Tilifoon Qof Kuhadlayo Ayaa isaga Dhigay Kadibna Waa Kudhaga Hadlay 5| Very Funny Public Prank |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • Tiilifoon Qof Kuhadlayo Ayaa isaga Dhigay Kadibna Waa Kudhaga Hadlay | Very Funny Public Prank | Bluetooth Kulaklik Şakası
    MAQAAXIYAHAN HOOS KUSOO QORAY KAALAY IGULA SHAAXEEYA OO IGALA SOO XIDHIIDH SXB
    facebook :: / akanteam
    instagram :: www.instagram....
    snapchat:akanuu619
    tiktok::akanuu1
    email::akantechnology69@gmail.com
    Prank Cabitaan KHAMRI Kujiro | Very Funny Puplic Prank | Kamera Şakası
    MURWAAN INSTAGRAMKIISA:marwanali01_
    selamlar kankılarım nasılsınız iyisinizdir bende iyiyim teşekkür ederim bugünkü vidyoumuz başlıkta gördüğünüz gibi SOKAK RAP. umarım beğenirseniz like atabildiğiniz kadar atın teşekkür ederim
    Burdan iletişim bilgilerimi ulaşabilirsiniz👇🏾👇🏾
    💌maqaaxiyahan igala soo xidhiidhi karto.
    facebook :: / akanteam
    instagram :: www.instagram....
    snapchat:akanuu619
    tiktok::akanuu1
    email::akantechnology69@gmail.com

Комментарии • 264

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Год назад +157

    Wakhti ma uhelaysa saliga nebigena muhammed scw☝️😢❤️

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад +64

    Wuxuu Ahaa naxariis badane
    ilaahay caalamkan u soo Diray
    Nebi muxammed scw💗Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲❤❤❤

    • @ZubeirHaji-h6x
      @ZubeirHaji-h6x Год назад

      Scw scw

    • @ilhaanabdi7744
      @ilhaanabdi7744 11 месяцев назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @Istahilsiman
      @Istahilsiman 4 месяца назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @AxmedTraveler
      @AxmedTraveler 16 дней назад

      scw scw scw

  • @ina.halista
    @ina.halista Год назад +28

    wll kusali nabigeena muxammed scw

  • @HOOYOFATUSHHASSAN
    @HOOYOFATUSHHASSAN Год назад +51

    Walalaheyga qiimo badan, Ku Sali Nabigena, The Best person ever, the most trusted person ever, the most knowledgeable and ever shining person is our beloved Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤️🕋📿🙏🙏🙏🙏🙏

  • @Warka.ibrahim3371
    @Warka.ibrahim3371 Год назад +20

    Big legend abdull akanu ... best RUclipsbar 🎉🎉 keep going wll qali

  • @alihassanhaider1767
    @alihassanhaider1767 Год назад +24

    Wlhi qosol iguma harin wlhi 😅😅😂😂😂 Soo badi fadlan taageera buuxa kuu ahay horey usoco

  • @muxsinmaxamed1397
    @muxsinmaxamed1397 Год назад +19

    ku sali nabiga scw❤

  • @mohamedcase9938
    @mohamedcase9938 Год назад +21

    Gabadhasi midabkeedi asalka ahaa bay wada tahay wana quruxlay 👌

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад +34

    Big legend always abdullahi akanu another's levels street's pranks 💯⚽️👍💯💯❤

    • @Supr93
      @Supr93 7 месяцев назад

      Sitting in the car on the way ❤😅🎉😢 happy it’s 👧 over already for girls 👧 and 😮me too but it 🎊 😅 so ready to enjoy 😢

  • @muntasirismail25serar
    @muntasirismail25serar Год назад +13

    Akanuu keep Going sxip 👑💪🏾

  • @MohamedAhmed-ly4yg
    @MohamedAhmed-ly4yg Год назад +7

    Emotional damage 12:19.😅

  • @J0L3D
    @J0L3D Год назад +17

    Saaxib anagaad prank nagu samaynaysa waad isla ogtihiin Waxan😂😂

    • @Ally.Apdukadir
      @Ally.Apdukadir Год назад

      Aad iyo aad 😂

    • @mohamedhirsi9738
      @mohamedhirsi9738 Год назад

      May sxb isma oga wayo qaladad laga daremi lahaa

    • @Kassimjama
      @Kassimjama Год назад

      ​@@mohamedhirsi9738khaladaad badan ayaa ku jira lkn adiga indhool ah si dagdaga qaliin ayad rabtaaa

