantahy

  • @abdirisak8002
    @abdirisak8002 3 года назад +6

    WAR DADKA WAA WAYN MAXAAD
    UQADARINWAYDEEN EED BEENTA UUGAKEENTEEN DADKA HORTEEDA

    • @zacka.j3976
      @zacka.j3976 3 года назад

      wara free fire ma dhesha

  • @CR-xr6zk
    @CR-xr6zk 3 года назад +4

    Welcome back dhakhtar ❤️🦋

  • @abdifataahmoha5900
    @abdifataahmoha5900 3 года назад +5

    Wlhi waa qoslay cawa si daacada🤣🤣🤣🤣

  • @aqanimaxamedofficial1308
    @aqanimaxamedofficial1308 3 года назад +4

    DECTOR0W ZXP PRANKIYADAN NOZO PADI WLHY WA XARAPAD 😂😂
    LEGAN KE UP PRO 🥰

  • @asmacali834
    @asmacali834 3 года назад +2

    Allh wiilkan wuxu ku jira dadka siidaa Garka ah ujecelahy 🙏🥰

  • @edmo8912
    @edmo8912 3 года назад +8

    3:7 yaad ukala qaybsanaysaan🤣🤣🤣 that part is funny as hell.

  • @somalimemes1337
    @somalimemes1337 3 года назад +3

    Ninkan wa dhalinyarta anagu anu kufano qurbaha hargaysa ahan

  • @haboonmohomed4133
    @haboonmohomed4133 3 года назад +3

    Ninka fedhaha wayn le dadku ba way ka naxya😂😂😂

  • @zuzanlitterqueen1840
    @zuzanlitterqueen1840 3 года назад +4

    Mohmed waad qawantahe is astur oo wax naga huwo🤣

  • @hipohupthi1232
    @hipohupthi1232 3 года назад +3

    Dhakhtar wll koofiyad xidho markaad prankig zameynyzoh si aanay dadku wajigaga u aqoonzan micnaha aan lagaga fahmin mar wlpa oo aad prank sameynyzoh😊😊😊

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 3 года назад +2

    I love reer Hargeyso Amazing

  • @dualehjustin9639
    @dualehjustin9639 3 года назад +5

    Dhakhtarr always legend 👍

  • @safaabdilahi7411
    @safaabdilahi7411 3 года назад +4

    🤦‍♀️marku ninkan beenta u shegay isoo ag istago ka carari lah 😂

  • @Somalikid74
    @Somalikid74 3 года назад

    Sxb waan ku salaamay marka hore mar labaadka horta RUclips kaada iyo program yada aad soo dayso aad baan ugu xidhanahay markaa waxaan ku leehay ILAAHAY ha kaa abaalmariyo laakiin program kan waxey in aad dhaliyada ku samaysaan oo aad ka daysaan hooyooyinka iyo aabayaasha waaweyn ee da’da ah thanks keep going sxb

  • @mohametadam1394
    @mohametadam1394 3 года назад +2

    Maa mule abdisalan yaxye toore😀😀

    • @zakariyeabdikarin7008
      @zakariyeabdikarin7008 3 года назад

      Cabdisalankii wax ka dhigi jiray dugsiga sheikh ibraahim secondary school

  • @inacabdirisaaq6529
    @inacabdirisaaq6529 3 года назад +1

    The “meelahan buu ka shaqeeyaa” is for me 😂

  • @AliMohamed-dv9vb
    @AliMohamed-dv9vb 3 года назад +2

    Wlaahi daacad ayaan uqoslay kkkkkkkk keep going bro

  • @xanaansaleban6280
    @xanaansaleban6280 3 года назад +1

    allah waldku wacan maxan schoolka marka dhiganjireyi maxan odhan jireyi klayi saasa dheh

  • @Xamuudichannel
    @Xamuudichannel 3 года назад +1

    Dakhtarow maa igaso hor baxdid , xataa maaweel marku qabto ana sabaaxadyn lahaaye😄😄😅😅😅

  • @enjeym.o2891
    @enjeym.o2891 3 года назад +5

    Walaahy waa prank ku.lahaa🤣🤣

  • @mohamedzufi4439
    @mohamedzufi4439 3 года назад +5

    Kip going my brother

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22 3 года назад +2

    2:56😂😂😂🤣🤣🤣
    Raali ahow kuyeh
    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 ninka maskiinka wa dambajiseen wlh

  • @muneirch0ma268
    @muneirch0ma268 3 года назад +5

    2:17 Qeyzka InTa Codkiiza MaQazHy ReplaY YaaNy zoo GaliN😂😅🙋‍♂️

    • @hafsaali5108
      @hafsaali5108 3 года назад

      Soo galee😂😂

    • @muneirch0ma268
      @muneirch0ma268 3 года назад

      @@hafsaali5108 HANAGA TaGinPe NaLa JooG😂🙋‍♂️

    • @hipohupthi1232
      @hipohupthi1232 3 года назад

      Waan zoo galnay nio 😂😂😂💃💃

  • @khadraali4845
    @khadraali4845 3 года назад +2

    quruxda ilahay haku siyaadiyo manshallah

  • @zainabmohamed2226
    @zainabmohamed2226 3 года назад

    maxamed wan salaamayaa riwaayad uu ku jiro Ayan dawaday oo jacayl xamdi kaga baxday. aadban u daawan jiray saamayna way igu yeelatay.