  • @alihassanhaider1767
    @alihassanhaider1767 Год назад +4

    Soo badi fadlan taageera buuxa kuu ahay horey usoco from Ireland Dublin

  • @cabdallaxaashi4027
    @cabdallaxaashi4027 Год назад +10

    I really love this brother😂😂

  • @munshidhamzaassomaliy8409
    @munshidhamzaassomaliy8409 Год назад +6

    Hada maan dawdaa mise bari subax ... hurdaa i haysee 😂😂

  • @YahyeAbdullahi-q4s
    @YahyeAbdullahi-q4s Год назад +12

    Best prank ever waye dhaga hadalka😂😂

  • @SAMSANGAREkingofworld
    @SAMSANGAREkingofworld Год назад +9

    yes qofkii ugu horeeyey ❤❤❤

  • @hanadabdi6147
    @hanadabdi6147 Год назад +2

    She had an attitude

  • @osman212
    @osman212 Год назад +12

    Part 2 make it immidiatly😂

    • @farhiyocudoon1966
      @farhiyocudoon1966 Год назад

      Sxp barnasmijkii dhagaha arephone la jar jarayey soo samee waaa kuxiisayer

  • @abdiasiisdauud954
    @abdiasiisdauud954 Год назад +5

    Kawaran gabadha wajigeeda kadareemay inay wax laysla og yihiin Ey contants😂😂

  • @HASSANRESS-fh5gw
    @HASSANRESS-fh5gw Год назад +3

    Akanuu sxb waan ku arkey waan kucashaqey soo baadii😅🎉

  • @yacinhassanbouh1358
    @yacinhassanbouh1358 Год назад +8

    😂😂😂 familiga dhan ana hooyaday ka racay ku laha dacad. Akanuu funny

  • @alihassanhaider1767
    @alihassanhaider1767 Год назад +3

    😂😂😂🎉 theLegend of the Legends soobadi😂😂😅qosoligumaharin😅😅

  • @zhakirmaxamed6649
    @zhakirmaxamed6649 Год назад +7

    Gabadha ma sha alah

  • @abdisheikh8963
    @abdisheikh8963 Год назад +8

    Gabadhaan waa qof adag masha Allah

  • @Asia-x7c
    @Asia-x7c Год назад +6

    It's funny 🤣 sobadi brother 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax Год назад +5

    Gacmaha ilhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll I

    • @Asia-x7c
      @Asia-x7c Год назад

      Ku qarabte Dadka magacyadoda😂😂😂😂😂

  • @BurhanXabad
    @BurhanXabad Год назад +1

    RUclipsrka somalida ee keliya aan daaawado aaatahay bro ee hore u soco

  • @abdiwali7
    @abdiwali7 Год назад +2

    DONT PLAY AROUND WITH MJ GIRLS

  • @abdireshidahmed4592
    @abdireshidahmed4592 Год назад +2

    Way isla ogyihiin waa been Reaction keeda laga dareemaa 😂😂😊

  • @ibnhassaan5674
    @ibnhassaan5674 Год назад +2

    Quruxley waaye midabkeeda iyo Qosolkeeda waa very charming ,Chocolate girl waa ku salaamaa Abaayo.

  • @abdiNaasir-wi6yd
    @abdiNaasir-wi6yd Год назад +5

    GOAT CR7 IS MUUJIYA 😄😄

  • @xamsecabdi14
    @xamsecabdi14 Год назад +2

    Jah m.a Inantu Way Qurux bdn Tahay Wa kuwii laysku Dili jiray❤

  • @kingsiisoco
    @kingsiisoco Год назад

    Keep going Lenged I like this video 👏👏

  • @axmedak2859
    @axmedak2859 Год назад +5

    Xalimaadaan wa,igawashay😂😂

  • @jafarmahamed
    @jafarmahamed Год назад +4

    She so beautiful 😍

  • @Sheeqmedia
    @Sheeqmedia Год назад +3

    Barnamijka Waku arkay waku cashaqay soo sameey

  • @mansiontech1265
    @mansiontech1265 Год назад +3

    Amazing abdilaahi akanuu 😂😂

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 Год назад +3

    8:19 gabadhii miskiinta ahayd ba buuq ayuu ku furay ani muu ila hadlaya mise qof kale ayuu la hadlaya kulaha😂😂😂😂

  • @NimcaanMaxamuud-rm2ff
    @NimcaanMaxamuud-rm2ff Год назад +1

    Somali wakayabysa. 😂
    Siay like. Uheln. Iyagon khayrba ujeedin. Dhahayn. Ilahay ka baqano😂