  • @feylanmohamet4990
    @feylanmohamet4990 3 года назад +3

    Halkaa Macalinkaygii Ayaan Ka Arkay Walhi ❤️☺️

  • @asmacumarelmi6955
    @asmacumarelmi6955 3 года назад +5

    Abdisamad iyo dhakhtar iyo qays qaysar respect inamadaydi lkn dadka weyn kadhafaa oo dhalinyarada soo qabo

  • @ugbaddiamond3451
    @ugbaddiamond3451 3 года назад +2

    So funny wlhi wd qawan thy islanta ku tidhi dhar isarsar xarabo dhe🤣🤣☺☺☺😂

  • @liibaanmuuse7664
    @liibaanmuuse7664 3 года назад +1

    Dhakhtar salan 👍 waan saaray wllo from qays qaysarka

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 3 года назад

    Mnsh allah RUclipsr aan tageero dhakhtar, qays qeysar, maweel keep going 🙏🙏🙏🙏

  • @yaashjamakahin2534
    @yaashjamakahin2534 3 года назад +2

    Dhakter layaab layaab keep going brother 👑🥇

  • @hamdaosman8866
    @hamdaosman8866 3 года назад +1

    Dhakhtarow maamul ku xigeenka schoolka ciyaarta iga daah waa ninka labad😂❤

  • @ayaanqurux1130
    @ayaanqurux1130 Год назад

    Kuma shukan sanayo dhaqtar dhibadana hore usoco wl 😆🥰🥰🥰🥰👍

  • @deganali7669
    @deganali7669 3 года назад +1

    war dhakhtarow video yada nosoo badi wllo adiga iyo Qays iyo Abdisamedba inshallh 😂

  • @asmacali834
    @asmacali834 3 года назад +3

    horee usoco wll mcn ❤

  • @Samia-ln5lr
    @Samia-ln5lr 3 года назад

    Adiga mudan wllo dhakhtar taageerahaga kowaadna waan ahay noo soo badi video yada insha allah wanan ku salaamayaa🥰🙏

  • @nuuranuux8840
    @nuuranuux8840 3 года назад +1

    Dhakhtar wlhy waaxaraabo noosoobadi thanks dhakhtar

  • @mlaambalawzha
    @mlaambalawzha 3 года назад +3

    Kuma shukaansanayo wll e kaalay 😄

  • @xasanfuaad5510
    @xasanfuaad5510 3 года назад

    Alla maamulahaygii wwreye shekhibrahim

  • @saraaragzan5122
    @saraaragzan5122 3 года назад +1

    Dadka waawayn ciyaarta kadaaya plz dhalinyarta ka xaraabaystoo😥

  • @husseindalmar3812
    @husseindalmar3812 3 года назад +4

    Qosol ayaan udhacay 😂😂😂😂

  • @afdheerecaaradhuub2942
    @afdheerecaaradhuub2942 3 года назад

    Kkkkkk wlhi dadkii waad kaxaraabaysatay hore usoco akhii

  • @hannamohamed5408
    @hannamohamed5408 Год назад +2

    Kuma shukaansanayee kaalay wll❤😂

  • @liibansane235
    @liibansane235 3 года назад

    Hhhhh war ninka ugu horeeya ba iga qosliyey tukan bu yaal kulaha hhh sxp inshallah muqladn so badi hormar wcn sxp dhakhtar

  • @shukrimuuse537
    @shukrimuuse537 3 года назад

    Alla dadku qalbi fiican naa way Ku badbaadiyeen inta viva inta samaha jecel 💌🤗💯❤️🙌😍

  • @lailamo3698
    @lailamo3698 3 года назад

    3:46 mamule Abdisalan Qalbiga kusalamay macalin qiimobadan sh.ibrahim secondary school Burco waa mamule kuxigenkiisii horumar wacan mamule

    • @ahmett5835
      @ahmett5835 3 года назад

      ma reer burca

    • @lailamo3698
      @lailamo3698 3 года назад

      @@ahmett5835 haa wll waa mamule kuxigenkii sheikh ibrahim high school Burco

  • @caytosolution
    @caytosolution 3 года назад +13

    7:51 😂😂😂😂
    8:19 😂😂😂
    10:30 🤣🤣🤣

  • @hothan.1152
    @hothan.1152 3 года назад

    Masha allaah halanoco beenta
    Islaantu wanaagsana haday arki lahayd dumarka TikTok maxaysamayn lahayd😂

  • @ahmedshiine8202
    @ahmedshiine8202 3 года назад +1

    Hhh wlahy wan xasusta xarifka gacmaha tagtagaya khaalid shayga iyo asxaptisa daaqada kala baxay

  • @najouhiahmed5897
    @najouhiahmed5897 3 года назад +1

    Al wllo odaygi uu horeya ban ka naxay C Samad si umuu galin miskin

  • @najmaahmed9888
    @najmaahmed9888 3 года назад +2

    Wllhi dacadbn uqosly mxytidhi maamadaasi yanay ku xambaran hana cabayn dheh waxba ma xanbaranee😂😂😂

    • @Dhakhtarrr
      @Dhakhtarrr  3 года назад

      Maad cadahay

    • @nasramohamed986
      @nasramohamed986 3 года назад

      @@Dhakhtarrr maye way madowdahay🤣🤣🤣

    • @najmaahmed9888
      @najmaahmed9888 3 года назад +1

      Maxa madow iyo cadaabna keenay anu waxaan ku qoslayay maamada leh maryo xiro yanay ku qadaninee😂hafalkayga waxaan kawaday habluhu waxba ma qataan
      Hadal nin si uyidhi nin sii uqaday somalida ku maahmda

  • @hindaomar8022
    @hindaomar8022 Год назад

    Walhi Hargeisa dadka ku nool waa dad naasaba ❤