  • @yussufabdifatax5786
    @yussufabdifatax5786 Год назад +4

    Muqalkan way Iska ogyihin
    Sppta an ku shego
    Marka uu muqalka maraayo 2:49 ila 2:52 daqiiqo fiiri gabadha si cadiyan kamirada uso firinee

  • @OsmanAbdulaahi-i8z
    @OsmanAbdulaahi-i8z Год назад +4

    Pro kep going

  • @Reizow1234-ni2ev
    @Reizow1234-ni2ev Год назад +4

    Zxb earphones 🎧 prank sosame

  • @CheikdjibrilHadiya
    @CheikdjibrilHadiya 8 месяцев назад +1

    😂😂❤

  • @Hacabsan99
    @Hacabsan99 Год назад +13

    Hamigaga rumee si mustaqbal kaaga u qurxanado waa baran kartaa luqada English-ka kamid noqo ardeyda nagu xiran RUclips-keyga ❤

  • @UpdihamiidApdi-pc2ch
    @UpdihamiidApdi-pc2ch Год назад +4

    Arkan dadka uudhameeyay🤣🤣

  • @qaasimmahadsaciid562
    @qaasimmahadsaciid562 Год назад +2

    prank qatar wye lkn qosol gaabi si codka lo maqlo

  • @yaxyecali7057
    @yaxyecali7057 Год назад +11

    Taliyow qoftaan yeekaa fakan😂😂

  • @Lipan233
    @Lipan233 Год назад +2

    Mashallah akanuuuu

  • @Updull44h1
    @Updull44h1 21 день назад +1

    See yeeshey gabadha 😂😂😂😂💔

  • @jamal.kbinhassan6933
    @jamal.kbinhassan6933 Год назад +2

    Soo badii long waiting 😅😅❤❤

  • @maxamedmareye7431
    @maxamedmareye7431 Год назад

    Hayso haysheegin markay kulahayd hayso hayso😅😅😅😅😅

  • @ismacilmahamed5440
    @ismacilmahamed5440 Год назад +4

    Hhhhh abdulahi walhi nice taliye balse midba jirta
    Hadan aniga ahan laga walhi goor an kugu madobado isman arkeen samir com wlasheey

  • @MohamedAminahmed-hc8ry
    @MohamedAminahmed-hc8ry Год назад +2

    Sxp barnamijki
    "wn ku arky wn ku caashaqy"
    so samee qyb kle 😂🙏

  • @ApdizalaamahmedApdizalaa-et7cd
    @ApdizalaamahmedApdizalaa-et7cd Год назад +2

    Big man 👨 akanu 🙌

  • @maxamedyare-g1s
    @maxamedyare-g1s Год назад +1

    Akanuu nio qoftan top waye wllhi

  • @CabaasMaxamed-c3n
    @CabaasMaxamed-c3n Год назад +4

    Big legend 😂😂😂❤

  • @AhmedIbrahimAhmed-vm4kc
    @AhmedIbrahimAhmed-vm4kc Год назад +1

    Keep going brother

  • @faaraxgeeljire3164
    @faaraxgeeljire3164 Год назад +1

    Masha Allah inantan original ah wan ku dakhranahay…😂😂

  • @sayid5352
    @sayid5352 Год назад +8

    war gabadha caadi bu oga waalay😂

  • @xasanibraahim2018
    @xasanibraahim2018 Год назад +2

    Dhaga hadal is not easy😂😂

  • @warkayo6821
    @warkayo6821 Год назад +2

    Ok

  • @zhakirmaxamed6649
    @zhakirmaxamed6649 Год назад +3

    Wan ku arkay wan ku caashqey so samey

  • @xayboahmed9020
    @xayboahmed9020 Год назад +3

    Abdulaahi dhibkii oo qof ah❤❤❤❤

  • @user-od2co6pe4j
    @user-od2co6pe4j Год назад +4

    Wad isuku galntaan ❤❤❤

  • @zackypubg
    @zackypubg Год назад +1

    Fashion camerada so hor marey😂😂😂

  • @osman212
    @osman212 Год назад +10

    😂😂😂😂

  • @abdiibobasaa
    @abdiibobasaa Год назад

    Akanuu
    Piliis Mar Af oromo ku bedall ball😂❤❤

  • @Mucaad_ahmed
    @Mucaad_ahmed 3 месяца назад +1

    Reer mudug girl😂

  • @mohamedmumin9720
    @mohamedmumin9720 Год назад +2

    Madadaalo Chanel rageedi sxb

  • @MohamedAli-nm2mm
    @MohamedAli-nm2mm Год назад +2

    si fiiican u jisheen no prank waa wax aad isla ogtihiiin

  • @LastTime-sc4ky
    @LastTime-sc4ky Год назад +1

    Ani xitaa eyeydey hooyo suuban ladhahaa

  • @samiiraabdirahman7067
    @samiiraabdirahman7067 Год назад +2

    Soo badi wa uxiisany walhi prankiyada noocan

  • @MahamedBashiir-lu6zj
    @MahamedBashiir-lu6zj Год назад +2

    sxp C/lahi Prankigi Wan ku wrkay wan ku caashaqay noo so samee Plz

  • @CMSTUDIO2
    @CMSTUDIO2 Год назад +1

    Areebo No 1 inaa thy kulahaaaaaaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @salmo__3
    @salmo__3 Год назад +2

    Ala Dhintay areebo n1 thy kulaha🤣🤣🤣

  • @MohaswanInaHared
    @MohaswanInaHared Год назад +4

    War waa gu tagera sxb

  • @Fatuush2022
    @Fatuush2022 9 месяцев назад +1

    Gabar runtii gabar wanagsan

  • @MohamedRiyo
    @MohamedRiyo 6 месяцев назад +2

    Ma nooli 😂😂😂😂

  • @horaymaumaqashay3017
    @horaymaumaqashay3017 Год назад +4

    Qofta quruxleybwaay😂

  • @dalmerhaaji
    @dalmerhaaji Год назад +4

    qufta caadi iskula hadashy 😂

  • @DaudhussienShiekh
    @DaudhussienShiekh 10 месяцев назад

    Abdala broo mansha alah aya tahay kenya imad gara ahan wajer

  • @salmanabdi5113
    @salmanabdi5113 Год назад +1

    Indha adeg Abdullahi akanu lee igu imo 😂😂❤

  • @osman212
    @osman212 Год назад +6

    Amazing😂😂

  • @SWEVO10
    @SWEVO10 Год назад +1

    Akanuu lph scholarship kii gormoo furma lph iso jawaab😊

  • @zakiabshir-tm6mq
    @zakiabshir-tm6mq Год назад +2

    Caqli ma jiro Miya
    90 tiga prank le Miya
    Waxada dhan
    Prank prank 🎉

    • @Abdifatah3
      @Abdifatah3 Год назад

      Adi caqli ma jiro miya 90 maxaa u daawani prank hadaad rabin ma danaysatidoo😂😂😂😂😂😂

  • @MaxamedCqaadir-w5t
    @MaxamedCqaadir-w5t Год назад +1

    Waa.yaa

  • @horaymaumaqashay3017
    @horaymaumaqashay3017 Год назад +4

    Taliyow ciwaankeefa sheeg😂

    • @Khaalidoww
      @Khaalidoww Год назад

      Qooqa ku haayo mayaro😂😂

  • @SPharaoh
    @SPharaoh Год назад

    Timiro, Suuban, Nadiifo, Cawo, Cawrala, Saxarla, Xadiyo, Xaali, Indha Deeq, Marwo, Muxibo, Saafi, Feynuus, Doonbiro, Markabo, Dhool iyo magacyadii hore oo dhan waa magacyo qiimo iyo qaayo iyo micno weyn leh oo wada af Soomaali ah. Magacyo fac weyn.

  • @quraish_1x
    @quraish_1x Год назад +1

    She’s cute 🔥

  • @aasiyocadaawe2630
    @aasiyocadaawe2630 Год назад +1

    HADA WAXAN RUN MIYAA MASE BEEN OO WAALAYSLA OGYAHAY

  • @abdifatahsamatar
    @abdifatahsamatar Год назад +1

    Part2 please😂😂😂

  • @WasaayeQooroweyne
    @WasaayeQooroweyne Год назад

    Qoftn gangs waaye bee😁

  • @sahroyusuf9130
    @sahroyusuf9130 11 месяцев назад

    Waxa ugu jecelay waye dhaga hadalkan qosol

  • @mahmoudabdi5347
    @mahmoudabdi5347 Год назад +1

    Big légende 😂🎉❤

  • @leylaabdirisaaq9243
    @leylaabdirisaaq9243 Год назад +1

    Qalanjo somali walshed miyaa qofta qurux badnaa

  • @alihassanhaider1767
    @alihassanhaider1767 Год назад +2

    😂😂😂😂😂😂😅kaadida iga dhamatay

  • @horaymaumaqashay3017
    @horaymaumaqashay3017 Год назад +4

    Waa fıuray😂

  • @ABDULAAHIIISE-ir3zh
    @ABDULAAHIIISE-ir3zh Год назад +1

    Ok pro

  • @yaxyecali7057
    @yaxyecali7057 Год назад +4

    Ama anaa kaa dafaayo😂